sheekadii maano iyo iikar iyo dahawo xirsi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 199

  • @abukarjaajumowofficial7979
    @abukarjaajumowofficial7979  4 роки тому +62

    ASC ASXABTA SHARAFTABADAN
    MARKALE IYO MUQAAL CUSUB
    FADLAN IDINKOO MAHAD SAN
    SUBSCRIBE COMMENT LEG SHEEG
    NOODHAHA MAHAD SANIDIIN
    WAAN IDIIN JECELAHAY RUNTI SOMALIWEYNEY

    • @aliyaasli9165
      @aliyaasli9165 4 роки тому +1

      Jajumow yarka wiilkaga miya

    • @Somtales
      @Somtales 4 роки тому +1

      An waa bilaawey subscribe-ka kooooow koow.

    • @Hugaanmedia
      @Hugaanmedia 4 роки тому +1

      Wcs wall qali anaykaba wan kujecel nahay dhal boqortoyo mahadsanid in badan intey nolijirto inolow🙏 🇸🇴🇸🇴💪💪😍💘💘💝❤🙄🤲🤲😭😭

    • @leylomohamed9275
      @leylomohamed9275 4 роки тому

      Ascjaajunowplzwaankujclhayisoo.wac

    • @allaysyoung1595
      @allaysyoung1595 4 роки тому

      Jaajumaw siisoco

  • @nurmuse36
    @nurmuse36 4 роки тому +2

    Jaajuumow legend inaba caadi maaha I like your video’s bro keeb going

  • @Fatima-sm9du
    @Fatima-sm9du 4 роки тому +39

    Inta jaajumow taagerto like

  • @hassanfaysal7968
    @hassanfaysal7968 4 роки тому +29

    Team
    Jaajumow
    Ismuujiya
    Like iga qabta
    Mahadsanidiin 🏃‍♂️🚶‍♂️🚶‍♀️🔥♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @amenacali727
      @amenacali727 4 роки тому +1

      Isoduceeya aniga iyo inta xanuusanba ee Muslim ahba walalaha soomaaliyeed

  • @abdulkadirahmedjr8105
    @abdulkadirahmedjr8105 4 роки тому +3

    Jajuumow fadlan video so badi kuma hayno

  • @amaljamac8634
    @amaljamac8634 4 роки тому +1

    Beerka ibisaladay jaajomow waan ku tageraa

  • @farhansh.bashir476
    @farhansh.bashir476 2 роки тому +2

    Jaajumow sxbkaa majaajoos ayaan bartay adi cml ayuuna u qalbk wanaagsanyahy0

  • @farhansh.bashir476
    @farhansh.bashir476 4 роки тому +1

    jaajuumow iyo ardaydiisa waan taageera jaajumo jeeri saalax dheere lacagtii shaneemada iga baxday ayaan idin ka rabaa

  • @cawomohmed4250
    @cawomohmed4250 4 роки тому +4

    Waaaw abuubakar meeyeen baarliin iyi cimraan

  • @saciidyare8525
    @saciidyare8525 4 роки тому +18

    Jajuumow saan utaagyeero qof utaagyeero myaa jiro

  • @canabmukhtar9545
    @canabmukhtar9545 4 роки тому +1

    Sheekoyinka reer xamarks no so badi wlhi reer xamarka wan jecelahay waa dad daacad ah

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 Рік тому +2

    Hhhhh

  • @mohamedaliomar3156
    @mohamedaliomar3156 4 роки тому +12

    Waan ku faraxsanahay hadii jaajuumoow sharci helay waayo MA qaadan karno halyeeygeeena in uu dhuun Dhuunta

