Walshy thanks waxyabahan markan dhageystay waxan arkay in nafteyda ku saabsan yihiin i.a waxn rajayna in taloyinkaga ku dhaqmo meel ayaan ku qortay si aan u xasusto marwalba❤
Marwlbo hadal oo barnaamijYo soo deey saa hadalka ula qabsatid mowduuc muhiim aaka hadlosa hdne si waadix eh uguma hadli kartid sida say wlhida uhadlesaa xuman neh ha ii arkin xbbti fikirkeyga ka hadlay❤
M.a waku mahadsanthy sida quruxda bdn aad nogu sogudbisy waxyaba ku faidey wana rajena ina ku faidno anagana nolosha haku wacnato abyo farxad aan dhaamn ban ku rajeyn dib ha ulabn i.a❤
Mahdsanid xppti, ani waa qabi jirey overthink anigoo qofka ha dhibin is dhahayo dareen ahan iyo anigoo waxyaabaha inta ka baqo intan ra'yi dhiiban lahaa doorbida inaa ka tanaasulo, waqti dambe ayan isku qasbey inaa waxa qalbigeyga ku jira ka haldo sida wax ila yihiin, dabcan weli wan ilaaliyaa qofka shucuurtiisa si uusan ceeb u daremin iyo waxii la mid ah, lkn in arinmo muhhiim ku ah aad ka amusto adigoo dadka kale waxey is dhahayan ka fekeraya waa dhibato. Waxan ogadey in dadku isku mid yihiin lkn la isku dhafey inta qofku ka gudbo cabsida naftiisa, ee uu ka xorobu waxa dadka kle ka aamini doonaan, lkn uu sameyo wixii marka la saxan isagon ka horiman dhaqankena iyo diinteena suban.❤
Aniga waligey in an qurxaneen iskuma arkin alxmd marke gabdhaha kale dhahaan meeshas wan uyarahy sidas ban u madowahy wanla yaabaa alxmd qanaaco la aan waligey iskuma arag
Maskaxdey naceey faro badan an kuhaya lkn qalbigey wana diif marka waxan kusameyo an karanlahy xilika yaara io hada seem lewaye😢 wey ficnal leheyd kabar iney iladhaladey abyo talo isi
Abayo gabdhahyga tala raba inad isiisan ninkasto lashekysto een ban uyela waqtina wu igusocda her waxn marya mudo 2mnth anba shukansi samyn sen ogagudba taaas inan nolol samysto wanraba on meldago plz icawiya abyo fikradihiina wa iimuhiim
Aniga taladeyda abayo: salatu istiqara duko hadadan aqon youtube ka ka radi sida lo dukto Waa alle adigo la tashanayo hadu qeyr ku ahayn waba laga lexina hadii kla waka Qeyr ku rjeyna iyo nolol qurux badan❤️
Ana u horeyo abayo❤🎉
Thank you sis waxyabaha qaar iska mid aheen lakin alx aniga sidada oo kale waa ka gudbay kuwo qaar in aan ka gudbo rajeynaaa 😊
كلامك صحيح والله ❤
Thnks wlhi waa iso martay abayo waana xanun wlhi alx hada waan kagudbay inta badan
Walshy thanks waxyabahan markan dhageystay waxan arkay in nafteyda ku saabsan yihiin i.a waxn rajayna in taloyinkaga ku dhaqmo meel ayaan ku qortay si aan u xasusto marwalba❤
Masha Allah abyo hore usaco
Thanks huuno❤
Shukran uqtii jazakallaah
Wa iyak
Motivational kada aad ban oga hely thanks gclooooo❤
❤❤❤
@@Naroora mashallah wlllshay reer miyaad leedahay hadaad lahayn waan ku soo raadsan karaa
@@abdirisaqyusuf6839wlaa qabaa
2019_2023 alxm ilaahada isbadal ayaa igu socdo oo myself ah ❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
