Shacabka Caabudwaaq oo ka badbaaday Qorshe halis ah oo Hubka looga qaadan rabin!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 163

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому +24

    Thank you Ugaas xusein jamac.

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 2 місяці тому +2

    Husein jama
    You have precisely understood the nature
    Of this issue!.

  • @SalaadoMohamed-of3og
    @SalaadoMohamed-of3og 2 місяці тому +2

    Hunguri waa dhamaad laakiin sharaftu ma dhamaato mareexaan hubkaas ilaahay gurigooda u keenay ha haysteen.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому +18

    Mareexaan haddii hubkaas ay dhiibaan wallaahi waa gumoobaynaa,hubka haysta.

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 місяці тому +5

      Ma dhiibayaan MR ma aha dad jilicsan anigaa aqaan

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 2 місяці тому +8

    Hussein sirmaqabe saab baa biyo uceliya, ilaahay dhagarta xasan sheik iyo inta calcalqatayaasha daarood oo ushaqeeyah cadawga beelaha daarood kanasojedah beelaha,anshegay,Hussein dadka marwalba wargalih,dhagarta iyo shirqoolada lomaleegayo, dadka masakiinta, xasan iyo inta ushaqeeyah sharkooda alle hakuceliyo Amiin Amiin guuleyso geesi qaran Hussein jamac ❤

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 місяці тому +5

    Maanta Mareexaan Wuu Mideesan Yahay Hubkii Hassan Sheikh uu uqeebinayey hg iyo Abgal Mar na Mareexan Hal Bistoolad masiinin Marka Mareexan Qadiyadiisa Aad bey u Adag tahay in lakala furfuro ❤❤ ❤❤❤

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 2 місяці тому +1

    Well said bro thank you

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 2 місяці тому +3

    Hussein dadka reer cabudwaaq wacyi galin iyo digniinoh bayubahanyihin absolutely

  • @Realistic9
    @Realistic9 2 місяці тому +2

    Mareexaan cadowgiisa Allaha jabiyo

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 2 місяці тому +3

    Salaan qaaliya Hussain jama geesi geesi dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin maasha Allaah Guul Guul bulshada cabudwaaq 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @aftaxyassin1265
    @aftaxyassin1265 2 місяці тому +3

    Maasha Allah guulayso eedo

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 місяці тому +2

    Good advice well done 🎉🎉🎉🎉

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 2 місяці тому +4

    ❤❤❤❤xuseen jaamac wadani soomaliyeed alle kaafarxi

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 2 місяці тому +11

    Reer caabudwaaq waxaan leeyahay feejignaada wixii idin soo doontana salaanta ka calaamadiya from Darwiish

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 2 місяці тому +4

      Waasidaas ina adeer Allaha kusharfo.

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 місяці тому +3

      @@Nuurah951 is ilaaliyo inaadeer hubkan idinkaa laydiin watay in laydunku soo weeraro iyo laykase cumar maxamuud hal qori yuusan baxsan siiba qoryaha sniper-ka ah

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 2 місяці тому

      @@fardushurre1668 waala xakameeyay ina adeer, dhalinyarada iska shiidsan iyo muqayiliinta marhoraa lacag loo celiyaywaana laga xareeyay.

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 2 місяці тому +1

      Aad iyo aad neerka ka ogseeni reer ssc geesoyad soomaliyeed qalbigaad nooga taaliin

  • @Ugbaad_Araweelo
    @Ugbaad_Araweelo 2 місяці тому +3

    Thank you so much

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 місяці тому +2

    Mareexaanow Alloow marqaati ka’ahoow Hussein Jamac talo wax tar idiin LEH ma idiin siiyay. Hussein mahadsanid Adeer

  • @SonSharib
    @SonSharib 2 місяці тому +2

    VIVA HUSSEIN JAMA OF SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @HassanAli-fh1tj
    @HassanAli-fh1tj 2 місяці тому +1

    Masha'aala Allah yubarik fi dunya wal akhira odoyasha iyo ugaaska beesha Mareexan.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 місяці тому +4

    asc wllo illaahay hanoo kaadayo fartaag inkaar qabe weeye reer caabud waaq hayskacersho

