Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

jabuuti ceebtii somaliland banaanka keentay, xogti u qarsaneed jabhadi snm, borobogaando lo sameeyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лип 2024
  • #IIDAADI_WARKA,
    FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
    ♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
    #Shere #Like #Subscrub

КОМЕНТАРІ • 8

  • @user-pn3jy1bb3m
    @user-pn3jy1bb3m 26 днів тому

    Ha waa sax Csydid baa u sahlay in SNM ay yimaadiin Hargeisa.

  • @fadumojama5716
    @fadumojama5716 Місяць тому

    💙🍓🌹Xaqiiqdu waa sidan oo ilaahay ogyahay. SNM ma qabsan Waqooyi. Keliya way Soo Galeen Markii dawladii Burbyrtay Maxmed Siyaadna ka baxay Xamar. Qofkii wax kale sheega waa been aniga ogaa. Waana xaqiiqa.

  • @saidamohamed8097
    @saidamohamed8097 Місяць тому

    Soomaalida Jabuuti waa walaalaheen hadaan soomaali nahay laakiin soomaaliga kor ha u qaadaan faransiis ma nihin

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay Місяць тому

    War hadanu idin tusayna waxanu nahaye so qata qoryo odagalama weliba nacaskaga awdal sheganaya enagaha latirsanaya

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 Місяць тому

    Waarya jabuuti Xassan gu.iyaa Horta gacan qabtay îsmacilna halki iyuu ka wadey somaali dhabarka oo jabuuti saratay in aad somaali danteeda ka shaqeyso waaye somaali innay
    isceydo wata dib udhigtay qarnigan innay Oromo u awood sheegato iyada oo u liidata itopiya iyeey rabta innay
    Ladagaal lameyso waa beentada awood u malaha Orom.

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d Місяць тому

    Beenloow ma ay Qabsan SNM waxay qabsatay ma jirin xagay ka qabsatay waa tay xashin iyo dulcad daafiga ku cunaysaye.

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 Місяць тому

    Nin xuurteysan kaas iska dheh.
    Jabhadii Isaaq ayadu cidna xukunkii xilligaas joogay meesha kama saarin marka runta loo yimaado. Waxaa ugu darnaa kuwii ka dagaalamaayey gobolada dhexe,bari, koofur galbeed.haddii aysan kuwaasi jiri lahay Jabhadii isaaq meesha waxba kama tarteen.

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 Місяць тому

    Looma baahana nin midayaha ka dhurma ee hadaad gadbuursi tahay oo aad nin tahay calanka soomaliya iska daa tuulo oo bal geedaha ku yaala awadal ka taag calankan soomaliya ma tihid samaroon ee waxad tahay garac sheeganaysa