Eritrea 🇪🇷 oo JABUUTI ku soo Maqan iyo MASAR oo Muqdisho kula talisay in ay Aqoonsato Somaliland

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 111

  • @HalyeyQaran-b2i
    @HalyeyQaran-b2i 3 місяці тому +11

    Geesi Qaran Ubaxle Media sidaa u karbaash cadowga Somaliland ❤❤

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 3 місяці тому +4

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉good job and great work guuul iyo gobanimo somailand insha allah

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 3 місяці тому +4

    Mujaahid ubaxle mahadsanid

  • @Janno190
    @Janno190 3 місяці тому +4

    Illahay haku xafido Aamiin ❤❤ waxad tahay mujaahid u halgamaya Afka dalkeena guul somalilland power ❤❤❤❤

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs 3 місяці тому +3

    Aad ayaan ku salaamya AbdiRahman Ubaxale. Illahey ha ka Jazai siiyo inkasta oo aad wajibaadkaagii gudaneyn hadana kherkaba waa kuwa intaa garan waayey. Aad ayaad u mahadsan tahey 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💓❣️❤️‍🩹❤️♥️🩶🩵💕💖💜

  • @yasinhassan2309
    @yasinhassan2309 3 місяці тому +4

    Well done ubaxle sxb

  • @HalyeyQaran-b2i
    @HalyeyQaran-b2i 3 місяці тому +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farah.418
    @farah.418 3 місяці тому +3

    Alahayoow colkayaga colalku furo
    Cidna waxba kamasidanee guul
    💚💚💚💚💭💭💭💭❤❤❤❤

  • @HalyeyQaran-b2i
    @HalyeyQaran-b2i 3 місяці тому +4

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Noobify101
    @Noobify101 3 місяці тому +4

    Waan ku salaamay Ubaxle . Cadaw walba waxa inagaga daran nimanka mushaharka xaaranta ah qaata ee parlamanka fadhiya ee cadaawada cadaysatay ee dawladiina daawanayso

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 3 місяці тому +6

    Asc Ubxleh Media guuleyso waxanu kugu tageerna difaac qaranka soomaaliland ❤️❤️❤️

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 3 місяці тому +2

    Manshallah ilaahay haa ku barkeya.

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 місяці тому +1

    Ubaxle media geesi qaran ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 3 місяці тому +2

    Guuuuuul iyo gobaanimo ubaxle iyo Somaliand

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 2 місяці тому

    Mansh Allah abtiyo waxad tahey geesi qaran guulaso guul Somaliland ilaahey ha inaga qabto cadowga gudah iyo kadibad

  • @abdullahiusmanjama4946
    @abdullahiusmanjama4946 3 місяці тому +2

    Cadawga waxa ugu xun kuwa Mushaharka aynu siino ee golayaasha inoo dhex fadhiya.

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 3 місяці тому +6

    Guuuul Soomaaliland ❤️❤️

  • @Fatima24-y8u
    @Fatima24-y8u 2 місяці тому

    Absolutely you are right ubaxlow aala dadku may sidaadoo kalle u fakaraan, war hadalku haydin galo ,aan ilaashano dhulka,qaranka cadawgana meel ha looga wada soo jeedsado taasuun baa guul lagu gaadhaysaa. Adna ubaxlow guulayso.

  • @اهلان
    @اهلان 2 місяці тому

    Guul somaliland iyo madaxwaynaha somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN 2 місяці тому

    Somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤cadawgyaga cadawkafiya Aleeh haku beego

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 місяці тому

    Very good news thanks ubaxle

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому

    Waa faysal.iyo.muuse ucid iyo kulmiye ❤❤❤

  • @iftin2024
    @iftin2024 2 місяці тому

    Well done ubaxle
    May Allah reward you ❤❤🎉🎉

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 3 місяці тому +2

    Halyey Qaran Mujaahid Ubaxle Midia 24 ❤❤Buufi Cadowga Somaliland

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 3 місяці тому +2

    Aamin inshallah

  • @NurGacan
    @NurGacan 2 місяці тому

    Guul guul somalinad

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 2 місяці тому

    Salan sare ubaxle Media Hambalyo 🎉🎉🎉

  • @اهلان
    @اهلان 2 місяці тому

    Nimco iyo barwaaqo ayaa somaliland usoosocda shansanoodanbe muuse❤❤❤❤❤❤

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 3 місяці тому +3

    ❤❤aalle haka geele don't qabto geeska afrika😂😂

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 3 місяці тому +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 2 місяці тому

