DAAWO; Somaliland Oo Dhigtay Faalkii Ugu Weynaa Kana Digtay In Ceerigaabo Noqoto Bilowga Baaba'a Soo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лип 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

КОМЕНТАРІ • 99

  • @user-re5ie1dt7u
    @user-re5ie1dt7u 10 днів тому +1

    Hooyo qima badan oo xoog ogaal ah allaha cafimadka ha ku daayo hooyo

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 18 днів тому +4

    Masha Allah tabarkallah hooyo caqali badan oo xigmad badan baad tahay ilaahay cimrigaaga ha dheeryo runtaad taqanay allaha hooyo haku xidiyo

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 19 днів тому +2

    Hooyo Cimriga iyo caafimadka ilaahay hakuu barakeeyo Waa hooyooyinkii xogogaalka ahaa ee usoo galgamay wadanka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 14 днів тому +2

    Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤

  • @saiddjamahassan3622
    @saiddjamahassan3622 19 днів тому +5

    Maamadan haalkeeda waan ku raacsanahay,,ninkasto maskaxdiisu cafimaad qabto diidi maayo hadalkeeda

  • @GalabXagaCaweys
    @GalabXagaCaweys 18 днів тому +2

    Hooyo muslimad Ah xeer yaqaan xaq yaqaan fogaal arag badan

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 10 днів тому

    Masha Allah, Allaha ku Xafido

  • @user-fc4pn5eu1d
    @user-fc4pn5eu1d 18 днів тому +2

    اللهم ادخلك الجنة

  • @fataaxhilaali5487
    @fataaxhilaali5487 18 днів тому +1

    Waa kaa dumarkii hore ee garaadka lahaa, rag badan bay ka garaad badantahay xaajiyadu allaha xafidee

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 12 днів тому

    Afakaga cano Lagu qabay mamo walahi waa sax

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 19 днів тому +3

    Mamadu Runbay sheegtay Allaha Barakeeyo, KUWA Faalka kusheegayna waxan leeyahay Allaha idin SOO hadeeyo.

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 19 днів тому +2

    Masha allaha waa hooyo xalaal ah.

  • @Fays2010
    @Fays2010 19 днів тому +1

    Hooyada dib u heshiisiinta, hooyada umadda Soomaaliyeed jannada Allaha kugu abaal mariyo, waa run in boqortooyo Muslim tahay.❤❤❤❤❤

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 18 днів тому +1

    Hooyo Dowlad cusub dhistay waan garab taagannahay.

  • @user-ts6hc7sm3n
    @user-ts6hc7sm3n 11 днів тому

    Cadhuufo iyo cadheete ilaa iyo dirirdhabe waa soomaaliweeyn dhulkeedii ❤
    Mahadsanid hooyo ❤

  • @maryammb7064
    @maryammb7064 19 днів тому +1

    Hooyo wanaagsan noolow 😢❤🎉

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 19 днів тому +1

    Maamo ilaahay haku sharfo.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 19 днів тому +3

    Candhuuf cadheyto garba-ciise iyo Dal lahelay Soomaaliba leh

  • @halimohashi8557
    @halimohashi8557 18 днів тому

    Illaahay haku xifdiyo caqligana hakuu daayo masha Allaah tabaarakalaah

  • @hamoudomar5520
    @hamoudomar5520 18 днів тому

    Caafimaadka iyo caqligaallah hakuu daayo hooyo
    Somalida ilahay haso hadeeyo

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 16 днів тому

    Mashaa Allah

  • @mohamedabdikader4135
    @mohamedabdikader4135 16 днів тому

    Hooyo cimrigaga alle ha raajiyo

  • @farhiyajaama
    @farhiyajaama 15 днів тому +1

    Hoyadan waa hooyo soomaaliyad Wana muwaatinad Mal fog bay ka had leesa

  • @user-qq7qn1jf2f
    @user-qq7qn1jf2f 19 днів тому +1

    Samaroon iyo ciiseba dalkay kula leeyihiin oo Wax cabsi ah dadweynaha sland kama qabaan kamana filayaan

  • @fatimayusuf633
    @fatimayusuf633 19 днів тому +1

    Mashaa Alaahu Ilahey Caqliga iyo Cimrigaaga ha naraleyo Soolina Caqliga ha u Celiyo hana gartam dantooda

