Sadex qado kale nooc oo instant pot ka lagu kariyey iyo dooro isqabto /Cafimat Fican

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 лют 2019

КОМЕНТАРІ • 199

  • @boradamuqdizhaawi7613
    @boradamuqdizhaawi7613 4 роки тому +12

    Wllhi waqn soo gatay saan u isticmaalo markaan kasi waayey wlhi qorshaheyga wuxuu ahaa inan tuuro adiga dartaaa uuu u fakady maanta wlhi hada waan bartay shukran apyo yaasmin wlhi waad ii faaidysay

  • @suubanabdi3720
    @suubanabdi3720 4 роки тому

    Maasha allah waa beelo hool fududees waayay hooyooyinka shaqeeyo ama caruurta yaryar heesta wuu ku saacidaa hadaad qurbaha joogto thanks yaska

  • @shukriyaha3881
    @shukriyaha3881 5 років тому +2

    Masha Allah TabarakAllah Allah Yaasmiin Ku barakeeyo Aduun iyo Aakhirah Hada kan cunta ku karsanah 3 bil ka hor so gatey easy and health food Alhamdulilah

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 5 років тому +1

    Masha Allah barakallah illahay ha idiin hifdiiyo familiga dhamaantina

  • @ashadahir3784
    @ashadahir3784 5 років тому +1

    Mashallah tabarak allah sis yas

  • @ubahali6693
    @ubahali6693 5 років тому +1

    Mashaa allah allah idin barakeeyo

  • @sahrayusuf5879
    @sahrayusuf5879 4 роки тому

    Masha allah tabarakallah delicios and health let me try jzklh sis

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking 5 років тому +2

    Masha allah abyo mahadsanid

  • @fawsiyoomar7661
    @fawsiyoomar7661 5 років тому +1

    Masha Allah sister

  • @anbiyaadam7766
    @anbiyaadam7766 5 років тому +1

    Masha Allah tabarakallah ilahay ha idin barakeeyo

  • @sacdiyocooking3783
    @sacdiyocooking3783 4 роки тому

    Masha alahaa yaasaka wax fiican AAD soo badhigataa waana ka helaa sniga waan ku soo booqadey xabiibti 👍👍👍❤❤❤⚘

  • @soleen2
    @soleen2 4 роки тому +3

    MashaAllah video sister is there a video that shows how do you cook the Quinoa ?
    I hope you reply to me Jazak allahu khayran

  • @shukriabdi2296
    @shukriabdi2296 4 роки тому

    Mashallah abyo yasmin cadeey Allaah haku xifdiyo reerkaaya

  • @dreleenacumardreleena1138
    @dreleenacumardreleena1138 5 років тому +2

    Masha Allah team mama yasmin
    Saxa wa hanna

  • @ruumiabdi7504
    @ruumiabdi7504 5 років тому +1

    Masha Allah jazakallaahu khayran ukhtiyey weligay wan kabaqayey digsiyadaas lakinse hadan sogadanayaa masha Allah ukhtiyey la aantaa waa awar love you sister

  • @xamdixiis8196
    @xamdixiis8196 5 років тому +1

    Mash allah abayo yasmin allah ku xifdiyo aduunya iyo aqiro

  • @munalizashow5969
    @munalizashow5969 4 роки тому +1

    mashAllah tabarakAllah jazakallah abaayo😘👍

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 4 роки тому +1

    Masha Allaah walaashen waxaalayiri abkeey doolidiloow dad nool maas udaahaa.dooradii ukuntii waa soodhaftay qaloow aa🤣🤣🤣🤣♥️♥️♥️♥️😘

  • @munomuseahmed9004
    @munomuseahmed9004 5 років тому

    jazaakalaah qeyr abaayo yaazmiin

  • @ashajimale2265
    @ashajimale2265 4 роки тому +1

    Asc mansha Allah walaal Yasmiin Allaha ku barakeyo Thanks 🌺🌺💖💝🇸🇴💕❤️💝💖💝❤️❤️💕💓🌺💖💝❤️💕

  • @farxiya143nuur2
    @farxiya143nuur2 5 років тому

    Masha alleh xbbt yasmin aaleh ha ku xiftiyo

  • @ayaaanmohamed1211
    @ayaaanmohamed1211 3 роки тому

    Qer allha ku siiyo abayo macan wallhi sifiican ayaa ii fahansiisay jisakumillah qeyr

  • @deqosheikhisaq
    @deqosheikhisaq 5 років тому +1

    Asc yasmiin Abayo xage kaala so xiriirA waan ku rabaye xabibti thanks

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 5 років тому +2

    Mansha allaah thanks for share how to use this potI was I going to get one soon insha allah

