Muj. Cumar miino halkaa muuse uun iga shaandheee inuu hawlgalo fuliyey really maalin kliya muuse muu lahayn waatii ardeydu weydiisay ee uu yidhi hal maalin maan lahayn kkkkk
Been badanaa reerkan Habar awal. Waligood hoolgal may fulin hadana been ayuu dadka la hur imanayaa. Hore ayay somali u tidhi Habar awal afkuna wuu idin dheer yahay irbadna dun ma galisaan. Dhadiga isaaq Iyo fraalintuba Waa idinka. Beenta dadka ka daaya naagayow👆👆👆
Q 15aad
cumar dacad ilahay ha unaxariisto
Waxaan sharaf ku yeeshay snm ilaahoow snm karaamee 💪💪🔥🔥🤲🤲🤲🙏🙏
Wlaahi sheeko sawirleh ayuu ka sheekeynayaa.cumar ilaahay haxifidee
Maansha Allah muj cumar miino
I can't wait to watch next episodes...
Asc wr wb wariye càli iyo mujaahid cumar waan salaamayaa wacan filayaa waxaa cumar daacad la socday falas tiini iyo indho leeb iyo nin la odham jiray cabdi dheere intaan xasuus nahay dhamaantood rabi haw naxariisto
Wr medy qaybtii 15aad
Filim caadiya ayaan daawanayaa wlaahi sxb thanks laakiin noo dheereeya please oo qeybta kalena noogu soo dhakhso insha allaah...
Geesiyashi naftooda uhibeyay qaranimada soomaliland inta dhimatay rabi hawnaxariisto
Cumar miino waa mujaahid weyn taariikhda snm ayuu ka sheekaynayaa guud ahaan
Waa Hassan karraani
qaybtii 15aad halke ka helaynaa wll adigoo mahadsn mise wali lamasoo galin
15 meeday
😮
Mujaahid miino Lawn life
Qatbtii 15 ???
waraysiyada SNM aad ban u dhagaysta lakin ninkan nin ka nuxr daran man dhagaysan
Ayan. Waayo?
Alaa wakiil qaybtii 15aad meeday
Inader qaybihii xigay maxaa helay, naga soo daaya
Muuse ma soo dhaafi jirin xadka la sheeg
Muuse shani dumarka ayuu sabaayada la dubi jiray oo fulay ayuu ahaa
Ahlan😮😮😮😮😮😮
Xasan cismaan wuxuu jooga london
Mujahiid cisman xirsi gulped wuxu ah Abtigay
cajiib cumar waa libaax
Asc
Tuugsi cadi ah
Mujahiid cisman xirsi guuleed waa abtigay qabariga ilahaya hu nuuro
Anagaa kuu sheegayna ee kii guulwadaha ahaa ee Biiq la odhan jiray ninkaa aad miinoy aad hargaysa operation ka ugu timid
Weligeedba cadawga guduhu wuu jiray show bal inkaar qabtadaa caanalayda ahee ragaa faqash u sheegtay Ka waran
15 Xalqadood oo Aanu Xabad qudha ridin waa wada sheeko dheg dheer hhhhh
Geesi geesi dhalay muxuuu war hayaaa
Miyuu dhammaaday programkani
Fadlan, dhaleecada ka dayaa mujahidka! Muu ahayn jihaadku musassal aad qayb ama qayb xiise gaar ah leh! Waa Dhabtii
Waar maxaa codka xidhay
Ninka waraysiguusu nuxur maleh
Muj. Cumar miino halkaa muuse uun iga shaandheee inuu hawlgalo fuliyey really maalin kliya muuse muu lahayn waatii ardeydu weydiisay ee uu yidhi hal maalin maan lahayn kkkkk
Ninkan warkiisu waa dhag lkn buugii uu we kurtay ayaa kalumay
Lixle nuur ayaa la socday abiib cali riyaale
Mahdi lixle ayaa ku jiray
Ninkan warkiisu nuxur maleh wax uu sheegayaba waxba laga fahmi maayo
nika wa dulfadhidaa uuun ragii kale maad tagtid nio ninka wajigas nugu patee muse reer buu kaligii kagag jirey snm waayabe cumar miino
Ninkaas dadka dhibay tolow yuu ahaa waakan sgeegi waayee
lkn. waa nin qalbi wanagsan mashall hayska sheeko dheeradee
lol haduuu muuku soo gaa gaabin lahaa waa sida caadiga loo sheeko ma wax la soo matad moodeysaa
Maxamed dhako sooqabo ninka uu mujahidku ku sheegayo
QuDHMIS
war ninkani ilaa 13 video ayaan ka daawada war sida habraha ayuu u sheekaynayaa
wll waxan isshahayy rerr ayuu Kali kagag jiray Ayaan isdhahy
waxan jecelay waxan jecelay kkkkkkkkkkkkkk sheekada islamaha dhaanta nin holoc maray mahaa bal qofka SNM rabaa waxan kacod sanayaa inuu dhagaysto Faysal dheere iyo. muuse wadaad iyo yuusuf ganje markaasad halganka kuraaxaysanaysaaa
Nimankaasi holoca ayey geli jireen naftoodana way ka quusteen
Been badanaa reerkan Habar awal. Waligood hoolgal may fulin hadana been ayuu dadka la hur imanayaa. Hore ayay somali u tidhi Habar awal afkuna wuu idin dheer yahay irbadna dun ma galisaan. Dhadiga isaaq Iyo fraalintuba Waa idinka. Beenta dadka ka daaya naagayow👆👆👆
Beenaale sidaad u qaadi kartaa hadii aanu kula socon ninka komantarka ahi. La yaabi maayo comanku ka ku watay Waa Muuse shani oo fulay ah oo sabaayada la dubi jiray dumarka. Taasi waxay u tahay cadayn in aad rihiin dhadiga isaaq. Naago naago dhalayn
Q 15aad
Q 15aad