  • @ConfusedCabin-st5fc
    @ConfusedCabin-st5fc 12 днів тому

    Saacada adaa maxawayne ah wabilaahi tawfiiq waxaadtahay habaday walaashay faadumo sandhee walaashee xaaskii cabdilaahi sanad c magan

  • @fardosa1236
    @fardosa1236 11 днів тому

    Maamada waabay dhisaysaa qaranimada umada wayna ogtahay waxaan umada wada dhisan inaanay dhicikarayn una jeeda qolo kaliya inaanay dowlad noqonayn Allah ha ku ilaaliyo hooyo ragbadan adaaba kawanaagsan ee xinka uun lagu falay

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory9114 19 днів тому +1

    Aflagaadada ka jooja hooyada soomaaliyeed waa qof iimaan leh oo soomaalida ka danqata mid dhow iyo mid dheerba kubbadaa miyaa la idin hor dhigayaa markaasaad iska laadaysaan aakhiro fakan maysaan waydiista cafis islaanta

  • @igalali950
    @igalali950 19 днів тому

    Mama, Hooyo , Hooyo uururiya , Allaha cumrikaa ka dhereyo . Xaaq baad kuu hadashay . From Djibouti 🇩🇯

  • @AboudiM
    @AboudiM 19 днів тому +1

    😊😊😊😊🙏🙏🙏

  • @khadraali2862
    @khadraali2862 19 днів тому

    Hooyo waxgarad baatahay dembugaada iyo kii waaridkaa allah hadhaafo aamiin

  • @abobasement346
    @abobasement346 13 днів тому

    Cimrigedih bay ku dhamaysayay sixir nocan waa kuwah lagu diloh dhagaxah yahuuuuuuu

  • @user-uc3uo1hl7k
    @user-uc3uo1hl7k 18 днів тому

    Wa mahadsantahay ,allahaa cumrigga ku dherreyyo...waa runtaada oo tolkay baa u dhintay magaca s.n.m...intad kaa run shegtay tarrikdaa

  • @BA-qc8ko
    @BA-qc8ko 17 днів тому

    Allaha ku barakeeyo. Xeedhadan isku haysano ha loo sheqeeyo sidi loo kubciyo.

  • @diamondtruckingdte9510
    @diamondtruckingdte9510 12 днів тому

    Wear yaadha Iidoor ama Abaa Gadha maantay u darnaayen Huubadii ayaa socota, oo Habrahoodii Naf Biday.

  • @saharasiciid-iq1oq
    @saharasiciid-iq1oq 19 днів тому

    Hoyo runbadanidaa allahakubarakeyo

  • @GalabXagaCaweys
    @GalabXagaCaweys 18 днів тому +3

    Mashaa Allah wax tar ayaad leedahay ALLEH CIMRIGAAGA HA DHEEREYO

  • @MaryaamXaashi
    @MaryaamXaashi 19 днів тому +1

    Asc waxla waxa caaya mamadan waa.mangaab habenama jiro tariff bay kahadlaysa ee sixir mahan

  • @yasminahmed6195
    @yasminahmed6195 19 днів тому +1

    Qoofkaan oo keliya umaadi ka haadhay

  • @SaidSaid-fv6eq
    @SaidSaid-fv6eq 19 днів тому

    Hooyo waad mahadsantahay. Allaha dembigaaga dhaafo.
    Culimada iyo rag wani ah ha lauruuriyo Hala siiyo waqti kufilan oo ey soo diyaariyaan wax umadu Ku midowdo kuna nabad gasho

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 11 днів тому

    ISLANTANI WAA GUULWADAYASHIII ISAAQ EE SIYADBARE LA SHAQAYN JIRAY

  • @AliAlly-jr7kt
    @AliAlly-jr7kt 18 днів тому

    KARBAASHKA ADOONTII INGIRIISKA
    WAA MUQADAS. Islaanta WAA haraagi OO weli Ku luuqeeneesa. WAA SIXIRLEEY ADNA 2

