GURIGA AD SHEEGAYSO NAVAD BAA KA HOREYSA XERO AUN XERO TACSI XERO MOORYANEED XERO AS XERO DHAGAR QABYAL ISKA SUGA INTA DWALAD NABADEED IMANAYSO EE MUQDISHO MEEL LA ISUGU YEEDHO MAAHA EE MEEL LAYIMAAD MASHA
Boos lafoole laamiga u dhow 15 kun waaye 20 kudhis filo 35 kun isku noqonee 115 kun faaiido ahaan maa u rabtiin reer heer waakaa wataa caqli hadeey heleen
Walal xaafadu WAA nabad qaboow iyo jawi dagan teda kale halkaas WAA caro gaduud caano geel saafi 1 dollar Lagu gado teeda kale waxa kuu dhow afgooye o ayu qudar raqiis ah aadka heli karto so it's super nasiib qof leh ayaa helo
Abaayo halkaas WAA caro gaduud caano geel saafi 1 dollar Lagu gado teeda kale waxa kuu dhow afgooye o ayu qudar raqiis ah aadka heli karto so it's super nasiib qof leh ayaa helo

Walal halkaas WAA caro gaduud caano geel saafi 1 dollar Lagu gado teeda kale waxa kuu dhow afgooye o ayu qudar raqiis ah aadka heli karto so it's super nasiib qof leh ayaa helo

Lii Live in uu tahriibey ayaan u maleynaayey waana cayiley, ee ma gacan yarihii Cabdiraxmaan Cabdishakuur buu noqdey 😂
Maxa waxqabsana biildirow aba nafta nagaqaday marka wadankii tagna waxa naladhaha maxa qabsatay intana maqned facaa guryo ayuu gatay dhistay 😭😭🥴😷😷
Waleeee wa ta iheysato. Biiil leeee. Iyo. Axsana. Laguma hayo. Maxad. Qabsatayna. Wa. Lagu dhihi Bari,🏜️😂
Beentaa ma ahan iyagaa la biilaa hadane dacwee dadka u sii qabsanayaan 😅
Sabar abayo mcn
True that
manshallh gurigu waa qurx bdan lkn 150k uma qalma qaymaha macquuul ma ahan
Mashallah waaye walhi gurigaan qurux iyo hawo fiican iyo weynin ayuu isku darsaday
Masha alaah asxan beet masha alaah
Wala Gadan. Gurigan. Ninki Lacag. Hayo. Alle. Ha ubarakeyo. Ka dhistay iyo. Kagadan dono
150KUN GURIGAAN UMA QALMO
DESIGNKA WAA GURYIHII
1980s kii NUMBERKA 150kun WAY ISKA JECLAADEEN EE ILLAAHAY HA IDIN SIIYO
Masha ALLAAH
Hadaan iibsado meeqo aan ku ijaari karaa. Si aan u ogaado lacagtaas ma istaahilaa iyo in kale.
Masha-allaah illaahay haidin barakeeyo.
