Deg-Deg: Safiirka Somaliland ee Jabuuti oo ka hadlay in la xidhay safaarada Soomaliland

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 285

  • @NASSERSTARK
    @NASSERSTARK 3 місяці тому +13

    Vive DJIBOUTI🇩🇯

  • @alexmartin5406
    @alexmartin5406 3 місяці тому +6

    Walahiiii aqoon dari ayaa haysata somaliland allaha dalkii kaliya ee niyada u dhisayey haday cadow ku tilmaantay cirka uga dhaw inay aqoonsi heesho horta miyayna ogayn taarikhda aduunka iskadaa dawlad itoobiyanee nin orama ma xustoo marka kuniyo koow jeer waa u sharaf daro dadkii ugu dhawaa inay ku jeesjeesto
    Vive mon pays natal et vive sa patrie , que Dieu béni notre pays 🇩🇯🌴

    • @murzal31
      @murzal31 2 місяці тому +1

      Waar idinkaa Somalia ka xun lkn bal halkaad gaadhaan

  • @salmaomar-m1v
    @salmaomar-m1v 3 місяці тому +14

    Magaca ambassador xaal qaado

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 3 місяці тому +20

    Cajiib jabuuti cadawada inta leeg lagama filayn

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 місяці тому +6

    Abasator asagu is magacabay waxaan maqli jirey iskaa wax uqabso

    • @murzal31
      @murzal31 2 місяці тому

      Inaad ka xuntahaY waa macquul caagow

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 місяці тому +15

    Viiva viiva somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 3 місяці тому

      Viva awdal land 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @CrisaaqXasan-c7o
    @CrisaaqXasan-c7o 3 місяці тому +7

    Tuladii jabuuti wey kacaysaa marka somaliland la aqoonsado kali taliye ismaaciil dadqal wakhtigiisaa dhamaaday

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 місяці тому +2

      Marku wa gorma? Reer been isku maweliye

    • @CrisaaqXasan-c7o
      @CrisaaqXasan-c7o 3 місяці тому

      @@mehdiahmed3639 waxan xamaal.ka ahow

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 3 місяці тому +1

      Mashrucii xabashida xagajise si carqaladeyo madaxbananida somalia 🇸🇴 wa so gabagabobey 😂

    • @CrisaaqXasan-c7o
      @CrisaaqXasan-c7o 3 місяці тому

      @@mehdiahmed3639 waxan xamaal ka ahow

    • @SaidMohamud9
      @SaidMohamud9 2 місяці тому

      Maalintii aan dhashay illaa iyo hadda ayaa la aqoonsanayaa😢😢

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 3 місяці тому +2

    Dadka reer Jabuuti waa Dad, gob aha lakin Madaxweynaha aya Cadwaad u qaba dalka Saomaliland

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 місяці тому

      War somaliland io jabuti wa shacah kaliyee ,dhibta waxaa keeney wa bixi

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 місяці тому +17

    Viiva viiva somaliland❤❤

    • @AbdimalikAhmed-v4q
      @AbdimalikAhmed-v4q 3 місяці тому

      Oromo kkkkk😂😂

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 3 місяці тому +1

      ​@@AbdimalikAhmed-v4qsomalilandnimo ma caybay gashay hhhh 😂😂 cadowgihii gudaha

    • @zainayusuf5292
      @zainayusuf5292 3 місяці тому +1

      ​@@AbdimalikAhmed-v4q oromo iyo akhdam waa fgsh cabaadka joojey😂😂

  • @kenzaosman377
    @kenzaosman377 3 місяці тому +13

    Shame on you Djibouti, Shame on my Government for doing this

    • @ibnmohamed7916
      @ibnmohamed7916 3 місяці тому

      Why?

    • @MubarakIsmaiLSD
      @MubarakIsmaiLSD 3 місяці тому +4

      Djibouti 🤝 Somaliland Waa Walaalo laakiin Dad baa raba in ay xumaan ka dhex abuuraan labada shacab ee walaalaha ah

    • @wab20
      @wab20 3 місяці тому +2

      Pourquoi ?😂 shame on you and muse bixi

    • @kenzaosman377
      @kenzaosman377 3 місяці тому

      @@wab20 Muuse and his Government are looking out for the interest of his country and people but Guelleh and his Government are looking for their personal gain and interest. You can’t blame people for wanting to move forward it’s not wise or diplomatic to cut ties with the neighboring countries for wanting to improve their conditions, he can’t take the heat of competition so he will throw a temper tantrum he’s making this personal and that’s not good on our image as people since he’s representing us, he better grow some balls and improve the condition of our port and stop ripping off his clients like This country is the only one with a coast. First DP World issue now this, he’s dragging us down with him. The worst part is we as Djiboutians don’t reap the benefits of our Ports. So please emotions aside this is not a wise move.

