Itoobiya iyo Soomaaliland oo maanta qaaday tallaabo cusub iyo Khaatuma oo gaartay guul weyn.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лип 2024
  • Ігри

КОМЕНТАРІ • 68

  • @aminamohamed1570
    @aminamohamed1570 19 днів тому +9

    Allow Somali beerkooda bur cad isumari inta xuna ka qabo

  • @faisahersi5370
    @faisahersi5370 19 днів тому +5

    Manshalah Manshalah

  • @afgobeedle
    @afgobeedle 19 днів тому +1

    Walaahi waa murugooday 😢😢😢 caqliga wiilka yar ku Jira yaa iisiiya kuwa leh waxbaan madaxnahay.

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 19 днів тому +1

    Waa rag raga dhalay
    Somaliga sax ah wiilka 80 Jir da magartan inta

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 19 днів тому

    allah barakeeyo wiilkaa yar ee runta sheegay he’s very smart

  • @user-qv3kr4bw3u
    @user-qv3kr4bw3u 19 днів тому +1

    Wiilkas runta buu ka hadlay wlhi somalilan

  • @MoEl-z7j
    @MoEl-z7j 19 днів тому +3

    First❤

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf 19 днів тому +1

    Wilkan xarik ayu halis u yahay,Allaha badbasho

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 19 днів тому +2

    Adbanutagersanahay rayiga wilkas wankusodhowaynayna inad somaliya utalisan intad dudilahayden

  • @abobasement346
    @abobasement346 19 днів тому +7

    waxan u rajeyay horumar iyo isku dubnan shacabkah ssc iyo hogamiyeh firdhiyeh Good job ssc in shah Allah

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 19 днів тому

    ماشاء الله wiil caqli badan

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 19 днів тому +8

    Kulanka Firdhiye iyo Ismail wuxuu wax weyn ka bedali doonaa heshiiskii MAO ....🇸🇴♥️

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 19 днів тому +2

    Sidii FIRDHIYE loogu soo dhaweeyay Djibouti weligeed looguma soodhoweyn madaxweyne Somaliland ah taasaa keentay xanaaq saa'id ah.

  • @maryansalabaan6773
    @maryansalabaan6773 19 днів тому

    Thanks habo

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 19 днів тому +6

    ASC Masha Allah Allhamdulilah🙏💯 SSC Khatumo waa dulka oo dhigayaga kubaxay hadanahaay ssc iyo Hiilwalal! tasi waa mid cadawga meel ayan ugujeedna agiga waxan amisanahay Gule dhibato xogleh ayu ugeestiy shacabka SSC Khatumo tas waa lamailoban.xaga siyasada waan ku racsanahay madaxweyne SSC to build relationship between two States Djibouti and SSC Khatumo Staat Of Somalia. Thank you very much the president of SSC Khatumo Staat Of Somalia he's a man who know where he stand SSC Khatumo GUUL IYO GOBANIIMO Insha Allah💯 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍💯

  • @ismailali-eh2lw
    @ismailali-eh2lw 19 днів тому

    Abwaan guleyso

  • @MubYus
    @MubYus 18 днів тому

    Dameer hadlaaya waba ma dhaantid.

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 19 днів тому

    🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 19 днів тому +5

    Sawirka Abiy & Muuse waxaa ka saameyn batey sawirka FIRDHIYE IYO ISMAIL ❤🇸🇴

  • @abdialifarah4173
    @abdialifarah4173 19 днів тому +1

    Way badanyihiin raga wiilkaasi ku ra,yi ah oo weliba dadka koofurta kasii amxaara neceb waana wax lagu ildoogsado in ay kula cudur iyo cadow noqdaan dad aad islahayd way kaa fogaadeen oo dhalasho kaal dhexayso iyo dhiig

  • @Xiingalool
    @Xiingalool 19 днів тому

    Caqli yare

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 19 днів тому

    Khaatumo state ayaguna Egypt ha siiyaan 20 kilometer oo kiro ah caynabo ah .....

  • @maryansalabaan6773
    @maryansalabaan6773 19 днів тому +2

    Khatumo guul abwan adiguna waa mahadasantahy habo

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 19 днів тому +2

    Guuuuuuuuuuuuuuull SSC khatumo❤🇸🇴❤️🇸🇴❤️💪💪💪💪

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 17 днів тому

    Wuxuu yiri Somalinimada Waa ab iyo isir ❤ Wuxuu kaloo yiri War Ma Qof baa Rimuud Noo haya ? oo Maalinba oranaya Mar carab baatahey ? Maalina irir Samaale baad tahey ? Maalinna Abaa gidhaa ? Maalinna axmaar baad tahey ?