  • @nihamqurux3267
    @nihamqurux3267 5 років тому

    Thanks mama

  • @samoosamoo865
    @samoosamoo865 5 років тому +2

    ماشاءالله تبارك الله walashi بالعافيه 👍🏼

  • @somweelo9364
    @somweelo9364 5 років тому +2

    Mashaa allah

  • @farxiyacali8268
    @farxiyacali8268 5 років тому

    Masha allah yasmin alle haku xifdiyo

  • @sucaadomar6108
    @sucaadomar6108 4 роки тому +1

    Masha allah 😍🙏

  • @awosh3541
    @awosh3541 5 років тому +1

    ASC walal cuntadada waa cuntada aan cuno oo kale waxaana kuu malaynayaa inaad wax akhriso maansha Allah

  • @shadiyaabdirashid2350
    @shadiyaabdirashid2350 4 роки тому +2

    Mansha allah waa belo holfudeed weye

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 5 років тому

    Jazaka all Masha allah waaye dalabkeygi. Saabs ku given lahaa hadii aan ka fiirsan sida loo furaayo

  • @ifrahfarah3374
    @ifrahfarah3374 4 роки тому +1

    Masha.allah abyo

  • @mayamohamed9891
    @mayamohamed9891 5 років тому +1

    Masha Allah

  • @faizamohamed4289
    @faizamohamed4289 5 років тому

    Asc masha Allah abaayo yasmiin

  • @gabadhamadaxweynahaah8103
    @gabadhamadaxweynahaah8103 5 років тому +1

    Qeer Allah kusiiyo yasmineey

  • @xaliimomaxamuud6499
    @xaliimomaxamuud6499 3 роки тому

    Maansha allh Cunto caafimaad leh

  • @deeqoaxmed6548
    @deeqoaxmed6548 5 років тому +1

    Abyo ani waxan ka helay cambuulada iyo bariiska iyo doorada msha allah

  • @CafimatFican
    @CafimatFican  5 років тому +19

    JazakALlah Qeyr walaalaheey alaabta website keena ka dalbada wa cafimatfican.com information ka dhan meesha uu kujiraa sida qiimaha iyo boostada qiimaheeda.💕💕💕💕

    • @salahliif7413
      @salahliif7413 5 років тому +2

      Yaasmiin waa ogahay in websidate laga dalbado waan ka dalbaday la,kiin no barka la isiiyey waa mid aajirin waxaan sugaayey 2 week. haye ka sheekee arintaas.

    • @munocali9272
      @munocali9272 5 років тому +1

      Abaayo ani waa rabaa somali moqdish aanjoogaa noo soo jawaab xabiibti

    • @najmajamaal8179
      @najmajamaal8179 5 років тому +1

      Yaaasmiin abaaayo qaliyay dhawr jeer kulasohadley jawaaab Kama hayo quruxy mxan sameyeyah

    • @amlxeydar5558
      @amlxeydar5558 5 років тому +1

      Asc abayo yaasmiin aniga waa rabaa sacudiga joogaa

    • @ikraanxasan1375
      @ikraanxasan1375 5 років тому +1

      mashallah Allah hakubarakeyo

  • @cadar1499
    @cadar1499 4 роки тому

    Ishcalaa yasmin masha allah igu halee

  • @user-ih3fr2vj7o
    @user-ih3fr2vj7o 5 років тому

    Asc abyo masha allah ya rabbi ilahey hanixifdiyo adiga iyo familkaga aniga hada aya kusobiri bejkaga abyo mcn waxan karawa adiga labarkaga waxan karawa waa halarin bes halka makugu shegikari waa wax aniga igar ah hadi ad istinmasho wax yawaha kaleh insha allah ya rabbi shukran abyo mcn

  • @asruunichannel
    @asruunichannel 5 років тому +1

    Mashalah

  • @ruumiabdi7504
    @ruumiabdi7504 5 років тому

    Asalaamu caleykum abaayo yasamin jazakallaahu khayran xabibti Allaha kubarakeyo aqontada marwalbo anku daawado wan kuduceya Allaha iiga aqbalo.

  • @ashadirie4229
    @ashadirie4229 5 років тому +4

    Asc Yasmin waxad tahay gabadh nagu qaali ah ilaahayo nookaa daah adiga iyo reerkaagabah

  • @farhiyafoodrecipes2243
    @farhiyafoodrecipes2243 5 років тому +1

    Mashallah

  • @samiraabdullahi4453
    @samiraabdullahi4453 4 роки тому

    Bismilah mansha allah abayo

  • @sssss-rc5ey
    @sssss-rc5ey 4 роки тому

    Maasha allah jazakalaah khayr ukhti xbbti dab badan muu cuna waa Somalin joogan oo korntadu qaality?