  • @fardowsatiinaa9506
    @fardowsatiinaa9506 4 роки тому +2

    abuukar managa guurti walalo mise safar lee waye waa so labane

  • @abdik87s31
    @abdik87s31 4 роки тому +7

    Kkkkkk jajuumow dowlad dhalato lee dahawo xirsi lafuraa

  • @cgf383
    @cgf383 4 роки тому +13

    Macalin dugsi baa ahaye yaa muraad leh u ducaynaa📿📿

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 4 роки тому +2

    Kkk

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 4 роки тому +2

    Waa mahadsantihiin jaajuumow iyo cashuro iyo carurteda 👍❤

  • @bushrolaki4929
    @bushrolaki4929 4 роки тому +1

    Maashaa allaah jaajumow jiroo joog insha allaah

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 4 роки тому +1

    Masha allah Abukar jajuumow salaan sare adiiga iyo familkaan quruxda badan

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 4 роки тому +1

    jaajuumow waa iga qosliyaa

  • @abdulkadirahmedjr8105
    @abdulkadirahmedjr8105 4 роки тому +3

    jaajumow waxan ka codsanaya inaad so badiso luqada macalin borow

  • @saedasheikh5618
    @saedasheikh5618 Рік тому +1

    Waa ku taageersanahy

  • @maadeymediam.m840
    @maadeymediam.m840 4 роки тому +3

    Kkk allaha abkar

  • @fardosaabdulahi6198
    @fardosaabdulahi6198 4 роки тому +2

    Kkkkkkkkkkkk wlhi waa iga qoslisay bostoolo aa miiska loosaaray

  • @abdulsamadi8131
    @abdulsamadi8131 4 роки тому +1

    Jaaaaaaaaaaaaaaaaaajooooooomoooooow kasalaami wlaakey

  • @ikraanmaxamed7624
    @ikraanmaxamed7624 4 роки тому +2

    Asc waawa

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
    @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 4 роки тому +4

    😂😂 team legend jaajuumow likta waxiiga 👍👇👇❤

  • @aminmunye857
    @aminmunye857 4 роки тому +3

    masha'Allaah
    wilkan oo codkisa ka ween waad ka baxsatay Adeer Allaha ku dhooro

  • @anabqalanjo3381
    @anabqalanjo3381 4 роки тому +3

    Jaajuumow horuu soco

  • @astanchannel1324
    @astanchannel1324 4 роки тому +2

    Www m.a wilka yar jajumow uegyahe

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 4 роки тому +3

    Wcs Abuukar jajuumow MshaAllh horey u soco my walaalkey qaliga nagu eh

  • @munezachannel14
    @munezachannel14 4 роки тому +2

    Hhhhhhh hori usocoda team jaajuumo tagero buuxo

  • @NuuneaxmedfaraxCali
    @NuuneaxmedfaraxCali 10 місяців тому +1

    Legenda legenda big ❤❤

  • @farahhassan7829
    @farahhassan7829 4 роки тому +7

    Black sea xasuus long time

  • @kadriinaoffacial304
    @kadriinaoffacial304 4 роки тому +1

    Mashallh aad iyo aad xaqiiqdii kama daalo Abukr jajumow Ruwayadihiiisa Allhaa daaye waa funy Abti mcn hore u soco...😍😍😍😍

  • @Ibrahiimmxamed-sj8ge
    @Ibrahiimmxamed-sj8ge 10 місяців тому

    Jajumow Adban kutagera wll horey Usoco wll❤

  • @haamudmursal4889
    @haamudmursal4889 4 роки тому +7

    Asc walal qali jajuumuw waxan ku waydinaa yurub lug miyaad ku soogashey mise fiiso iiga soo jawab

  • @naimahassan7134
    @naimahassan7134 4 роки тому +1

    Jaajumow mugaan arkaan soo roooraaa taagero number one ilhy haku xafido ku xisnay from muqdisho

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 4 роки тому +2

    Jaajuumow horay u soco kuyaaca odeyga waa funny

  • @turyeyeboss9387
    @turyeyeboss9387 4 роки тому +1

    Jaajuumow macalin boorow mad iska dhigtit😋😋

  • @nasrasomalia7858
    @nasrasomalia7858 4 роки тому +2

    Jiilaalka waasla soo jirnee jadiinka maaku jeedihaa from aadan yabaal xitaa warkooda waad xifdisy adeer alle haku barakeeyo

