jajumow wa ku salamay tagero weyn abow kii gabadheyna waa ku sarey keygana hadan ku saray waxan rajeynaa bisha soo socoto adoo u feysteeynaayo boqol kun o qof somali ina hesho inshaa allah
Vedio walba aan fiirsanjirey si goos goos aan u fiirsan jirey lkn video abuukar jaajuumow oo ku jiro 1 second xatta inoo i dhaafo ma jecli waa nin aan wax badan ka fa'ido qosol badan horey u soco jaajuumow 👏👏👏
Jaajumow caadi maaha weligiis saas oow u shactareyn jiryey waa ciyaalaka xafada . Laakaha iyagana waa family aan inaba caadi aheen together your can . Somaliyeey hadaad wadajir wax u qabsataan waa saan oo kale . No magaalo No qabiil No degmo Only somalinimo
Jaajumow wan ka helaa shekadada wllhi ilah ku daayo aniga waxan kaso jeda baydhabo janay walibana kalaha mar walbo hor unso oy guuuuul ya kin rajeye ilahay edin shey Allahuma amiiiiin 😍😍😍😍
Asc walalkey Abukar Jajuumow after long time good to see you again waxa tahay walal Somaliyed iguna ah qaali ee horey u soco all the best my lovely bro 😘
jajumow wa ku salamay tagero weyn abow kii gabadheyna waa ku sarey keygana hadan ku saray waxan rajeynaa bisha soo socoto adoo u feysteeynaayo boqol kun o qof somali ina hesho inshaa allah
Vedio walba aan fiirsanjirey si goos goos aan u fiirsan jirey lkn video abuukar jaajuumow oo ku jiro 1 second xatta inoo i dhaafo ma jecli waa nin aan wax badan ka fa'ido qosol badan horey u soco jaajuumow 👏👏👏
Jaajumow caadi maaha weligiis saas oow u shactareyn jiryey waa ciyaalaka xafada . Laakaha iyagana waa family aan inaba caadi aheen together your can . Somaliyeey hadaad wadajir wax u qabsataan waa saan oo kale .
No magaalo
No qabiil
No degmo
Only somalinimo
Jaajumow wan ka helaa shekadada wllhi ilah ku daayo aniga waxan kaso jeda baydhabo janay walibana kalaha mar walbo hor unso oy guuuuul ya kin rajeye ilahay edin shey Allahuma amiiiiin 😍😍😍😍
No stress wallahi jaajuumow vedio farxadaan kaheleynaa
Abuukar jaajuumow salaamantaa widaayow🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Jajumow nin culus waaan ku tageeraaa from Istanbul
Reer lascanodow salaam
Waw dumaaye iyo dabo galo ilbir warshuba ceel huur jowle xaradheere xeebte 💕💕 thanks asxaabta
Walahay qosol miiran waaye kkkkkkk mahadsanid farxad baan dareem iyo qosol
Hhhhh hormar wcn lagged jaajuumow sheekooyinka noo soo badi dhacdooyinka wax badan ka faaideysaan aad ayaa ugu helay qosol sariita kadhici gaaray
Brother Abubakar wan ku salamay cimriga iyo caafimaad ka ilaahay haku siyaadiyo
Abuukar halgacan qabto 1M halagaarsiyo❤️❤️❤️
The legend jaajumow♥️♥️🙏🙏🙏
😍😍😍😍😍😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😍😍😍😍😗😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😙😙😍😍😍😍😍😍😙😙😗😍😍😍😙😙😚😚😍😍😍😗😗😍😍😍😙😙😚😍😍