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 місяці тому +9

    Asc mudane ❤❤❤

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 2 місяці тому +2

      Asc.walaale hussein jama mahadsanid wararka aad noo gudbiso allena hakaa hayo cadowga madow iyo cadowga cad shar wadayaasha hassan sheikh iyo fartaag naga qabtay allow fashali makriga ay maleegaayaan belaayada hassan sheikh u shaqeeysa allaahumma aamiin aamiin aamiin

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 місяці тому +1

    Xabashi Federalka Xamar Xaasid
    Waa Saaxiibo isku dheer waanu
    Idinku Fahaney Isaaq Somalilnd

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 2 місяці тому +4

    Subxaanallaah, bel dhageysta khiyaamada horgaladaa Reer caabud waaq, cawaaniin calooshooda u shaqaystayaal ah! Guuul Guuul iyo gobonimo Raga kale ee mareexaan,aamiin aamiin yaarabi

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 місяці тому +6

    Mahadsanid

  • @abdimohamedahmed-jb7mw
    @abdimohamedahmed-jb7mw 2 місяці тому +2

    Soomaali dawladnimo marabto Allehawnaxariisto amiin amiin

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 місяці тому +1

    MaashaAllaha.husen

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 2 місяці тому +2

    Mashaaa Allhaa Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 2 місяці тому

    THANK YOU, MR. JAMA HUSSEIN FOR YOUR UPDATE NEWS AND INFORMATION AND YOUR EXCELLENT ADVICE IT IS VERY IMPORTANT THE CABUDWAAQ PEOPLE TO VERY VIGILANT AND BE

  • @asheekh15
    @asheekh15 2 місяці тому +7

    Horgaladii Diirato Jadiid soodirsatay waxaa kudhacay
    Dhurwaagii orgoodtegey ee isagii aykusoodhacday

  • @abdijama1300
    @abdijama1300 2 місяці тому +5

    Shanboqol oo wiil ayaa daraawiish laga dhigayaa 😂😂 sheeko caruureed,waaba jaahiliin haddii ay wax waxaas layimaadeen.

  • @alihassandaksale2866
    @alihassandaksale2866 2 місяці тому +2

    D5 is jeclaada oo is ilaaiya

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 2 місяці тому +2

    Wcswrxwbr walaalkey mahadsan in baadn Jaalle.Fartaag soo celiyi waa horgale 💪🏾 MR

  • @SonSharib
    @SonSharib 2 місяці тому +1

    ماشاءالله

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 2 місяці тому +1

    Hubkas waa in ay hayaan.gacanta uukujirto.

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 місяці тому +3

    Hubka Tahriibka iyo raadintiisa , waxa ka muhiimsan in la soo qabto kuwii watay , kuwii Ethiopia ka keenay , kuwii loo waday .. waxani dowlad maaha

    • @seed3966
      @seed3966 2 місяці тому +2

      That is true

    • @faizaaliabdallah5731
      @faizaaliabdallah5731 2 місяці тому +1

      😂😂😂 Don looter ma isagaa isa soo qabanaya ileen isagaa hubka wax ka lahaaye? Mise dowlad ayaa wadanka ka jirta cartels ayaa wadanka ka taliya se waxaa ugu qatarsan oo ugu dhibato badan kuwa xamar fadhiya. Waayo waa laamo badan yihiin shabadii iyo saxiixi wadankana waa ay heystaan. Al shabaabkuna waa iyaga.

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +2

    Asc war mareexaan dhagarta ha isja ilaaliyiin fartaagna taariikhdiisa dib uraaca hoow 😎😎😎

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 місяці тому +4

    Reerka sade daarood waxaan leeyahay hubkaas idiin soo gacan galay siyaasad lagu baandheeyo waa in aad la timaadaan reer walaakiin SSC khaatumo talo waydiista waa in aad is nidaamisaan xejista ganiimadiina salaan sare from SSC khaatumo afarta horgal ee xaafada geed iskaga xira.......

  • @abdullahiomar7003
    @abdullahiomar7003 2 місяці тому +1

    Keep on

  • @MohamudMuse-x4k
    @MohamudMuse-x4k 2 місяці тому +6

    Guuleysta D5
    Rabbina Garab idiin noqoy.

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 місяці тому +1

      walal D5 maxaa laga wadaa ?

    • @MohamudMuse-x4k
      @MohamudMuse-x4k 2 місяці тому +1

      @@Jaalejaale12
      Shanta ilma Daarood

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 місяці тому

      @@MohamudMuse-x4k waa kuwee ?

