QOSOL IYO QARAAXO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 бер 2021
  • FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
    FOLLOW MY SOCIALS:
    INSTAGRAM: FARTUSHH
    SNAPCHAT: FARTUSH
    SONG: CHRONIXX- LIKES

КОМЕНТАРІ • 268

  • @FartunDuvetGirl
    @FartunDuvetGirl  3 роки тому +54

    ua-cam.com/channels/MatE3pK01LfNZC95pPYK_Q.html - Abdi’s channel
    ua-cam.com/users/beelo99- nesteho’s channel

    • @jawaahirabdifarah5535
      @jawaahirabdifarah5535 3 роки тому

      Abaayooy inaa cuntada niigu dhajino amaaa ka baqeeeysiiin ani cunto ma arki kareee hhhhh

    • @hananqurux7528
      @hananqurux7528 3 роки тому

      Abayooy Adiyos mad kawada🤔🤔🤔🤔🤔🗣️🗣️🤟🤟

    • @rahmasaid7930
      @rahmasaid7930 3 роки тому

      Fartun wlley hilibka lee iiso dhib from turki

    • @cawodagan7196
      @cawodagan7196 3 роки тому

      Hhhh wlhi been maha fadhigan dad badan u kacansanyahy

  • @yusradahir5759
    @yusradahir5759 3 роки тому +42

    Wilkan waka hele noso badi fartun 😂🤚

  • @updynoorabdiqadir1283
    @updynoorabdiqadir1283 3 роки тому +4

    Wwww ayyyyyy come back i lked two personz coz is funny love u sister fatuzh ama isniino ama...

  • @naanku4431
    @naanku4431 3 роки тому +16

    food serving goes like this: its kids, I will be looking after the in laws while my Husband will be serving my parent otherwise we will both hear from our parents "I raised you better than this" .

  • @abdikarim6089
    @abdikarim6089 3 роки тому +8

    M. A nice video enjoyed watching it fartun huuno aqliga ilah kudesto qof mel dher wax ka egta tahay marwalba wa kuwata keep it up

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +16

    Nasteho is beautiful and her laugh MASH Allah ❤️👸😍 Abdi Is so funny 😅

  • @Minecraftclips7
    @Minecraftclips7 3 роки тому +33

    Abdi waa nin adag kulalaha xaaskeygu saacadan danbi badan soo gashay so, iyada dayn lahaa 😅

  • @lifewithsadiyah
    @lifewithsadiyah 3 роки тому +8

    But the food serving part, just start from whoever is in your right

  • @aishah7455
    @aishah7455 3 роки тому +12

    Nasteho is beautiful and her laugh MashAllah 😍

  • @somaliuptodate1555
    @somaliuptodate1555 3 роки тому +2

    Dhamaan walalaha khayrka Jecel,Hanuun oo dhan wuxu ku sugnaaday kitaabka ALLAH SWT, Kuso biir Quran channel keena mahadsanid💯🙏

  • @sosstudy6408
    @sosstudy6408 3 роки тому +17

    Guest's are better than previous one 😂😂😂😂new proverb i like this guests

  • @sophiamohmetmohmut1945
    @sophiamohmetmohmut1945 3 роки тому +15

    aniga 2dan waku heesta keep going queeny❤💋

  • @dalhahaji7361
    @dalhahaji7361 3 роки тому +22

    He said "Fartuun icadeey yaah abaayo" 😂

  • @Malikahmed961
    @Malikahmed961 3 роки тому +3

    Please fartuun part 2 wiilkan qosolkii naga dhameeyay funny weeyan 🤣🤣🤣🤣🙏

  • @nimcomoxamud2784
    @nimcomoxamud2784 3 роки тому +5

    Ayyyy my favs is back

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 3 роки тому +3

    Maasha Allah fartuun martida marwalba way casuuntaa caafimaad ku cuna cuntada ma brothers high road Tottenham baad kasoo qaadateen

  • @mo_cazorla1949
    @mo_cazorla1949 3 роки тому +17

    Nasteexo waa gabar qalbi furan wlhi waa gabar daacad ah qosol badan Fur furan Videos badn hakula soo sameyso kk iyo wiilkaan birkinta madow gadaal ka dhigteen labadiina dhib badnidinaa kkk hhh