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 місяці тому +3

      Non ismail a bien fait, le gouvernement de bixi est parti trop loin

  • @Af-yd9fc
    @Af-yd9fc 3 місяці тому +9

    Zxɓ ciise dhulkiisa dhayal laguma saxeexo😂

    • @lutfi9892
      @lutfi9892 3 місяці тому +3

      Kuwa koonfurta jooga xabashi maaha iyo sangadhuudhi afrocan ah iyo xalane xitaa aanaad maamulin, adigaa lagu haystaa ee is xoree

    • @MohamedAbdifarah-r6l
      @MohamedAbdifarah-r6l 2 місяці тому

      @@lutfi9892cuqdad land 😂 allah haydiin cafiyo 😅 waad xanunsanaysan

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 3 місяці тому +19

    Waar iskaga kaalay xuduudana inoo xidha dadkooda soo xaggaa baxayana yaanay noo soo gudbin meesha haku moofoobaan

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 3 місяці тому +8

      Ma awelbey dhul aad adiga ledahay Iman lahaayen xabishiyahay.
      Waxay Iman dhul somaliyed sida borame wajale kalabeyr dila camuud iyo xariirad iyo cabdiqadir iyo seeylac

    • @siciidali4034
      @siciidali4034 3 місяці тому +6

      Walo weyn wataas dhul iyagoon kala garanayn oo dal garanayn oo luuqad af somaligu xitaa ku adag yahay ayuu indha la,aan daf kula soo odhan cabdiqadir iyo camuud xaggee la yidhaa kakakakkaka wajaale iyo dila xaggay ku yaalaan walee cawaanimo idinkama hadho 2025 ayaad wareersan tihiine

    • @Abdihamid2024
      @Abdihamid2024 3 місяці тому +3

      @@ahmedmose5466😂Borama sheegayso ma waxaa leh qabiil saw somaliland maaha wajaale anaa kugu qawrici awoowe wajaale anaa leh😂 imo

    • @LadoOumoud
      @LadoOumoud 3 місяці тому

      Jubuuti waad kashaan kashekee 😂kuwa nilaa joga way yaar yihiin ee kuwa jubutii joga way badayihiin kawaa raan ​@@Abdihamid2024

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 місяці тому

      Kkkk war dee ma koley ba dhimaneyna,xagaga wa naqana ee daqalee badan ba ka heeshan

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 3 місяці тому +2

    Adhi la laaya,adhi la laaya leeyahay talaabada cadownimada ah ee jabuuti qaaday waa in mid ka mid xukuumadda somaliland oo aan la dhayashan,vukuumadda jabuuti waa cadowga jowaad ee somaliland waa in dagaal lausu diyaariyo,mucaaradka geele iyo canfarta jabhadahooda la taageero.

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 місяці тому

      Hh,,jabuti abaal badan bey ni gashay reer bila abaal ee dhibtaso dhan waxa keeney wa bixi

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 місяці тому +3

    Aygiba kulyl ka cararya marksay leeyhin somaliland jabhdo u samynyna wuxu caqli xuma 😂😂😂

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 місяці тому

      Hhhh,wa kukeylka dee waa qabsanayee I dhinka maxa ni geeyey itiopia o badda u siseen

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 3 місяці тому +2

    😂Xuduuda Somaliland ha xidho Djibouti shacabku waa walaalo laakin siyaasada xun ee labada dhinac ayaa kala gaynaya

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 місяці тому +8

    Thanks president Geele shaqo fiican ayuu qabtay madaxweyne geele waayo mar hore ayay aheyd in lasoo eryo basaaskan

