ABZ IYO ANIGA WAA ISKU DHIB QABNAA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
    FOLLOW MY SOCIALS:
    INSTAGRAM: FARTUSHH
    SNAPCHAT: FARTUSH
    SONG: CHRONIXX- LIKES

КОМЕНТАРІ • 166

  • @queens5170
    @queens5170 Рік тому +82

    Keeda kama soosarin keyga iga sareesa kulahaa😭😂😂😂 Abaz he’s so funny😂❤️

  • @hodhanhassan220
    @hodhanhassan220 Рік тому +37

    Wlhi u 2 are the best combo we need more videos of u 2 😂😂😂 is the last part for me 😂😂

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Рік тому +25

    Abz 😂😂😂 codkiisa iyo aragiisa isma lahan wa 2 qof 👍👍👍👍

  • @Is_Sheverthing
    @Is_Sheverthing Рік тому +12

    I luv when abz and fartuun do a collaboration and want to seee more of you guys🫶🏼♥️

  • @HSH20233
    @HSH20233 Рік тому +8

    He is typically Somali husband 😂😂.

  • @najaxupdy9594
    @najaxupdy9594 Рік тому +6

    😂😂😂inta tinta usoo baxeso qol kala jifan laha wlhi wa iga qosliseen 😭

  • @Dr-zaam
    @Dr-zaam Рік тому +4

    Gurigeeda maka saarin keyga mee iga saare ku dhhyay😭😂😂😂 man you're funny

  • @jarose4876
    @jarose4876 Рік тому +1

    Ma qasaarin malintaan kutageray libaaxad libaax dhalay

  • @Swedish-footballlover
    @Swedish-footballlover Рік тому +11

    I laughed really hard😂 we Need part2

  • @princesseszalma4549
    @princesseszalma4549 Рік тому +7

    Abz. So funny. Lkn aaway Nastexo rabnaa😂😂😂

  • @adiljb5943
    @adiljb5943 Рік тому +4

    Keeda kama so sarin mamada ma keygey dumineysa 😂😂😂
    Abaz se wax yeshay

  • @ayubdhagacade8854
    @ayubdhagacade8854 Рік тому +4

    Laba legend aa is helay waaad salaaman tihiin asxaabay

  • @fadssaden
    @fadssaden Рік тому +6

    Fartuun hppti we need more content with you and abz ❤

  • @faizamagnetic6924
    @faizamagnetic6924 Рік тому +9

    Abz is so funny 😂😂lol

  • @iqramohamett1564
    @iqramohamett1564 Рік тому +6

    Fartuun We need Nasteho😭❤️

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 Рік тому +4

    ALLAHUMA SALI CALA SAYDINA MUXAMAD SALALAHU CALEYHI WA SALAAM ❤

  • @HEAVYRAIN-yt8py
    @HEAVYRAIN-yt8py Рік тому +11

    I love somali people

  • @rammlasalah736
    @rammlasalah736 Рік тому +7

    Abz is so funny😂😂😂😂😂

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Рік тому +3

    Akafi next he a gentleman
    Kan wali ilmo waye dhaqanka somaliga ah wax ayu burburiya wax madhiso 😂

  • @beerlulamohamed7365
    @beerlulamohamed7365 Рік тому +2

    Keeda kama soo saarin kualhaaa 😅😅 kan feeraha I xanujiyaa saa u qoslaayo mrka daawado 😂😂😂

  • @UgbaadFaaraxtttgaoooddd
    @UgbaadFaaraxtttgaoooddd Рік тому +2

    Wan kugu racasany Aabaha number one ah

  • @CabdulaahiAxmed-wl5zk
    @CabdulaahiAxmed-wl5zk Рік тому +1

    Plz videos labadiinacsaan cmla taxane nooga dhig so fnny😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @rooble1857
    @rooble1857 Рік тому +1

