Wixii XIRSI & XAASHI Hjeclo u Sheegi Jireen oo Benowday iyo Garxajis oo Cadeeyey Go,aankooda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 79

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 17 годин тому +11

    Guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul kulmiye guuuuuul kulmiye insh Allah ❤❤❤❤❤gesi qaraan mudane ubaxle media 24

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 17 годин тому +7

    Habar jeclooy garxajis waa kaa 😢😢😢😢😢😢intaan meelba la gaadhin baa laydinka dul guuray.

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 18 годин тому +6

    WAA WAALI KALE OO TILMAAMAYSA GUUL DARADA XISBIGA WADANI IYO CIRO GUUL DARADIISII
    SHALAY KAAHAYUU HISHIIS LAGALAY WUUNA KAGA BAXAY IMIKANA MID KALE AYAY SOO DHIGEEN

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 18 годин тому +12

    Maxamuud xaashi iyo xirsi haku quustaan.Habarjeclona ha ogaato wixii nimankaasi sheegayeen inaan waba ka jirin

  • @nathra7351
    @nathra7351 17 годин тому +7

    Wadani masoo baxaayo gx isna lama rabo runta hadaad dooneysaan maaha mucaarid waa cadowga somaliland reer wadani

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 17 годин тому +11

    Ubaxle madaale libaaxa difaaca dalka

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 17 годин тому +6

    Kuwan xisbiga wadani dad wax rababa ma moodid
    Kaambayn koodu waxaa weeyi
    Hadi lay codayn waayo jah
    Tana waa fadeexadii labaad
    Markaan ilaahay waxba kula doonayn ceebtaada lasoo horYsiiyaaa

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 3 години тому +1

    ❤guul kulmiye ..❤️
    Guul somaliland inshaallah ..❤️💚❤️
    Thank u Ubaxle 24

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 17 годин тому +7

    Oomay Faysal soo Saran. Nabsiga Faysal idinqabay Garxajis ma maantu dhashay

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 15 годин тому

      Waa runtaa
      Lakiin aniga Rajo ayaan wataa hadii qaran nin dafaca la rabaa

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 15 годин тому

      Ogaada ururkaas

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 15 годин тому

      Rajoooona halkaaaay garxajis dhigeeen ninka cabdillahi dahab eee nin waji cusubaa aadna qaranka u difacaaa ?

    • @nimcohirsi2878
      @nimcohirsi2878 2 години тому

      @@halilmamohamed4493 fiicnaan lahaydaa hadii latageero Rajo

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 17 годин тому +3

    Tab iyo xeeladlha baananka ayaa iyaga lootuuray wlee siyaadu sxp joogta ah malaha

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy 17 годин тому +2

    Hada garo markii ay Muuse & Jamal isa Soo Sharaxeen, Wataaa Taladii habar Awal meel qudha iskugu Lugo duwadeen, waa Arin Ama Mu faker ay dheer yihiin Garxajis, Habar jeclo Waa isku Mawqif hadii Ay samri lahayen Maxamud & Xirsi ay Manta horumar baladhan gaadhi lahayeen, lakiin wey fududaadeen, ee Nasiibkooda, lakiin Maxamud waxaa Laga yabaa inuu Kaah Soo saaro hadii uu Sidii barlabanka uu lacagtiisa isticmaalo!!??🧠✍️⚖️🔑🕋🕌🤽🫅S/la,aand

  • @Abz_146
    @Abz_146 17 годин тому +2

    Beeni radmaleh habar jeclo haku qusato iminkaba haka tashato wax lagu khiyanaynayo

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle 14 годин тому +1

    Garxajis sheekadoodo waa waxkasta aniga ayaa ku fiican waa layaab

  • @abdijama6977
    @abdijama6977 17 годин тому

    Ubaxle maad fahmin sxb waa heshiisyadii Kaah iyo Ciro midka mida oo ahaa in Wadani ay ka guuraan meeshay doonaan haw guuraane Garo ama ha Garan Kaah kaah guul

