SHEEG INDHAHAN KU GUULAYSO ABAAL MARIN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • Let’s Go 600k 🏃 🏃

КОМЕНТАРІ • 337

  • @Diaa-ademm1
    @Diaa-ademm1 Рік тому +91

    Ana ugu horeye maanta , ee hadaad iga danbeyso like ta hayla dhaafin 😂😂👍🏻

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Рік тому +27

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😔😪🙏🏿♥

  • @Apeen_maLik1
    @Apeen_maLik1 Рік тому +13

    Xadaari legend waan ku wadanaa from Galmudug 🎉❤

  • @cabdibaas1882
    @cabdibaas1882 Рік тому +16

    Legend Abdala Jamal❤🙌

  • @nimcoibraahim4990
    @nimcoibraahim4990 10 місяців тому +1

    abdale jamaal legend wan ku wataa ❤

  • @nimcoibnujaamac8165
    @nimcoibnujaamac8165 Рік тому +6

    Cabdale jamaal nolow wll illaahay hamigag iyo hadaf kaga haku siyo farxad ku molow

  • @MuxiyadinIbrahim-g2r
    @MuxiyadinIbrahim-g2r Рік тому +5

    Legend xaadari 😂😂😂😂 wad isla og tihin kulah

  • @ConfusedCabezonFish-zn8wk
    @ConfusedCabezonFish-zn8wk 9 місяців тому +1

    Abdala jamal GuLaySo wll❤❤

  • @ShugriMuhumed
    @ShugriMuhumed Рік тому +34

    Hodan cabdiraxman❤❤

  • @Marjuu7
    @Marjuu7 10 місяців тому +2

    1. hodan c/raxmaan✅
    2. Koko Bulle✅
    3. MW xasan sheekh✅
    4. Makasaayi❌c/hani😂
    5. Boqorada styleka✅
    6. Habboon✅
    7. Asad Hagio✅
    8. Makasaayi❌feysal waraabe😂
    10. Kashka✅
    11. Makasaayi❌najma nashad😂
    12. Makasaayi❌farxiyo fiska😂
    13. Makasaayi❌daahir yaale😂
    14. Dalmar yarre✅
    15. Makasaayi❌juweriyo jano😂
    16. Makasaayi❌seylaci😂
    ❤Salaman From Muqdisho❤
    ❤Macasalaama❤