    • @lutfi9892
      @lutfi9892 3 місяці тому +1

      Idinkaa ubaahan Somaliland oo usoo xagaa baxa

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 місяці тому

      War dee so inti gacalnimo mu eegeyn ismaciil

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 місяці тому

      @@lutfi9892 war wa la isku bahan yahay ee,inta oo daqala ah ba ka heeshan idinku ba ruwayada joogiya

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 3 місяці тому

      @@mehdiahmed3639 muuse biixi waa saqajaan bilaa iimaan ah

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 місяці тому

      @@dalaisacgibril5899 wa oromo waaye

  • @mustafesiciid3696
    @mustafesiciid3696 3 місяці тому +5

    Isagoo safiirka somaliland ee jabuuti ah maxaa geeyay uk

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 3 місяці тому +1

      Arrimo shaqo ayuu u tegay

    • @mrali3601
      @mrali3601 3 місяці тому +4

      Fake safiir

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 місяці тому +4

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fawsanmohamed9920
    @fawsanmohamed9920 3 місяці тому +6

    Somaliya iyo jbuti ha isi so raacaan wa cidy wx ka qaadaane viva somalind ✌

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 місяці тому

      Fadhi ku dirir,wey ni gu'i dee

    • @mfayz980
      @mfayz980 2 місяці тому

      Hahaha maxay la joogan maanta Somaliland 😂

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 3 місяці тому +2

    Walaal kulahaa. Cadowga kowaad ina Cumar Geele

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 3 місяці тому +2

    Bal waalidin daawo. Wax xidhiidha oo xumaaday ma arkayo ayuu leeyahay. Jabhado somaliland kasoo horjeedana Djiouti ayaa lagu soo dhaweeyey. Arrin is qabta maaha.

    • @sharmakeofficial4254
      @sharmakeofficial4254 3 місяці тому

      Jabuti af keda miya ka maqashay jabhado samenaya. Ninanka yimid. La leyahy wa jabhado wa waftigi somalia la socden. Oo xmar ba k yimaden😂. 😂 Sanad guraday u yimaden. Wa isku diir. Bal aynu eegno. Waxa. So kaso baxa.

  • @saadiaabdillahi9262
    @saadiaabdillahi9262 3 місяці тому +1

    Pourquoi les autoriser déjà d’avoir une ambassade au bled puisque ces derniers ne sont toujours été reconnu?
    Wa yaab

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 3 місяці тому +6

    Jabuuti waligeed ayay sland colaad u haysay hadii aad aaminaysaan iyo hadi kale

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 місяці тому +3

    Hal malin xadka hadi la xidho nolan kari mayan reer jibuti waayo dad reer somaliland iyo dad reer jibuti badan ba meesha ku nool qabowka somaliland so raadsda xagagi

    • @mahdi99486
      @mahdi99486 3 місяці тому +1

      War ma Somaliland umba qabow miya lagu idhii 😂😂 dire dawa, shinile, harar, biki, jigjiga, babili, Addis abeba war intas oo dhan weyna niga qabow badan yihin nigana dhul quruxbanyihiin boqolkiba boqolna niga ilbaxsanyihiin, reer djibouti lacagtooda aya shaqaysa dhofaroow oo melba anaga albabada aya no fuuran 🎉😂

    • @Moustaphaegueh5121Moustapha
      @Moustaphaegueh5121Moustapha 3 місяці тому

      Somaliland horta ma dadba u xaga baxa 😅😅😅😅

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 3 місяці тому +3

    𝚐𝚞𝚞𝚕. Qaranka somaliland From zaylac🙌

    • @XayaatAbdi324
      @XayaatAbdi324 3 місяці тому +1

      Isaaq baa tahay maxaa ka galay saylac?

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 3 місяці тому +1

      @@XayaatAbdi324 somaliland ma isaq un daga maqashy zxb😅

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 місяці тому +4

    Way isku xaareen kkkkk
    Cabaadbaa ka dhamaaday kkkkkkk

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 місяці тому

      Hadee jabuti hadey somaliland la colowdo,way go'doomi dee

  • @axmedcabdimaxamud4214
    @axmedcabdimaxamud4214 3 місяці тому +3

    Safiir😂😂😂😂😂

    • @siradm
      @siradm 3 місяці тому +2

      Waalli cas kkkk

  • @UgbaadJaamacxuseen
    @UgbaadJaamacxuseen 3 місяці тому +1

    Jabuuti hadi ay isku dado in ay somaliland jabhado ku kiciso wa balan in ay jabuti jabhad kaso hor jeed in somaliland ababusho jabuti wa wadan yar saso tahay dadygeda 30 sanadod ku jiren cabudhin wllhi jabutin inan tagnanin somaliland burburanin hadun somali inti nabdanad ad dagal lugah la gashay jabuti hady so wado baxday nacabkay somaliland uwabtay se halkay lugah dhigtanu Eegan