  • @user-cc2mk7ex1m
    @user-cc2mk7ex1m 19 днів тому

    Abwaanada soomaaliyeed

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 19 днів тому

    Bismillahi raxamani raxiim ileen deriskaga ma dooratid maxay tidhi habartani kun mindiyod ban idin sida waar quraan akhrista hala akharisto quranka daarod o dhan diin ha hakhrista alla narya ku gee rag baba hoosta uga lawimaya misinka tani kale man maqal weligay edo mibdiyahaga hayso o naga jooga fal nin qoray qabay mindiyihu maxay yihin naga jooga jabuuti hayso reer walba wad ku haysatan dhulkina subxan allah

  • @maxamedcismaan9982
    @maxamedcismaan9982 19 днів тому

    Asc.hooyo.soomaaliyeed.alla.haku.barakeey.lkn.waxaadan.dhex'dhexaad.ka.aHayn.calanka.isaaq.haka.taagnaado.ceerigaabo.hartiguna.iyoga.hala.laahdo

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 19 днів тому

    Waa ciwaan khalad ah oo huwantu badashay hooyadu
    Wax fiican bay ka hadlaysaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 19 днів тому

    yayuu asaasa shirki kujirta iyo gaalnimo war ma laqabsado falkeda ilaahay hakuceliyo mushrikada

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 19 днів тому

      Walaaleey miyaanad caafimaad qabin caqligaagu waa sidee waxaasoo jariimada maxaa kugu kalifay fahankaagu waa sidee bal hadalka si fiican u dhegayso hadaad wax fahmayso

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 19 днів тому

      Gacantaadu waxa qortay illaahay waa ku waydiinayaa ogow qof aad iyo aad u caqli badan uun baa fahmaya hadalkeeda

    • @OmarMohamed-cl4kp
      @OmarMohamed-cl4kp 18 днів тому

      Denbi ayaad kagashay qoftan
      Waxaadtahay qof caqliyar oo liita
      Oo aragtiyar

  • @maxamunbarre424
    @maxamunbarre424 19 днів тому

    Tasi waye dhamatey😂😂😂😂😂

  • @axmedjanagale6845
    @axmedjanagale6845 18 днів тому

    Boqorad weeye puntland xaal sii hooyo

  • @steve-gx3ol
    @steve-gx3ol 19 днів тому +5

    Islaanay maxaad uhadli waydey markii lagaraacayey sool marka la idinka adkaaday baad nabad kubaaqaysaan

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 19 днів тому

      islaantani intaas way hadlaysay lagama adkaan waadse faani kartaa

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 15 днів тому

    Islanyay caabashi miiyada ilaabatey in ay dhaaleen 4 niin o reer sheekhi isaaqa yaa u reer abaatiya 4 niin ee haabarjeeclo dee Dahaa maa geelin deebi reer abtiigi buu amanay

  • @minariii09
    @minariii09 18 днів тому +1

    Asasaqad been la gabowday xeebaha yaali dhilo

    • @user-rf8eq6xx4r
      @user-rf8eq6xx4r 18 днів тому +1

      Ilahyi Ka baq maalin baad oo odhan ya layi taani kuun tuun tuuraba cayi duu ma fiicaan af kagaa baar khairka walalo Insha Allah

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 19 днів тому

    Maadays ruwaayadii.[Cadeed] baan soo sidaa. Calankaa waa kii dhashii sheekha.: kan muuse amxaar waa Amxaarnoqda!!! Diidnay.

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 19 днів тому +1

    Islaantani dhaqanka yuhuuda ayay ku dhaqmaysaa iyagaa sixir dadka ku cabsiiya

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 13 днів тому

    DADKA ASASQA LAAMA DHEGSTO

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n 19 днів тому

    Yaaa huu waa faaliso

  • @user-ui4bd2wd5m
    @user-ui4bd2wd5m 19 днів тому

    UGU DAMBAYN MA HABARTANAA WARQAD BEEN AH LOO SOO QORAY. WAA MAANGAABNIMADA HARGAYSA TAALA

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 19 днів тому

    Amxaarkaa muse waa dill.: waa abaallaawe!!! Kibirbadan!!! Sitti xagaa ka daawo [Waaruf tv.] Guul cadceed:

  • @yasminahmed6195
    @yasminahmed6195 19 днів тому

    Mamadan wax baadan halaga wareeysto

  • @ahmedkayad5917
    @ahmedkayad5917 16 днів тому

    Ilaahay caqliga iyo cimrigaba ha kuu siyaadiyo. AMIN

  • @OmarMohamed-xm6ph
    @OmarMohamed-xm6ph 16 днів тому

    Nooloow

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 18 днів тому

    Sowtii lahayd laascaanood hala ii ogolaado inaan imaado ilayn sixir bay soo waday Bisinka Bisinka