    Caqli badamaa ubaxle ifka iyo aakhiroba guulayso walaahi muuseiixi waa daacad waanuu guulaysanayaa fulsayiinta ismaaciil badhaq ka baqaaya maaha muuse waa geedi garab waayey laakiin wuu gaadhi yoolkiisa xaraaq quutayaasha ilaahaw hanagu soo dayn ❤❤❤❤❤

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 2 місяці тому

    Allah haķu xiftiyo insha allah halka kahay guul somaliland❤️❤️❤️🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚❤️❤️🤍🤍

  • @Janno190
    @Janno190 3 місяці тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SiciidAhmed-wi3ux
    @SiciidAhmed-wi3ux 2 місяці тому

    Thank. You. Ubaxle

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 3 місяці тому +2

    Mujaahid Ubaxlow doodda aad Somaliland ku difaaciso oo aan kaala mid ahay waxaan ku odhan-lahaa ha innagaga dhex walaaqan erayga " Falestiin la xasuuqayo " waayo Falestiintu ma yaqaaniin qaddiyad la yidha Somaliland , hadday la barana ma aqbalayaan oo waxay waxay istaagyaan halka Somalia . Jacayl dadyow-kale waa wixii Muqdisho u dhoofiyey odayashii 1960

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 2 місяці тому

    Somaliland guul ku waara salaan gobeed ❤❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 місяці тому

    Guuuuuuul iyo gobanimo cadowgu wuu jabayaa isha allaah

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 2 місяці тому

    Insha Allah muse Bixi ayaa inoo noqonaya waayo cadow geena ayuu kaga qaylal siiyay Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 місяці тому

    Xildhibaanada lagu tuhunsan yahay in ay cadowga u shaqeeyaan insha halagu wada hayo dawlad iyo shacaba. Somaliland Allah ha xifido💚🤍❤️

  • @Faysal-ym2yy
    @Faysal-ym2yy 2 місяці тому

    U biqi mayno jamuriyada uu ka dulbabanayo calanka tawxiidku ku xardhan yahay
    Thans ubaxle

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 місяці тому +2

    Suuqa ha lagu shaabuugeeyo kuwa u adeega Cadowga u hiilinaya

  • @cabdiqaadirismacil6453
    @cabdiqaadirismacil6453 3 місяці тому +3

    Difaac qaran

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 2 місяці тому

    Geesi qaran Guul somaliland ila haku xafido

  • @اهلان
    @اهلان 2 місяці тому

    Guul❤❤❤❤somaliland

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 2 місяці тому

    Wa geesi qaran ina cali ubaxle

  • @cagawaynemediachannel4413
    @cagawaynemediachannel4413 2 місяці тому

    Somaliland ❤❤❤❤guuul

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 2 місяці тому

    Masha alaah

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 3 місяці тому

    Waayo waxay hore ugu socon lahayd waa sac ninkii lahaa raafka hayaa maruqaasado

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt 2 місяці тому

    Somaliland guuuuuuuul iyo gubanimo 💪💪💪💚🤍❤️

  • @egalosman9271
    @egalosman9271 2 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 місяці тому

    Good news asisi runta Ayuu usheegay xasan gurgurteh Ethiopia lama wareerayo karo buuyidhi wayo Somaliland ayaa gacanta kuhysa Buuyidhi strategies waxaa haysta bada cas Ethiopia lama.wareegi karo buuyidhi madaxwaynaha masar

  • @KhadarCabdiawjaamac
    @KhadarCabdiawjaamac 3 місяці тому +1

    Labada xusbi waa kumiye oo isferaryay isbadalku muxu noqonayaa

  • @najaxahmed867
    @najaxahmed867 2 місяці тому +1

    waxaan odhan lahaa xasan inuu aqbalo in somaliland lasiidayo waayo danta somalia ayaa kujirta ethiopiana waa u guul daro in ay waydo bad

  • @NurGacan
    @NurGacan 2 місяці тому

    Difaaca qaranka waa wajib muwadin kasta somalinad

  • @AsiaGele
    @AsiaGele 3 місяці тому +3

    Allow adiga weyne cadawgayga jabi

  • @hodhomawel1812
    @hodhomawel1812 3 місяці тому +1

    Masar biiyiihi laaga xidee ayu waax kaaqaba laaha😂

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 2 місяці тому

    Yaabka aduunka afhayeen commitment, or persevere lehba majiro sowkiilaha faysal halocodeyo goormu isbedelay mise waxoga dhaamelu lulanayey 🤔 nasiibdarada wadankan kudhacday umad meeloguso hagaago anayjirinba