  • @umuruweyda
    @umuruweyda 5 років тому +1

    Mashallah hobo wan ka helay

  • @Umakhalil
    @Umakhalil 4 роки тому +1

    MashaAllah Yasmin Ilaahay haku barakeeyo. I bought it the Black Friday I love it so far I cooked the meat beanies. I like the way you cooked the chicken i’m going to try it today. InshaAllah. Keep cooking thank you again

  • @fathi5432
    @fathi5432 5 років тому +1

    ManshAllah

  • @sadifoyusuf6232
    @sadifoyusuf6232 5 років тому +1

    Masha Allah ayaan dhow ayaa soogatey wali ma isticmalin lkn masha Allaah aad ayaa iigu faa iideyste

  • @naimoroble3486
    @naimoroble3486 5 років тому

    Masha allah abayo yasmin waan heestaa lakiin cuntooyinka ad ku karsatid ee caafimaadka leh nalawadaag habiibti.

  • @faisomire942
    @faisomire942 4 роки тому

    Msha Allah tabarka Allah

  • @waleedosman1259
    @waleedosman1259 4 роки тому +1

    Masha allhaa

  • @sacdiyoali9501
    @sacdiyoali9501 4 роки тому

    Masha Allah 🤩🤩🤩

  • @tufahabdi1450
    @tufahabdi1450 5 років тому +1

    Maansha allah jzklq

  • @umumuradhassan3868
    @umumuradhassan3868 4 роки тому

    masha Allah

  • @hodanhared5734
    @hodanhared5734 5 років тому

    asc yas jazakumu allah qer re kenyo xagay ka helayan

  • @fatmaqalbi9957
    @fatmaqalbi9957 5 років тому

    Masha allah habo dhaman wanka helay lacala hadan ku imado alaabtasle igu qabo hhh love you habo

  • @khadraaadan3380
    @khadraaadan3380 4 роки тому

    Wll mashruumku maxaladhahaa mahdsanid

  • @ramloxussen658
    @ramloxussen658 4 роки тому +1

    mashes.allaah.abayo.somaliyaa.jogaa.malaga.helaa

  • @aaminamohammed5352
    @aaminamohammed5352 5 років тому +2

    Masha Allaah jasakallaahu qeyran wlshy qli

  • @nimaabdi837
    @nimaabdi837 5 років тому

    Waxaan ka helay misirta iyo khudaarta maanshaa allaah

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo 5 років тому +2

    MashaAllah walaasheyda JzkAllah cuntada kala duwan 👍👍👍laakiin doorada maskiin why why 😭😭😭cafimad ku cun but still I’m upset 😢 about the doorada. Even though I eat chicken but seeing u taking from their home into ur stomach 😍

  • @kowserb1241
    @kowserb1241 5 років тому

    macdan ma aha waa qalin

  • @dreleenacumardreleena1138
    @dreleenacumardreleena1138 5 років тому +1

    Wlh waa bariis jeclahay bariis ka iyo qudaarta ku hays taa

  • @suheymaofficial4567
    @suheymaofficial4567 5 років тому +2

    Hooyo yaasmin wanku jeclahay abti saalah af Somaliga bar plze maamo

  • @ashro5136
    @ashro5136 4 роки тому

    How do you set it up van you do it in the next vido if you can

  • @ubahali6693
    @ubahali6693 5 років тому

    Bilmillah khacbadanaa abayo ilmaha ka I laasho

  • @leyloyariisey
    @leyloyariisey 5 років тому +2

    Abyo yasminey mansha allah naftaada waad jeceshahay ani anoo og cuntada caafimaadka leh hadana maba caadeysan karo I love basto bariis

    • @sofiaerilleey3467
      @sofiaerilleey3467 5 років тому

      Nastexo Macaan isooboqo like subscribe iisar macaan

  • @sax9200
    @sax9200 4 роки тому

    Masha alaha

  • @nimaabdi837
    @nimaabdi837 5 років тому

    Asc abaayo waad ky nahadsan tahay howshan laakiin waxaan ky weydiinayaa batatiga iyo baradhada naxaa qobka ugu fiiuqi weysay meel kalena waan ku arkaye

  • @falisahmed2193
    @falisahmed2193 4 роки тому

    Mansha Alh Alh hakuxafido wano faideysay wlhi cuntada waba kurafad nay digsida maficna

  • @mohamedfarah807
    @mohamedfarah807 4 роки тому

    Yasmin waan ku salaamay waxaan u baahnahay wax badan ood hayso, sidaj jilbaha iyo qurfaha wixii kale markale baan kuu sheegi doonan sideen ku helay daawadooda makaheli karaa MN st, cloud baan joogaaye