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jaajumow wan ku tagera Ader Horay u soco
first I'm here inshallah i want u forever..u make me lough hard 12/01/2020 Still covid-19 time lockdown at with my kids mashallah
Mr abiikar ninka kaliya aan taageyro u ahay ayaa thy bro hormar wacan waan kuugu qoslaa Mar Waliba markaan shaqada kaso laabto allaha ku sharfo
M.a jaajuumoow waa lagu xisay
Filman qatar so dhig hormar wcn
Jaajumo walahi qosolki adunka dhaman asxaabta cimran walashay baarlin cabdixamiid dhaman salan kal iyo laaba noolada sxbayal
Jaajuumow team Like dhac igusiiya ❤❤❤❤❤❤
م
Kkkkkkk ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤙
Kkkkkkk jajumo walahi waad kala kicissay chanelki,aniga iyo xajigayga aad baan cawa u qosolnay👍🤣🤣🤣
Mansh allah sheeko qosal badan jaajuma horey usoca
Mansh Allah halka ka sii wada hawlihiina
Jaaajuumoow cimri dheer cibaado suuban iyo caafimad alle haku siiyo nin talent leh baad tahay wlhhi
Hhhhh Masha Allah fny horey u soco taagyeero buuxa nhy
Viva rer madiino siliga ameerikaanka
Taageero nomber one ahy jamumiw keep going 👍👍👍😂🤣🤣
Nice one My big brother keep going
Abukar jaajumow lascano qudheedan kaasoo salaamayaa
Jaajumow waxa weydisaaa meeqa cod ayuuublreyahy uuu filimada kuafsiri jiray hanala weydiyo suaahas waaa muhiiim cimraan Iyo asaxabtisa eee dhaman jajumow waaa idn slamay
Shan cud ayoo ku hadlaa
Jajuumow wan kusalamay baro hory usoco masul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Abukar jajumow hore o soco wllo
Wlhi waan murugeesnaa waana ooynaayay lkn muuqaalka markaan dhameestay waan faraxsanaa
🤣🤣🤣Jaajuumow Isbaaro aa dadka u barayay hdhow latara majuujiyay🤣🤣❤️✌️Keeep going Nin wyn
Masha allah abukar jaajumow
Jajumo io laakaha waan idin salamay from galkayo guryo samo gadashedda
Walahi aad baan u qosle plz tarikha dhacdoyinka wa mihim noso badiya
Jaajumoow funny ayaa tahay bro noo soo badi video yaalka
Waa fuuray walahi. Viva jaajuumow nolow ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍✍✍
*Waligay nin-kaan magaciisaan maqli jiray war wuxu qosol badanaa ma jeeri bay walaalo yihiin kani*
abukar jaajuumow masha allah aboowe waxaan ku ahay taagero nambar 1
Jaajumow @ Laakaha .
Wadajir beey laba gacmood wax ku qabsan karaane .
Aan is weheshano walaalayaal
mansha allh guulaysada walalhayga qliga ah walalky wan kusalaamyaa abokor jaajuumow
❤❤❤ Wll Macaan Sthy xld cafimaad kaaga kawaran baal Wll ❤
Asc bro jajumoow salaan sare madax baa tahay allaha ku xafido 😍❤💖
Jaajumow hore u soco sxb legend keep doing good job
Masha Allah Jaajumow waa ku taageersanahay sxb, majaajilistaha ugu qatarsan soomaaliya ayaa tahay😆 salaan sare bro.....