    😂😂 wlle Kan inuu 30yrs kaa dambeeyo

  • @naimamohamoud1950
    @naimamohamoud1950 Рік тому +1

    For me ninkay gu hadu khaldanyhy runtan u sheegaya abahayna sida sii leedg timahay tiimo tima ana lehhh that's alll

  • @khadrsisse4871
    @khadrsisse4871 Рік тому +10

    ❤YOU TWO ARE OPPOSITE TO EACH OTHER AND ARE SO FUNNY ❤

  • @safahomer.
    @safahomer. Рік тому +4

    I love abdiaziz waa xaraabe wlhei fartuunay soo qabo yarkan markale baryahan wuu lumee😂😂

  • @foowziamohamuud7404
    @foowziamohamuud7404 Рік тому +3

    We need part two dear fartun ❤

  • @anisayusuf9711
    @anisayusuf9711 Рік тому +1

    Sxbey wiilkaan lee keen iyo Akaafi

  • @hamdicdy8148
    @hamdicdy8148 Рік тому +3

    Mar walba Abz soo qabo funny waye😂

  • @dalkamohamed7589
    @dalkamohamed7589 Рік тому +1

    Cornflakes wir ii walaaq😂😂😂

  • @ayaanabdi2693
    @ayaanabdi2693 Рік тому +1

    Kuwan funny waye wlhi 😭😂

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Рік тому +1

    Wcs long time abaz welcome back 2bo sulwarle intu nga maqna wuso cyily oso nurey 😂nso wda noqda abaz io nastexo😂

  • @najmoabdulaahi8810
    @najmoabdulaahi8810 Рік тому +4

    Anon dhamysn ban fikirkiisa ka so horjeedaa uxu dhahy anaa ka cayo o rafadsan bil xaqiiq rafad la sheego ma qabtid ayadoo lagyabaa inaya shaqada ku badnthy o bil wlbo isbadl iyo xanun u dheryahy wa sax wajibka naga saran nimnkeena inan kudanaa sax ah ma diidani lkn qabkuu u hdlaan diidy .
    Farax qiyaliga ka toos😏

    • @inamohamett1693
      @inamohamett1693 Рік тому +1

      Naaa ninka inaa cunto u kariso waajib diini ah ma aha waa kaliya inaa isku qurxisaaa oo markuu ku yeero u tagtaaa asiga laga rabaa cuntadada iyo labiskaga waajib naguma aha 😊

    • @najmoabdulaahi8810
      @najmoabdulaahi8810 Рік тому

      @@inamohamett1693 quruxey wajib diniyan kama hdlin anaga dhan baa dhaqankaas leh hdu garanwayo in ayasn waji ahyn o aan is xilqaamny dee asaga cirka roob ku og cabdi qasaro awal baba faido kasugeen

    • @Mohamed.Fuaad.9593
      @Mohamed.Fuaad.9593 Рік тому +2

      ​@@inamohamett1693Waxaa jira wax la yiraahdo Curfiga wanaagsan oo ah Hawl curfiyeed ama Dabiiceed ku dhisan shaygaas la qabanayo. Kwrn haddii uu isagu yiraahdo markaad xanuunsato waxba igama galin oo Reerkaagu haku dawaystaan? Iyo wax lamida Taasi Curfi wanaagsan ma ahan sawmaaha oo waxaa Fiican inuu ku daweeyo oo uu masuuliyadaas si Curfi ah uqaado sidaa si le eg ayay tannina u tahay Curfi wanaagsan in aad Ninkaaga u kariso Cuntada islamarkaasna isaguna tahay inuu kaaga mahadceliyo oo uu kugu qadariyo hawshaas wayn ee aad Guriga ka hayso. Guurku maahan Xifaaltan iyo isfiirsasho ee waa Isfahan ixtitaam tanaasul iyo wanaag. Alle haku Xafido.