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 місяці тому

      Jabhad maxey samey doontan,cafar ni imaani meyso,ciisana warkisa daaya

  • @MohamedHanad-ys8lt
    @MohamedHanad-ys8lt 3 місяці тому +1

    Viva Djibouti ❤

  • @Brightone1
    @Brightone1 3 місяці тому +4

    Jasiirada yar ee dictator ku xooga kuhaysto iyadaa walahi u nugul jabhado waayo cid dooratay majirto, waa in dowlada Somaliland ay martigaliso jabhada wayn ee canfarta oo raba in ay ka go'aan jasiiradaas yar.

    • @museaaby5949
      @museaaby5949 3 місяці тому

      😂 waxaad lamitahay kowaa aaminsan eeno nabi ciise illah yahay, Somaliland is not a country is state Somalia kamidaa

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 місяці тому

      Wa daqaalaba ma hassan jabhad ku so barbariisan ee eyar dulkina farista,wax jabhad ah I jabuti wado ma jirto ee

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 3 місяці тому +2

    War maamul baad tihiin intaa imaansada😂😂

  • @Gaaldile-fs6ee
    @Gaaldile-fs6ee 3 місяці тому

    Awal qabiil qaran ma noqdo 😅😅😅Djibouti 🇩🇯 is not easy
    Adkaatay
    burco berbara hargesa ssdaxda dagmo miya dal noqon 😅😅😅😅
    Kaligi taliski cidhidhi buu galiyay idoor😂😂😂😂

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 3 місяці тому +5

    GUUSHII SOMALILAND AYAA SOO DHAMAATEY MAR HADII AYNU MAANTA JABUTI SI TOOS AH UGU AQOONSANEY CADOWGA SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO QARANKA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤

  • @YoussoufIdriss-w8b
    @YoussoufIdriss-w8b 2 місяці тому

    ALLAH IS GREAT. ALHAMDULILAH d'être da'i pour avoir un cœur sans tribu mais un corps issue d'une famillle pour connaissance

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 місяці тому +5

    Viiva viiva viiva somaliland❤❤❤

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 3 місяці тому

    Safiir ingriska 😂joogo 😂ismaciil hambalayo leyahay nin ku ixtrimen qayanolaa ha aminin muuse qayanole waye ismaciil inta balan ka qaaday hadana xabasho ugalay buriyaa waxaskale lama soo dhaweyste qof cadawa abesa waye muuse juudan

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 3 місяці тому

    Kkkk xaalqqaado magaca ambassador. Waxuuba noqday sida xildhibaanoow xaalqaado..qabiil 33 Sano dawlad sheeganaya

  • @Lagubaray
    @Lagubaray 3 місяці тому

    Argagixisaada darood ee caagjaar ,fiiqi, dani ,aay hogaminayo ,xirsi ,ciro iyo ina xaashi baa dagalka 2 kuwada jiiritanka S/L ,xaqiiqatan jabuutii dagalkan waay kujaabii waana laguwaayii doonaa ,dhulkaana waxa toos ulaa wareegii ethopia oon dhismo kagabaxaayan,
    Daroodna waxkuma taarii doone ogoow,

  • @siradm
    @siradm 3 місяці тому

    Safaaraddu maxay ahayd awal? Adduunka safaarad Somaliland kumaba taallo'e? Doonista reer Somaliland waa gooni laakiin Soomaaliya ayay ka tirsan tahay oo umadda Soomaaliyeed safaarad Soomaaliya lee dahay un baa jirta. Shacabka runta ha loo sheego. Haddii qofi Jabuuti guri ka kiraystay waa gooni

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 місяці тому +1

    Abasator ku lahaaa jabuuti maba aqoonsana ayagaa iskood idu magacabay

  • @galeyrtours9193
    @galeyrtours9193 3 місяці тому

    😀😀😀 horta muuse biixi miyaanu bixin habyado ismail omar geele .... inanta abtigeed sow muu ahayn

