10$💸 qudaar 🥬🍅maxey goysa muqdiaho 🇸🇴 vlog bakaaro

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • 10$💸 qudaar 🥬🍅maxey goysa muqdiaho 🇸🇴 vlog bakaaro
    #2024
    #muqdisho

КОМЕНТАРІ • 90

  • @suheybocali5477
    @suheybocali5477 Рік тому +6

    From nasteexa❤ gabar walba oo wax wanaagsan noosoo bandhigeeso waan garabtaaganahay🎉

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 11 місяців тому +1

    Masha allah

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 11 місяців тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @ruunxasancadeey7862
    @ruunxasancadeey7862 Рік тому +2

    Abaayo wad mahadsntahay wlhi masha alh bari ban aadi dona

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 11 місяців тому

    As km masha allaah wadankeena barwaaqo ayaa taalo
    Allow nabadiisa noo barakee

  • @qalbinuurachannel9680
    @qalbinuurachannel9680 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤ masha Allah

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Рік тому

    Masha allh nimcada wadankeena ayaad nosoo gudbisaa mahadsanid❤❤❤❤❤

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 11 місяців тому

    Masha Allah iska qalaji qudarta iyo cagyada sidakale wan kahelay mac horay usoco wan jeclahay Xamar

  • @fatimali-g1g
    @fatimali-g1g Рік тому +1

    masha allh qli from nestexo❤

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 Рік тому +1

    Masha alaah❤❤❤

  • @Jawaahir90
    @Jawaahir90 11 місяців тому

    Masha allaah ❤

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 11 місяців тому

    Masha alah

  • @fartuunmohamed7241
    @fartuunmohamed7241 11 місяців тому

    ❤❤❤

  • @BisharoOfficialChannel
    @BisharoOfficialChannel 11 місяців тому

    Masha Allah fowsiya cadey 🥰🥰🥰🥰horey u soco abaayo

  • @BisharoOfficialChannel
    @BisharoOfficialChannel 11 місяців тому

    Masha Allah fowsiya cadey horey u soco abaayo

  • @mariam-l2x3m
    @mariam-l2x3m Рік тому +2

    From nasteexo😂❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Рік тому

    Mashallah xappty waan ka heley noo soo badi

  • @Memoo-farah
    @Memoo-farah Рік тому

    From nastexo ❤Xppti horay usoco ❤❤

  • @zaam1515
    @zaam1515 Рік тому

    From nasteexo 👸🏻

  • @sucaadsaytuun9044
    @sucaadsaytuun9044 Рік тому

    Masha allah ❤❤❤

  • @Skylyrics4059
    @Skylyrics4059 Рік тому

    Masha aalh aniga maanta aadi rawaa bishe 2maraa aadaa ❤

  • @nasron2715
    @nasron2715 Рік тому +3

    wlhi Adiis Ababa qudaartas bada aadso adeegtay shan dolarkama badno 5❤❤❤❤❤

    • @Shayma122
      @Shayma122 11 місяців тому +1

      Anaa hada usoo guuraya lacag badanba baaqi ii noqonaysa 😂😂😂

    • @falisnor6391
      @falisnor6391 11 місяців тому

      Malaay ma aragtey

  • @RudwaanCabdi-d7h
    @RudwaanCabdi-d7h Рік тому

    Mnshllh horay usoco

  • @YaasminCabdisalaam
    @YaasminCabdisalaam 11 місяців тому

    Hooyo macaan waxaan ahay hooyo magalada muqdisho ku dhalatay waxa jooga jigjiga waxa rabay bariiska basantaha ugu fican hooyo macaan kasoo hadal inta ramadaan aan lagarin

  • @leeylohussen9047
    @leeylohussen9047 Рік тому

    Was xbbi ❤

  • @aaminadiy3020
    @aaminadiy3020 Рік тому +1

    Teem UA-cam leey yar yarka haliisgarab qabto keep going abaayo

  • @muniiromuuse2185
    @muniiromuuse2185 Рік тому

    From nestexo ahay abaayo

  • @Muniira_sh_maxamed
    @Muniira_sh_maxamed Рік тому

    From nasteexo

  • @Ayan--Abdih
    @Ayan--Abdih Рік тому

    From nastexo❤😊

  • @NadiyoGacal
    @NadiyoGacal 11 місяців тому

    Qudaarta si eysan kaga halabin bac afka laga xerayo jira ku ridanesid kadib cAga kuridee xayad marked haayo wlshey xuman haifahmin mahadsanid

