BEACH BEE NAGA QABATAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
    FOLLOW MY SOCIALS:
    INSTAGRAM: FARTUSHH
    SNAPCHAT: FARTUSH
    SONG: CHRONIXX- LIKES

КОМЕНТАРІ • 133

  • @Ahmed-ft3bg
    @Ahmed-ft3bg 2 роки тому +55

    I wish I had friends 😢 ( 24y old masters dhameyey) all my life study study ku jirey now I am social outcast

    • @nimconuura4493
      @nimconuura4493 2 роки тому +2

      Sido kle ma is racna inagu 😂

    • @safasayid6739
      @safasayid6739 2 роки тому

      Oh hda laga bilaawo freinds nhy

    • @Ikranot7
      @Ikranot7 2 роки тому +2

      Let’s become a friends but hada jogto MN

    • @mayamohamed5562
      @mayamohamed5562 2 роки тому +1

      24 and master ana 22 and degre la dagaltaman

    • @cabdiabshir4170
      @cabdiabshir4170 2 роки тому +1

      Xalimoyinkan dacad waaye ama anina so hadlaa saa friend u helo

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 2 роки тому +18

    fartuuney ani bilaa makeup ahay waligy ma marsan jamacada xitaa gabdhaha carabta makeup la'aan ma imaadan 😂

  • @nashaaddagan977
    @nashaaddagan977 2 роки тому +12

    Fartuun duvet waxa I tiri maxa qabanesa 'anaga na daawanaysa
    Haa wan ku daawanaya waliba ano Exam galaya 6 hours kadib buugti intaa yara dhigtay aya kaftankaga iyo bashaalkina energy ka qaadanaya wlhi sister taagero waan dhaafay ♥️Guulayso I baashaal♥️

  • @roodosalaad192
    @roodosalaad192 2 роки тому +17

    Nasteho funny waaye I liked Wllhi Waa Daacad 😂😂

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp 2 роки тому +12

    We miss Hassan Beylaani, aaway yaqee

  • @bushrabilan6648
    @bushrabilan6648 2 роки тому +7

    Where have you been gyal i miss you sis

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 2 роки тому +10

    Mashalh abayo tankale ROUTENs quruxbadan ban so dhiga so dawada from muqdisho thank you

    • @F13500
      @F13500 2 роки тому

      Mogadishu maha laga dawayana o yaalo 😂

    • @Nimcolifechannel1
      @Nimcolifechannel1 2 роки тому +2

      @@F13500 muqdisho wa magalo maha qolkad ku dhexjirtid oo kaliya

  • @Itz.me_idil
    @Itz.me_idil 2 роки тому +5

    Netflix anu daawanaya ayaa notificationka iso dhacay durba waa kaso abaaray ma waana xiiso weyn ku hayna Fartuuneey ❤️‍🔥

  • @Xawoluuleey
    @Xawoluuleey 2 роки тому +2

    Omg i was soooooo excited to hear the intro song 😂

  • @fabdi847
    @fabdi847 2 роки тому +1

    Does anyone know the song playing at 3:10 please

  • @abdihakimmudow3175
    @abdihakimmudow3175 2 роки тому +1

    Salam walashey we miss your content, MashaAllah welcome walalo

  • @munasaid9486
    @munasaid9486 2 роки тому

    One of my favourite UA-cam ❤ ♥ 💙 💕 💜 💖 ❤

  • @laylamohamud1493
    @laylamohamud1493 2 роки тому +2

    UK beach ha isku aadin, Fartunayy remember Southend iyo dhagaxaantii😂😂

  • @abdihakimmudow3175
    @abdihakimmudow3175 2 роки тому +2

    bring Hassan bojalee,I miss that guy

  • @saabiriinabdisalam3942
    @saabiriinabdisalam3942 2 роки тому +3

    Ceelbuur halka ku dhashay 😭❤️

  • @balqiisakush3109
    @balqiisakush3109 2 роки тому +2

    This vlog was long time ago sister course Instagram ayan kale socoday please you tube ka noso Badi

  • @fatuushtube2803
    @fatuushtube2803 2 роки тому

    Ua my favorite siz and love your videos meshaas kahaay 🥰🌹

  • @Queen-rg9fc
    @Queen-rg9fc 2 роки тому +1

    Without make up 😍 ayaad ku quruxoonthy mansh allh ❤️queen

  • @adiljb5943
    @adiljb5943 2 роки тому +1

    Duvet girl even if I'm in exam I will watch your videos

  • @kaafiyaahmedahmed8841
    @kaafiyaahmedahmed8841 2 роки тому +1

    Ayyyy abayoh waaku xiise marar bdn wax soo duub 🌺🌺🌺😳😳♥️

  • @tiktokqaboze4579
    @tiktokqaboze4579 Рік тому

    im waching 7 months ago😂😂😂

  • @moustachyacin6813
    @moustachyacin6813 2 роки тому

    Fartun we love you from Djibouti

  • @haithammohamed2482
    @haithammohamed2482 2 роки тому

    Fartuun wlhi you're amazing you knw All songs Waw

  • @ayuush14
    @ayuush14 2 роки тому +6

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir oo susbcribe no saar gambaleelkana furo ❤❤❤💔🌙🤙❤❣