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 13 днів тому

    war habartaan asaaqsaqday ee cimrigaa siyaasada u fadhidad beenta sheegeysa goormey soomaali iyo isaaq dagaalameen cajuuso waa tii nabigeena sheegay cajuuso naarta ale kugu fogeey cimrigaas ayey been afuufeysaa ileen waa qaldaanoo diintaa ku yar naa cajuuso tusbax qaadoo siyaasada ka har faje isku kaa jabiyee acuudu bilaahiye

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 19 днів тому

    Cadeed ka ilaaya muse amxaar waa nijaaze!!!

  • @waayahaonlineacademy
    @waayahaonlineacademy 18 днів тому

    maamadan wax wanaagsan bey sheegtay iyo war murtiyeed qiiro leh. faalka aad cinwaanka kuqorteen waxba kama jiraan

  • @ZahraAbdullah-nx1lt
    @ZahraAbdullah-nx1lt 18 днів тому

    Waa hooyo somalinimadu kuweyn tahay calling allaah ugu deeqay wexeynu la,nahay oday intaas garbage oo somali hogaamiya
    Weyjiraan oo weliba wey badan yihiin balse waxaa inoo soo kormaraya madax foorarta oo lasoo dirsaday

  • @user-tz4hy6tw8f
    @user-tz4hy6tw8f 19 днів тому

    Faaliso ma aha ee waa hadsl sarbeeb ah oo ay ula jeedo somali land madaxdeda

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 19 днів тому

    Koleey weli tolkaa uun baad wax la dooneysaa ineey weli wax sii maamulaan taasna na dhaceeyso habaryar

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 19 днів тому

    Mindiyahaga nagala jooga

  • @anabahmed4924
    @anabahmed4924 18 днів тому

    Habartu maxay is maalaakadeedaysaa SNM qaxoodii iyo dilkoodii sheegtaye maxay XASUUQII SOOL u sheegi wayday calankeeda ay samaysatay ayay CEERIGAABO u sharciyaynaysaa maxay u diidday calanka SSC iyo inay intay leeyihiin ka taagtaan oo xukunka dadkooda qabsadaan AXMAD GARAADH maxay usoo qaadday oo daalimiintooda wax walba reer SSC kula kacay oo wax walba oo laga yaq yaqsoodo ku hadlay maxay duwdu u sheegi wayday minditaha ay sheegayso ilaahay iyada iyo daalimiintooda dib hawgu celiyo si fiican baanu duqda ay wax u laqimayaan u fahannay ee biyo ha ku qabtaan😂duqda waxba yay wadnaha soo dhifane cad aanay lahayn oo fanbe WALLAAHI cuni maayaane daalimiintu. SABIR ha ka qaataan SSC dhulkeeda XIMAAYAFA ALLAAH ayaa lagu fayray oo RAG baa ciidda u hoos maray ee iryada iyo dha dhabka ka toosa yaaaaaaahuuudiiineee

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 19 днів тому

    Ciwaan khalad ah ayay cadawgii ka dhigeen hooyadan si fiican u hadlaysaa si aan loo faffin. Ha l ayska jiro
    Wax fiican bay ika hadlaysaa

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 19 днів тому

    islaantan maxay been isku geysay yahuu isaaq waa tii yiri dabar goynta daarood ku waaqey umadiina isku direy ilaa hada dhibkii taagan yahay caano halaga cabo subxanalaah

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 19 днів тому

    Xushnad waad naga mudan tahay sabatoo ah waaid baa tahay

  • @minariii09
    @minariii09 18 днів тому

    Inta lagugu soo duulo yaa dulcad lagugu celin

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 19 днів тому

    Cirigaaga ha raago mocooyo .waa runteed. Ciisaa leh cadayti candhuufo iyo garbaciise.:

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator 19 днів тому

    Asc eedo xageed jirtay mar kuu muse ,Faysal iyo Adna ay la haayeen Laascaano dhulka hala dhigo xageed jirtay Ayeeo?
    2 xageed jirysy markii iskuula ilmihiisii laga dilay 800 oo caruur ah.
    3 Masjidka la gubay kitaabadiisa Ayeeyo fiicaneey Xagaad jiryay mise Hada shiiga ku shaqaaqay Ayeeyo xabeen wanaagsan❤❤😂😂😂😂😂

  • @user-qq9dz2ex5z
    @user-qq9dz2ex5z 19 днів тому

    Waa-habar-daaroodaha-waaxaawo-dhacan-waa-dashiishe-caruurteeduna-geri'

    • @Mohammedabdi1127
      @Mohammedabdi1127 19 днів тому

      Qof wanaagsane weeye

    • @mohamedahmed-cb9hx
      @mohamedahmed-cb9hx 19 днів тому

      Inkastoo hooyo fiican ay tahay lakiin af Darood ma laha waa hooyo reer sheeq isxaaq ah

  • @saiddjamahassan3622
    @saiddjamahassan3622 19 днів тому

    Yaa ku qoray ciwaankan meesha u saaran maamada,,,maamadan kamaan maqal faal iyo waxaas

  • @HRU20209
    @HRU20209 18 днів тому

    HABARTU MIYEY FAALISAA?

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx 19 днів тому

    Faysal kacaankuu lashaqaysanay warkiisu qabad male

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 19 днів тому

    Asc, Maamada hadalkeedu waa nabad mid mooyee midiyaha ay sheegina lama fahmin, nuxurkiisa hadalkedu waa in soomali walalo tahay, in kuwa hecel amxaaro aysan ku fikir aheyn, in aaney rabin dagaal sokeeye ee beelaha dariska, iyo in lawada noolado si nabad.

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 19 днів тому

    Ma somaligaaa kugu adag oo aanad fahmayn maxaad meesha ku qortay

  • @abdulahiabdirashid1091
    @abdulahiabdirashid1091 19 днів тому

    Beenaleey gaboowday oon xishooneyn ee khaatumadaada hagaajiso ee geerida xasuusnaw oo alle ka cabso.

  • @Nothamza2
    @Nothamza2 19 днів тому

    Falka waxa dhiga was darood anagu falka madhigno ee want dagalana

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 19 днів тому +2

    shaydaamadan halaso xidho bal sixiroolaha wa dil xukunkisu horta culimo kusheega isaaq maxay dadkodo ugu fiirsanayan gaalnimada

    • @AbdiYare-ff7xw
      @AbdiYare-ff7xw 19 днів тому +1

      Hoyadaa siilkedii was ya qaxba afkaga xidh sharmuto siil weyn😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 19 днів тому

      siil sacfaraan uff uff sixirka ma huwan baad mooday

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi1127 19 днів тому

    Ahmed Gurey nin Daarood ah ayuu ahaa lakin dadki Daarood ayaa maanta la tol ah Essa, Gedabiirsay iyo Isaaqba iyo weliba Canfarba
    Wax walba Dna ayaa banaanka keentay oo qof kasta ahalkisi gurugisa ugu so gelisay

  • @anabahmed4924
    @anabahmed4924 18 днів тому

    Habartu maxay is maalaakadeedaysaa SNM qaxoodii iyo dilkoodii sheegtaye maxay XASUUQII SOOL u sheegi wayday calankeeda ay samaysatay ayay CEERIGAABO u sharciyaynaysaa maxay u diidday calanka SSC iyo inay intay leeyihiin ka taagtaan oo xukunka dadkooda qabsadaan AXMAD GARAADH maxay usoo qaadday oo daalimiintooda wax walba reer SSC kula kacay oo wax walba oo laga yaq yaqsoodo ku hadlay maxay duwdu u sheegi wayday minditaha ay sheegayso ilaahay iyada iyo daalimiintooda dib hawgu celiyo si fiican baanu duqda ay wax u laqimayaan u fahannay ee biyo ha ku qabtaan😂duqda waxba yay wadnaha soo dhifane cad aanay lahayn oo fanbe WALLAAHI cuni maayaane daalimiintu. SABIR ha ka qaataan SSC dhulkeeda XIMAAYAFA ALLAAH ayaa lagu fayray oo RAG baa ciidda u hoos maray ee iryada iyo dha dhabka ka toosa yaaaaaaahuuudiiineee