    • @MohamudMuse-x4k
      @MohamudMuse-x4k 2 місяці тому +1

      @@Jaalejaale12
      Kuwi Dalka Soomaaliya
      Sameeyey.

  • @BasraDeriye
    @BasraDeriye 2 місяці тому +1

    Abaamaleh xasan sheikh waxuu ku dhigay Dani iyo axmed madobe abaamale

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 2 місяці тому

    Asc hussein guuleyso horay usoco viva

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 місяці тому +1

    Wcs Xusseen wallo
    Kusoco waxaan kala socdaa Qardho
    Wiilkeyga curad ah reer C/ waaq gesiyaal alloow guulee aaamiiiin
    Gur gurte ale hafadhiliyo aaamiiiin

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 2 місяці тому

    REER CABUDWAQ MARIIXAN OW HUBKAS HAISKA BIXININA ALLAH AYAA IDIINKEENEY ILLAHEY WAA CAADIL.

  • @HarunAlimoalin
    @HarunAlimoalin 2 місяці тому +1

    Hubkaa Waxaa Iska Lahaa Liibaan Shuluq Iyo Teamka MD Xasan Waxaana Loogu Tala-galay In Gacanta Loo Geliyo Lagana Gado Al.shabaab Iyo Qabiilo Ay Is Hayaan Daarod Caabudwaaq Iyo Puntland Lagu Weeraro. MD Xasan Iyo Teamkiisa Hubka Ka Ganaacsanayay Wey Fashilmeen Waa Mahad Alle

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 місяці тому +1

    Mas'uuliyad dheh ee ha dhihin mazuuliyad

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +2

    War iska jira makriga xasan maxamuud mareexaanoow 🫵🫵🫵

  • @احمدسعيدعثمانعبدي
    @احمدسعيدعثمانعبدي 2 місяці тому +2

    Fartaag waa inay si degdeg ah isaga cayriyaan

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому +1

    Habar kintir,haa ka sii guurto Galinsoor,dhiigooda qarmuun in aan daadinno maa rabno,Dhuusamareeb laamiga dhinaca bari haa u guuraan.

  • @oyayenur7215
    @oyayenur7215 2 місяці тому

    Makaalin

  • @bossabdo605
    @bossabdo605 2 місяці тому +3

    horgalayaankaan baa wadanka halis gelitey waxaan dowlad ma ahan ilaah hanaga qabto

  • @khaalidqeys1653
    @khaalidqeys1653 14 днів тому

    Kkkkk isma oraan maxexan w maitid ka baxa warakaha wayo wa laga shairaya mhdsanid guuul marixan❤❤❤

  • @Mohamed-ml4hr
    @Mohamed-ml4hr 2 місяці тому

    Asc mash allaah
    Sxb waa matahy

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 2 місяці тому

    MAREEXAAN ISILAALIYA!!!

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 2 місяці тому

    Wcs walal

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 місяці тому

    Wac
    Xusen jamac
    Wa horgalo xabad dabada ka galiya

  • @safiasayid3792
    @safiasayid3792 2 місяці тому

    Hussein asc❤❤❤

  • @Aminaabdi-oo3jc
    @Aminaabdi-oo3jc 2 місяці тому +1

    Mareexanow fartag waa jareer naagula imtixaanay Ee mala wayay wiil wajiiga 5 xabo uga dhufta oo u duceeyno 😊

  • @ahmedshiekhilmi903
    @ahmedshiekhilmi903 2 місяці тому

    Asc Birta malaayga magaceeda waxaa la dhahaa maqaalin

  • @asheekh15
    @asheekh15 2 місяці тому +2

    Odayadu nimankan hakudhahaan noogabaxa magaalada sida ugudhakhsaha badan midakale magaaloyinka marexaan oodhan haysgadhsiyen oo nimankaas shacabku hadhagaxtuureen hubkaas hadii laydinka qaado cadowgiinaa aad shalay islaynayseen ayuunbaa lasiinayaa isimadu waa inay shacabka lahadlaan hubkaasna cadowgiinu midkabadan buuhaystaa idinkuuna idiinhaystaa hubkaas isimada iyo ningarboodku xilhayska saareen sidii loogabadbadinlahaa dgagaraha gurguurte iyo gangs kiisa ilaahay hanabad geliyo
    Dadkaas gurguurtena sharkiisa rsbbihakuceliyo

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 місяці тому

    Itoobiya Hanoolato Nebigaa u duceeyey

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 2 місяці тому

    Waa SHirqooladii iyo Dhagarihii Halista ahaa ee Laga soo Abaabuley VillaQabyaaalada Damuljadiid. ilaahay ayaa Fashilay oo ku celiyey Dhagartii Ay Maleegeen. ilaaahay ayaa mahadda iska leh.

