Sadexdii Mujaahid ee SNM isku hayey, Dagaal Unug SNM ah Masalaha ku Qabsaday Q: 13-aad Cumar Miino

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ •

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 2 роки тому +4

    GEESI GEESI DHALAY CABDI CABDILAHI GAYDH WAA TAARIKH
    WAA NINKA AABIHI XERADA SNM GEYAY SIDU CADAWGA ULA JIHATAMO
    Allaah ha u naxaristo isaga iyo aabihi iyo hooyadiba

  • @abdulkarimy5949
    @abdulkarimy5949 Рік тому

    Eesh qiyaazak wariye aan hadalka qofka uu waraysanyo ka dhex boobin wariyahan baa iigu horeeya👏👏

  • @aidaruskhalif6473
    @aidaruskhalif6473 4 місяці тому

    Walaahi mujaahid cumar miino waa nin xasuus badan. Abdullahi Dhidir reer Gadiid wuxuu ka mid ahaa ciyaartoygii waqooyi galbeed madfac ayaa ku dhacay geed goble agtiisa. Abdi Abdillahi Gaydh waa ex ciyaalo hawaadle AHU mujaahidka walaalkii oo ka yaraa oo la yidhaa Mohamed Abdullahi Gaydh ayaanu fasalkii 1aad ilaa 8aad waraabe salaan classmate ahayn waa reer ahmed Abdale' reer sheekh doon. Mujaahidkubwaa ninkii dhalaaliyey kaaraha xawaadle hadda sii yaala.

  • @aidaruskhalif6473
    @aidaruskhalif6473 4 місяці тому

    Indho leeb Alle ha u naxariisto he was sharp shooter wuu xanuunsaday ila 1993 wuu noolaa. .

  • @noorajama5992
    @noorajama5992 2 роки тому +1

    Long life SNM❤❤❤

  • @abdihussein8917
    @abdihussein8917 2 роки тому

    Thanks sxb 14aadna degdeg insha allaah....

  • @maxamedadan5353
    @maxamedadan5353 2 роки тому

    Cod ma jiro sxb ee inaga so hagaaji qaybtani.

  • @Biraha44
    @Biraha44 2 роки тому

    Abdirahman aw Ali hadhow tidhahdan samaron faqash aha cayda haynu iska dayno isaqow

  • @I.F.J
    @I.F.J 2 роки тому +1

    Waar Mujaahidka Caadi uwareyso nio Mxay tahay kolba intan yar aad so galinayso part 13 Sii maraysa 5qaybood oo min 1saac ah ba ka banaaye

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan2235 2 роки тому

    Mahdi lixle ayaa kujiray 7nin

  • @warsameahmed1501
    @warsameahmed1501 2 роки тому

    Indha leeb ma nin waalnaa 1993 oo dadku aad uga biqi jireen baa. Oo suuqa hargeisa joogi jiraybaa

  • @tooomtooom4608
    @tooomtooom4608 2 роки тому

    KaNi waa huha

    • @maxamedsaleebaan3956
      @maxamedsaleebaan3956 2 роки тому

      Geesi weeyan abti

    • @Cirguje2
      @Cirguje2 2 роки тому

      Maxaad ogtahay aabahaa kuwii faqash kabaha uu sida buu ahaa naanaab yahow

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 2 роки тому

    Maxaad uga tagtay ninkuu Muusee Biixi xabada ku dhuftay Dibiile.???

    • @maxamedadan5353
      @maxamedadan5353 2 роки тому

      Beenti xirsi gaab bad rumaysan tahay kkkkk

  • @asmamohamedosman9696
    @asmamohamedosman9696 2 роки тому

    Codka Would xunyahay
    N

    • @Cirguje2
      @Cirguje2 2 роки тому

      Miyaad dhago laa'da'ay niicle yahow

  • @asmamohamedosman9696
    @asmamohamedosman9696 2 роки тому

    Codka
    Codka

    • @Cirguje2
      @Cirguje2 2 роки тому

      Dhakhtarka dhagaha uu tag