  • @hanzy9499
    @hanzy9499 3 роки тому +8

    Halkeed nooga maqneed waankuu xiisney fartuun hana ilaawin wll mardanbe🥰🥰🤩🤩

  • @Afisa543
    @Afisa543 3 роки тому +5

    😂😂fartuun funny ayaa tahay wlhi waku jclhy my sister keep going😊

  • @farxiyamcali8555
    @farxiyamcali8555 3 роки тому +1

    Masha allah fartuun wan ku salamey abayo keep going 💕

  • @liibanabshir5869
    @liibanabshir5869 3 роки тому +2

    Alle Qosol iguma haran 🤣🤣🤣 wiilka iyo gabadha dhexe funny plus mama isniino❤️

  • @xamdaahmed2957
    @xamdaahmed2957 3 роки тому +5

    Gabadheey waa qaldanty wlshy wax walba hoooyada ka mudan manta ilmahan dhalay een tacab la soo maray ayaan hooyaday ka horaysina adina sodog iyo sodoh ayabad ka horaysisaay hooyaday wax aan la simo ma keeneen iyada i dharag odhan laha wixi xanaqaya maxa iga galay hooyaday rali ahanshaheeda ii farxda hooyo adunka farxad igu noolow akhirana janatul fardawsa ale hayga geeyo qofkan ku xigsiin laha abahy maxne bacdeen nuunahayga yar bacdeen dadka inta so hadaa basba waa intaas xanuunka aay hooyaday ila soo martay mid aan ilawo maha wlhi😭😭😭😭😭3jir ila 15 iyada uun xaladayda ka war haysay xalad adaag ano ku jira oo bukan jiif ah ayanaay hal habeen hurdo ku ladin mamo ilove you 😭😭😭😭😭♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😘😘😘😘🖤😘

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 3 роки тому

    Masha allah alle haydin siyadiyo nimcada iyo farxada hore u socda

  • @c.samedismaaciil-khadar6584
    @c.samedismaaciil-khadar6584 3 роки тому +3

    #Fartun, I'm with you wllo ilmahaagu noqday haduu naaskaaga jaqoba xitaa diiniyan haduu naaskaaga jaqo waa cunugaaga.

  • @rahaabdi4051
    @rahaabdi4051 3 роки тому +8

    the three of you make me laugh so hard wllhi😂😂❤️ quruxeey plz do more video with them❤️

  • @aminaabdi2569
    @aminaabdi2569 3 роки тому +6

    Wani slme wilkan aniga wnku hesta samideda nasta wnku tagera abyo one love ❤❤☝️

  • @halimax0163
    @halimax0163 3 роки тому +7

    Wallahi abdi yare is too funny and cute 🥰 number 1 fan

  • @esterhassan6142
    @esterhassan6142 3 роки тому +4

    Where is hassan ❤❤ i miss him

  • @infamous3396
    @infamous3396 3 роки тому +8

    Am in love with that somalii guy on god,he is cute...😍

  • @xoxoaish5999
    @xoxoaish5999 3 роки тому

    Fartuuney, abaayo macaanto kalimado o jarmal ayaa kaa maqla (1:20 wax ma u qabn kartid, waa dunkel) dunkel wa jarmal o laga wado mugdi. Video kale o dhehesid kaputt (jabnin ama jabay) waa kaa maqle. Ama aad baratey luquada jarmalka??