mahadsanid gacalo,horay soco mustaqbalkana video nuucaana noosoo dhig
Shukran xpptiii ❤❤❤💯👍
malinta maya bilaabay waxaa lay dhahay naya saan waa eheed ileen maskin ku malen jiray tan ma eheed 😂 wlhi waxaa rabtiin shega dhahay waxanan rabin marabo hada wax igama galin dadka see ii arkaan abayo adina mahadsanid ❤
Wlh mastexa wa jeclhy vediogaga hda ano jmcada kaimaday dalan firsanoya sa ugu nasto❤❤❤❤❤❤
Abayo waa oke sidaa noogu sheekey neysid wallhi isku mid baan ahaan jirnay anni walibo Sxbada Lkn Alhamdulilah hda sxb dhan ma qabi waan ka aharay kalsoonideydiina 💯 💯 wey dhaafty hda go aan kaas neh waxaan gaary 2022 bilowkeedii
Masha allah abaayo
Marwlbo hadal oo barnaamijYo soo deey saa hadalka ula qabsatid mowduuc muhiim aaka hadlosa hdne si waadix eh uguma hadli kartid sida say wlhida uhadlesaa xuman neh ha ii arkin xbbti fikirkeyga ka hadlay❤
ماشاء الله تبارك الله
Maashaaallaah ❤❤❤shukran abaayo waad idhiiri galisay ❤❤❤❤❤
Mashallha illhy ha kuguwado❤
Masha allah xbbt inaa naftada kalsoni ku qabto waa muhiim
M.a waku mahadsanthy sida quruxda bdn aad nogu sogudbisy waxyaba ku faidey wana rajena ina ku faidno anagana nolosha haku wacnato abyo farxad aan dhaamn ban ku rajeyn dib ha ulabn i.a❤
❤thank u
M.a qaali
Mahdsanid xppti, ani waa qabi jirey overthink anigoo qofka ha dhibin is dhahayo dareen ahan iyo anigoo waxyaabaha inta ka baqo intan ra'yi dhiiban lahaa doorbida inaa ka tanaasulo, waqti dambe ayan isku qasbey inaa waxa qalbigeyga ku jira ka haldo sida wax ila yihiin, dabcan weli wan ilaaliyaa qofka shucuurtiisa si uusan ceeb u daremin iyo waxii la mid ah, lkn in arinmo muhhiim ku ah aad ka amusto adigoo dadka kale waxey is dhahayan ka fekeraya waa dhibato.
Waxan ogadey in dadku isku mid yihiin lkn la isku dhafey inta qofku ka gudbo cabsida naftiisa, ee uu ka xorobu waxa dadka kle ka aamini doonaan, lkn uu sameyo wixii marka la saxan isagon ka horiman dhaqankena iyo diinteena suban.❤
❤️❤️❤️
Hambalyo sis🎉❤
Asc nestexo Hargeisa ayaan kla socda Waana jeclahy video yadaada inaa dawado
❤
ما شاء الله ❤❤
Manshallh abayo allaha ku xifdiyo ❤magalade ku noshahay abayo
Samideyda adigba i.a 2024 wxn raba ina isbadal xogan la imado qalin jabinteda kadib i.a
Insha allah💜
Nasiixa qurux waligaa waad saraysay allh ku dhawro hppti ❤
Qali waxn donaya inan bilabo ganacsi lkn naftaydu wxy igu ledahay gcnsiga ma mid soconayo mrka mxd igu talin lahayd mcnto
m. a qaliyey. muqal fican an dawaday bishan🎉❤
Woow good motivation ❤ humble queen 👑
Maansha allaah guul wacaan❤❤❤
❤️
Wllo somaliya so kumad dhalan caadi fasex uhadal xumaana ha iga arkin icafi hadad xumato😊
Asc abaayo sethy naeteexo sharafku dhoolaw abaayo
ماشاء الله 🎉
Anaa saas ah hada gabdho 😢
Abayo aniga hda isku arko qof isbadaleynin 😢