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Рік тому

    Wka qdey abyo salwa long time no see wku xise mcney adi mba hoog io ba’a sheganesid o mgalo jogtid hppti anoo kxda jogna wku rfdne adeg xfadedka hda wxa dhahy hbrty san nlol ma ahne friij nso gad inaa bkaro kuso fkado lee wye team nastexo wpa ahe abayda kla uso sraa i.a nso gli kabsrta ❤

  • @NastehaMudei
    @NastehaMudei Рік тому

    Mahadsanid Xbbti Salwo❤️❤️🙏🏻

  • @UmuHakiima
    @UmuHakiima Рік тому

    From Nasteexo channel

  • @AxadoAbdullahhi
    @AxadoAbdullahhi 11 місяців тому

    Salwa,arda,seetahay❤❤adaayo

  • @muniiromank8371
    @muniiromank8371 11 місяців тому

    Cagadaha meqawa

  • @KuweydaHashi
    @KuweydaHashi Рік тому

    Bakaro la'aanteyda awaaar waye😢❤

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 Рік тому +1

    Miis xafadeed dadbaa ku nool wllo

  • @IziinaAbdi
    @IziinaAbdi Рік тому +2

    Abaayo frigka karontadiisa meeqa waaye

  • @KuweydaHashi
    @KuweydaHashi Рік тому

    Shukran xppti❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢

  • @naimaibraim1164
    @naimaibraim1164 Рік тому

    Team nastexo ahay

  • @fatiinqueen3421
    @fatiinqueen3421 Рік тому

    Thanka abaayo aniga xitaa cagta 5.5 lii dhahy 4$kaso bixiye

  • @DeeqoXasan-u3s
    @DeeqoXasan-u3s Рік тому +2

    Frijka meeqo idin soo sasra koronta apayo xamar usoo guri rapaa😊

    • @FartunHussein-ov1vk
      @FartunHussein-ov1vk Рік тому

      25$ilaa 20$

    • @falisnor6391
      @falisnor6391 11 місяців тому

      Haa anaga waxaan aheyn air condition isticmaalna waxwalba waa 25$ kama badno alxm intaasaba qaali ah😊

    • @DeeqoXasan-u3s
      @DeeqoXasan-u3s 11 місяців тому

      @@falisnor6391 haaa ok waaa

  • @UmuyaxyeChannel
    @UmuyaxyeChannel Рік тому

    Asxaabey isoo booqda

  • @ZaaraCadey-x3s
    @ZaaraCadey-x3s 11 місяців тому +1

    Qudarta markii la dabolo ma baqaqbaqeeyso abyo

  • @maryankeyf4017
    @maryankeyf4017 Рік тому

    Xage jogta wllo

  • @fannyvideos1430
    @fannyvideos1430 Рік тому

    Cabitanadii waxi laga samen laha dhana kaso dagtay adegaas imaba ahan adeg hadana kuso darin qare ,cabe ,isbadhes ,zaytun,qube,karooto iyo sisin 😇

    • @salwaarab6435
      @salwaarab6435  Рік тому

      Muqaalka waaxu ku saabsan yahy kaliya qudaar kaliye sisin cabitaan ah neh ma caabno 😂😂 karootda dalakaneh ma gadaano

  • @KowsarMoha-hu2nc
    @KowsarMoha-hu2nc 11 місяців тому

    Sacuudi🇸🇦kaa firsna 50 riyals wye wax ay goysna maleh

  • @sundusfarahabdullahi3687
    @sundusfarahabdullahi3687 Рік тому +1

    Aamus wallhi xamar nolol bad haysataane kilo barbaroni 75sent ah kilo liin ah o .5 ah puntlnd xabada linta ah waa 15 sent 10ka xabo wa 1.5 ani xmar usoo gura mugoo😂