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 4 роки тому

    Asc Xabiibtii Yasmiina aadbaan kuu salamayaa. Walaashay waxaan jeclaa in aan ku waydiiyo su,aalo badan oo ku saabsan xagga caafimaadka aado raali ah xageen kaala soo xariiri karaa. Mahadsanid xbbti 😘

  • @shukriaxmed9594
    @shukriaxmed9594 4 роки тому

    Asaxaabta abaayo yasmiin isoo booqda

  • @icegameryt5919
    @icegameryt5919 4 роки тому

    Maanshaa alaah

    • @icegameryt5919
      @icegameryt5919 4 роки тому

      Abaayo yaasmiin waan kuu baahnaa xagee kaala soo xiriiraa

  • @filsanawale2329
    @filsanawale2329 5 років тому

    Misirkii xbbti

  • @naimaabdi4578
    @naimaabdi4578 5 років тому

    Mashaallah habo yaas farxad ku nolow

  • @nimoomar3119
    @nimoomar3119 5 років тому +1

    Masha allah yaseey o manta hilib bilowday masha allah masha allah😍😍😍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @sahushchannel888
    @sahushchannel888 5 років тому

    And how can I get

  • @aragsanguraymarayare8228
    @aragsanguraymarayare8228 5 років тому +3

    Wllshy waanku salaamay waxan rabaa saliidda jilba xanuunka iyo murqo xanuunka dhakhtarkayga ayaa igu yidhi murqahaagu way dhinteen lafahaaguna way burbureen waxan ahay gabadh yar 4 sano ma socdo ee xagee kallsoo xidhidhaaa 😭😭

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 5 років тому

    Masha Allah abayo shukran

  • @monetaalwaax4723
    @monetaalwaax4723 5 років тому +6

    Allah yarxamak yaa doro maskin 😭😭😭😭

  • @Let-TheTruthSpeak.
    @Let-TheTruthSpeak. 4 роки тому

    What kind of coconut fat did you use? Is it the caned one or you made your own from a whole coconut? Please give me a response thanks you again sister.

  • @pussio6422
    @pussio6422 4 роки тому

    Can we have some of that honey we live in sweden

  • @faisakasim2138
    @faisakasim2138 4 роки тому

    Haqalin abayo wad iga ad adagtahay walaahi.😢😢😢

  • @meymuunsaciid7922
    @meymuunsaciid7922 4 роки тому

    Wll waan ubaahanahay

  • @binuabdi9720
    @binuabdi9720 5 років тому

    Wax aan ka heyay bariiz kaa iyo dooradaaa

  • @sahushchannel888
    @sahushchannel888 5 років тому

    How much is it sale plz

  • @munaxilwacali4711
    @munaxilwacali4711 5 років тому

    Asc wan so gaday hada lkn wan gasiwaye sida lo isticmalo ee intee kaala so xiriiraa number kaga please

  • @fahmoahmed6819
    @fahmoahmed6819 5 років тому

    Cooker kaan indonesia ad loga isticmaalaa dhamaa faqir iyo tajir bariskaa lagu karsadaa iyo hilibka wax walbo la kariyo ma ahan waxaan horay lo arkin

  • @kingmocishqi9763
    @kingmocishqi9763 4 роки тому

    Hargiesa maka heli karaa huno plz isheega

  • @AdamAdam-dy7ld
    @AdamAdam-dy7ld 5 років тому +1

    I don't know ho ur but u r amezing walal

  • @Fatuush1156
    @Fatuush1156 4 роки тому

    Anigu wan haysta habaryar yasmin wan garan wayay san u isticmalo

  • @abdulkadirabdirasak8885
    @abdulkadirabdirasak8885 4 роки тому

    Yeska, hilib & saliid meel iska saaratay waan kugu taageersanahay

  • @cabdisalaanxasan4844
    @cabdisalaanxasan4844 2 місяці тому

    Daqiiiqadaha malaga yareeyn karaa,, hadaa dag dagsanthy

  • @fatumaeliye1846
    @fatumaeliye1846 4 роки тому

    Asc abayo Amazon ma ka dalbatay

  • @sssss-rc5ey
    @sssss-rc5ey 4 роки тому

    Allá diiga waan kanaxay😢

  • @axmednajax744
    @axmednajax744 5 років тому +1

    Maamo waxa jira cashar hore oo kaga hadlayso faa'iidooyinka Midhaha lawska
    Waxa kala oo kala hadashay faa'iidooyinka midhaha CHIA SEEDka sidee baanu u isticmaali karnaa se chia afsomaliga Maxa lagu yidhaahdaa maamo qali

    • @sofiaerilleey3467
      @sofiaerilleey3467 5 років тому

      Walaalkey isooboqo like iyo subscribe iisar ana waan kuusare