Guul mise Guul Daro Shirkii Turkiga Ee Somaliya iyo Ethiopia ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 чер 2024
  • Guul mise Guul Daro Shirkii Turkiga Ee Somaliya iyo Ethiopia ?
    #Somaliya_Ethiopia🇸🇴🇪🇹

КОМЕНТАРІ • 60

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 дні тому +8

    GUUL JAMUURIYADA BARAKAYSAN EE SOMALILAND ILAAHII MARSADAA BERBERA NA SIIYAYA AYAA MAHAD LEH ALXAMDULILAH

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m 2 дні тому +5

    Muuqaalkan iyo qudbaddii Xassan Sheekh ee 1da July oo ahayd ismay arag wufuudu isma waafaqsana. Soomaaliya warkeedu ma cadda

  • @abdullabdul8785
    @abdullabdul8785 День тому +1

    Hadalkiina waxaan u gartaay inaad rabtaan meesha in lagu taga 4.5 hadalkiina micna kale malahaan

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v День тому +1

    Subxanallah guuuul Soomaaliland ❤️❤️

  • @FawziAhmed-qj3sm
    @FawziAhmed-qj3sm День тому +1

    DAWLAD KU SHEEEGA SOMALIA. IMISA JEEER AYAA SHIR LAGU BAHDALAY WAXANI DAWLAD UMA EEEKA ETHOPIA WAA DAWLAD LA IXTARAMAYO AFRICO OO DHAN BAY KU SHIRTAA. MAXA XAMAR YAAL AMISON IYO ALSHABAB BAA ISKU HAYSTA

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y 2 дні тому +1

    Gull slan ❤❤❤❤

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg День тому +1

    Guul somaliland bahdil for SOMALI bravo ethiopian I wo under hoo iyo is not in somalia why they didn't make an issue

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 дні тому +1

    Aqonsiga marka lagu dhawaqo fashilimi doonan kooxda mooryanta aduunku ku shaqysnyo xaqi somaliland raadinysy 33 sano qarxi doona

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z День тому

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland

  • @user-zx7gk5xv5t
    @user-zx7gk5xv5t День тому

    Maanta milliary iyo waan badanahay iyo xoog baan leeyahay waxba ma sheegyso waan arag aa waxaa ka socda Gaza

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 дні тому +4

    Wlhi itopiya way guulysy somaliland ❤❤❤

  • @omargaabowafrah3612
    @omargaabowafrah3612 День тому

    Subxanalahu ma itoobiya raxmabay haysa itoobiya ilaahow Hana ceebayn somaliland wa cebowday subanalahi

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 дні тому +1

    Maxa guula ma in😂in la siyo bada hobyo maxa is badalay somaliland ka noqda bada hobyo qata 😂😂😂😂

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 День тому

    Ethiopia iyo somland waa isku mawqif wax kala iibsi weeye pure bisnes. Halka dawlada fedralku rabo ku jiqsii iyo xasad.

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 День тому

    FAQASHTII. XASAN. GUUL. DARI. KALA. TAGEEN. TURKIYA

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 День тому

    Raxmada itoobiya
    War sheydankan dhageysta

  • @humanitarianactivist
    @humanitarianactivist День тому

    SOMALILAND WAA QARAN JIRA OO LEX XUDUUDAHA AFRICA ISKU WAAGAQSAN TAHAY INAAN LAGA TALAABI KARIN EE ISTICMAARKU DHIGAY GUUL SOMALILAND MAALIN DHAW DHEGEHIINA AYAAD KU MAQLI DOONTAAN IYADOO LA AQOONSADAY INAY TAHAY WADAN JIRA OO JIRI JIRAY OO JIRI DOONA🤗🤗🤗🤗🤑🤑🤑

  • @user-mg7on4ji9y
    @user-mg7on4ji9y День тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedClaahi-i2t
    @AhmedClaahi-i2t День тому

    Itooboya waxay Latimi aqoonsiga somaliland kama noqonayo idoon ka noqona wadahadalkii wuu bilaabmay

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 День тому

    ETHOIPIA WAA CADOW, MA WAXAY KU DANBAYSAY ANAA MERL KUU HAYA!!!!!!!.WALAAHI, MUNAAFAQADA REER KOONFUREED, WAX LAGU QIYAASO MA LEH!!!!!!.

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg День тому

    Reer awdal waa so.mlanders except the sick omes

  • @user-zx7gk5xv5t
    @user-zx7gk5xv5t День тому

    Tani guul ma ahan turki isku halayn ma lahan.. Wuxuu danaynayaa etobiya si ka badan sida uu da ay ayo soomaalida oo toban u Kala jaban.. Waa tubtii Soviet uu ka sameeyay.. Waxaa loo baahan yahay oromada kibirsan in la iska celiyo Wax socda waa Oromo.... Iyo isaaq marqaansan oo bilaa hadaf ah

  • @siciidaadenmukhtaar
    @siciidaadenmukhtaar 2 дні тому

    Siciid aaden mukhtaar

  • @user-bt6jk9ne1z
    @user-bt6jk9ne1z День тому +1

    beenloow

  • @cabdinasir8591
    @cabdinasir8591 День тому

    SOMALILAND IS FAHANKII AY SOO GASHAY SOWTAA SEPTEMBAR/2024 KU QASBANAATAY, WIILKAASI SHAKUUR LOOGU YEERAYO EE LEH RAXMADA ETHOPIA S/LAND HOOS FADHIDAA WAAR SHARAFTAADA ILAASHO ETHO WAXBA UMA ARAGNO, DABA DHILIFKUNA WAA ISKA TAGAYAA.