  • @KhadarCabdiawjaamac
    @KhadarCabdiawjaamac 3 місяці тому +2

    Bal tena isoo noqo wll xukumadena iyo buloshadedu isma fahansana mucaradkuna kama hadalan waxyaban ubahan inla fahmo ama lobahan yahay ee qaranka udanta ah cay iyo kusidon moyee cadow geena cidii caqli lihaba way garanaysa lakin waxa aan lafahmayn siyasiyintu manta jogaa siday wax uwadan mucarid iyo muxafidba marka isku day bal inad kahadasho meeshay wax ka si yihiin citirafka alaa haya danta dadka iyo dalka haga waramo ka joga iyo ka soo socda maxaa udhaxaya

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 2 місяці тому

    Geesi

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому +1

    UCODEEYA KII AAD ISLAYDIHIIN QARANKUU DIFAACAYAA EE QARANKA JECEL

  • @KhadarCabdiawjaamac
    @KhadarCabdiawjaamac 3 місяці тому +1

    Ubaxle horta kumiye iyo wadani labadaba waxa kamuuqata dhalilo fara badan oo masuliyad daro ah mana laha nidam hogamined oo tosan waa damer iyo labadisa daan ilaahay haynogu badalo cid ka khayr badan hadba waxan ka mid ahay dadka ku xidhan ilacada marka waxan jeclaa inad nafahan siso mesha xabashida lakenayo miyaa lasinaya mise wakiro wayo 20km waa dhul badan maxayse ka dhigayan haday saldig donayan waxa filan 1km

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому

    MASAR WAXAY KU TIDHI SIDA KALIYA EE ETHIOPIA LAGU BAAJ8N KARO WAA IN AAD SOMALIAND AQOO SATAA
    ANAGU KA SOMALIAND AHAAN DOINIMAYNO AQOONSI NOOGA YIMAADA XASAN COOFLE ETHIOPIA NA WAY HELAYSAA BADDA CAS

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 3 місяці тому +1

    Dadkeenu may fagmin cidda inu dhagan wen inla dagaalamayaa waa dawlado aynu raaligelin karaadino oo ah kuwa hadda xadeyste ee sisda jirjiroolah dawkadii aan ina ogolayn waa in aynu raadin cid ina ogol

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 2 місяці тому

    Inadeer heshiis kii xog nagasii

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 3 місяці тому

    Muuse cid dhaantaa majirto aamina oo uduceeya

  • @AhmedMohamed-zk9ud
    @AhmedMohamed-zk9ud 2 місяці тому

    Heshiiskan waxa uu halisku yahay umada reer somaliland 20km2 waa dhul gaza leeg

  • @aadanshdirir1865
    @aadanshdirir1865 3 місяці тому

    Waa beenasle tolow aakhiro xagee la geynayaa

  • @اهلان
    @اهلان 2 місяці тому

    Walee waaruntaa cadowga gudaha halayska ilaaliyo

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 3 місяці тому

    4ta Kurtin ee Habar jeclo baa Argagixiso ah lama Cayto Zuug 23 baa inoo balan ah lkn Aflagaadadu waa inaga reeban tahay.Balan waxaa ah in Cayanaba qabsano insha allh

  • @RodaAli-mg1en
    @RodaAli-mg1en 2 місяці тому

    Masar haday cid dufaacayso, caruurtii dhiiga qasa oo lagu dubanaayo albaabkiisa hortii ayuu dufaaci lahaa.

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 3 місяці тому

    Fikrad fiican ayuu siiyay haday Somali necebtahay ethiopia

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 3 місяці тому

    Baar lamaanka somaliland kuwa fadiya qaarkamida iyaad arkaysaa maxaad u maleysay cidkale hunguri ayaa dhex fadhiya baar lamanka kuwaa halaga safeeyo madax tooyad somaliland

  • @MaxamuudMeecaad-b6j
    @MaxamuudMeecaad-b6j 2 місяці тому

    Dhuuni qaatayaasha reer somaliland taariikh ayaa Morris ddnta

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 2 місяці тому

    Indhaha iyo faraha
    Aya lagu
    Codaynaya

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 3 місяці тому

    Masar waxay aragtaa inuu suiwas chanel ayaa ku dhaw inuu xidhmo markaa Masaru maanta nail kii waxaa kaga daran marinkii bad cas