  • @fadumocabdiomar7385
    @fadumocabdiomar7385 2 роки тому

    Masha wan idin salamay dad an jeclhy nastexo fartun iyo cabdiba

  • @marya7904
    @marya7904 2 роки тому +3

    Fartuun ayaan taan waa nanacde🥺🥺😩pls soo labo😂🙌

  • @Ramdelfalcao2024
    @Ramdelfalcao2024 2 роки тому +1

    Girls night quote xaliye 😂😂😂

  • @zahrahussein2703
    @zahrahussein2703 2 роки тому +2

    Wuuuuw fartuuun asxaabta wa in wata yaAy asxaab saan waqti iskula qadano😭

  • @maayavolges1871
    @maayavolges1871 2 роки тому

    We miss you bbeh girl ❤️👸

  • @ayubdhagacade8854
    @ayubdhagacade8854 2 роки тому +1

    Kkkk fartuush dhibleey ha waa ku daawanooyaa anooo canbuulo cunaayaa walibo 🥰

  • @dahircarabofficial
    @dahircarabofficial 2 роки тому

    Masha allah keep going

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 роки тому +2

    Mashallah fartun nasteexa 90 dacad 😂😂😁

  • @sumayosusu
    @sumayosusu 2 роки тому +1

    ❤😍

  • @abdirizakahmed1581
    @abdirizakahmed1581 2 роки тому

    Waan ku wataa. love you from far

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 2 роки тому +1

    Vediowga firsanyy xita waka so carary sida usugo lee vediowyadada waku jeclhy wll hi abyo 💞💞💞💞💞💞💞🤔💖💖🤔

  • @yuucali143
    @yuucali143 2 роки тому +5

    GABADHA ADEERKEEY OMAR ❤
    IGU SALAAN KUNA DHEH YUSUF AYAA KU SOO SALAMAYAY 👋, UNA SHEEG IN LABADEENA UU ISKU KEEN DUCEEYO 😅😅, WAA IGA WEEYNTAHAY YAAH WAA KAFTAN

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  2 роки тому +6

      Tulka iguma baxdo walaal 😊 and haye

    • @yuucali143
      @yuucali143 2 роки тому

      @@FartunDuvetGirl 😂😂 run u qaadatayaa weeyso maba iska jabino ani iyo adi wllo wada dhashay ayaa nahay😂😂😂😂😂😂😂

  • @misshafsa6712
    @misshafsa6712 2 роки тому +1

    Wanba ka hela videoyda nocan waliba fartuun asxbteda mrkay so duban 🥰♥️

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 2 роки тому

    waaaa. ku. haysataa far faruuuuuna

  • @faraxcumar4448
    @faraxcumar4448 2 роки тому +1

    💞💞💞💞💞💞💞💕💕💕💕

  • @xanaan593
    @xanaan593 2 роки тому +1

    Sadexdan qof saan u jeclahy ❤

  • @NajmaH586
    @NajmaH586 2 роки тому

    Fartun sunglasses online maad ka gadatay? I like it

  • @faadimaomar4831
    @faadimaomar4831 2 роки тому

    tuneey kuu xiiinay wlhi❤️❤️👌

  • @nouhismail9052
    @nouhismail9052 2 роки тому +1

    Fartuun maalintaad UA-cam Furatay ilaa maanta video aad leeday ima dhaafin wlahi Hassan baylaani xagee aaday waanu uxiisnay hargaysa kasoo salaamayaa

  • @Monopolyeggs_yrsago
    @Monopolyeggs_yrsago 2 роки тому

    Hallo my favourite kids

  • @abdimalikbotanahmedmaskino9043
    @abdimalikbotanahmedmaskino9043 2 роки тому +1

    Cabdi sedex surwaarle waaku salmay zxo👋😁

  • @fathiahmed9081
    @fathiahmed9081 2 роки тому

    Fartuun waa ku salamaya abayo 💋❤️☝️

  • @queensaaram5501
    @queensaaram5501 2 роки тому +2

    Anigu wan ku xisey wll lkn malinta is caateyso lee is caataynayaa anigana wakusuga 🤣🤣😂

