QOOR-QOOR OO BAD-BAADO WEYDIISTAY FARMAAJO, GUULDARADA DF, QORSHE XUMADA XASAN SHEEKH,

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 74

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 Місяць тому +14

    Rabi talo ku filan inshaaalah farmajo waa geesi geesi dhaly inshalah ilahy baan ka bar yet a inuu noo soo celyao inshaalh❤❤

  • @user-zo8vs8xh4g
    @user-zo8vs8xh4g Місяць тому +4

    msha allah wll balwan si fican aya u dhigtay geesi run sheeg ah❤❤❤

  • @mohamedwarsame9588
    @mohamedwarsame9588 Місяць тому +3

    balwaan waxaad tahay geesi soomaaliyeed allaha KU GUULEEYO AAMIIN

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 Місяць тому +7

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah , Abdullahi Balwaan Iyo Bahda Aftahan Production, Waxaa Tahay Suxufi Wadani Ah, Runtana Qeexa, Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴

  • @husseinalio2437
    @husseinalio2437 Місяць тому +4

    Waa runta balwan

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Місяць тому +6

    QOOR QOOR HADUU INDHAHA KALA FURAY OO DAAHII KASAARNA ISKAA QAADAY, HADEE WAA WANAAG😊. DADKU WAA KHALDAMAA HADANA KASOO NOQDAA. MA XUMA😊

  • @user-kf4hn8uu8d
    @user-kf4hn8uu8d Місяць тому +3

    Asc waxaan kaacodsanayaa in aad is bedelin hadii wax kasta dhacaan

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Місяць тому +1

    Balwan legend halka Ka wad qoor qoor manta haysata😮😅

  • @DahaboMaxamed-js2yq
    @DahaboMaxamed-js2yq Місяць тому

    Balwan wadaniga dhabta guuuuuuul alaha noka xiftiyo

  • @user-fr7pz8mt2t
    @user-fr7pz8mt2t Місяць тому

    Ilaahay ha inasiiyo hugaan wadaniya iyo askar wadaniya

  • @axmedwadan-tb5kt
    @axmedwadan-tb5kt Місяць тому

    Guul

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 Місяць тому +3

    Waa runtaa

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Місяць тому +2

    Shacabkii muqdisho waa ka soo baxay nabsigii farmaajo ka galeen.

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 Місяць тому

    Waaaaaaaaaaw ❤❤❤❤

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Місяць тому +1

    Saas waaye ebow balwanow.❤

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому +1

    Qoorqoor❤❤guul ku rajeynayaa i inshallah

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Місяць тому +4

    WALAALOW DAAROOD MAAHA NUXUS. WAA DAD AAN NACAYB AQOON. ANU WAXAN ORAN LAHAA QOOR QOOR HA LAYS GARAB TAAGO.

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Місяць тому +1

      NO WAY N&N DOQOMO MAAHA MOORYANTII MASIIBO QARAN EE QARANJABKA NAGU RIDAY EE DOWLADII QURUXDII CIIDANKII QARANKA LA DABAR JARAY MAANTA KA YEELIMEYNO HALAY CAAWIYO HA IS DHAMEEYAN ALLAHA DABAR GOOYEE

    • @user-ft9zr8dk4t
      @user-ft9zr8dk4t Місяць тому

      @@casalasal6466 Cadawgaaga cadawgiisu waa walaalkaa. Hase yeeshee raga siyaasada ku jiri iyagaa iska kaaya jecel. Framaajo iyo Qoor Qoor iyagaa is af yaqaan.
      Shacabku se go aankoodu waa mid kale.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Місяць тому

      ​@@user-ft9zr8dk4triyo wngsn😂

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 Місяць тому

    Waa saxiix taasi hawiyow indhax fura waad huridiine iyo welib daarod wayo idinma kal jecelo reer waqooyi

  • @hibo7569
    @hibo7569 Місяць тому

    Subxaana-laah Subxaana-laah on voyait comment ça va finir cette histoire ❓️❓️, vous avez raison Abdullahi balwaan