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 2 місяці тому

    Yyhhii

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому

    Bu da isha ayaa lagu galayaa

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 2 місяці тому

    Ilen waxay wadani uga qalin nayan qalab cusub oo la kenay, waxu kala saraya karaka fega ah iyo kuwa huwanta lascanod laga so qaday. Okay, fahmay saxiib ubaxle media !!! 😂

  • @husuinalsalmy368
    @husuinalsalmy368 3 місяці тому

    WAA LAGU SHUBTA NINKAN WAANA MUSE.LAGU BARAY.

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 2 місяці тому

    Waxaan idinka codsanayaa reer Somaliland inaad mujaahidkan aad you tube la share garayasaan dadka si kor ugu qaadmo dadka ku xidhan " subscribers "

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому

    Ubaxle geesi halkaa ka wad waliba jabuuti fox ka saar

  • @siyaamaxmed7453
    @siyaamaxmed7453 3 місяці тому

    Maxad uga hadli waday hadad qaran
    difacaysoo dhabatata iyi gadoonka siyaasadeed ee kulmiye umada ku hayo waxan shacabkagaga kula talinayaa inadan dhagaysan tala xumalayasha idin kala qabanayaa

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 2 місяці тому

    Waxaa la yiri Beentaada hore Runtaadz dambe ayey baabisaa Ummadda waa kula yaaban tahay beentaada ?

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 2 місяці тому

    WADANI AYA QALOCA
    MARKA
    INU TOSO HAKA
    FILAN

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 2 місяці тому

    Hassan sheikh ayaa maraya Eritrea maanta muxu kala hadalay warkaa yaa yahay maanta 😂 oohin ayuu uka tagay waxayna u sheegen in ay qabsanaya dumeera o ay isku haystaa jabuuti ina geele way isku dhici donan kolay ilaa bari caawa warka so bixi soona hala sugo

  • @roodakarreiyehkaire4714
    @roodakarreiyehkaire4714 3 місяці тому

    Kkkkk

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 3 місяці тому

    Kadaabka ee anka xishoon in dadweyna been usheego

    • @HalyeyQaran-b2i
      @HalyeyQaran-b2i 3 місяці тому +3

      Ubaxloow ha u bixin kani waa kabaqaad huwan waa nooca bukooda marka aad qaranka difaacdo

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому +3

      Bilaa edeb runtaa ku dhibtay ninkani waa nin run sheega war hufan oo xaqiiqa ugu kaalay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому +3

      Kadaab iyo eyba adaa ah bilaa edeb waxaad baabisay qoraal kayga fulay yahaw ubaxle waa nin xaqiiqda sheega ugu kaalay war hufan ubaxle

    • @ahmedyusuf692
      @ahmedyusuf692 3 місяці тому +1

      Bullacadahan in Shaa Allah maalin dhow way gudhi doonaan ee dheg ha u dhigin

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому +1

      @@ahmedyusuf692 haa faqshtu way gudhayaan Midnimo dhimatay kusii dhegenyee dhegaha ugu rida inaanay dhacayn horaa loogu heesay kkkkkkkkkkk

  • @AbdisalamIbrahim-lh9ou
    @AbdisalamIbrahim-lh9ou 3 місяці тому

    Beentay jooji iyo riyada

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 2 місяці тому

    Waar ninwaynbaad tahaye marka ayku dhacda hogaanka qaranka maxaad baarlamaanka iyo xisbiyada mucaaradka ah aad u eedaysaan.

  • @anissaelmi2713
    @anissaelmi2713 3 місяці тому

    Bada isaaq malaha Dowladna ma tihin ee gadabursi ba leh bal si bada aan ku aragne eh

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 2 місяці тому

    Tttyyyy

  • @roodakarreiyehkaire4714
    @roodakarreiyehkaire4714 3 місяці тому

    Beenaale yaab

  • @roodakarreiyehkaire4714
    @roodakarreiyehkaire4714 3 місяці тому

    Argaixiso iyo tuug qudhmis adiga ah tuug ciil qaba

    • @Caweys-pt3qs
      @Caweys-pt3qs 3 місяці тому +1

      Waxaad tidhiba lagu yidhi

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sgjtrdcvh
    @Sgjtrdcvh 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