  • @Hodan_Family
    @Hodan_Family Рік тому

    Abaayo intee tagan thy

  • @AminaAliHaile-of2os
    @AminaAliHaile-of2os Рік тому +1

    Abyo hadhiqin qudarta way kaa dharee markad karsanaysatid dhaqo

  • @Hanixasanjamac
    @Hanixasanjamac Рік тому

    wan aq balay qali ❤❤❤

  • @suhurahilmih8790
    @suhurahilmih8790 Рік тому

    baa oo wllayaay 2 kilo baradhadaa waaba 10 kune hargeisa dollarna 1.17cent noqonaysaaye sowtii la odhan jiray waa jaban thy khudrada muqdishoo

    • @salwaarab6435
      @salwaarab6435  Рік тому

      Abaayo hadaa qaali waye lkn sidaan waka raqiisantahy

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 Рік тому

    Imisa Mahmood ayaa isticmaali kartaa qudartaas, abaayo, masoomaliya ayaa jogtaa Ban umaleyn?

  • @HinaadAli
    @HinaadAli Рік тому

    Abaayo cunugaada kale aa wee oo sadaxaad yacnii wiilka

    • @salwaarab6435
      @salwaarab6435  Рік тому

      Curudkega hoyadey mcn ayo la jogaa wadaanka ma jogaan abaayo

  • @faatimaashraf6129
    @faatimaashraf6129 Рік тому

    Salwo abyo gurigi hore mkaso guurty mse kii hore jikdisa saan ma ahyne

    • @salwaarab6435
      @salwaarab6435  Рік тому

      Maya xbtti asigaa le waaye e waxyaabo ka sameyay

  • @fatiinqueen3421
    @fatiinqueen3421 Рік тому

    Abaaayo kabsarta badanaa wey iga halawdaa plz noso gali xppty

    • @fannyvideos1430
      @fannyvideos1430 Рік тому

      Baca lagu xira isbuuc ka badan ee ku heene

    • @zamzamshaikhcabdinuur9617
      @zamzamshaikhcabdinuur9617 11 місяців тому

      Iyadooh bacda kujirtoh caaga virigka lagali Aniga 1BIL kudhawaad bay iitaalaa

    • @fatiinqueen3421
      @fatiinqueen3421 11 місяців тому

      @@fannyvideos1430 bacda wey gubee qali

    • @fatiinqueen3421
      @fatiinqueen3421 11 місяців тому

      @@zamzamshaikhcabdinuur9617 bacda ayadaba gubeyse abyo

  • @KhalidRerbadiye
    @KhalidRerbadiye Рік тому

    9

  • @Maryama-c6t
    @Maryama-c6t Рік тому

    What hot dog

  • @DeeqoXasan-u3s
    @DeeqoXasan-u3s Рік тому

    Team tomato 🍅

  • @falxadomohamudosman3810
    @falxadomohamudosman3810 Рік тому

    Leebatada noogafaa ideey sedee fariijka loo geliya

  • @Qamar-u6h
    @Qamar-u6h Рік тому +1

    10doolar xagena hal malin ban isticmalna waliba qadada bas

    • @zamiira.abdi.
      @zamiira.abdi. Рік тому

      Abyo meshas qali waye wa inte

    • @Qamar-u6h
      @Qamar-u6h 11 місяців тому

      @@zamiira.abdi. garowe huno

  • @naimaomar4613
    @naimaomar4613 Рік тому

    Freejka meqo kaso bixisey qali

  • @Skylyrics4059
    @Skylyrics4059 Рік тому +1

    Barandhada qaali noqoty marki igu danbaysay .75sinte ahyd

  • @faatmasheikh1010
    @faatmasheikh1010 Рік тому

    Liibitada see freejka ugilisa noga faidee

  • @faadumo883hasan8
    @faadumo883hasan8 Рік тому

    From @nasteeha chanell🎉❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Рік тому +2

    Masha allh nimcada wadankeena ayaad nosoo gudbisaa mahadsanid❤❤❤❤❤

  • @nasron2715
    @nasron2715 Рік тому +1

    wlhi Adiis Ababa qudaartas bada aadso adeegtay shan dolarkama badno 5❤❤❤❤

    • @ridwanahmed6169
      @ridwanahmed6169 Рік тому

      Way ka badan tahy wll Iminka wax walba Waa qaali adisbaba 😊

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Рік тому

    Masha Allah❤❤❤❤❤