    • @leilamohamed4012
      @leilamohamed4012 Рік тому

      ​@@inamohamett1693somhn bdnaa mafhnsana wxy moodaan cunto in ay kariyaan in ay qasab Ku thy

    • @KhadijaHassan-l2i
      @KhadijaHassan-l2i 8 місяців тому

      😅

  • @HamdaAbdixiis-kt8vj
    @HamdaAbdixiis-kt8vj Рік тому +1

    Walahi big fan u ahay farduun nolow walalo

  • @zeynep5743
    @zeynep5743 Рік тому +3

    Fartuney walalo waa qaldanthy maogthy in ninkaga aad ku naar tageso ame ku jano galeyso xitaa iskaa daa waxklee Aabaha hduu xanusanyhy uu ninkaga ku dhaho guriga kama baxaysid meel ma aadeyside fadhi gurigaga waxa ku qasbanthy ina gurigaga jogto waa diiniyan maahn waala dhahay alle s.w.c ayaba yiri hduu qof qof usujuudilahaa gbdhan dhihilahaa ninkeda ha usuudo fiiri halkuu garsiisanyhy dhedhel maahn lkn hda waxwalbo dhedhelee isla noqden iyo anaa ra'yi leh ra'yi maba galo arimahno kle sidee yihiin ay diinta ushegte waa in loo qaataa

    • @deeqaciise5804
      @deeqaciise5804 Рік тому +2

      Lkn ninkii sida nin raga u dhaqmo ku ixtiramo walid kaga u fiican wajibadkiisa guta ayaa saas ku dhihi karo lkn raga sabenkan jogo caanihii caruurta iyo nafaqadii xaas ayaba laga la yahay sidee u adeeca nin nucasa oo caruurta darteed logu sabra wllo

    • @zeynep5743
      @zeynep5743 Рік тому

      @@deeqaciise5804 nin noocasa adigaba kow inad raacdo waadku qaldanthy marka hore nin adi iyo waalidkagaba ixtiramayo raac hduu asgaa xitaa gadaal war kakeeno taas asagu ilahy la xisabtamaa ogowse qofka si kastuu uxunyhy wanaag lee aad kula dhaqanto wuu is badalaa qofka waa adigoo kle lkn asagaba sidasuu sameye anne maa sidan sameyo maxaa iga galay waa waxe guryo badan ku dumen labada qof waa inee isku tanaazulan

    • @naimamohamoud1950
      @naimamohamoud1950 Рік тому

      Wllo ninku dee waa makhluuuq wuuu khaldami karaaa waa teeda kle ninka abaha ku diday muxuu faido ku leeyhy hadiii lagu idhii adeec isna amar la idhii dee waa abuse inuuu reerkoda u diido bila sabab xadiskana ninku safar bu ah magalada ma jogin xadiska iska soo akhri

  • @fatin9160
    @fatin9160 Рік тому +1

    wllo ssooobadii vvedio wada ilaa maanta jaanalkaaga eeeggaya inaa waxx ssoo galise

  • @idilabdi1969
    @idilabdi1969 Рік тому +1

    Aabahay ba ka horeyo❤

  • @aliasalahfarah2180
    @aliasalahfarah2180 Рік тому +1

    Fartun next bring nastexo ❤

  • @shakuurali7193
    @shakuurali7193 Рік тому +1

    Maher aa iiga baxay kulaha 😂😂

  • @faycaladenhassan6084
    @faycaladenhassan6084 6 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nimcocumar9460
    @nimcocumar9460 Рік тому +5

    I love abs noo soo badi ninkn no keen😂

  • @quenridwan1837
    @quenridwan1837 Рік тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂wiilka wa funny

  • @Vivienne120
    @Vivienne120 Рік тому

    Aniga wxan la yaba sida ay somalida uso heystan niman nocan o kle ah oo sas u labolabo ii dhadhan-nimo badan! Kuwas guryaha kusi heysanayan! O waxba uma arkan maskax ciyal-ladas

  • @fardusqueen7369
    @fardusqueen7369 Рік тому

    Hooyo gurigeeda kama saarine kayga maxay iga saaribwlhy wan qoslay caadi maha Abz