$150 waxa qaadaneysaa 83 sano in uu lacagtiisa kusoo celiyo
@@xuskaxaaji6104 laaxowla wala quwata kkkkk
Lafoole Yaa ijaar u dagaayo qof milkigaagii waaye isaga. Daga maahee
Mashalah tabarakallah waa guri aad uqurux badan boqol iyo kuntun waa uqalmaa qofkiiba heysto
Ma uqalma 150 000 dollar is too much
Maashaa allaahu
Maashaallah nabad Allha noga dhigo
Asc walal xaafadan aad ayaan u rabaa waxaana joogaa Norway fadlan beeca saxda Ii Soo sheek
kkkkkk hvis du bor i norge du har ikke nok penger ikke tul til de som bor i somalia
GURIGA AD SHEEGAYSO NAVAD BAA KA HOREYSA XERO AUN XERO TACSI XERO MOORYANEED XERO AS XERO DHAGAR QABYAL ISKA SUGA INTA DWALAD NABADEED IMANAYSO EE MUQDISHO MEEL LA ISUGU YEEDHO MAAHA EE MEEL LAYIMAAD MASHA
Maash ahAll okay heyaa
Mashalh guri AAN caadi aheyn ayaad Soo bandhigtay o waliba family is wata loogu Tala galay ala yaa cizak🙏
Kkk 150 oo dollar intee taalaa 😆😆😆
Maash ahAll. Wawa Qatar
See loogu raaxeesanaa bilaa nabadgalyo
Wow mashalh walal gurigaan Aniga rabee Ee fadlan qiimaha naga sax walalalow mahad sanid
Walal gurigan WAA guri family lacaktiisana WAA 150 Kun o Dollar
Mashallah mashallah mashallah
Wadan dhimasho Lee ka jirto hadana dhismo ka jiro soomaaliya Lee laga yaqaanaa🙉🙈
😂😂waxn gurimiyaa mise Waa waadh bcz daqadaha bir lga dhigay albaabka musqusha bir 😂😂yahuuu
Awesome
Waa qaadi
Guriga kuqancay lkn meel fog kuyaala
Asalaamu Aleykum. Waa insa Qol jeef ah ama qol hurdo .
5 qol 2 muqul lacaktiisana WAA 150 Kun
Waa dhulka marka laga saaro dhismaha waa 25000 ugu badnaan dhulkana illaa 1000 kun
Asc Allaha nabed nooga dhigo wadankeena hooyo ee Somalia Insha Allaah.
Asc
somalia guryaha Sida xabsiga maxay ugu dhisaan
Ishaa ka diurday. Waa mugdi. Ifdiin ma leh
Guriga kaligiis in la duubo waaye dhulkiisa safiitadiisa si fiican lo arko hada idinka ku dhax socotiin si fiican ma logu jeedo
Boos lafoole laamiga u dhow 15 kun waaye 20 kudhis filo 35 kun isku noqonee 115 kun faaiido ahaan maa u rabtiin reer heer waakaa wataa caqli hadeey heleen
Asc cabirka dhulkiisa Waa meeqa mitir
20 20 waana sabarloogo siyaad bare
Guriga waa guri qurxoon lakin su aadhu waxeey tahay xaafada amaan keedu waa sidee
Walal xaafadu WAA nabad qaboow iyo jawi dagan teda kale halkaas WAA caro gaduud caano geel saafi 1 dollar Lagu gado teeda kale waxa kuu dhow afgooye o ayu qudar raqiis ah aadka heli karto so it's super nasiib qof leh ayaa helo
Falolaha duurka ah miya intaas oo lacag ah wbaa qaaliyee mxa qaldaan
150 iyo lafoole waa sheeko kale waa daaleesan xamar ka joogin 150 iskadaa lafoole 50 hadaa ku heshaan nasiib leedihiin
Xamar maan ka kadanooyaa 150,000 baadiyaa, hadaa dhulka kado oo dhistaa iga raqiisan bee
Abaayo halkaas WAA caro gaduud caano geel saafi 1 dollar Lagu gado teeda kale waxa kuu dhow afgooye o ayu qudar raqiis ah aadka heli karto so it's super nasiib qof leh ayaa helo
Waxaan guri miyaa 150 kulahaa
Asiga dhan 32kun ayaa lagu dhisaa
Qolalka si fcn noma tusin iney yar yar yihiin iyo iney waa weyn yihiin toona ma arkin plz isku daya inaa si fcn no tustiin
Abaayo halkaas WAA caro gaduud caano geel saafi 1 dollar Lagu gado teeda kale waxa kuu dhow afgooye o ayu qudar raqiis ah aadka heli karto so it's super nasiib qof leh ayaa helo
Meel fog iyo naqshad xun oo xabsi la moodo. Qiimahiisa 15000 ilaa 25000. Wixii intaas ka badan waa waaali.