Waa ku radineynay jajumoow wayadan dambe lkn ugu dambeyn waa lagu soo helay intan kala socon donaaa insha Allah
Jaajumow nin culus from saylac Somaliland ilaa yarantaydii sxb waan kugu taxnaa horoy soco ha fariisan nin adag
Malin borow wankuxisne wlh😁♥️💖
Abuukar jaajuumow keep going
Asc masha allaah walal
Inta jaajuumow ka qoslisiiyey like iisaara🙏🙏🙏🤣🤣
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😙😙😙😙😙😚😚😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😚😚😍😍😍😍😍😍😍😍😍
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😗😍😗😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😚😚😚🤗😍😍😍
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jaajaamuw iyo asxaabta kale salaan sharaf waad iga wosliseen walaahay
Abukar jaajuumow macalin dheeman ah ku dayasho mudan inaan kugu daydo waaan jeclahay
Hore u soco jaajuumow
Jaajumow team tageero weyn aan ku ahay wlhi ani wawa ku wayay meel aad ka dhacday ilaa team yurub ku biirtay 😁
Cimraan waxaba iso xasusisen baxdii iyo baladweeyn 😘😘
Jaajuumaw sheekooyinki qosolka lahaa ee hargaysaa kaa sooo maray nooga sheeke saxiib
Wan ku salamayaaa
Al hooyo berka jajumo waa iga qosliye
Jajumoow Legend❤️😘😘😘
Mnsha allah jaajuumow hore u socda sxb team jaajuumow fadlan subscribe isaar alaha idin sharafa walalayaal
XaraDheere iyo dumaaye waan o xiisay wlhi❤❤❤❤🇸🇴❤❤❤❤🇸🇴
😅😅😅waa ku wataa jaajumow💕
jaajuumoow hore usoco bro isoobooqo adina
Jaajuumoow 1998 markaad galkacio tagtay markaas ayaa la igu dhalay isbitaal ku yaala koonfurta galkacio wlhi waa taariikh
Beenbadanaa ibitaalba maahayn koonfuteeda kii 2004 baa ugu horeysey
Asc shactaro ayaba imaneyso iqosol marka islajogtan
msha allah dad aan taageero allah ha idin sharfo
Jajumow love kugu ahay Wlhi ❤️❤️❤️
jaajumow dumaashidaa ka xishood dhaqankeena kuma jirto in hablaha hadalka lagula xifaaltamo.
Jajumow funny guy like your videos
Keep going taagero weyn
Allah kaliyahyga manta ebar cimraanow barlin wey khafiftey baan umleyn hhhhhh jiroo jooga
Jajuumow waan kaqad nay sarkaal sare
Jaajuumoow waaku tageeraa uray usoco
Jilaa jira jaajumow😍💯
Abokor jaajuumow hore u soco huuno
Keep goin
Jajumow nin cann ah I like ur funny.
Legend Jajumow.
abwaanka abdihamiid wakusalamay
Hhhhhhh wllhi caawa kal iyo laab ayaan u qoslay abwaane
jaa juumow sida lagug xisay hadad ogaaan lahed welcome back ruwayadi qalaqaf bye jaaw🤣🤣
Asc walalkey Abukar Jajuumow after long time good to see you again waxa tahay walal Somaliyed iguna ah qaali ee horey u soco all the best my lovely bro 😘
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😙😙😚😚😍😍😍😍😍😍😍😍😍😚😙😙😙😚😚😍😍😍😍😂😂😙😙😍😍😍😍😍😍😍😍😍
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😙😙😙😚😍😍😍😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗
❤❤❤❤💜💜❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😂😂😙😙😙😙😙😙😙😙😙🤗😙😙😍😍😍😍😍😍😂😚😙😙😙😙😍😍😍
Waaw nin culus reer afgooye ahaaaa
Jaajumoow nin adag walahi qosol miran waaye
Mastar jaajuumow fanny hestii kibireey aan kugu soo xasuustaa sxb👍
Wllka ween jakumow riwayad nosojila adiga io team lakaha media
Wlhi waa iga qosliyeen
sare allaha ku xifdiyo
Walahay waa qosol miiran
Jaajumow kal iyo laab sallaan sare
💖👏👏👏👏👏👏👏👑✌️
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😚😚😙😍😍😍😍😍😍😍😍😍😚😚😚😙😙😙😍😍😍😍😍😍😗😗😗😗😍😍😍😍😙😙😙😙😍😍😍😍
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😚😙😍😍😗😗😗
Jaajuumow legend weyn allah yaxfid
Wlcm.jajumow kuhesta qosolkada
jaajumow legend weeye
The legendary jaajuumow
Keep going Jaajuumow
Masha abti Jajumow horay usoco❤👍
Asc Macaan Sthy xld cafimaad kaaga kawaran
jaajumow waxay iigu kaa dambeysay adoo kheyre galay sheekadii guy soo daahay
Jaajuumaw marbaan baydhabo janaay isku aragnay