  • @AyaanMohamed-ry8eo
    @AyaanMohamed-ry8eo Рік тому +17

    Qofka 1aad waa hodan abdirahman ❤

  • @ayanitaaayanitaaa5987
    @ayanitaaayanitaaa5987 11 місяців тому +1

    Jah madaxa nafuran from Galmudug 💙🤍💚

  • @shahaDselfie
    @shahaDselfie Рік тому +10

    Waa hodan c/raxmaan❤

  • @JimcaaleIbraahim-lc9ih
    @JimcaaleIbraahim-lc9ih Рік тому +5

    Abdala jama abdala coming soon 1millon insha allah🎉

  • @Safadegan48
    @Safadegan48 Рік тому +8

    Big legend cabdale jamal keep going bro ❤🎉

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 Рік тому +2

    Big lengend abti abdale jamaal cabdale come soon 600k

  • @ilyaasibrahim990
    @ilyaasibrahim990 Рік тому +2

    Galmudug ka ma adan xishun lkn waa ku wadanaa 😂🎉❤ xadaari

  • @Safiyo295
    @Safiyo295 Рік тому +2

    Inta koko markey aragtay socarertay😊

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 Рік тому +1

      Wad igaga sohormarty😅

  • @Fatma_zaharat
    @Fatma_zaharat Рік тому +2

    😭😭Alaaa man ku jiraa dad badan ban gartee😢ciil badana 🇩🇯

  • @TasliimAbdiqadir
    @TasliimAbdiqadir Рік тому +5

    Inta mrke maxamed aragtay So raacday😂 like sara

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Рік тому +2

    Abdale jamal big legend keep going best game

  • @sadiksadikabdi8360
    @sadiksadikabdi8360 Рік тому +5

    Cabadala Jamal cabdala walal qaliya waa ku taagera zxp alle ha ku sharfee

  • @Nasriga
    @Nasriga 11 місяців тому +1

    Hambalyo asma malapo❤👸

  • @xuseen1305
    @xuseen1305 11 місяців тому +1

    Xamda voice very good ❤

  • @AyaanMohamed-ry8eo
    @AyaanMohamed-ry8eo Рік тому +2

    Abdaloow noo soo badi barnaamijkan❤

  • @JimcaaleFaarax-le7wk
    @JimcaaleFaarax-le7wk Рік тому +4

    Cabdle jamaal cabdale big legend

  • @sheekowadaag1234
    @sheekowadaag1234 Рік тому +4

    Wllhi midhna kama garanayo ani iyo xadaariba malaha xasiida noogu wacan😂😂

  • @micraajdaahir1991
    @micraajdaahir1991 Рік тому +6

    Xadaari Galmudug gusheeda mad ka xun thy😂😂😂

  • @saraqueen293
    @saraqueen293 11 місяців тому

    Hhhh galmudug cup qaday kulahaaaa ayy isaaaqow mahadsanidin wllyal from galmudug nagu qatah faana barane❤❤😊

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 Рік тому +1

    Abdale jamal well done wlloh ❤

  • @salmaawil866
    @salmaawil866 Рік тому +1

    Abdalle jamaal abdalle UA-camr of the world noloshu kuma xumayso abid hno mcn🫡🤴🌍🥰🥰👑🦁😇

  • @AmiinYoung-vo4ml
    @AmiinYoung-vo4ml Рік тому +1

    Well cabdale iku casum wall mcn 🙏🙏🙏🙏🙏😭😭😭😭

  • @sundusdhalosundusdhalo1446
    @sundusdhalosundusdhalo1446 Рік тому

    Reer somalilanood sidee 1 Hodan Abdirixmaan dheere u garan waydeen❤😂😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +4

    Big legend always abdale Jamal another's levels best challenges hard is pictures 😍💯❤⌛❤👍😊

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 Рік тому +1

    Somaliland Dadka Ugu Codka Qurxon Somaalida Ama Caalamkaba Masha Allaah

  • @Amuunmoha8
    @Amuunmoha8 Рік тому +1

    Indhaha Koko bes ban kgarty😢😅

  • @khadijamaxamed5420
    @khadijamaxamed5420 Рік тому

    Best youtuber ❤ abdale Jamaal keep going

  • @abdiazizmohamed1229
    @abdiazizmohamed1229 Рік тому +1

    abdale nin culus keep going bro❤

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 Рік тому +2

    Gabadha maryaha cad baa meesha ugu xariifsan🎉😂

  • @Asalal99eir
    @Asalal99eir Рік тому +2

    Galmudug wa idin wadanaa abdalh jamal

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 Рік тому +1

    May garatay miyuu gartay bey kaga dhagtey😂
    ASMi wa maskax miidhan manchallh 🥰

  • @NimcoYuusuf-vq9uk
    @NimcoYuusuf-vq9uk Рік тому +2

    Cabdalle wllky horey uu soco❤

  • @hindamuxumed-ll8qq
    @hindamuxumed-ll8qq Рік тому

    Cabdala jamal hore usoco prather ❤

  • @Ms.Hamashool
    @Ms.Hamashool Рік тому +2

    I was so happy that beauty won 😂 hambalo quruxey
    Also why is nobody mentioning their names? Like idk who the casts are but would love support them.