  • @HodanDaud-n9r
    @HodanDaud-n9r 2 місяці тому

    Asc

  • @malyungandal8566
    @malyungandal8566 2 місяці тому

    Walaahi Alle ninkuu jecelyahay wuxuu u soo diraa risiq qer qabo walaahi D5 wey mideysan yihiin waayo haduu cadawga bato waa loomidoobaa inta horgaladana Alle ha no soo hadeeyo Aamiin yaarabi Walle Xasan la oga inuu yahay tug

  • @MohamedMohamed-hq1rv
    @MohamedMohamed-hq1rv 2 місяці тому

    Ha laga soo Eryo cariga oo dhan

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 місяці тому +1

    Horgalada mareexan EE xassan duufle gurgurte soo diray wala fahmay Wana la cayriyay tuugada wax hub la bixinayo majirto😮

  • @mohamedlaarri413
    @mohamedlaarri413 2 місяці тому

    Waa la isku fahmey tan

  • @cabdirisaaqxaaji4733
    @cabdirisaaqxaaji4733 2 місяці тому

    Xussein dadka shacabka ah Ee Reer caabudwaaq Aad Ha loo wacyi galiyo

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 2 місяці тому

    Absolutely hubkah halxabo yaanladhiibin waayo idinka ayaa laydinku xasuuqayah midakale walaydin qaramaynayah wuxuu rabaah wiilal awxasuuqoh iyo hub ulawareegoh waa dhagar weyn Absolutely

  • @warsamemayele
    @warsamemayele 2 місяці тому

    Horgal Farataag waa in magalada laga saara

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 місяці тому

    VIVA Marexan not easy✅👍💯 from dhulbahante✅❤💯
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah🙏💪💯❤💐 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 місяці тому

      Caqli 6 saac mxaa gelle canlankiisa ku xambrshey😂 so kii ku dily mhn😅😅😅😅😅

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 2 місяці тому

    Xasan ma kan Sujuuraha leh buu u soo diray Sade?
    Allaah shartooda haka badbaadiyo Degaankaa
    Tolkay Sade Daarood waxaan ka codsanayaa isku duubni please

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 місяці тому

    Xassan sheikh Waligiis
    Naxariis ooma galin Mareexaan
    Khayaanadiisa waa in la iska ilaaliyo

  • @sahromohafarah2576
    @sahromohafarah2576 2 місяці тому

    Warunta

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 місяці тому

    Hubkaas.haduu.yahay.sax.deked.ayuu.kasoodegilaaha

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc 2 місяці тому

    Mareexaan oo horlada damiirka xun iska qaban hormar gari mayo waxa halkaas naga dhigey waa manaxa yasha calooshood u shaqeystayalka ee naga dhashey oo cadowga noo jabiya.

  • @AbdiYarew
    @AbdiYarew 2 місяці тому

    Hoook

  • @12hamaro
    @12hamaro 2 місяці тому

    hubkaan siro badan ayaa ku gadaaman.
    war hubkaan armuu abbey ( farmaajo sxbkiis )
    idiin soo dhiibay.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤🥰💘👍

  • @JuwariyafarahAli
    @JuwariyafarahAli 2 місяці тому

    alahaka
    qabato

  • @humanadviser2807
    @humanadviser2807 2 місяці тому

    Hubkii waxaa cadaatay in tuugadii magaca NISA watay ay baanuurta inta aan ciidaka mr ee xooganaa aysan Imaan bay qaarbadan la baxsadeen

  • @mohamedgadhka1102
    @mohamedgadhka1102 2 місяці тому

    War duligas fartag ah iska soceyriya wa qado qate

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 2 місяці тому

    Ma xildhibaan raysal qorane ayaa gurigeeda ku shirisay teamkii gurguurte ka socday war hal hadal kaa iska hubi