  • @samiraali3721
    @samiraali3721 3 роки тому +2

    I really love abdi he’s amazing and and funny plz ino so badi abdi fartuney ❤️💯🥰

  • @rastafather5575
    @rastafather5575 3 роки тому

    Nasteha wa quruxley😍 masha allah

  • @mahadbreezy5684
    @mahadbreezy5684 3 роки тому +6

    Miss you my somali sis🇸🇴✊❣️

  • @aishamohamed9997
    @aishamohamed9997 3 роки тому +7

    Fartuun I cadee yaah the boy is sooo funny 😂❤️

  • @jaabircariif5895
    @jaabircariif5895 3 роки тому +6

    Duvet blhi ku faraxsanhy ina cwa ku dawado hore u soco

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud493 3 роки тому +12

    😂😂😂😂😂wlhi wiilkan wnku haysta the way everytime he makes excuse😂

  • @infamous3396
    @infamous3396 3 роки тому

    Fartun am I allowed to DM him abayoo😊

  • @princessheva6099
    @princessheva6099 3 роки тому +8

    Aniga hoyadeyda u hormarin laha iyo abahy 😁

  • @Iqrujaadnaan
    @Iqrujaadnaan 3 роки тому +2

    Fartun waa iga qosolsiisay😂😂😂😂i love you so much ❤❤

  • @sophieali6285
    @sophieali6285 3 роки тому +1

    I love this guy 👏🏿

  • @abdinasirmohamed4012
    @abdinasirmohamed4012 3 роки тому

    Waa barnaamij fiican runtii iyo su'aalo caqli gal ah

  • @abdirizakahmed290
    @abdirizakahmed290 3 роки тому +1

    Team kan cusub inaba cadi ma ahan ino so badi video yasha 😍

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 Рік тому

    Mashallaah ilaahy haydin dhawro muuqaladiina maba dhaafi karo mid ayaan fiirsanaayay wuu ila dheeraday inan kan furo ayan rabay balse inoo asturo cawrda ilaahyna caafimad ha idin siyaadiyo

  • @moh2232
    @moh2232 3 роки тому +15

    Ninkii #XasanBAYLAANI ahaa waa la dhaxlay isagoo nool😅😅😅

  • @Iqrujaadnaan
    @Iqrujaadnaan 3 роки тому +1

    Fartuuney ikram uxiisay soo cili please 🥺🥺❤❤❤

  • @lifewithsadiyah
    @lifewithsadiyah 3 роки тому

    Loved this video👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿

  • @zainababdulkadir
    @zainababdulkadir 3 роки тому

    Yes!!! I agree with Fartun on the first one!😭

  • @Aisha-ex1sp
    @Aisha-ex1sp 3 роки тому +1

    Aniga ayaa ugu horeeya maanta 😅😍🥰

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 3 роки тому +2

    Abdi funny wlahay😂guriga ugu soo horeeyaa ka bilaabi lahaa😂😂😂

  • @ISKOBCI
    @ISKOBCI 3 роки тому +4


    Salaam,
    Fadlan wllkayow/walashayey subscribe no saar hadi aad rabtid inad quranka la xidhiidho
    Ilahey aduun iyo akhiraba waxaad jeceshay hakugu irsaaqo 🧡

  • @hamdamahmoud826
    @hamdamahmoud826 3 роки тому

    Walalo fartuun xasan soo qabo next video by the way you I like you guys 😘😘

  • @abdikadiralli
    @abdikadiralli 3 роки тому +1

    FARTUUNEY Sidan wax ka bedel waa two much naga soo hagaag😅❤

  • @deeqzan511
    @deeqzan511 3 роки тому

    Qosol iguma harin horey usocda

  • @nafteydaayhimiloyeelonafte7236
    @nafteydaayhimiloyeelonafte7236 3 роки тому +1

    Alla hooyadaan waa daashay walaahi fadlan fadlan hooyadaan u kaca ilmahan caawiya war allah ha idin caawiyee caawiya war reer swedan mahan miyaa dad damiir leh ah dad soomaali ah dad muslim ah dad hadli kara

  • @banandababa
    @banandababa 3 роки тому +36

    Is the middle girl related to Ikran? She looks and sounds like her

  • @yahyaaskar2772
    @yahyaaskar2772 3 роки тому +3

    I enjoyed watching 🤣laugh a lot keep going 👍🏽

  • @sahrosigalan9805
    @sahrosigalan9805 3 роки тому +1

    Exactly wallhy wiilkaa idinkasaxan kii kuugusohoreeya waxsii

  • @hakimy5684
    @hakimy5684 3 роки тому +3

    Ninkaan funny waaye

  • @nasteehahassan3437
    @nasteehahassan3437 3 роки тому +2

    Mash Allah abyo keep going 🥰😅

  • @farihamukhtar1636
    @farihamukhtar1636 3 роки тому +27

    Hada firsanaya somalia 00:24 pm 🖐🤭 I liked video watching wallhi 😅😅 so funny

  • @fathiabdallahahmed8597
    @fathiabdallahahmed8597 3 роки тому +1

    Ilmaha aad dhashay waa dhiigaagi meelna kaagama haro ani ilmaheygan korsan lahaa cunuga kalana xiriirka uma jareen meel walbuu ku nool yahay waan ka war hayn waa ilmaheygiyo kale anaa nuujiyay lkn kaa dhalay intan soo istaago dhihi maayo waqti maanu wada qaadan markan kanan waqti wada qaadaney hadaa xataa go'aanka qaaadatid hadhow baad ka shalaayi