  • @CabdulaahiAxmed-im7gl
    @CabdulaahiAxmed-im7gl Рік тому +1

    Aab sobadi

  • @cabdulahicabdi7147
    @cabdulahicabdi7147 4 роки тому +2

    Arakanaaa madafan been aha ayoonaka dharajiya

  • @abdifitahcali5867
    @abdifitahcali5867 4 роки тому +3

    Jaajumow legend allaha ku xifdiyo

  • @mohamedahmedahmed3292
    @mohamedahmedahmed3292 4 роки тому

    maashaallaah abuukar wahaan kaa soo salaamay afgooye baalguri

  • @abdulkadirahmedjr8105
    @abdulkadirahmedjr8105 4 роки тому +2

    Waan ku farax sanahay inaan team jaajumow kamid ahado

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 2 роки тому +2

    Hhhh 😂😂

  • @omaxuska7443
    @omaxuska7443 4 роки тому +2

    Asc jaajuumow maxaa gurigaaga loogu qabanwaayay barnaamijyada markasta Marti maad meelkutahay

  • @isxaaqisxaaq1914
    @isxaaqisxaaq1914 4 роки тому +3

    Waaw mashllh ugas garabkagaan nahay

  • @maxamedmaxamud4071
    @maxamedmaxamud4071 4 роки тому +2

    Hhhhhhh dahawo xirsi dowlad dhalanin malafuri karo

  • @umuabdalachannel7527
    @umuabdalachannel7527 4 роки тому +1

    Walaka jaajumo waw

  • @isxaaqyaretv7281
    @isxaaqyaretv7281 4 роки тому +1

    Hhhhhhhhhh jaajumoow jini waayay hormar wacan sxb alfanan al abwaan majaajieesta masha Allah 10 maalin 100k hala geeyo

  • @cabdulaahimaxamuud402
    @cabdulaahimaxamuud402 3 роки тому +1

    Sxb waad iga quslisey wllh wanakaheley shekadada sxb sare

  • @aminocumar3126
    @aminocumar3126 4 роки тому +3

    Jaajumow waan Ku salaamay walaalkey jilaageyna weey

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
    @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 4 роки тому +2

    Legend jaajuumow 😂😂😂😂😁😁😁😁👇👍

  • @CumarAdam-it5or
    @CumarAdam-it5or 2 місяці тому +1

    Abukar jajumaw mitka yar wilkiis miyaa

  • @munacabdi5871
    @munacabdi5871 4 роки тому +3

    Canuga yar masha allah waa funny🤣🤣 ader jaajumow horey usoco

  • @xamarbile3184
    @xamarbile3184 4 роки тому +3

    Wwww mr. Jaaja wan kusalamay masuul sare jilaaga weeyn ee soomaaliya

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 4 роки тому +1

    Lama kala xanaaqaan walaahi xamar cadey aa igu soo dhacdo ciyaalka xafada caadi iska dhig waaye . Jaajumow aad ayaan kuu taageeraa

  • @cabraxmaanshekh4558
    @cabraxmaanshekh4558 4 роки тому +1

    Wow kkkkkk

  • @barwaaqocilmi2340
    @barwaaqocilmi2340 4 роки тому +2

    Hahahahahaha jaajuumow

  • @احمد12-ف1م
    @احمد12-ف1م 4 роки тому +2

    Asc jajuumow

  • @Omarmohamed-lm8ky
    @Omarmohamed-lm8ky 4 роки тому +1

    Hhhhh waigaqosliye

  • @omabukar44
    @omabukar44 4 роки тому +1

    Caadi ma ahan jaajuumow sheekoyinkaaga

  • @sahromacalinxayeesi8429
    @sahromacalinxayeesi8429 4 роки тому +1

    Maashaa allaah aqii abuukar Soo qabo deeqo afro

  • @fatmahenaofficial6421
    @fatmahenaofficial6421 4 роки тому +1

    m.a tiim jaajuumow isoodhaweyya

  • @امفيصل-ذ9ن
    @امفيصل-ذ9ن 4 роки тому +2

    jaajuumow walalkay xamar iskaga so noqo

  • @beelo2214
    @beelo2214 4 роки тому +2

    Hhh sheko walan

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
    @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 4 роки тому +2

    Legend jaajumow 😂😂😂😁😁😁

  • @xaliimoaxmed9743
    @xaliimoaxmed9743 4 роки тому +3

    Jaajunow wad naga qoslisay horusoco

  • @basroabdalhalibasrocabdula9692
    @basroabdalhalibasrocabdula9692 4 роки тому

    Masha alh abukar jajumow nosobadi waxkasto an kuqosolno wayo wan iskumadadalina qaraxadada