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 місяці тому +1

    Geelaha jabuutay iyo gurguurtaha xamar waanu ka adkaanay waanan ka adkaan doonaa insha allaah

  • @yusufmohamed6446
    @yusufmohamed6446 3 місяці тому

    Mamulkii prankiga ahaa neeftiisii u dambeysay buu qaadanayaa dhawaan wuu bakhtiyi doonaa
    Odorosyada iyo saadaashu sidaasay sheegaysaa
    Allahayow maxa wax isku muuqmuuqda😂😂

  • @moustaphayacindjama
    @moustaphayacindjama 3 місяці тому +5

    Viva 😂😂😂 Djibouti

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 місяці тому

    Rerkan waxan ku nacay fankah iyo kibir melnah mah garan waa dad aad u dhaqan xun o Afkah kah nol ilahay bay ku casiyen ilahay idin dulay shalay irir samaleh bay ugu shirayen dulmih shacab somaliyed matanah ilahay bah isku diray ilahay idin jabih mar walbah dulmigih lasaanod bah ilahay ku celiyay waxan waa Argagixisoh iyo mafiyoh ilahay bah isku diray 30 sanoh bay dulmih ku wadah socden ilahay dulmigah idin ku celih in shah Allah

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 3 місяці тому

    Maamul xumada somaliland safiir waddan u jooga aya iska tagaya meeshu rabo, UK adiga maxa ku geeyey?

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 місяці тому

    Soomaali qadhmuun iyo reer sh isaxaaqbay noqotay waxay saadaashu u egtahay am dagaalkii afwayne bare oo kale ilaahay cadawgayaga hajebiyo

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 3 місяці тому

    Jabuuti waa in xor laga dhiga oo guumaystaha keli taliyaha laga qabto ciise waa dad dulman oo geele dulmay

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 3 місяці тому +2

    Ambasatore ayuu ku leeyahay waleweyntuu isu ekeysiinayaa waar abasador dheh nacasyahow

  • @amazingone9134
    @amazingone9134 2 місяці тому

    Djibouti Passport Oday Muse ka warama.

  • @barrewarsame1520
    @barrewarsame1520 2 місяці тому

    Adigu maba joogtide ma London ayaad safiirka tahay, mise djabouti

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 місяці тому

    Nothing called somalinder 😂runta usolabo

  • @ismailabdullahi697
    @ismailabdullahi697 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 awalba ismail omar geelo waa idinku shaqeeysan jiray.

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 3 місяці тому

    Sidee jabuuti iskugu keentey somaliya ayaan lajiraa waana kala qeybinayaa oo safiiro baan marti galinayaa?

  • @MohamedHanad-ys8lt
    @MohamedHanad-ys8lt 3 місяці тому

    Djabouti is doing this to protect Somaliland

  • @siradm
    @siradm 3 місяці тому

    Sheeko xariir ban iska dhagatsanaynaa kawarran! Ma ciyaal baa loogu sheekaynayaa waxan kkkk

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 3 місяці тому

    Waar soo bax jabuti wey cadaysatay maxa kudhigey maxaad kakhaban ma jabhada awdal baadsooraaci

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 3 місяці тому

    Safiirku wuxuu sheegayo iyo cinwaankaagu isma laha

  • @AxmedGaagale
    @AxmedGaagale 3 місяці тому

    War hadalka jicilsan nagala tag soow jabuuti taa may keenin karis xuna wax kula

  • @farhanahmed4242
    @farhanahmed4242 3 місяці тому

    Djibouti will show somaliland they are easy

  • @eng.burco272
    @eng.burco272 3 місяці тому

    34 sano ayaanu afduub ugu jirnaa somaliland, hadan xabshi bay inaga dhugayaa.

