Waxa aqoon iyo sooyaal ku duugan mudanahan iyo sida dadkeenu aanay uba daneyneyn ee ay uga doorbidayaan maangaabka facebook-live soo fadhiista ee nacaybka iyo xumaanta shuba kala dheeraa oo kala fogaa.
Marxuumka ilaahay ha u naxariisto, xili ku beegnayd 1992 ayuu ku geeryooday laguna aasay isla jabuuti oo ahayd magaaladii waraysigan lagaga duubay. Xabad ibraahim wuxuu ahaa reer hargeysa,waxaanu hore uga shaqeeyay dawlada hoose ee hargeysa iyo baligubadle.
Waxba kamuu dhamayn Marxuun Xabad ee dagaalkii Somalia iyo Itobiya dhexmaray ayaa hubkii Casriga ahaa sida AK47 gacanta u galay reer miyigii marka ugaadhii waxay noqotay wax la diley iyo wax u qaxay kenya .
Qurxbdana Dhaqanki iyo sheekooyinkii Hore
Mashaa allaah faaiido badan baan ka helay
Waa cilmi dhan oo jaamacad lagu dhigan karo.
MaashaAllaah war halkaan cilmi badan baa ka faaiiday
Waa Cilmi ballaadhan.
Madaxway nihii geeska africa
Intii siyaad bare sawirkiisa aragtayey ninkani aad bay isugu ekaayeen
Acuudu Billaahi ma Daalinkii Ilaahay ka go'ay baad ninkan miskiinka ah ku sheegtay. Maad tidhaahdid Cumar Dhuule , marxuunkaas buu u egyahee
Khabiir sare lagama caajisaayo wllhi
Ganacsi iyo xadaarad bay lahayeen wa la qaybtay hhh
Waxa aqoon iyo sooyaal ku duugan mudanahan iyo sida dadkeenu aanay uba daneyneyn ee ay uga doorbidayaan maangaabka facebook-live soo fadhiista ee nacaybka iyo xumaanta shuba kala dheeraa oo kala fogaa.
Mansha alla 😍😍😍
Iyadoo nool oo kamuqato busarad rafad iiqal anigoo arkaya dhaqanka maanta kiihore ala aamin ma adiga yiri bisinkaa uqabtay waan kaa rumeystay xayi aba cadin kaego wax muqda kani waa raqis xayesi kana waa qaali buran adiga doro
Dhaban daran waa nin ugaarsiga ku tax tagay waana abaan aallaha u naxariisto rag waa garii Hore waayo arag
Miyuu dhintay sxb
ninkani waba khatar magacii walahi waa ugaadh yahan
maxaynu dhaqan iyo wangaag lahan jirnay oo ay jabhado is bahaystay inaga dumiyeen
Ninkaan yaa garan meel lagala xiriiri karo.
Saaxiib soo raadi
Noo soo ogaw.
Marxuumka ilaahay ha u naxariisto, xili ku beegnayd 1992 ayuu ku geeryooday laguna aasay isla jabuuti oo ahayd magaaladii waraysigan lagaga duubay.
Xabad ibraahim wuxuu ahaa reer hargeysa,waxaanu hore uga shaqeeyay dawlada hoose ee hargeysa iyo baligubadle.
Wuxuu Ahaa Reer Sh Muuse Dhariye Alle Ha U Naxariisto Yarabi
Waa dadkii dalka ugadha
Kadhameeyey waxna ka fiirxiiyey eeydalka ufadhi ugaqaxdaay
Waxba kamuu dhamayn Marxuun Xabad ee dagaalkii Somalia iyo Itobiya dhexmaray ayaa hubkii Casriga ahaa sida AK47 gacanta u galay reer miyigii marka ugaadhii waxay noqotay wax la diley iyo wax u qaxay kenya .
Dhaqanka ugaarsigu kumanaan sano ayuu soo jirey ninkan kuma edaysana ugaartii dalka ka dhamaatey.
ninkan iyo Cumar dhuule maxay wadaagaan.
Waa Ilmaadeer Waa Muuse Dhariye Labaduba Ama Muuse Direed