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 годин тому

    MUWAADIN U CODEE QARANKA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 18 годин тому +4

    MAXAA UNAFA HABAR JECLO MARKAY SIDA TAHAY MAXAA BARYO GALIYAY HABAR JECLO JEEGAAN AANAY CIDINA KA HELAYN AYAY HAYSTAANE
    HABAR JECLO HAKA TASHATO

    • @AbiibColaad
      @AbiibColaad 17 годин тому

      Xirsi wuxu hore yidhi jeegaan cusub ayaan samaynaynaa hbrclo iyo habaryonis

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 26 хвилин тому

    Kulmiye guul Somaliland guul ❤❤❤❤❤

  • @iftin2024
    @iftin2024 14 годин тому +1

    Mr hashi wuu soo baxayaa ina ubaxlow waxba ha is xiijin hashi iyo.hirsina laba nin oo isku mida ma ah hashi waa ruug cadaa siyaasiya afkaaga xun ka jeedi gaadhi maysid munaafaqada iska daa.

  • @axmedcali-h3z
    @axmedcali-h3z 2 години тому

    GARXAJIS URURRADIISA TALO WADAAG IYO REJO HA UCODEEYO WAAYO KAAH TUUG
    INA SOO DHEX GALAY DHULBAHANTENA WAA INAGA🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maxmedxirsi7407
    @maxmedxirsi7407 17 годин тому +1

    Allahayow maxaa wax isu muuq muuqda waa laysku gartey khiyaamadii. 😂😂😂

  • @abdijama6977
    @abdijama6977 16 годин тому

    Qolyaha halkan ku jiraa ha fahmaan Qorshayaasha dhaadheer
    Waa Kaartadii KAAH wadani baa laga guurayaa si H/j xisbigeedu u noqdo KAAH

  • @Hana-y2u7v
    @Hana-y2u7v 18 годин тому +3

    SL❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 18 годин тому +3

    Garxajis waba laga yabanyahay Naagba tidhi halkuu rag ikala qabsan hhhh imisa xusbiy ayay yeelan Rajo wadani Talo wadag Barwaqo Ucid waa 5 subxanalah

    • @Seynaab24Synaab24
      @Seynaab24Synaab24 18 годин тому

      Hhhhhhhhhhh

    • @AbiibColaad
      @AbiibColaad 17 годин тому

      Arikani mua fcn garxsis Hal urur uun toos ha usosaaran

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 15 годин тому

      Rajo waa urur qadiyada Somaliland ka dhab tahay ilaahay kuwan qabyalad umada ku kala geeyey hana dhafiyo

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 15 годин тому +1

    Subxanalah allahu akabara oo Reerku maxaye isla daba yacayena hadeya xusbi doonayena maxa uso sare wayena faysal cali warabe hadeya rune shegayan maxa u tageri wayena cabdilahi Dahabe isguba wa xusbe cuseba r maxa jaha wareraka ku rideye Reer ka maxa isla daba yaceyan Daha e meye so sarena faysal maye so sarena wa cajine cidena u codeyna mayeso Ciro dhukure waligoba ha iska dalane faysal aya joga hade garxajise waxa la isgu qabanayo faysal cali wareba

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 11 годин тому

    Odayaashan waa in ay siyaasada ka dhex baxaan waa yaab soomaaliland ilaahay ha u gargaaro

  • @AliAhmed-mu2hq
    @AliAhmed-mu2hq 10 годин тому

    Waad mahadsan hj runta ha ogaato runta. Waadna u cadaysay kuwa intaas moogan

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 14 годин тому +1

    Maxamud xaashi haloo sheego in Xirsi khiyaameyn rabo hhh

  • @munajamac1419
    @munajamac1419 12 годин тому

    Xirsi iyo xaashi AAN OOYE ALBAABKA IIXIRA 😂😂😂😂😂

  • @asiamusa6539
    @asiamusa6539 2 години тому

    Wadani iyo cirro wacadka , ballanta iyo dhaartu qiimo uguma fadhiyaan. Tusaale waxa inoogu filan. Cadi/Risaaq khaliif iyo Garuuje.