  • @AishaAbdullaahimohammoud
    @AishaAbdullaahimohammoud Рік тому +1

    Muuqalka dhan wiilkaas dartiis udaawaday

  • @Daada_de_legend
    @Daada_de_legend Рік тому

    Waxn kuweydiyey fartun intro adiga keliga ma leh mise wa lagula isticmala karna

  • @sheikhsalah9613
    @sheikhsalah9613 Рік тому +1

    No wiikan woosaxan yahay

  • @NasraSaid219
    @NasraSaid219 Рік тому +1

    Abz is a mood wallahi, love you Fartun ❤

  • @maymuunabdiraxmaan1565
    @maymuunabdiraxmaan1565 Рік тому +2

    Part2 plz we need abz more🤣

  • @Black_wolf159
    @Black_wolf159 Рік тому +1

    Abz say wallahi maaha🤣nin fikira waye o aqayaar ah

  • @farhiya77sharif5
    @farhiya77sharif5 Рік тому

    Zii ..INTEE GEYNAYAA KUYE..WAA XAAL IN LAGA QAADO....WIIILKAS.....FARTUUNEY....

  • @shamisahmed1451
    @shamisahmed1451 Рік тому +1

    Part 2 babe 😂😂😂😂

  • @dagancaynan
    @dagancaynan Рік тому +1

    Waa akafi 😂 qofka hadlaya

  • @maanmohamed-tu3kx
    @maanmohamed-tu3kx Рік тому +1

    San uso cararay leeh 😭❤wayy fartun ❤

  • @nyg1162
    @nyg1162 Рік тому +1

    sifiican aa iskaga dicisay wll👍🏽

  • @Izzygirl-s7q
    @Izzygirl-s7q Рік тому +1

    Wiiq iyo c 😭😂💔

  • @sabirinjamac
    @sabirinjamac Рік тому +1

    We miss you Abaz 😂❤❤

  • @fatmamohammed1436
    @fatmamohammed1436 Рік тому

    Dhaq badna waxas cil a iga qabto 😡

  • @amaarakorhaan9922
    @amaarakorhaan9922 Рік тому +7

    Gabadha waa ninkeeda iney u sheegto iney xiiraneyso iyo sababtey u xiiraneyso markuu raali ka noqdo lee xiiranee

    • @manazilali1751
      @manazilali1751 Рік тому +4

      Madaxeyga ana iska leh oo igu yalaa

    • @amaarakorhaan9922
      @amaarakorhaan9922 Рік тому

      @@manazilali1751 sax madaxaaga adaa leh lkn asaa kula leh

    • @sheikhsalah9613
      @sheikhsalah9613 Рік тому +2

      Gabadha wa iney ushiigto wax alaale waxey sameyneso hadaa muslim nahay

    • @rahimaadwe1681
      @rahimaadwe1681 Рік тому +3

      Tinteeyda anaa leh cid aan kala tashanaayo walhi beysan jirin

    • @safah5228
      @safah5228 Рік тому

      @@manazilali1751😂😂😂😂😂😂

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc Рік тому +2

    ❤😂

  • @salmaragemohamed8099
    @salmaragemohamed8099 Рік тому +1

    We need prt 2 🎊

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Рік тому

    Kkkkkkkkk fartun aa kulah wan wicin way ilahayn hadii ayku dhahdo mandhey adi u dhalin yar carurta neh yah maba haynkaro edo

  • @Dr-zaam
    @Dr-zaam Рік тому

    Is rafooow maa ku dhameyseen😭😂😂

  • @drruwaida3491
    @drruwaida3491 Рік тому

    Plz part tow

  • @HooyoAabo-s1j
    @HooyoAabo-s1j Рік тому +1

    This is so hilarious

  • @MohamedOmar-nl2qn
    @MohamedOmar-nl2qn Рік тому

    Kan Wan-bissaka da’dii ka yareed miyaa 😂

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 Рік тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂hhhhhhhhhhhhh