  • @user-cn9bx8wr3x
    @user-cn9bx8wr3x Місяць тому

    🎉 walalkay qalas Balwan❤

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Місяць тому +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi wa runta madaxweyna qoor qoor danbi wu galay ba so baxay qof kaste oo danbi ka galay madaxweyna hore somaliya xabiibul malayin mudane maxamed abdulahi farmajo wlkn abdulahi balwan kuwa kala wey kuxigan wa madaxweyna gonfur galbad cabdicasi maxamed xasan lalta gare iyo madaxweyna hirshabeel cali gudlabe wlkn abdulahi balwan sadax madaxweyna 1 qoor qoor 2 lafta gareen 3 cali gudlabe waxey wu cararan madaxweyna xasan gorgurde shaqadisa tahay boob hanti umada somaliyad cagaf cagaf miray qaburah meydka qufanayo iyo qabilada somaliyad iskudir hub sharci daro sogaliyey somaliya shacabki somaliyad ba yacay hubki wey qadan

  • @user-pp3se9re2o
    @user-pp3se9re2o Місяць тому

    Asc
    "Sharaxii La Tumaayey
    Sheekaa Ka Dameysey "
    ❤❤ Balwaan Boqorka
    Warbaahint❤❤❤❤ Nooloow Ma Daale ❤❤❤❤Puntland ❤❤❤

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Місяць тому +1

    ASC WLLE BALWANOW QOOR QOOR KA YEELIMEYNO HA LAY CAAWIYO XABIBUL MALAYIN HALDOOR MDNE MDWEYNE KING MCM FARMAJO XAFIDAHULAH IYO N&N DOQOMO MAAHA MOORYANTII MASIIBO QARAN EE QARANJABKA NAGU RIDAY CIIDANKII QARANKANA LAAYEY HA IS DHAMEEYAAN ALLAHA DABAR GOOYEE

  • @Mudane-
    @Mudane- Місяць тому

    Intaad reer hebel iyo hawiye aad kuu heysid 2020-2022-2024 kuu waana qaado waxbo hagaagi mayaan

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 Місяць тому

    Madaxweyne farmaajo palese munaafaq qoorqoor ha aaminin

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 Місяць тому

  • @Nala-ciyaar
    @Nala-ciyaar Місяць тому

    Balwaan ruufiyaan waa biiri qaate

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan4266 Місяць тому

    Wariyaha ka liyaaa aan taageero qabyaaladiid ah nin jeclaysii aqoonii horay u soco waan ku garabtaaganahay balwaanoow wariiiyee daacaad ah

  • @user-yc3uy4sg3b
    @user-yc3uy4sg3b Місяць тому +1

    Never trust Hirab politicians !😂

  • @abdidahirjama5264
    @abdidahirjama5264 Місяць тому +1

    Waa war culus

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty Місяць тому

    QABIIL ALLAH KA DHAQO QALBIGA SOMALI

  • @user-ol7ih8po7h
    @user-ol7ih8po7h Місяць тому

    Ilmo Daame Gorgaarte Dowladnimo SOMALIYEED Waakuxaarteene Magaca Hawiye Kafuqa

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 Місяць тому

    Yaa isgaarey weli is gaarey dad badan nabsigii xabiibu malaayiin waa ka soo bixi illaahey waa caadil.

  • @MaddaleCumar-bf3pn
    @MaddaleCumar-bf3pn Місяць тому +1

    Qoorqoor wuu fiican yahay hadduu khaladkii hore ka toobad keenay oo uu arkay midhuhuu beer tay

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Місяць тому

    QOORQOOR HABARGIDIR HA U TALIYO DAAROOD MAREEXAAN UMA TALINAYO WEY DHAMAATAY SHAQO KUMA LEH NIN WALIBA REER KIISA WEEYE OGOOW

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk Місяць тому

    Asc mudane ❤

  • @ibrahimtoti-xn2oq
    @ibrahimtoti-xn2oq Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 in..dhibaato..nagufilan..faraqan..ku..haaynaa..masiibo..qaran..illaahow..na..ceeymi..insha..allahu..soomaaliya..guuuuul😅😅😅😅😅😅

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому

    3tuug

  • @abdaleabdirahman2924
    @abdaleabdirahman2924 Місяць тому

    Qabiil majiro aa dhehee waxaadna wadaa qof ka imaaday gobolada waqooyi inuu canshuur dulsaaro hawiye labadaas erey ima qabanayaan

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 Місяць тому

    Shacabka muqdisho farmajo wey jeclaayeen
    Lkn ma cod bay ku
    Lahaayeen in yar
    Nimankaan mucaarad
    Isku sheega ah ay soo
    Diraayeen,mooyi ee
    Shacabka muqdisho
    Wey jecelyihiin Farmaajo
    Allow ayaa dhigo santuukh
    Muqdisho qof iyo cod?