  • @beerlula1290
    @beerlula1290 2 роки тому

    Fartuuney sxby funy tahay wllhi kil...kor utaag ma iska taageesa kulahaa kkkk

  • @arianab2563
    @arianab2563 2 роки тому

    03:42 I need that song walaalooo

  • @qumancali1329
    @qumancali1329 2 роки тому

    Abaayo heesta ceelbuur yaa qaada fanaanada ama heesta magaceeda

  • @Sudabuy
    @Sudabuy 2 роки тому

    🤩🤩🤩🥰🥰🥰🥰

  • @hamdacawil3522
    @hamdacawil3522 2 роки тому +1

    😙💋✌

    • @suadadan7760
      @suadadan7760 2 роки тому

      Naa fartuuney see wax leedahy,cuntada 😅

  • @moali250
    @moali250 2 роки тому

    First yess

  • @sacadcabdirisaq5642
    @sacadcabdirisaq5642 2 роки тому

    🔥😎

  • @Theacademichouse
    @Theacademichouse 2 роки тому

    🖤❤️❤️

  • @marianruun1157
    @marianruun1157 2 роки тому +1

    London waan ku cus bahay waxaan rajeyna ina maalin uun kula kulmo I.a🌹❤❤❤

    • @niimuuppe2004
      @niimuuppe2004 2 роки тому +1

      London riyadeyda wye abyo wku cusubtahe si ficn iigu bashal 😫Badalkey😂 ane malin un wan tagi donah😫😫😫❤🙈

  • @samuu7275
    @samuu7275 2 роки тому

    Noosoo badi fartuuney wlhi wan iska farxaa markaan idin arko in aa idinla socdaa modaa😅😅😅🙌❤❣

  • @nistexanishaa6316
    @nistexanishaa6316 2 роки тому

    Asc

  • @maxamedking6372
    @maxamedking6372 2 роки тому

    Abaayo wallhi markasto adoo badar unaayo video soo dubtaa markaas anka baahi na iqabato 🤤🤤🤤🤤🤤🤤😇🤤😇🤤😇🤤😇🤤😇🤤😇🤤😇🤤😇🤤😇🤤😇✌😰😰😰😰😰😰😰😰😰👑👑👑🦋👑🦋👑🦋👑🦋👑🦋🦋👑🦋🙈🦋🙈🦋🙈🦋👑🦋

  • @mohibra9033
    @mohibra9033 2 роки тому

    Anni waa Baxay,
    Ilaa La soo Hello FANAANKII BERI.

  • @rahmaabdi7661
    @rahmaabdi7661 2 роки тому +1

    adan fartuny ku qudayaye😂😂😂

  • @cayuzhcalih
    @cayuzhcalih 2 роки тому

    Fartuun 😘

  • @hothoahmed6450
    @hothoahmed6450 2 роки тому +1

    Hassan wanu u xisnayn

  • @balkhiizaahmedmahamed7254
    @balkhiizaahmedmahamed7254 2 роки тому

    ma ceelbuurba jirtaa
    yaaqaday fartuuneey ?

  • @sumayohassanyuusuf8387
    @sumayohassanyuusuf8387 2 роки тому

    Fartuun prank yadaada uxiisay Alpo 🥰

  • @adiljb5943
    @adiljb5943 2 роки тому +3

    Heesaha marke fartun duvet shidato wa macan yihin Marka radiso ee as dhagesan magto wa cadi m
    Maxe thy sababta 🤣🤣🤣🤣

    • @sumayobintumohamed3563
      @sumayobintumohamed3563 2 роки тому +2

      Ma Ila argte😂anile isku malenye

    • @adiljb5943
      @adiljb5943 2 роки тому

      @@sumayobintumohamed3563 ha sis wa yabay inte u shidan thy duvet kalay wye

  • @mariyabintuadem2267
    @mariyabintuadem2267 2 роки тому

    Abayo wankuxisnay hAlkee naga aday🥰

  • @Wacane.
    @Wacane. 2 роки тому

    Heesta magaceyd hadad taqanid replay iso gal 👍🏻

  • @xaawocabdisalaan1671
    @xaawocabdisalaan1671 2 роки тому

    Fartuun wan ku xisney si fican online noqo

  • @samiraahmedsalah2866
    @samiraahmedsalah2866 2 роки тому

    H

  • @maqsuudcilmi4585
    @maqsuudcilmi4585 2 роки тому +1

    Canjeelo bn dubayaa adikan wn idin dawaney😂😂😂

  • @naciimawarsame8221
    @naciimawarsame8221 2 роки тому

    Na hoyada igu salm fatusheey wllhi hhh🥰😂😂

  • @ayniomarmohamed7646
    @ayniomarmohamed7646 2 роки тому +1

    Abaay fartuun ikraam waaye
    Gabadhaas dhar ilaahy u jeclahee soo qabo

  • @axmedtajiraxmedtajir6693
    @axmedtajiraxmedtajir6693 2 роки тому

    😅😅😅😅

  • @daauudalasow2401
    @daauudalasow2401 2 роки тому +1

    Fartun umad mahin kil kilaha kor u taag 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ayubcabdi3739
    @ayubcabdi3739 2 роки тому