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Рік тому +1

    Kkk

  • @HiboAadan-vh2cf
    @HiboAadan-vh2cf Рік тому

    Eedo fartuney ciyalkaga ada haysan kara 😂😢

  • @najwaissa5080
    @najwaissa5080 Рік тому

    Kn waa xaraabo 😂😂😂

  • @miaazMiim
    @miaazMiim Рік тому +1

    😂😂😂

  • @MiinaMo55-lp6ok
    @MiinaMo55-lp6ok Рік тому

    May fartuun al cadaala aabo haduu qaldanyehe qaladkiisa malagu raacaayo

  • @mustafka1237
    @mustafka1237 Рік тому +3

    Fartuun waaba ruwaayad caadi ah 😂

  • @amuunahmed3857
    @amuunahmed3857 Рік тому

    Fartuun yeap aabahay mar walba saxan ❤❤

  • @fuaadalfagi395
    @fuaadalfagi395 Рік тому +1

    🥰🤍

  • @Amerah_Ammy
    @Amerah_Ammy Рік тому

    abz is typically nin somali 😁

  • @mushtaqAhmed-dr2nx
    @mushtaqAhmed-dr2nx Рік тому

    Soo noqo😂😂😂😂

  • @zaki_26
    @zaki_26 Рік тому +1

    😂❤

  • @sadiaabdullahi6427
    @sadiaabdullahi6427 Рік тому

    Wllhi nin somaliyida wayey😊

  • @dagancaynan
    @dagancaynan Рік тому

    Nastexo wan u xiisnay

  • @mariaa406
    @mariaa406 Рік тому

    Waa fuure😂😂😂

  • @maryansheekh9669
    @maryansheekh9669 Рік тому

    Fartuun qurux waan kuleclahay xabiibti ilaah ha iikaadaayo macnto qaraaxadaada waan jeclaan Lahaa in an agtaada joogo.yaareed

  • @raaqiyoibrhim8089
    @raaqiyoibrhim8089 Рік тому

    Jack meeh qaali

  • @Supr93
    @Supr93 Рік тому

    Up next mint

  • @asma-ii6hl
    @asma-ii6hl Рік тому +3

    ABZ is so funny

  • @maryamabdikadir-yl2vq
    @maryamabdikadir-yl2vq Рік тому +1

    2:19 farax always farax🤨

  • @nofa3107
    @nofa3107 11 місяців тому

    My money is her money her monay is her money “ totally he got me✋🏼

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 Рік тому

    ABZ😂😂😂😂 not romantic

  • @abdirizakshidane2215
    @abdirizakshidane2215 Рік тому

    Next Carpool karaoke 🔥🔥🔥🔥🔥✌️

  • @queen-nb6uq
    @queen-nb6uq Рік тому

    Fartuun ManshAllah canbuurkaga qurx waye xage ka hela xamar jooga

  • @amiinaabi277
    @amiinaabi277 Рік тому

    More videos for him plz fatush😅😅

  • @faayabdi7683
    @faayabdi7683 Рік тому

    Fartun😂😂😂😂

  • @muniti3819
    @muniti3819 Рік тому

    Yh wlhi more videos

  • @fadumojama1580
    @fadumojama1580 Рік тому

    Abz have farax somali mentality

  • @Ugaaskareerka
    @Ugaaskareerka Рік тому

    😂😂😂😂 we love you Fartuun

  • @yusraabdinasir
    @yusraabdinasir Рік тому +4

    He so funny 😂

  • @hamdihussein3661
    @hamdihussein3661 Рік тому

    Part 2 ooooo

  • @shankaroonosman8250
    @shankaroonosman8250 Рік тому

    No one is marrying him

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 Рік тому

    Kkkk

  • @anisoibra1805
    @anisoibra1805 Рік тому

    😂😂😂😂😂