Wuxuu Yiri Nabiga Salallahu Caleyhi Wasalim: Allaah Kuma Eegi Doono iL Naxariiseed Haweeney Aan Ku Shukrin (Ka Abaal Dhaca) Ninkeeda, iyadoo Aan Ka Maarmin, (Waxaa Wariyey An-Nisaai)
Hhhhhhh Heesaha reer xamarka marka.la qaadaayo waa leys jilciyaa Lkn jaajuumoow adiga dhaantada waa laxan furan ee miro reer xamar ah saar bal ku day markoo
ASC ASXABTA SHARAFTABADAN
HADAA DABKA LAGASOQADAY
QOSOL OO QANAC
FADLAN IDINKOO MAHAD SAN
SUBSCRIBE COMMENT LiKE SHARE
NOODHAHA MAHAD SANIDIIN
WAAN IDIIN JECELAHAY RUNTI SOMALIWEYNEY
Legend jaajuumow in badn sugaayay channelkaga m.a welcme waa ku tageersanhy kal iyo laap wllhy aad u faraxsanhy ❤❤🙏🙏🙏🙏💪💪💪 one love
Team jaajuumow 🙏💪👏👏
CaLi Dhaanto Nin Adag maansha Allaah❤️
Jeeri ayaan ubaahanhy please
Wuxuu Yiri Nabiga Salallahu Caleyhi Wasalim: Allaah Kuma Eegi Doono iL Naxariiseed Haweeney Aan Ku Shukrin (Ka Abaal Dhaca) Ninkeeda, iyadoo Aan Ka Maarmin, (Waxaa Wariyey An-Nisaai)
Scw scw
Maasha alllah salahu caleyihim wasalam
Salalaahu calayhiwasalam ❤❤
40 jir aan ahay somali dhalay ah miyi iyo magaalo ku noladay waligay
Qaw Mamaqlin❤❤❤❤❤❤
Abuukar jaa juumow iyo qosol ninkaan hadii aad arakto qosol muku dhiman 😂😂
Abuukaroow maanta mawaxaad keentay jin laxuso waaye illaahay ka baq towbadn waydiiso nin yohow hada cimri kuuma yaree.
Ali dhanto and abukar jaajumow two legends salaan KAL iyo laab ah ayaan hawada idiin so marinaa
Jaamumow wllky farxadaada aad ayaan igu sii farxaa ilaahay haku xafido...cali dhaanto Marti culus salaama.soo dhawaw.
isar hunow qali subscribe
Walal qali illahay dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
Abtigeyga qaali Ali dhaanto noolow abti qaali iyo majaajilista jaajumow
Hadan arko jajuumow🌹👑💖 waan iska qosol xita anigo xanaqasan hore nin culus no tahay 👍👍👍😍💕❤❤🌹👑👑
Jaajuumoow daacadaan uqoslay wlhi luuq ay caashaan ku dhashay ku lahaa 😂😂😂😂😂
Hhhhhh
Masha Allah cali dhaanto Allah haku xifdiyo in ader qaali
Walee waan dawady heesta jaajuumaw aduun lakiin filinkii falxasid faqiir wax helay eed ku jirtay jaajumaw malahayaa falinkaas waan radiyay ma arag
Jaajumow fanaan jira iga dheh
Libaax labo maahin nasiib wacan Jaajuumow 👌👌💯🇸🇴
m.a
Walal qali illahay dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
Odayga legend waayee 100k halagarsiiyo hee
Jaajuumoow afsoomaali waa kaa badiyaa lahjadwalba oo soomaali waa yaqaan ee waa mukur
Walal qali illahay dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
Yackooo Ayaaad illoowday zxb Jaaa juumoow booow
Aad iyo aad ayaan ugu helnay labadena legend fanaaniintena inoo kordhiya
Hhhh alla beerka jaajuumo waad iga qoslisay waajin magiciis kulahaa
Jaajumow waxaad ku jirtaa dadka aad ku qoslo ama iga qosliya. Waxaas rabaa in aad ereyo laxam igu samayso insha allaah isku wadan ayaan ku nolahay ee
Ali dhaanto iyo jaajumow sxbayalow abdi xasan aabehey aa ladhahaa caisho na hooyadeey aa la dhahaaye see wax u wadiin
Hhhhhhhhhh
😂😂😂😂 Cali Dhaanto waa gacan kalay Jaahumow baa cagta ku ritay🙌🏾
Walhi labada fanaan aan taageero ayad tihiin magaceyguna waa cali Samiir Cali dhanto wan idin Salaamay
Abubakar jaajumow brother Wllhiy wad iga qoslisay runtii
Cali dhanto iyo abti jajumow waan idiin salaamay
Boqorki dhantada cali dhanto iyo jajumow waxn idinka so salamaya jiga jiga 🥰🤭❤
Ky salaamy abuukar jaajumow
From baidoa rahawein state
Jaajuumow kal iyo laab ayaa ku taageera legend 😀
Jaajuumow iyo Cali-dhaanto waa laba shakhsi oo qiimo badan
Masha allaah nuur cala nuur keep going king 🤴🏼
Kkkkkkk UA-cam xataa malaguu guuriyay
Kkkkkkkkkk cali dhaanto oo UA-cam ka furey aaaa kkkkk macal cali dhaantiyaashina aaa kkk funy aad tahay wlhi
5:15 malaay sii afkiisa waa kagay kadib aw dhihi karaa hhhh
Manshalah luube iyo dhaanto maxaa u dhexeya waxa la weydinasaa jaajuumoow
Masha allah keep going wlhi qosolnosoobadiwaqtika
Jaajumow wan ku salamy wll qaali
Kkkkkkkkkk fadhi fadhi fadhi heee wlhi qosol iiguma harin
Hhhhhhhhhh
Kkkkkkkkkkk wllh Wan fuury alla wa hindigi kulaha
Aniga ookale weeye wlh perfumka iyo qiiqa aad baan ugu xanuunsadaa hadaan uriyo
Thankfully two legend keeping going bro
Walal qali illahay dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
😅😅😅😮8¹@@Supper8k
Cali dhaanto wllh aniga cml ayd tahy sanbor aya idhiby
😁😁😁 jaaajuumoow salaaama
Buurtu markay cayisho miyaaaa ar jaajuumow dhibadaanaaa 😅😂😂😂😂😂😂😂😂
Very funny wlhi 😂😂😂😂😂😂😂
Rer konfureedku lahjadooda waa funny 😂😂😂🤣
Abayo waaku salaamay😂😂😂
Hhhhh abayo mxan funny ku noqoney?