  • @fatimaalikhayre1571
    @fatimaalikhayre1571 4 роки тому +1

    Plzz sheekoyinka muuridi iyo noso badal plzz

  • @AffectionateGondola-vk8sj
    @AffectionateGondola-vk8sj 9 місяців тому

    Waa ku salaama

  • @fatushcosmetics3819
    @fatushcosmetics3819 4 роки тому

    Masha.allah

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 3 роки тому +1

    Kkkk

  • @abdirizakbakar9038
    @abdirizakbakar9038 4 роки тому +1

    Wcs abukar jajumow horay usoco runti waan qoslay 🤣🤣🤣🤣

  • @Redmensupportes
    @Redmensupportes 4 роки тому +2

    Jaajumow legend🙌

  • @idirismaxamedshiikh4046
    @idirismaxamedshiikh4046 4 роки тому +1

    Guuleeso Abuukar Jaajuumow

  • @wiilbari5128
    @wiilbari5128 4 роки тому

    Nin ka kaliya an anu ku qoslo wa jajumow Legend 🙏🤜

  • @wabarxasan6858
    @wabarxasan6858 4 роки тому +1

    Maamo Anshuuro
    Sayid 😍

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 роки тому +4

    La jiifto ka horeeso kulahaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @phinnociopro1369
    @phinnociopro1369 4 роки тому +1

    Abukar fanan qaaliya aad ayaan ku jacalnahay

  • @sahrahussein561
    @sahrahussein561 4 роки тому +2

    Waa dhownahay

  • @mohamedsahal3311
    @mohamedsahal3311 4 роки тому +11

    Jaajuumoow qamiis walba 3000 sedex kun kugu dawan jiray shaneemo xamarjadiid adi muno idin tageri jiray wagas waxa is dhihi jiray boskaas yaku galiya

  • @umunajma2909
    @umunajma2909 4 роки тому +3

    Asxabta chanelkayga cusub subscribe isaara mhdsndin umu najma waye

    • @kulmi1
      @kulmi1 4 роки тому +1

      Waan ku saaray walaal adna ii saar thanks

  • @fardowsadhagfar3706
    @fardowsadhagfar3706 4 роки тому +2

    Kkkkkkkk wlhi jaajumow sheekada jcly

  • @khadroabdirisak127
    @khadroabdirisak127 4 роки тому +1

    Hhhhh abukar jaajumow wax isku lamaqadaran

  • @kulmi1
    @kulmi1 4 роки тому +1

    Masha Allah walaal horo usoco wanku taageeraa 😄

  • @amaljamac8634
    @amaljamac8634 4 роки тому +1

    Hhhhh😂😂😂😂😂

  • @munoadan3352
    @munoadan3352 4 роки тому +3

    Kkkk Allah beerka

  • @hawogaabow5174
    @hawogaabow5174 4 роки тому +1

    kkkkkkkkkkkkkkkk la riyodo la jiifto aa kahoreyso wlhi shanemo kunburaale aan soo xasuustey

  • @abdirahmanmohamed3998
    @abdirahmanmohamed3998 4 роки тому +2

    Masuul sare jaamumow muqaalda aadban ugu tixanahay lkn muqalkada daqiidaha yarey 10 daqiiqo cml ilaa 15 daqiiqo kadhig

  • @nasrasomalia7858
    @nasrasomalia7858 4 роки тому +4

    Mariyooty lajiifta ka horeeyso ar jaajuumowaa hhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @yahyec.shiqow6670
    @yahyec.shiqow6670 4 роки тому +2

    Asxaabta masha allah

  • @xafsamoalimabdiahmed842
    @xafsamoalimabdiahmed842 Рік тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💜💜💜💜❤❤❤❤

  • @malyuundhoore2013
    @malyuundhoore2013 4 роки тому +2

    Laajada ayuu dad ku caynaa

  • @somfrancefood9483
    @somfrancefood9483 4 роки тому +1

    Masha Allah

  • @abdalamaxamed4319
    @abdalamaxamed4319 4 роки тому +2

    jaajuumoow wllhey sxb hadanaan ku daawan caadi ma noqdo sxb jiro joog

  • @munahassan5579
    @munahassan5579 4 роки тому

    Kkkkkk funny waaye walaahi