Wllo gabadha an garab istagno o 100k an karsiino abayo hore u soco hormar an ku rajeena♥️♥️
🫶🏼🫶🏼
Nasteexaay waxaad moodaa inaad iga hadleeyso ❤😅
Shukran ♥️♥️👸🏻our queen
Abyo noo soo badi
Sulaal Ayaan ku way diin rabyyy xagee kaa la soo hdlaaa
Aniga waligey in an qurxaneen iskuma arkin alxmd marke gabdhaha kale dhahaan meeshas wan uyarahy sidas ban u madowahy wanla yaabaa alxmd qanaaco la aan waligey iskuma arag
Maasha alah sax waayey ❤❤
Noo soo badi abyo sheeekoyinkaga dhirigalin aan ka qaday
😢😢❤ok
Maskaxdey naceey faro badan an kuhaya lkn qalbigey wana diif marka waxan kusameyo an karanlahy xilika yaara io hada seem lewaye😢 wey ficnal leheyd kabar iney iladhaladey abyo talo isi
abyo arabiga sidee kubaratey noga soo sheg plz
Abayo in talo ka qaato rba inte kala so xarira 🙏 😢
Wllo wlhy aniguba maya ma aqaano dadkana waxaad mooda inaan ka xishoonayo
Gul intan ka bdn ku rajena ❤❤
اه كتري مثل هدول😍 فيديوهات 😊
Wlhi ani waxan ahay dadka warkooda dadka qaato sorry my self
👏👏👏👏
Naa isbadalku ha ii danbeeye laba cisho intee aaday?!
Abaayo mahatsanid kasohadal goan qadashada xabibti
❤️❤️
Ani hal mid aan isgu nacey marga isbadal samey isdho hadaneh cabaar maskaxdey wey kadome 😢
Bni adanka badankiis sas wye
Abyo nosobadi nh motivation plz xappti video hdaya firsade comments inaqora usolapte wallhi 😅❤
❤❤❤❤❤
Abayo gabdhahyga tala raba inad isiisan ninkasto lashekysto een ban uyela waqtina wu igusocda her waxn marya mudo 2mnth anba shukansi samyn sen ogagudba taaas inan nolol samysto wanraba on meldago plz icawiya abyo fikradihiina wa iimuhiim
Aniga taladeyda abayo: salatu istiqara duko hadadan aqon youtube ka ka radi sida lo dukto
Waa alle adigo la tashanayo hadu qeyr ku ahayn waba laga lexina hadii kla waka
Qeyr ku rjeyna iyo nolol qurux badan❤️
@@Naroora abyo aadbad umahdsanthu istiqaro markad qofka hayso solama tukado hada waxba mmahayo markasto nin isoradiyo inta xun balaigatusa then goan dagdag kaqadan
@@Fathiibrahim5245aniga sas ahaan jiry abyo waan necba hadalda jilacsan iyo shukansi bdn lkn hda alhm qof cadi ah oo dadka la qabsdo noqdy waxan isku badaly zxpo shuknsi bdn la saaxiby hdalada qaar aan ku shekesno iyga ii qori jireen mrka saaid isku badaly😂
Abayo quraan isa saar oo shayadiin waxaa jiraa kaa bursanaayo guurka marka astaqfaarta saliga nabiga CSW aqriso marwalbo insha Allah
@@deqahajji2026 wan isaga Shakiya mara isasary hada istaqfarta iyo saliga wada I.a gabr kastu hamiguur leh o barakysan allha usahlo abyo adinkna wad mahdsantihin sad ilawadagten taladina
Ana hda ku sugan xldas 😢😢
Ana sas ahaye
0:08 h
Daqada hbnki wa laga arkaya ee had isaga xir abyo
Sand cusub io isbedal cusub rakeyna I.n
Hi
Naa heedhe 3 cisho halkee ku maqnayd sidaa qalbi labatahay marka ku so egayy😂😂
😂😂mashquul
Masha allah abaayo
❤❤❤❤❤❤❤
Hi
Masha allah abaayo
Masha allah abaayo
Masha allah abaayo
Masha allah abaayo