15,000 ilaa 35,000. Waa normal..
Laakin Dabaq. 150,000 ilaa 250,000
Gurigan Aniga Rabaa zxpoow Mahadsanid Numberkiina idinkala soo xidhiidha War dhamaadeY Insh Allah
150 ma heysataa😃
Albaabada iyo daaqadaha ayaa idley oo bir laga dhigay.
Daaaley
Abaayo halkaas WAA caro gaduud caano geel saafi 1 dollar Lagu gado teeda kale waxa kuu dhow afgooye o ayu qudar raqiis ah aadka heli karto so it's super nasiib qof leh ayaa helo
Wlhi mcn waye maxay kugutalaa hee🤔
Abaayo halkaas WAA caro gaduud caano geel saafi 1 dollar Lagu gado teeda kale waxa kuu dhow afgooye o ayu qudar raqiis ah aadka heli karto so it's super nasiib qof leh ayaa helo
kkkkkkk waxad inoo xeysineyso bal eeg
bililiqadii gabar gidir xaaraan waaye
Daaqadaha waa kuwii tabakayooyinka. Daaqadaha uu iska wasay waa fuustooyin caadi ah.
Noway
Cidla'daas yaa intaas qiima intaas siisanaa
150
Iyo shan qol
150:000-nay Xaal qaado
150 Kun o dollar waaye
@@libanabdiwahid4299 ma ahan ee gabadh saxan
toban iyo shan kun aya ku qortay shashada iska sax qoralka
dalaal aan wax qori karin waaye
Hada wa saxay qoralka
Lkn qaali waye gurigan marka lo firiyo boska u ku yaal
Dhul duur ah waye
@@idirissamo9256 haa sax wa dur magalada ka fog yahay lkn wa guri qurux badan allaha u barakeeyo
Kkkkkkkkkk
150 dollar maka bixinaa
War ciyaarta ka daaya beeco lafoole. Lacagta shilin somaali miyaa.
😅😅😅😅😅😅
They have everything in somalia 🇸🇴 to build house but the houses 🏘 are ugly inside and outside
Yahuuu guriga 15000$ hadana daqada bir albabada bir yaa rawo yahuuu
150000£ ma Europe Ka iibsado
yurub habarta maa ku leh wadanka kagado xoolayahaw
@@mohaa10 yurub roon xmr Mel qarax iyo dil badan wa
$150,000 musqushiisu jiingad tahay oo Waliba banaanka uu ku yaalo
Walal halkaas WAA caro gaduud caano geel saafi 1 dollar Lagu gado teeda kale waxa kuu dhow afgooye o ayu qudar raqiis ah aadka heli karto so it's super nasiib qof leh ayaa helo
Duur ayuuba ku kuyaala waaba cabsi magaalada looga helaa intaas mid ka raqiisan waxa fican boos lee ina gadatid dhismaha nuuca doonto adi udhiso
Abaayo halkaas WAA caro gaduud caano geel saafi 1 dollar Lagu gado teeda kale waxa kuu dhow afgooye o ayu qudar raqiis ah aadka heli karto so it's super nasiib qof leh ayaa helo
50 kun xitaa uma quudho
Finti ber finti muxu ahaa
20/20
150.000 lee miyaad maqasheen Xamar dhaxdiisa aan kayar ku helyaa ha isa dalini
Guri is different then other houses it's a big family house it's unique
Waryaa been la idiinsheegin meeshu waameelquruntay, 150,0000 iska dhaafee 1000 dollor kuma kadanlahayn.
Walal halkaas WAA caro gaduud caano geel saafi 1 dollar Lagu gado teeda kale waxa kuu dhow afgooye o ayu qudar raqiis ah aadka heli karto so it's super nasiib qof leh ayaa helo
Kan alshabaab cararaaya maa xarashaya. Moryan hadaan gato soow iga dhicimayso.
Masha alaah
Kkkkkkkkkk
Kkkkkkkkkk