  • @Fataxo7
    @Fataxo7 Рік тому +2

    Kowsar maxamuud buulle KOKO🥰

  • @afardhaandarajo
    @afardhaandarajo 11 місяців тому +1

    wllhy intaanay shegin sheegy kooko

  • @SowjatulXamserashid
    @SowjatulXamserashid 10 місяців тому

    CAbdalle aniga igu casuun 😊

  • @DeeqaMaxamud-t5b
    @DeeqaMaxamud-t5b Рік тому +2

    Guulayso huno 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv Рік тому +3

    Jah kokodeydiyaa ujeeeday😂

  • @MutaasOsman-u8v
    @MutaasOsman-u8v 11 місяців тому +1

    maxsmad deeq waxa uu ku dakhrayahau xamda😂

  • @xamdagaap0579
    @xamdagaap0579 Рік тому +2

    Cabdalow naso badi barnamijkan❤

  • @CabdishakuurXuseen-o3e
    @CabdishakuurXuseen-o3e Рік тому

    suusu hasan weye qofka ugu horeyo indhihisa

  • @XamseCali-vo5rs
    @XamseCali-vo5rs Рік тому +2

    Xadaari Ragii iyo dumaRkii baa iskaga qaldan 😂😂

  • @Soomalilandr
    @Soomalilandr Рік тому

    Qof kii uhorayy hodan cabdi raxmaan❤

  • @AsmaKhadar-lv6nx
    @AsmaKhadar-lv6nx Рік тому

    ❤❤❤❤asma malabo guuuuul🎉🎉🎉❤❤

  • @XayaadCabdi-h6j
    @XayaadCabdi-h6j Рік тому +1

    Masha Allah ❤❤❤😊

  • @FadilaMustafe
    @FadilaMustafe 11 місяців тому

    1 hodan abdi rahman😢

  • @FaysalAbdi-xz1lg
    @FaysalAbdi-xz1lg Рік тому +1

    Abdla jamal abdala guuleyso zxb

  • @Amuunmoha8
    @Amuunmoha8 Рік тому +1

    Koko bulle ❤❤❤❤

  • @najaxsacad1907
    @najaxsacad1907 Рік тому

    Hodan abdirahman maa lagaran layahay❤😂

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому

    0:12 😂😂😂😂 wa siyaasi😮

  • @quennafiza1281
    @quennafiza1281 Рік тому

    Qofta uhoreesa seebay ugaraan waayen hodan abdirihman😂❤

  • @ZaadiqAli-zk3gv
    @ZaadiqAli-zk3gv Рік тому

    😂😂😂😂badankoodu barnmaajikii horey ku jireeeeeen

  • @ZekiBerberaawi
    @ZekiBerberaawi Рік тому

    Abdalla Jamal 🐐

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi Рік тому

    Najma cabdinasir ciise kaahin❤ Najma nashaad

  • @said.janagaleofficial2716
    @said.janagaleofficial2716 Рік тому

    Xadaari waa xaraawo caadiya 😂Maxaa iskega dhigey galmudug oo koob qaday kulahaa

  • @MunaMunaqrx
    @MunaMunaqrx Рік тому

    Waa hodan cabdirxman 😂❤😊

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 Рік тому

    Abdalla jamaal legend laakiin kuwii maalintii horaad ku soo celisay😂

  • @XayaadMohmed-h2d
    @XayaadMohmed-h2d Рік тому +1

    Soo badi wallo cabdaloow waa macaane

  • @foozia426
    @foozia426 Рік тому +2

    Qof waliba wuu fanaya indhahan ka aqaan waxna lama garanayo 😂

  • @AarMahdi__
    @AarMahdi__ Рік тому

    Kuwan barnaajimkii hore soo dhigtay indhahan

  • @AsmaGobsan
    @AsmaGobsan Рік тому

    Indho cusub mad keentid qofki kii hore daawaday uu wada grnayaa

  • @abdirizakomar7491
    @abdirizakomar7491 Рік тому +1

    Barnaamijka kan xiga sanka kasoo dhig😂😂

  • @Nafisadheeman