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty Місяць тому

    QOOR ASAGOO OG IN XASAN KABKAB DACAR KAXUN YHY AYUU SI KAS AH UGU HIILIYEY KOOXDA ISKURARANKA AH
    EE HADA DHULKA KAXABXAABI DHEH

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому

    Abdulaaji siyaasada waa saas

  • @abdirahman2697
    @abdirahman2697 Місяць тому

    Sxb faaiso jeyte iyo amiin jeesow ayaa ka hadlay

  • @siyadabdirahmanarte4810
    @siyadabdirahmanarte4810 Місяць тому

    Balwaanow xasan waxaan umaleyn inuu dalka ka baxsan doono waayo wuxuu dhacay dhaqaale badan wuxuuna galay dambi

  • @khadijaadenabdi2462
    @khadijaadenabdi2462 Місяць тому

    BALWAAN KU SOCO RUNTA QABIIL WAX TARI WAA. QARANIMO IYO ISKU DUUBNI WAX KA FIICAN MALEH. XAQANA WUU SOO DAHIRAA.

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Місяць тому

    Farmajo madex weyne ma aha

  • @user-ds5mk7zg9n
    @user-ds5mk7zg9n Місяць тому

    Ninyohow labadii xaaraankuheshiisa xaqayku diridhaa awalba mooryaanimodii farmaajo kadiiday iyoduugo bay isu aruur sanayeen

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Місяць тому

    Soomaali man kursi jeceyl ilaahey ha noo badbaadiyo wadanka lacag iyo aduunyo aruursi aya wax walba laga hormariyey dad aya weli xasan difaacayo??maxay ku difacan uu qabtey⁉️ilaahey ka baqa☝🏻

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 Місяць тому

    Maxaa qaldan?

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Місяць тому

    Kamid bad ahad qabiilka adigu maxad kaheshay soomali waxbamaqoro aqadadamantay yaqaanan

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Місяць тому

    Farmajo Qaran ayuu ahaa,Muqdisho waxa uu kasameyay dib u dhis Xarumihi.dawladda wadadii jowhar oo dhismaheda lagarsiiyay Balcadd,Muqdisho Afgoye oo ladhameystiray,Xafisyadii dawladda,Saldhigyadii Cidamada ATMIS laga saaray oo dib u dhis lagu sameyay,Tiyatarkii qaranka Maktabadda Stadium Muqdisho,Xukummadii waxaa eey soo bandhigtay Mataladda muqdisho oo labadii Golle iyo Guddi gaar oo Aqoonta Casimada calamka nidamka federalka ah tusaloyin kasoo qaatay,Dib u heshisinti GMudug iyo bellaha wada dega,Xasilinti Marka oo.meel Bulshadii aad loo kala geyay,HSM in gaaro dhulka iyo diyaradbo uu hslis kugalay,Galkayo oo labada Mamul ee wada degga dilin cagaran iyo Collad aan dhamad laheyn kajirtay oo Cidamo Somaliyeyd iskudhaf iyo.Wada shaqeyn lagu xasilay laga qabtay,maanta maxaa bedalay Somali kala irdhowday kadib markii Colladi sokeye eey soo bilabatay,HSM Dhiigada dalka dadka aad galisay kasaar,Dallaal Malaal Madharge Magafe ah ayaad kusibowday.

  • @Xuseenaadan-nl7im
    @Xuseenaadan-nl7im Місяць тому

    Farmaajo iyo qoorqoor waa dameer iyo labadoisa dhegood😂😂

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g Місяць тому

    Waa nasiib darro in qoor qoor uu kahiiliyey farmajo
    Maantana ay ku soo labatay godobtii uu kagalay dowladdii uu saaxiibka la ahaay.!!!!

  • @nuuraabdi8090
    @nuuraabdi8090 Місяць тому

    Yaabka waayaabkiis

  • @ayanelmi2023
    @ayanelmi2023 Місяць тому

    Asc, 👉fidnada waa qabiil waxaadan ula yaabin iidoorka ka yimid waqooyi waxay u yimaadeen dad xukunka qabiil isku siinaya aqoonteeda lahayn meesha awelbay bay nijaaso aheede waxba ha eedina iidoor ka yimid hargeysa nijaasadii unbuu dhinac ka galeen ee marka hore nijaasada qabiil daahir ka dhiga maadaama ay muqdisho tahay caasimad larabo dadka ku dhaqan inay u hogaansaman cadaalada wanaaga diinta dowlad wanaaga si ay tusaale ay ugu noqdaan gobolada kale ee somalia 😏