  • @maxamedhaybe4740
    @maxamedhaybe4740 2 місяці тому

    asc xusenow dadkiina qurbajoogta ah kashaqeeya hubkaas sidii ad ubadbaadinlahayden metelan intad jifijifo ushirtan jifowalba wixii dhalinyarada yirahda waa iibinayaa loga iibin lahaa hubkuna usan ugabixin msrexanka xusenow sidii ad ugahalgashay bundadii bardhere ugu hawalgal habkana ale hakuugargaaree wsck

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 місяці тому

    M.sanid .

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 місяці тому

    mareexan hubkiina heesta cadaawga rabi idiinka siiyey isku difaaca caadow badan ayaad leedahiin

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому

    Bashaas Malayga lagu dabo, " makaalin" ayaa la dhahaa Xuseenow.

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 місяці тому

    GUURGUTE MUNAFAQ WIILASHA MA URABEE HUBKUU RABAA MR GAAJO UMA QABAAN QIYAANO

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 місяці тому

    Qadaad weyen Isku Jaba Faderal
    Laascaanood baalagu Soo wadey
    Fiqi Curi iyo Xasan dhiiqo
    Sharkii aad nagu soo wadeen
    Allah idin ku Soo celiyey

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 місяці тому

      Lascanod buu yaal iminkaba😅

  • @jaamachaaji4903
    @jaamachaaji4903 2 місяці тому

    Sidii falastiin dhulkii ay yahuuda ka iibsadeen carabtuna dilaalka ka ahayd ka dibna qaxooti looga dhigay ayaa rag mareexaan ah dulaal u yihiin kooxdii Hore u watay hubka ayuuna gacantooda ku laabanayaa ka dibna waxaa lagu fulinayaa qorshihii qabyada ahaa ee loogu tala galay ee sadex geesoodka ahaa.
    Hawshaa Ninkii garanayaa garanaya.

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 2 місяці тому

    Gudigan hada ka dib
    Matelaadoda halaga hor yimaado
    Waana DULLI

  • @mohamedbenahmed1834
    @mohamedbenahmed1834 2 місяці тому

    Maxaa dhacaya Tuuga haddii halkiisa lagu toogto.

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 2 місяці тому

    Hubka shacabkaa loo qaatey oo
    Larabey inlagu laayo ilaahay
    Baa kuceliyey khayaanadi dhagarqbsana xassan sheekh
    Iyo waxa lasocda waa cadow
    Ilaahay hakaqabto umada Soomaaliyeed xasan tuug mooryaanta

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 місяці тому

    Agoontii kacaanka afweyne hadhaagii faqashta ilka yar gaajo caabudwaaq 😂

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 2 місяці тому

    QALBI. CARUUR BAY AHAAYEEN NIMANKII CAABUDWAAQ. LOO. SOODIRAY

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 2 місяці тому

    Halacay dhiyo ragaa waa mooryaan

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 2 місяці тому

    Inaad fartaag la hadashaam ama la farisataan ayaaba qalad ah waa ka xumahay talo xumadiina hhhh

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 місяці тому

    war hadilaan fartaag iyo kuwa lasocdaba nacalada eeyda ah

  • @AhmedomarAhmed-u5p
    @AhmedomarAhmed-u5p 2 місяці тому

    Xasan dhiiqo mawaxuu khayamikara dadkii maskaxda u aha umada somaliyed

  • @ubax3018
    @ubax3018 2 місяці тому

    2024 waxii dhaca liibaan baad eedeysan hubkaas dawladaa laheed waxaa loowadey wesil
    ee joojiya beenta lamereysanesan
    Wlhiy bilaahiy marwaliba
    Dabaa dulhoganeysan
    ee ogaada inaa waxba laxerinee
    Caalamka mawaxaad modey in
    Kaligiin waxuqortaan

  • @maymoonmshadhah4882
    @maymoonmshadhah4882 2 місяці тому

    Si mareexaan loogu laayo meel cidlaa miyey u yimaadeen horgaladu

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 місяці тому

    Nabad lagu joogi maayo caabudwaaq hadii aan hubkaa la soo celin wado kasta laga fadhiisayaa caabudwaaq gaadhi soo geli maayo