    @Nafisadheeman Рік тому

    Abdala Jamaal iNdhahaygII 😅😅😅 GUUL 🎉🎉

  • @amaalmaxamedcabdi1760
    @amaalmaxamedcabdi1760 Рік тому

    Xadaari waa damiin😂😂indhahaaga luuq dhig ka carar fadlan😂

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 Рік тому +1

    Thé is super vidéo Ilike bro Fourn Djibouti

  • @XamdaSiyaad-u3y
    @XamdaSiyaad-u3y 11 місяців тому

    Aniga igu casuun meshaa anaa wada garane

  • @Fatuushquru
    @Fatuushquru Рік тому

    Indhihii ugu koreyey waa hodon Abdirahman sax mahoo😂

  • @inamaxamuud4339
    @inamaxamuud4339 Рік тому

    Xadaari nagama xishoon haddaa reer galmudug nahy😂

  • @SAHRACismaan-y3t
    @SAHRACismaan-y3t Рік тому

    Hogan cabdi rahmaan❤😊

  • @MaarioAxmes-fb8pn
    @MaarioAxmes-fb8pn 11 місяців тому

    Maxamed Deeq wa buu iska qadiman yahay my

  • @cabdiraxmaanxamse114
    @cabdiraxmaanxamse114 Рік тому +1

    Hamda waa funny

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Рік тому

    Bahalkii alla Ba,yeey Naa muxuu ahaa hadaba bal ii sheega 😅😅😅😅😅 hablaheenu waa funny 😅😅😅😅

  • @JimcaaleAhmed-m5f
    @JimcaaleAhmed-m5f Рік тому

    Waa wareeey abdlla jml isn't easy😊

  • @CaliyaCuamar
    @CaliyaCuamar 11 місяців тому

    Abdle jamal🎉🎉

  • @fariixaAbdi12
    @fariixaAbdi12 Рік тому

    Video dhan qebta danba ishaafisay😂❤

  • @user-hw4lq5rq6l
    @user-hw4lq5rq6l Рік тому

    Maxamed maame noo sooqobo iyo dad kale please😊

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 Рік тому

    Horay usoco bro ❤️

  • @sharfanalali7028
    @sharfanalali7028 Рік тому +1

    😂😂😂hadan dhamaysty anigu wali indrkyban wataa waar xadariyow wn ku slmy gal mudug bay is modene😅

  • @afardhaandarajo
    @afardhaandarajo 11 місяців тому

    waad isla og tihiin kulahaa😅😅😅😅

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Рік тому +1

    Xadaari Nin iyo naag ayuu u kala saari kala laayayba😂

  • @SucaadIsxaaq-mr5ht
    @SucaadIsxaaq-mr5ht Рік тому

    Indhaha aywada garan waayeen waa hodan Abdirahmaan huno

  • @IlwaadAbdurashiid4631
    @IlwaadAbdurashiid4631 Рік тому

    1.idiil barkhad weye 😅❤

  • @inahooyoqaali5354
    @inahooyoqaali5354 Рік тому

    Sawiradani waa Sawiradii Video gii hore uun ee Qawdhan iyo Muna faysal ay ka jawaabeen

  • @bushraisse9468
    @bushraisse9468 Рік тому

    Asma vdwgi hore bay daawatay wlhi😂😊

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Рік тому

    😅😅😅 istaaqfurulaah kashku wuu cawaran yahay niyoow kulahaa 😅😅😅😅😅

  • @foozia426
    @foozia426 Рік тому

    Hablaha ugu maskax badan maasha allaah ❤

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 Рік тому +1

    Xaadari fulay waan wata niow

  • @WardaJamal360
    @WardaJamal360 Рік тому

    Hodan abdirahmaan dhamaantood way garan wayeen😂

  • @Ilhaanciise-f5o
    @Ilhaanciise-f5o Рік тому +1

    Koko buule❤