  • @abdiabdi8887
    @abdiabdi8887 19 днів тому +4

    Salan sare abti

  • @user-qv3kr4bw3u
    @user-qv3kr4bw3u 19 днів тому

    Laandheere kaba yare waxbaa baalahoda yaacay idoor

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 19 днів тому

    Muuse ma anaggoo dhulbahante ah buu ciidamo noo soo tababaranayaa fuley

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 19 днів тому +2

    Mahadsanid habo from khaatumo ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 19 днів тому

    Adiga waxa kala aqon mucard iyo muxafid naceyb abgal ad somalinimadi ugu baxday

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 19 днів тому +1

    Africa ninka afcasta xabada Rida ayaa siyaasadana rog roga it is time for SSC

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 19 днів тому

      😂😂😂😂😂😂 riyo wanagsan

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 19 днів тому +1

    Kanu waa dadkii hawiye kuhoos noolaa ee guumeysi ga kujiray waad ciilanthy way muuqataa lkn somaliland ragbaa leh oo samaystaye wax dhiso aduu hooyadaana hawiye kaxoree

    • @Sucudi862
      @Sucudi862 19 днів тому

      Asaba hawiye Dhalad eh murusade eh curdka hawiye ma ciilan

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u 19 днів тому +1

    Asc. Ina. Adeerkeyga. Waa. Korneel Hussein Afgooye. Kaa. Soo. Salaamayo. Canada Ottawa. Guul Iyo gobanimo

  • @samatarhassan950
    @samatarhassan950 19 днів тому

    Benale waxa ku qorna saxarada ETHIOPIAN ARMY from Djibouti Port.
    Garadaduu marka wahey iska fogeyweyn bentaa bila cadeymo. Garadaduu wa culumoo xerbegti ah runtaa ku dhaqma.

    • @samatarhassan950
      @samatarhassan950 19 днів тому

      Jabuti marwalba wahey ka sheqeysa sidi buur bari Bad u martoo si somalia abale ugu celine lahayd ee somalidu ugu midowbi lahayd

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 19 днів тому

    Adiga arimaha soomaaliya in aad ka hadasho xaq uma lihid ee ka hadal arimaha Qabiilkaada Murusade iyo ceel buur...
    Taas kaliya..

    • @fahadhassannuur7329
      @fahadhassannuur7329 18 днів тому

      Urur samale kahadal adi inaa comment Noogu qudbeeso xaq uma lihide 😂

  • @momindekk1
    @momindekk1 19 днів тому +1

    samaroon fadhiga ka kacaa niic niic lama rabo

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 19 днів тому +1

      Xagee loo kacaa? Apti aqalkada haku deeqo!!! Ma sidii laascanod baa boorama dhuminaa???

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 18 днів тому

    Eesh calaa khayaali kunool gudcur dam'a iyo guday habeen weeyi,, Dhal faqash meel ay joogtaba caruur iyo malaha waxa dhegaysta uun haween iyo waxma garato Aanu caqligoodu waxba soo celin,, isku soo wada duuboo sxb calooshaada iyo sidaad jeceshahay'baad ku hadaaqday cawaanoow,, waase kuu guul darro iyo ciil abid,, wbtawfiiq

  • @guledarale201
    @guledarale201 19 днів тому +1

    Thank you Abwaan

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 19 днів тому +1

    Waa wiil caqli badan maasha allaah

  • @user-hw5bt5bj8r
    @user-hw5bt5bj8r 19 днів тому

    Hoyada iyo jabiti ba was faqash faqash dhalay

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 19 днів тому +1

    Somali dhab ah waaye ssc khaatuma ❤🇸🇴

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u 19 днів тому

    Somaliland iyo Jabuuti walaal iima sina Somaliland baanu naqaan danta Somaliland haloo jojiyo jabuuti baad noo sheegtay waxaad noo sheegtay jabuuti inay Dirta caqliga yar uisticmaalayso burburka Somsliland😮xaasidnimo taageeri mayno qofkii dhiig Somali leh hagarab istaago Somaliland/ from mudug Puntland