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t День тому

    Huuhaa iyo.been isku maaweelinayaa

  • @yussufjuba4931
    @yussufjuba4931 2 дні тому

    GUUL DAARO

  • @tayasiirmaxamedmire9267
    @tayasiirmaxamedmire9267 2 дні тому

    Guuldaro 😅😅😅😅

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 День тому

    Kooxdan ma kuwiiii buksy baaaa jsl cid wax ka bedalsy

  • @SaciidcabdullahiRooble
    @SaciidcabdullahiRooble 2 дні тому +3

    Beenlow war bada soomaalia ayaa iska leh

  • @FawziAhmed-qj3sm
    @FawziAhmed-qj3sm День тому

    Kkkkkkkkkk viva Somaliland kkkkkkkkkk. Alshababti turkigii wuuu soo eryay

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v День тому +1

    Mashallah Tabarikalla jamuuriyad barakeysa ee soomaaliland guuuul ❤❤❤❤❤

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 дні тому

    Beenaalayaalkkkkkkkkkk Ethiopia ayaa boortay failed state Somalia ma khasoobayaal

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 дні тому +1

    Waar fadhadhaq reer awdal loolama yimaade muuse heshiiskiisa waandiidney hadaan reer awdal nahey muuse awdal xaraashmaaha walaa xasan baanlagayeeleyn muuse labaatankm ayaanu siiney ayuu yidhee mahooyadiibuu kadhaxley dekadaha iyo dhulka reer awdal

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 День тому

      BADA MA KALIGAA DEGEN????.LUGHAYA AYAANAD KALIGAA SHEEGAN KARIN!!!!!!.REER AWDAL HA CEEBAYN!!!!.

  • @user-kr4ue2wb7x
    @user-kr4ue2wb7x 2 дні тому +2

    Adeer bada reer awdal baa lehe muse berbera ha Baxsho hadaalina rrer hargaysow

    • @DeeqaFarah-vr1kg
      @DeeqaFarah-vr1kg День тому

      Haa sax aniga o reer burco ma kugu racasan hawadha una ha dhanina isaaq waxab noma ogola

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 День тому

      ​@@DeeqaFarah-vr1kgYUSRA HARTI MAANAD SHEEGAN????.SIDEE LAGUU AAMINAA????.

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 День тому

      BULAXAAR MA ADAA LEH????.COLAAD ISAAQ IDINKA DHAXAYSAA MA JIRTEE, DAMEER DAMEER DAAROOD U RARAN HA NOQON!!!!!!.

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 День тому

      ETHOIPIA COLAAD LOO HAYAA MA JIRTEE, ANAGAA SIINAYNA AYAA LA ISKU HAYAA!!!!!.MAXAA ADIGA KU MAYDHA?????.

    • @DeeqaFarah-vr1kg
      @DeeqaFarah-vr1kg День тому

      @@mustafahassan2555 inder maxa ka xanajiyeey anigu mahi gadhaxijsa lkn gadhaxijisa waa reer labka isaaq ee iska sara cudaad adaa rerka u qabtida hadi ki kola dhashay adaa waxab u ogalayna ayaa kola waxa kula yelanaay se somalilnd kaliya miyaa ka masula ah

  • @Kimodadon
    @Kimodadon 2 дні тому

    Somali liin weey guuldareeysatey

  • @daherosoble9975
    @daherosoble9975 2 дні тому

    Adeer itoopiya waxaa ku filan somaaliya xuduudka Dagan itopiya waxaa rapto sheeg pad nalakama Qaadiro doono ma xapashi

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 2 дні тому +1

    Guul somaliland ee haa daalina riwayaden waa fashil somali iska merayso jecliya jabka cadowga somaliland 😂😂😂😅😅😅 waan kuu raxeysta ❤❤❤

  • @sahrailtrihe9389
    @sahrailtrihe9389 2 дні тому +1

    Soomaaliya ha middnimo somali 🇸🇴💪🏼

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 дні тому

      GAALKACAYO HA MIDOWDO 😂😂😂 HADA DAGAALBAA KA SOCDEE,HAWIYE IYO DAARODBAA ISGU HAYSTA.😂😂😂😂

  • @ABDOURAHMAN-hw1tx
    @ABDOURAHMAN-hw1tx День тому

    Itoobiya ayaa hadda doonaysa in ay heshiis cusub oo dhinaca badda ah la gasho Somali State kadib markii ay ka baxday heshiiskii dhinaca badda ee ay la gashay Somaliland

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 День тому

      SOMALI STATE?????.VILLA WARDHIIGLEY SOO DHAAF!!!!!!.

  • @ABDOURAHMAN-hw1tx
    @ABDOURAHMAN-hw1tx День тому

    Itoobiya ayaa ku wargelisay wasiirkeeda arrimaha dibadda Itoobiya inay ka baxday heshiiskii dhinaca badda ee ay la gashay Somaliland

  • @siciidaadenmukhtaar
    @siciidaadenmukhtaar 2 дні тому

    Siciid aaden mukhtaar

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v День тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