  • @abdifatahagaarane5932
    @abdifatahagaarane5932 Місяць тому

    Balwaanow in aad isku dir iyo qabyaalad aad ka hadasho waxaan ku ogaaday dagaalkii ka dhacay luuq tusaale hadaad ka hadlaysa isku dir muqdisho iyo hargaysa (isaaq baa canshuur dul saaraya hawiye qabyaalad iyo isku dir ma ahan arrintas ) DHAGAHADA IYO AFKAAGA HA ISMAQLAAN CABDILAAHIYOW

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 Місяць тому

      Hee maxuu kashegay luuq

    • @abdifatahagaarane5932
      @abdifatahagaarane5932 Місяць тому

      @@haniaden2700 raxawayn ayuu yasay wuuu buun buuniyey qabiilkii ladagaalay ee maraxeen sidaa in uu hadlo ma ahayn hadal dhexdhexaad ah ,2 reerba waa Walaall in uu u hadlo hadal kala qaboojinaya dagaalka aye ahayd in uu reerna geesiyal ka dhigo reerna uu takooro ma ahayne cabdlahi

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 Місяць тому

    Hadda Farmaajo qoorqoor
    Wax uma qaba karo Waayo
    Farmaajo, Madaxweyne Kama ahan Dalka, maxaa
    Laga rabaa? Dalkii oo dhisay ayaa Hassan sheikh
    Lagu wareejiyo, Horta qiyaanadu Waa wax xun
    Nabsigu Waa deg deg
    These days

  • @saciidcismaan5960
    @saciidcismaan5960 Місяць тому

    Balwaan san weyn.
    Ugaandheyska iyo adiga isku caqli baa tihiin

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Місяць тому

    XASAN DHIIQO UMAD OO DHAN BUU KHAYAANAY.
    CIDA AAMINTANA DHABARKUU KA TOOGTAA😂. WAYOO WAA TUUG DANTIISA OO QURA YAQAAN. DAL IYO DADNA MABA ARKO. CEEBINA WAX KAMA DHINTO

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 Місяць тому

    Wallaahay hawiye waa xoolo xildhibaanada isaaq ee mari waayey mw.farmaajo baa heley hawiye hurda oo ka war hayn waxay nimankan meesha ujoogaan maba fahmin hawiye kana aarsade weliba ay ku shaqaysteen iyagoo dhabarka ka toonaya oo burburiyey dawladii dhisnayd kkkkkk

  • @user-vh2ok1jb9d
    @user-vh2ok1jb9d Місяць тому

    Farmaajo waa daacad ah laga yaabo in u ka ogolaado

  • @saciidohassan8611
    @saciidohassan8611 Місяць тому

    Qof walba wuu iska hadlaa balwaan Adigaba kow baad ka aheyd Farmaajo bixintiisa geed gaaban iyo geed dheer adigaba waad u fuushay Marka Aniga ku dhegeysan maayo ¡!!! Iska hadal

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c Місяць тому

    GUUUL NOLOL IYO NABAD GUUUL GUUUL GUUUL GUUUL IYO NOLOL NABAD GUUUUUUL NABAD IYO NOLOL GUUUUL IYO YEMEN AFRICA STATES ♥️ ❤️ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂❤❤❤😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉CANFAR 😂

    • @user-tn5or9iw1c
      @user-tn5or9iw1c Місяць тому

      GUUUUUUL PROF AMARE GUUUUUUL SITI GARBACIISE SITTI STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL GUUUUUUL MAKHIR STATE GOBANIMO PUNTLAND GUUUUUUL IYO NABAD SUDAN STATES JABUUTI STATE AFRICAN COUNTRIES UNATE GUUUL IYO ❤❤❤❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉😮😢😢😢😮😮😮😮😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😅😅😮😮😢😢🎉🎉😂😂😂❤

    • @user-tn5or9iw1c
      @user-tn5or9iw1c Місяць тому

      GUUUL IYO GOBANIMO MAKHIR STATE GUUUUUUL MUSLIM STATE SITTI STATE 🎉CANFAR STATES 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉GUUUUUUL NAMASTE 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂❤

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 Місяць тому

    .

  • @user-ds5mk7zg9n
    @user-ds5mk7zg9n Місяць тому

    Ninyohow labadii xaaraankuheshiisa xaqayku diridhaa awalba mooryaanimodii farmaajo kadiiday iyoduugo bay isu aruur sanayeen