Walahi af soomaligu waa hodan bal nimankaas yaa u gar naqa 🤣
Hhhhhh Ali dhaanto 😍 iyo Jaajuumoow
Kkkkkk Caku dhaanto waxad socotaba waxad usoo gashay jinni 😂😂😂😂
Afgooye gabadh lakuufsadey miyaa loogu bixiyy Nagaa cilmii badan🧐🧐
Kkkkkk waryaa ninkan hees jinni inuu ku baro miyaad rabtaa
Zxp kooxdii alfaghi so qabo iikar iyo indaR
Waa mahadsanidiin waan kahelnay barnaamijka
Ninkan hindigaa khatarsanaa, waa fannaan hibooyin badan. 👏
Labo nin oo aan taageero🤚👌
geesi waaye jaajuumow
Kkkkk jaajumoo keep going
Maansha allah Ali iyo jaajumow
Hhhhhh Jaajumow & cali dhaanto
Kkkk wllky nin qalbi furan
Jaajuumo ki taagersini hor ing so'ot feyli
Jaa'juumow nin weeyn waa kusalaamay
Masha Allah ali dhat iyo jajumo
Wooow wisheena manshall gulysta lkn luqad dhiib idn kal haysta binska kkkkkkkkkkkkk
Somalia hada sanbor wadankii wu yimid wlh xasasiyadana general noqoty hawada aya is badashy
Hhhhhhh
Heesaha reer xamarka marka.la qaadaayo waa leys jilciyaa
Lkn jaajuumoow adiga dhaantada waa laxan furan ee miro reer xamar ah saar bal ku day markoo
Asc waakabaxsateen adiga iyo calidhaato
Raga culis isku imadeey 💕💕🌹🌹👑❤❤💖💖💙💙💙💯💯✅✅🥰🥰
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Qow makasaayi Qaadi waa ilaahay ee kulahaa kkkkkkkkk Alla jaajumow dhib badanaa
Sxb abuukar sheekada waxaad noogu so daartas af maay maay
Aw bajuuqoow Maxaa laga wadaa ree afgooye 😀
Horay usoco ader
Nin dhaanteynaayo haduu barfuun marsado maxay kulatahy adoo ruxleynaayo hadad barfuun marsato waa wax kale abwaane kada barfuunka
🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
Kkkkkkk
Wallaalayaal subscribe allah dartiis iigu saara khayr aydan filayn allah haydinsiiyo❤️🇸🇴🇸🇴💐mahadsanidin👍
Ya salaaaaaam jaajuumow salan sare
Wlhi aniga wan fuuray
Ziyaartii dhalaan la suuro ayaa lagu geyn lahaa dheh
Kkkkkkk Mashalaah 2 lajan
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk shacatirole ayatahaya jajumowo
Aad ayaan ula dhacnay thanks
Kkkkkk cali waxuu modey gabay markaas buu la horinayaaaaa
🍧🍧🌺🥀🌺hay cawadaya wacan adaxatya salmma 🥀
Ali soo celi markale plz heeso xamari qaad dheh
Kkkkkk jaajuumow qosolka kk iga dhameesay
war ninka hees banaadiri ah u samee ajaajuumowow
Masha allaah
Hhhh caadi mhn wlh so funny
qosolkaa iga dhamaathay
Jaajuumow waa buuq kaliya ninka sifiican u warayso maalaayacni baatahaye 😂
Maslaax soo qabo 🙏👍👍
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 qosolkii aa iga dhamaaday Somali waa lahjad badanyahay waa cajiib waa leysku wareeray 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Masha allah
cali dhaato aadbaan usalamayaa
train yaa ubahan laguha afarta lugood udhigmo ma,aragtid
Waaaan kaahelay
Qawga waxaa dhashay buurta
Kkk Two legends
Kkkkk nice and original
Rag culus waan idin salamay
Walal qali illahay dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
@@Supper8k haye wll waan ku saaray
JAJUMOW AJAA
Var ta abdi dhaanto iyo cali dhaanto ma walala mise dawadaa walalo ka dhigtay kkkkkk
May bro allergic ama xasaasiyad ayuu qabaa so ma maqleysid sanboor waa kan leh dadka sanboorka qabo allergic ku sababo wayna bararan wajiga