  • @ShugriMaxamed-pr1wi
    @ShugriMaxamed-pr1wi 3 місяці тому

    Dadka soo xagaa baxa dhaqaale ayay borama iyo magaalooyinka awdalba soo galiyaaan waana dad u badan dadkii dhulka lahaaa cuno qabatayn ma hadhin markaaaas

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 3 місяці тому

    Jabuuti waligeed ayay sland colaad u haysay hadii aad aaminaysaan iyo hadi kale

  • @MohamedAbdifarah-r6l
    @MohamedAbdifarah-r6l 2 місяці тому

    cuqdad land 😂 allah haydiin cafiyo 😅 waad xanunsanaysan

  • @liidowarsame7200
    @liidowarsame7200 2 місяці тому

    Ad iy ad Dijibuti xira galo waye

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 3 місяці тому +12

    geele khalaas 30 sano haku quusqaato siday ku dambeeyeen diktaatooridii adduunka midda kale reer somaliland ma waxa uu moodayaa xasan sheekh iyo kuwuu arta ugu yeedhee guul iyo gobonimo somaliland ninkastoo neceb qaranka somaliland kuna soo ceeshay ciidda somaliland ceeshkii uu ka cunay baa cunaha qabanaya dib u raaca taariikhda

    • @FarxiyaCarab-fh6mh
      @FarxiyaCarab-fh6mh 3 місяці тому

      Horta maxad Ceesh uga sheekeysan

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 3 місяці тому

      😂😂😂 cida ceeshtaye uu qababayo wa reer somaliland idinka kasoo taajira jabuuti dbadedna halkan layimada hlkana lug kulajiree reer jabuuti wxy idnka helaan ama aad tarikartanban jirinbe idnkuu ceeshku idnqaban hduu cesh wxqabto😂

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 3 місяці тому

      ​@@MmiMmi-ih7hh idinkaa ganacsiga soomaalind soo doonta

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 3 місяці тому

      Ku celiya moofada yey kasoo xagaabixin

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 3 місяці тому

      @@saciid_iid mxa ganacsiyo laidinka soodoonta waayaabe tuuladan weynatay mxaayaala

  • @somsaid2116
    @somsaid2116 2 місяці тому

    Jabuuti guul iyo gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @MohamedIlias-iy5hk
    @MohamedIlias-iy5hk 3 місяці тому

    Beenta dadka kadaaya… Ninkaan marka horaba safiir ma aheyn..

  • @CabdicasiisMaxamed-x2o
    @CabdicasiisMaxamed-x2o 3 місяці тому +2

    Boroota isaaq amxaar jabuuti ma axmaar bad moodey waa somaali guuul guuul awdalistat iyo jabuuti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 3 місяці тому +1

      Jabuuti somalia oo dhan baanay waxba u haynin waa xaasidnimo arinkoodu in somalia dowlad noqoto maba rabto

    • @siradm
      @siradm 3 місяці тому

      Jabuuti iyo annagu dad wada dhashay ayaan nahay laakiin waxaaba muran ka joogaa, goormaa Jabuuti Somaliland aqoon satay oo safaarad siisay? Yaakhay beenta lama daynayee hal layska kala daayo! Waxan been way dhaafeen

  • @ruunabdi7363
    @ruunabdi7363 3 місяці тому

    Somaliland waa in laga bad aadiyaa Ethiopia iyo muse

  • @Shide77
    @Shide77 3 місяці тому +1

    Ambassador 😅

  • @yassinmoussadjama4993
    @yassinmoussadjama4993 2 місяці тому

    He isn't ambassador but represent

  • @cige3636
    @cige3636 3 місяці тому

    JABUTI IYADAA BAHAN EE SOMALILAD UMA BAAHNA

  • @fe8445
    @fe8445 3 місяці тому

    Aduun waxaan joognaa sidee jiritaankeena u badbaadaa. Soomaali armaa dhulkaba laga qaadaa. Odayaasheenii la rabay in arinkaa ka hortagaan baa caruurtii & waxmagardkii ku shubaya Soomaali baa cadawgiina ah Amxaarna waa gacal. لا اله الا الله محمد رسول الله. اللهم احفظ بلادنا وشعبنا من شر الخونه والسفهاء.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 місяці тому +6

    Waa sheeko xaarmajo iyo xassn duufle buuuufi

    • @abdiyousuf3157
      @abdiyousuf3157 3 місяці тому +1

      Ismaciil xasan sheekhIyo muuse waa film la isla ogyahay ileen si kale somalia la inagagma dhaadhicikaro sidaas oo kale mooye

