abiy wuu qiyaanay aqoonsiga somaliland hadi 2 gobol laga jaray midnimadi somaliya kala shaqeynaya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лип 2024
  • #IIDAADI_WARKA,
    FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
    ♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
    #Shere #Like #Subscrub

КОМЕНТАРІ • 44

  • @abdifatahhassan861
    @abdifatahhassan861 6 днів тому +1

    Somaliland guul wadadi cadeyd cagta sarty sonoqod melaha .Cadawga
    Somaliland kanexo neftwa

  • @ROMEO10-10
    @ROMEO10-10 7 днів тому

    Free awdal state

  • @AdamIbrahim-hh4tt
    @AdamIbrahim-hh4tt 7 днів тому

    ASC
    Awdal waa Somaliland
    GADABURSI
    ADDOHN DAROOD NOQON MAYAAN ADDOHN HAWIYE NOQON MAYAAN

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 6 днів тому +1

    Waa in dadka Soomaaliyeed xoog ama xeelad kay ahaataba la mideeyo.
    Qabiilada Soomaaliyeed waxaa waajib ku ah in ay dhulka hooyo difaacaan.
    Marka xiga waa in sidii shirkii Boorame ee nabada Somaliland lagu dhisay oo kale la abaabulo si shir guide oo Soomaaliyeed la sameeyo.
    Soomaaliya ha noolaato.

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 7 днів тому

    Ala maxay na yaraysteen gadabuursow waad ismaqlaysaan ❤😂🎉😢😮😅😊😊

  • @shahidcali2926
    @shahidcali2926 7 днів тому

    Xaqiiq waye masullka hadlkisa awdal free

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 2 дні тому

    Waad ariyooteegobol haduu Soo hadho Soomaaliland waa Soomaaliland

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 7 днів тому +2

    Dadka ha majarahabaabin ! Abiyey wuxu u quusgoynayey dalabka Somalilaand ee dekedaha Bariga Somaalia. Wuxu ku adkaynayey in aanay doonayn bad Bari ka xigta Lughaye ilaa Berbera. Ethiopia waxay doonaysaa saldhig ku dhow Bab el-Mandeb.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 7 днів тому +1

    Adeer oohinta jooja Awdal waa soomaaliya iyagaa u xor ah masiirkooda

  • @Abdulkadir-ml3kt
    @Abdulkadir-ml3kt 7 днів тому

    Awdal oo keliya hadi laga jaro khalas weyi landtu xadka gobolka awdal 60 km but hargeisa ujira

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 7 днів тому

    Can I have passport Jabtut now?kkkkkkkkkkkkkk

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 7 днів тому

    Waa fashitayaashii talyaanu adoontii ay ka tageen ayaa halkan Isuzu yimi

  • @user-gt6sp5he6d
    @user-gt6sp5he6d 6 днів тому

    Baasaborka soomalilan hargeysa kamashaqeyo meelkale iskadaye

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 7 днів тому

    Waxay ku shekeyaan wax aanay aqoon u leh maaha waxba kama yaqaanaan dhulka waqooyi eelaydu

  • @CabdiAxmed-tf7yt
    @CabdiAxmed-tf7yt 7 днів тому +1

    Sheekh mirqan anagaa awdal ah walba soomalind ah alaa naga dhiga waliba aamisan somaliladharka marka ninka wada in awdal waxka sameyo ha yimad anago reer borama ayaa yalabo ka qadi takale waar meesha wax somali la radinaya majiro waxa loo socda in anaga iyo isaq la isku kaayo diro dhicimayso taasina adeer koonfur iyada is cunaysa

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 7 днів тому

      Misgiin
      Saajin ku Somaliland kk
      Zeylici ku Somaliland
      34 sano oo aan la ogolayn inaad Auroort yeelatid.Wax kale haba sheegin.

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 7 днів тому

    Way asqoobeen walayntii iyo qadaad wayntii konfureed

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 7 днів тому

    gobl laga jaro waa riyada faqshtu qabto

  • @nathra7351
    @nathra7351 7 днів тому

    Somalia gudcur baay gudeysaa. Isaaq power cadpwga isaaqu ĥore ayey u eedey maantana waay baaba ayaan somalia ito Ethiopia beenaalayaal kadaab ah waad la weeydeeen

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 7 днів тому

    Heshiiska aad sheegaysaan yaa wax ka waydiiya Muuse Biixi?
    Muuse wixii uu saxeexay waxa gacanta ku haya Xasan Sheekh kkkkkk
    Tuug laga qaaday wixii u soo xaday.
    Xataa meesha lagu wada hadlayo ma joogo Muuse.