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 18 годин тому +2

    Asc nimanyahaw may rajo soo saaraan.

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed 14 годин тому

      Nimanku Raggooda Wanaagsan Ee Bulshada iyo Somaliland ba ka gadmaya ma jecla waxay shaashada had iyo jeer soo saaraan Nin Aan Qarankan Hagistiisa iyo isku wadistiisa ba diyaar u ahayn Ama kooda fidmo walaha ah

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 17 годин тому +2

    Habaryoonis ururka rajo ayay taaageersyaaan

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 15 годин тому

      Rajo insha allah qabyalad ka sokow waa urur qadiyada Somaliland ka dhab tahay

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 15 годин тому

      Ilaahay hana dhafiyo kuwa kale…raga qasay ee qabyalad dhex dhigay waa xirsi iyo ina Xashi

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 17 годин тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 годин тому

    HABARJECLO TALO IGA QAATA MEEL ISKU RAACA OO AH U CODEEYA QARANKA U CODEEYA KULMIYE XAALADDA MAANTA DALKU KU JIRO

  • @shukrihassan1
    @shukrihassan1 16 годин тому

    Badbaadada qaranku muxuu ku jiraa buu yidhi ? War anaga wax aragnay?

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 годин тому

    HORTA HABAR AWAL KA URURU AHAAN MA URURKA ROODA AYEY LEEYIHIIN?????

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 4 години тому

    Heego kuwan xagay ka soo kicisay? lacagtiiba jindagaagay ayaa ka dhameeyey
    🤣🤣

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 8 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 10 годин тому

    Muuse biixi doorta heshiiska haydiin dhamaystiree si aqoonsiga ugaartaan, hadaa caqli leedihiin ama Nin kale oo cusub oo dariiq kale idinka tuura doorta

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 5 годин тому

    KULMIYE ISAGA URURKEE AYAA KU LAMMAAN?????

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 18 годин тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 16 годин тому

    Why Haberjalo r joined garhajis party? Why Haberjalo like Hersi to be slave to Garhjes Haberjalo never be slave to garhajis tribe party Haberjalo like Hersi never been a slave to Garhajis 😅😂😅😢

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 годин тому

    INA BUUBAA SOWKII EEDEENAYEY CIRRO EE SIDA ADAG U EEDEENAYEY HADANA MA DIB AYUU ULA HESHIIYEY
    WALAHAY SOMALIAND TAGA SAAXADA SIYAASADA UGU JIRA JARBAY KA TUURAYAAN QARANKAN WAA DANAYSTAYAAL

  • @iali8540
    @iali8540 16 годин тому

    Faysal iyo Cabdillahi Dahab iyaga miyaa laga Guuray.

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 5 годин тому

    Beeli ma noqoto xisbi
    Hady noqonayso may soo baxaan somaliland oo dhan kulmiye ayay haystan xisbi leelaysani soo bixi maayo hadany umada wax la lahan oo somaliland aany wax la qayb san ubaloow reerka hawaali waligii garxajis soobixi maayo iyo qolokale toona hadany reer somaliland oo dhan wax wada yeelan tuug tan naga daa

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651 9 годин тому

    Waar kuwanina maxay ahayeen waxan kala direeska xumi kkkkkkkk hagbadii waa lawaalay

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 17 годин тому +3

    Bilowgii ayaan fahmay inuu khiyaamaynayo Maxamuud Xaashi iyo Kaah.
    Hore buu u khiyaamay Faysal Cali Waraabe Oo UCID Kasoo saaray baarlamaankana geeyey