  • @azlizaet6927
    @azlizaet6927 3 роки тому +3

    Fartuney Kuwan Markad Videowyada Nogaso Duubeysid Cuntana Haso Qadanina Si Aaney Idinka Qaboobin Videowyadana Waqtiga Noo Kordhiya😂❤Waan Idin Jecelahey Wlhei 3 Dina Markad Isla Jogtane

  • @Walasha8
    @Walasha8 3 роки тому

    Tagera ku ahy sis keep going🥰

  • @jablibaax
    @jablibaax 3 роки тому +2

    Aniga marka laygu yidhaa ducaan(sab) tagaynaa ama casuumad, xanjo badan badan baan sii cunaa hhhhh inta laga gaadhayo oo dhana waxba masii cuno hhhhhh legend maanan ahayn hhhhh

  • @jananjb6812
    @jananjb6812 3 роки тому

    Fartuun Thanks asxaabtaan wa kahelnaa mar mar soqabo

  • @Faysal_Mohamed
    @Faysal_Mohamed 3 роки тому +2

    Aniga waaku heestaa waxaa kaloo kusoo dartaa ikran, 3+1 ka dhig Su’aalo badan oo adag usoo diyaari markale noo soo celi 😁✌️💪

  • @iqramoh3819
    @iqramoh3819 2 роки тому +1

    Maya fartuun waad waalanthy only 9 year maad utiurilhyd

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid765 3 роки тому +19

    10:11 hooyaday kadibna sodohday waayo diinteenu hooyada ayay 3/4/75% xaqa siisay aabahana 1/4 markaa dhinac hooyooyinka ka bilaabi lahaa waana siday tahay

  • @mohamedjameykaani2105
    @mohamedjameykaani2105 3 роки тому

    Team Chronixx caadi ma tihid fartun dhuubo dhex yar😂✌
    Jameykaani from Germany

  • @maygaadqudhac3980
    @maygaadqudhac3980 3 роки тому +1

    Fartun kuraastada ayaa la galay xariif ayaa ku qabtay wlh waan qoslay funny people 😄

  • @safiinamahamad123
    @safiinamahamad123 3 роки тому

    Hhh wlhi fartuun inta fiirsado anoo qosol la dhima rabo lee ika dhamaada videogeda shimuu dhamaade isdhahaa fartuuney labadaan wnba ka helnee noo soo badi👌👌

  • @mohammedaqadir821
    @mohammedaqadir821 3 роки тому

    Masha Allah keep going

  • @JohnSmith-ec9qr
    @JohnSmith-ec9qr 3 роки тому +1

    Lighty in the middle ...get at me 😂
    That's straight up jaceyl....filin hindii..

  • @niciimomahamed3196
    @niciimomahamed3196 3 роки тому +6

    Fartuun like hayladhaafin I'm the first

  • @safiyamohamed8432
    @safiyamohamed8432 3 роки тому

    Loved the first clip😂😂

  • @maandhayaabdi5015
    @maandhayaabdi5015 3 роки тому +8

    Wiilku waa xaraabe😂marar badan noo soo celi😂😂

  • @carafey3113
    @carafey3113 3 роки тому +36

    Iso duceya Murad lee yhy walalayal was dhibanthy ino ilahay I sahlo iso duceya 😢😭

    • @smileygirl2656
      @smileygirl2656 3 роки тому +4

      Allah ha ku fududeeyo Dhib maleh wa ka paxeesa. Niyada kheer usheeg😊😊😊

    • @raxmabashir4217
      @raxmabashir4217 3 роки тому

      Ilahay hakusiyo Muradkaga on macsiyo lahayn dhibtana alle haka qada ❤️

    • @Hamza11442
      @Hamza11442 3 роки тому

      Dhibtan like ta Lagu raadinayo

    • @carafey3113
      @carafey3113 3 роки тому

      @@Hamza11442 like Kuma radinoyi,like I saara igu filan ina dhaho ee duco Aya u bahanhy dhib I heysto

    • @Hamza11442
      @Hamza11442 3 роки тому

      @@carafey3113 okay an Kuduceeye Dhibtu maxay t ahay?