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 3 місяці тому

    kkkkkkkkkkkk… ruwaayad… kkkkkkkkkkkkk

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 3 місяці тому

    JABUTI WAA IN XIDHIIDHKA LOO JARAA WAA IN WALAALAHA CANFAR LA SIIYAA SALDHIG MILLATERY GUDAHA SOMALILAND SI AYNU MEESHA UGA SAARO CADOWGA BILAA AWOODA AH EE JABUTI IYO ISMAIL CALOOL WEYNE

  • @Jamac20
    @Jamac20 3 місяці тому

    Somaliland waa prank 🤣

  • @buraale134
    @buraale134 3 місяці тому

    Qunsul iyo safaarad labay kala yihin jabuuti somaliland ma aqoonsana wa.qunsuliyad

  • @mukhtaarali2453
    @mukhtaarali2453 3 місяці тому

    Degdeg uva so bax

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 3 місяці тому +2

    Baasbaoorka diblomaasiga ee Jabuuti ee uu ku tagay Ingiriiska halaga soo dhigo.

    • @lutfi9892
      @lutfi9892 3 місяці тому +3

      Passport UK ayuu haystaa ee kaaley ka qaad cawaan yahow

  • @hanadmoussa2267
    @hanadmoussa2267 2 місяці тому

    Vive Djibouti😂

  • @AbdiasisOsman-f3p
    @AbdiasisOsman-f3p 3 місяці тому

    Imaka jabuuti afa noogaliyay Alle muuse Naga hooo wuu nadhibay

  • @Innamadar
    @Innamadar 3 місяці тому

    Reer Djibouti waa dadkayagii aad maan ugu xumahay inay safira somaliland wadankoda ka so saaran. Laaki Dee somaliland waxab ooma noqonayso safarad la xidho taa ku bushaaraysta

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 3 місяці тому

    Masha allah jabuuti mar haday somaalidiidkii iyo 8day geele isku dheceen

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 місяці тому

    Kkkkkķjjjjj

  • @moodyhype978
    @moodyhype978 3 місяці тому

    Qaasin wuxu yidhi markii talada haber saarleh iyo sebiyo loo dhiibay markii jaahilku talada qabsaday waa taa somaliland kuwii lahaa muusaw nagu durduri iyagoo qabiil ugu sacabaynaya ka leef leefa maanta.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 місяці тому

    Every step you politically made will have reactions.

  • @BurcaawiShalaqo
    @BurcaawiShalaqo 3 місяці тому

    Weriyayaasheena/saxaafadeenu waa in ay bartaan erayada luqadeena tii qadaadwaynta ayey ku hadlaan, ambassador ama safiir ambassadore waa khalad.

  • @luizmartel7004
    @luizmartel7004 3 місяці тому

    Djibouti knows one somalia, Somalia Hanolotaa

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 3 місяці тому

    WAAR WAXA MIIDHYAHA LAGA LEEYAY WAA BEEN MA JIRTO SABAB JABUUTI IYO SOOMALILAND DHIBI UGA DHEX TIMAADO XAALADAHANI WAA ARIMO SIR KU SOCDA

  • @Rahim123Jr
    @Rahim123Jr 3 місяці тому

    Safaaarad wax la yidhaahdu maaaha. Annagu ma ictiraaafsanin wax layidhaaahdo s/land.

  • @uptownmay9042
    @uptownmay9042 3 місяці тому

    Kkkkk

  • @OmarAhmed-fg7kc
    @OmarAhmed-fg7kc 3 місяці тому

    Umadana hday dawlad tahay iyo haday reero kaleh tahayba wan khiyamaynaa falcelinta rag nagaga timadana way nadhibaysaa raganimada iyo damirka saxda ah wayku folxuntahay

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 3 місяці тому

    Ader jabouti hangusoo dhisina waa qaadadweyn ta waxba ma dhantee

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 місяці тому

    Haday balayoo faraha kagaleen walee awdal janis ayeey heshay ay ku godo abasayor beena

  • @daalo2027
    @daalo2027 3 місяці тому

    Jabuti why you make one Somali unemployed

  • @eng.burco272
    @eng.burco272 3 місяці тому

    34 sano ayaanu afduub ugu jirnaa somaliland, hadan xabshi bay inaga dhugayaa.

  • @samatermahamed4080
    @samatermahamed4080 3 місяці тому

    M.n ashaal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 3 місяці тому

    Kusoo dhawaada ayaanu leenahay dhulkan anaga leh xoog baanu kaga saarayna SL