  • @farhiyadahir3725
    @farhiyadahir3725 18 днів тому

    Firdhiye kama fiirsan arintaan. Ethiopia xuduud buu la leeyahay waana dal sii burbyraayo ciidamadiisana dalkeena joogaan soona galikaraan markay doonto arinkaan waa siyaasad xumi. Khatumo inay dhexgasho Djabuti iyo Ethiopia waa dambin loo dhigaayo oo la rabo in lagu baabi iyo awooda ciidan ee harti. Illahow reer kaan wareersan wax fahansii.
    WBT

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 12 днів тому

    Murusadoo meeyd ku raran oo wacdaan u diiday in dhulkoodalagu duugo mareele dajiyay oo kaaba qabiil reer mataana aa dhulsiiyay dad abaal ma laha aseey xamar sheeganayaan waxaana ka yimideen ceel buur intakale ayee la mid yihiin oo timid waxaan mudulood aheeyn dagaan ma ahin 33sano cidaan mudulood aheeyn duqmagaalo ma naqan mana noqon doonaan wadanka waa fadaraal ninkasta dagaan kiisa auu duqmagaalo ka noqanayaa caasimad waaye ayee dhaheen markasta caasimad ayee aheeyd iimaanka alaha idin galiyo

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 16 днів тому

    Kuw aay kamaqantahay kkkkk

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 19 днів тому

    Markii Heshiishkii qaldanaa Muuse iyo Abiy>> wasiir ka mid ah Dowladda Jebouti wuxuu sheegay waqtigaas inuusan Heshiishkaas wax dhib ah u jeeneyn Jebouti.
    Cumar Geelle mar dambe ayuu madaxa dhulka ka soo qaaday, laakiin markii hore cumar Geelle wuxuu u arkayey in dhibku yahay mid ku eg Soomaaliya!

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 19 днів тому

    KHAATUMO MAHEY INEY AAMINTO 3 TUUGO SOMALIYA LA HARTEY ILAA LAGA QABTO. 1--ISMACIIL GELLE .
    2-- XASAN SHEEKH.
    3-- MUUSE BIIXI.
    WAA ARRIN AY DOONAYAN INEY
    KU FURTAN DADKA XABSIGA KU JIRA OO AY SIYASEENAYAN.
    MA INTAS BEY ARKI WAAYEN
    KHAATUMO WAA YEELKOD.

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 19 днів тому +1

    Khaatumo iyada aka wada gav weyin oo iyagoon jirin waxaas oo gobla Aho khaatumo iyada wadan xoreeysay boqol sano ka hor❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 19 днів тому

    Waxaad sheegtay
    Heshiisyada somaliland gashah
    Heshiis beenaad.
    Heshiisyada somalia ugu baaqayso ethiopiana waa sax iskahadlow
    Cidina kaama dhagaysanaysee xaqiiqso inay somaalidu kala tagtay , shantii somaliyeed lagu kala ducaystay midkastaaba dhinaceega iyo wixii illaahay siiyay aaminto.

  • @mulki4516
    @mulki4516 19 днів тому +1

    Saqajan hawiyi midgaan faraha nagala baxa

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 19 днів тому

    kkkkkkkk waxaas waan cunasynaa inuu dagaal nagu sooqaado waan rabnaaba walee

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 19 днів тому

    BEENAALE!!

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 19 днів тому +3

    Beenaale cidikudhagaysan wayday meesha iskagacarar

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 19 днів тому +1

    Daarood ku xaar baa.loo xiisay

  • @tawofiiqabdullahi3820
    @tawofiiqabdullahi3820 19 днів тому +1

    Adeer siilka ina kaba yare baa difaac kaaga baahan

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 19 днів тому +1

      Hasbunallah asaga maad wax ka sheegtid walaashiis maxaa ka rabtaa, Xeerka raga ayaa meel ugu dhacday.

  • @farhiyadahir3725
    @farhiyadahir3725 18 днів тому

    Firdhiye kama fiirsan arintaan. Ethiopia xuduud buu la leeyahay waana dal sii burbyraayo ciidamadiisana dalkeena joogaan soona galikaraan markay doonto arinkaan waa siyaasad xumi. Khatumo inay dhexgasho Djabuti iyo Ethiopia waa dambin loo dhigaayo oo la rabo in lagu baabi iyo awooda ciidan ee harti. Illahow reer kaan wareersan wax fahansii.
    WBT

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 19 днів тому

    BEENAALE!!

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 19 днів тому

    BEENAALE!!