    Fartun wlhi waku xisay bikos hoyadey ayaa kugu so xasusta janada illhy ha geeye ilaw abayo mcnto

  • @shimbirtayar48
    @shimbirtayar48 2 роки тому

    Waa runta ada ku dawanoya cidiyaha Wan iska guroya😂😂😂😂😂💅

  • @xaawobashiir5842
    @xaawobashiir5842 2 роки тому

    fartun wan ku xiznay xppti

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 2 роки тому

    😅😅😅😅😅😅

  • @nimaabdullah3528
    @nimaabdullah3528 2 роки тому

    fartuun heesta xage bad jirta celbor hamar cadey yaqadayo

  • @moali250
    @moali250 2 роки тому

    Sidaan ayay ku shidantahay

  • @lulhassan135
    @lulhassan135 2 роки тому

    waxaaa ku haha masamenay

  • @abdullahshire7306
    @abdullahshire7306 2 роки тому

    gabadha kale walasha miya fartuun weyba ku egtahay

  • @ednabood9819
    @ednabood9819 2 роки тому +1

    ❤️❤️❤️😍

  • @hawoumar9527
    @hawoumar9527 2 роки тому

    Fartuuneey kkkkk walaahi Fanny aa tahay ila talidi iyo qirashadi aaway program Kaas noo soo celi

  • @Letme12
    @Letme12 2 роки тому +1

    Adaan ku daawanayaa Subscriberkiina kaala noqday

  • @haliimahirsi1790
    @haliimahirsi1790 2 роки тому

    Adoo Chocolete Cunaya ku dawa neynaa

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 роки тому

    FARTUN DUVET GIRL
    CHANNEL KA WAAD DAYACDAY

  • @Zuhaip_edite
    @Zuhaip_edite 2 роки тому

    60🤣

  • @dhaciseydheman9227
    @dhaciseydheman9227 2 роки тому

    Wlh tasa ben ahen adinka ni dawnona wax cunow gina iyo dalxiskina m.a 👉🚶‍♀️🚶‍♀️🚶‍♂️🥘🍟🍗🍱🤳😳🏖😂😂

  • @alihuseein9422
    @alihuseein9422 2 роки тому

    Quftaan single miyaa mise single mother waaye igu soo leexi fartuneey

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  2 роки тому +1

      Akhlaaq ma lihid see qof lagu baraa ? Nin rag camal u hadal marka koowad

    • @alihuseein9422
      @alihuseein9422 2 роки тому

      @@FartunDuvetGirl
      Meel aan kala sooxiriiro iireeb dee huuno

  • @mohamettalli7420
    @mohamettalli7420 2 роки тому

    Fartuun horta wwllo meqo subscribbe aa mareysayeh

  • @amal7302
    @amal7302 2 роки тому

    Ilaahay amarkiis reer yurub reer baadiyo ay ila yihiin kkkkkk Macdonald waa isku casumaayaan baabuurta waa ku faanaayaan baraf hadeey arkaan waa soo sawiraayaan kkkk sorry

  • @munaadam5844
    @munaadam5844 2 роки тому +2

    UnSubscribe

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  2 роки тому +2

      Lol hal qof baa tahay meshan over 300k baa subscribe eh 🤣🤣🤣

    • @NajmaH586
      @NajmaH586 2 роки тому

      😂😂 maxaa ka xanaajiyay

    • @salmaali2142
      @salmaali2142 2 роки тому

      Ma beach ka baad ka xanaaqday 😂😂😂😂😂

  • @yonisdhaydane8176
    @yonisdhaydane8176 2 роки тому

    𝙵𝚊𝚛𝚝𝚞𝚞𝚗 𝚊𝚋𝚢𝚘 𝚑𝚎𝚎𝚜𝚝𝚊
    𝚖𝚊 𝚌𝚎𝚎𝚕𝚋𝚞𝚞𝚛 𝚋𝚊𝚊𝚍 𝚓𝚒𝚛𝚝𝚊𝚊 𝚢𝚊𝚊 𝚚𝚊𝚊𝚍𝚢 𝚙𝚕𝚣 𝚒𝚒𝚜𝚑𝚎𝚎𝚐