  • @MK-ub1ut
    @MK-ub1ut 3 роки тому

    Nasteexo cadeey wan ku haystaaa qosolkeeda😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @nasteexoabduqadir3212
    @nasteexoabduqadir3212 3 роки тому +2

    Mi sami nasteha team nasteha ismujiya😂😂

  • @maryammohamed4294
    @maryammohamed4294 3 роки тому

    Manta anaa ugu horeeya xagee ka fartun qurux

  • @kowtharali4384
    @kowtharali4384 3 роки тому

    Fartuun qurux allah ku xafido sxb waan qoslay 😂😂😂😂😂🌹❤❤

  • @sundusabdihassan9923
    @sundusabdihassan9923 3 роки тому

    Waa sheeko kaleeto shiikhadeey wiilkaa inoo soo badi❤😂😂😂😂🤴

  • @mohammedaqadir821
    @mohammedaqadir821 3 роки тому

    Wow my beautiful sisters and brother 🤴👸👸💞

  • @bahjoabdulahi1294
    @bahjoabdulahi1294 3 роки тому

    Gabadha kaliya an youtupeka ka dawadoh fartun hes team dad asturan iga dheh salan

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid765 3 роки тому +12

    7:51 maadaama ay naaskeeda nuujisay iyadoo ilmaheeda moodaysa sidaas bayba hooyo ugu tahayba xitaa hablaheeda ma gayo kama xijaabanayaan madaama sidaa wllkood ubadkay u noqday ana ilamayka uu yahay oo xitaa murxim iinoqonayo siday siideentu qabto markaa anigu reerka ayuunbaan walaal la noqon lahaa 4biloodba ilmaba guri ha joogo iyadoo guryana aan isku dhawna la dagayno si aan kalba kii iga maqan maalinkaste xaalkiisa uga war hayo ilmaha 2hooyo ayd yeedeen bn ku odhan lahaa

    • @falastiincali5856
      @falastiincali5856 3 роки тому

      Oo cunug aad dhashay miyaa mel cidlo ugu tagi laheed hadii lagu dhihi lahay kaltooro halcunug 🤔

    • @ayaansiciid765
      @ayaansiciid765 3 роки тому

      @@falastiincali5856
      Maba kala dooranayo xalkaa saddexaad samayn lahaa

  • @youngartists2650
    @youngartists2650 3 роки тому

    Looking cute dimples😘

  • @hooyosomaliyeddream8841
    @hooyosomaliyeddream8841 3 роки тому +1

    Abdi iyo nasteexo ku racsanahay Hooyo way dareeme

  • @markocadey6611
    @markocadey6611 3 роки тому +1

    Cabdi so funny waaye

  • @hanamuhyadin4629
    @hanamuhyadin4629 3 роки тому +6

    Kursigaan yaroo baas aaa ? 🤣😭💔🤣

  • @falastiincali5856
    @falastiincali5856 3 роки тому

    Hi furtun where is hassan 🥰🤔

  • @ahmedkalgacal9724
    @ahmedkalgacal9724 3 роки тому +1

    Wiilkan iyo gabdhan waa funny mar kle noso celi

  • @xaliimaliima3646
    @xaliimaliima3646 3 роки тому +1

    Fartuun aan ku heyta waan kugu raacsanhy😍

  • @MohamedIbrahim-rd1jx
    @MohamedIbrahim-rd1jx 3 роки тому

    09:32 MABA KA FAKIRIN KULAHAA, Abdi funny 😂😂 11:47 korkora u socota adi 😂😂

  • @fadumoismail249
    @fadumoismail249 3 роки тому

    Team waka helay m.a nice questions duvet girl

  • @khadracabdillahi6497
    @khadracabdillahi6497 3 роки тому

    Were is balan

  • @user-we6gw7in4l
    @user-we6gw7in4l 3 роки тому

    Maasha allaah nasasho fiican

  • @ayanjama7955
    @ayanjama7955 3 роки тому

    Anigu wnku haysta wiilka he is funny

  • @King_biibaala
    @King_biibaala 3 роки тому

    Tooo funny wallahi fartuun

  • @aiys11
    @aiys11 3 роки тому +1

    Abdi yare waa nin buuxa😊💙🙌

  • @aashhabdullah4345
    @aashhabdullah4345 3 роки тому

    You guys are very funny ❤️❤️❤️❤️😎 sa Keepgoing