  • @axmedali783
    @axmedali783 7 днів тому

    Hargaysa iyo berbera iyo burco iyo ceerigaabo horta imisa wadan oo africa iyo caalamka ah ayay ka waynyihiin dadkani baxrayn kuwayt qadar Seychelles Mauritius miyaanay arag iyo Djibouti Asolaysa 😂😂😂

  • @abdifatahhassan861
    @abdifatahhassan861 6 днів тому

    Somaliland lama aqonsen 33sanadod bey kegadhegtay.merkahor konfur dawld somaliland dhanta hanaqoto marka konfur(Somalia)keftanku wuu ubnayhay

  • @AdamIbrahim-hh4tt
    @AdamIbrahim-hh4tt 7 днів тому

    ADUNYDA WAXAA U DARAN HADAD U JABTO ADDON WALUBAA DEGHALAA
    KKKKKKKKKK
    KONFUR WAA ADDOHN
    SOMALILAND AYAAN DARANAA

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 7 днів тому

    Dadka Boorame deegaanka ulihi.waa Anaga labada nin ee divas marka ah.nooma iman karaan.maanu.waalanahay Anagoo ilaahay nabad nasiiyay.inaanu colaad.abaabulno isaaq dad wada dhashay baanu nahay xaataan bay ka tahay isaaq iyo Samaroon oo dabada isku qaata

  • @user-ed2xt6yn5j
    @user-ed2xt6yn5j 6 днів тому

    Dhamaan dadka faalada dhiibanaya, ee ree somaliland, waxan usheegaya in kuwa soda xun uhadla uhadla ee haddana yidhaa ree awdalban ahay, ma aha ree awdal ee waakuwii kale oo isugukeendhiibaya ee lasocda .

  • @KhadarXasan-yb6dv
    @KhadarXasan-yb6dv 7 днів тому

    Dadkani itoobiya ayeey kasoo jeedaan soomaali maaha madaxda hada soomaalilan heeystaa dhiig halaga qaado waa itoobiyaan wweeye ama weey falan yihiin quraan halagu akhriyo

    • @KhadarXasan-yb6dv
      @KhadarXasan-yb6dv 7 днів тому

      Yaan labaryin ragan xilka haya hashii oowkeeda karoortaa afartaba laga goo weey abaaha seegta dalkan iyo dakan wixii aakacun teen idinkabadane ale kabaqda aakhira halkeeydun galin❤❤❤❤❤❤

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 7 днів тому

    faqasheeyi laascaanoona goblmaaha booramena goblmaaha waa laba tuulo isaaqna dawolad nimadana meelbayi dhiganayaan somaalilaannimadana meel bayi dhiganayaan jilbwaliba jiidiisu ka dagaalamayaa cidaa ka adkaadaan waa nasiibkood

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 7 днів тому

    Waar dadkani maanay ogayn.Gobolka Awdal in Uu yahay G sland aas aasay. G Awdal MA MATALAAN RAGAN DIBAD.MEERKA AHI EE AWDAL STS SHEEGTAA GURKA AYAANU JARAYNAA GADAY BOORAME YIMAADAAN

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 7 днів тому

    Who kill Abdinasri?

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic 7 днів тому

    Been badanaa oo baroor badanaa qolodaan

  • @KhadarXasan-yb6dv
    @KhadarXasan-yb6dv 7 днів тому +1

    Caqli yeelo itoobiya weey ka mideesan tahay bad khasaba dadka yaga ayaanu cuneeynaadhe heshiis yaa kuyaqaana heshiiska magali kartid kaa caqli badan itoobiya dharagtaye iskatag colaad hagalin dadkaaga shilimo hasiisan

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 7 днів тому

    Maxaa nacas nool.

  • @mussemohamedhassan516
    @mussemohamedhassan516 7 днів тому +1

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 7 днів тому

    Waaryaa beenta iska daaya wax dowlad soomaaliyeed la yidhaah ma jirtee, Awdalna waa smaaliland

  • @abdisalamelmi55
    @abdisalamelmi55 7 днів тому

    Meeeeday jamamuuuuuriyadiii Soomaliya kkkkkkkkk. Aamus nacasyah yahow Somaliland waydhaqaaday kabax Beenta kkkkkkkkk huuuuuuuuuro

  • @user-dg8us1om1f
    @user-dg8us1om1f 7 днів тому +1

    Dadka haisku dirina

  • @user-gl2go3kp6s
    @user-gl2go3kp6s 7 днів тому

    Isaq land wali heso dalla away dalka waa somaliya adunka ka jirto cfmd ma jiro walid heso

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 7 днів тому

      War nio dalka la adaho ma jirto cadai iska dig walid cfmd ma jirto

    • @AshaAbdi-rd8fy
      @AshaAbdi-rd8fy 7 днів тому

      26/6/1960 SOMALILAND GREATER Country.

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic 7 днів тому

    Been badanaa oo baroor badanaa qolodaan