Maxaa fashiliyey Inqilaabkii Lixle isku dayey ee Gobollada Waqooyi?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 124

  • @Asma-vi8yx
    @Asma-vi8yx Місяць тому +2

    Alle ha uu naxaristo Awoogey maxamed xashi diriye Lixle😢

  • @achmedhussen10
    @achmedhussen10 Рік тому +6

    Alle ha unaxariisto Mujahid lixle iyo dhmn snm ilhaw midigta kasii kitaabka yaa rabi

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 Рік тому +10

    Lixle Libaax Garxaajis 🦁🦁🦁

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Рік тому +1

      Halgankiisii waa khasaaro maantana waxaan kadagaalanay ayaannu kula duldhacnay laascaano shicib masaakiin ah marka muuse xaaraami iyo afwayne allaha uma naxariistee maxay is dhaamaan hadaan xaqiiqda u hadalno oon qabyaaladda meel iska dhigno 😢

    • @Amed-ie5qo
      @Amed-ie5qo 5 місяців тому

      @@IbiEntertainmentwaa run walal dulmiga aan lascanod ku haaynay ba lana go’day

    • @walaalahadaarudacwa8120
      @walaalahadaarudacwa8120 3 місяці тому +1

      Mashaa Allah ala jecliyaa garxajis sida ay runta u sheegaan I am from Awdal

  • @ahmedomar2274
    @ahmedomar2274 Рік тому +7

    Maashaa allah waraysi xiiso badan waar xog badanbuu hayaa haynaga sii dayn ,badi waraysiyadiisa

  • @achmedhussen10
    @achmedhussen10 Рік тому +5

    Maxmed Cali ❤️adr alle haku naxaristo halyey

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 5 місяців тому +3

    Guul snm somaliland

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 Рік тому +2

    Abtigey wuxuu ahas nin aad u afgaaban wadani ah ayuu ahaa qabyaalad aan aqoon dagaalkii 1977 ayuu darajada ku qaatey. Abtigey nin cuqdadeysan muusan ahayn ruqsadana isagaa dalbadey. Abtigey isagaa nasoo koriyey lakiin cuqdad leh muu ahayn xamaasadasina ku jirtee . Sikale ayay wax isu badaleen. Ilaahey ha u naxariiste. Mohamed xaashi diiriye ( lixle). I will be miss him dearly.

    • @abdirshiidmaxamed6730
      @abdirshiidmaxamed6730 Рік тому +1

      Allah yarxma the best Frend of my Dad and my Ancle.i know well Lixle
      Allah yarxma mohamed Xaashi lixle. Ina xaashi fariid.Aabihii Allah yarxma Xaashi fariid.Shiikh markii laaasayey I was there.

    • @yusufaxmed3245
      @yusufaxmed3245 Рік тому

      Alaah ha unaxariisto abtiaa

  • @AxmedBahjad
    @AxmedBahjad Рік тому +1

    Salaam Calaykum,
    Af Soomaaliga aan u hiilino. Hooyo jacayl waa af jaceel.

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 Рік тому +3

    Asc mohamed xaashi diiriye lixle wuxuu ahaa geesi aad u mayal adag

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Рік тому +4

    Adeer Lixle Halgankiisii waa khasaaro maantana waxaan kadagaalanay ayaannu kula duldhacnay laascaano shicib masaakiin ah marka muuse xaaraami iyo afwayne ilaahay uma’naxariistee maxay is dhaamaan hadaan xaqiiqda u hadalno oon qabyaaladda meel iska dhigno 😢

    • @khalidpuntlander11
      @khalidpuntlander11 Рік тому +2

      Good point anigu laba midna ma caayayo alle ayaa la xisaabtamaya lkn cid kasto shacab doortay xoog u sheegta maxkamada alle ayaa la tagi doono thnks alle ha u naxariisto inti xaq darada ku dhimatay No qabiil dacaada aan ka wada hadalno

  • @idahorefugeecommunityassoc6613

    Inqilaabku waxa ka danbeeyey Xasan Kayd, Allaha u naxariisto.

    • @abdirshiidmaxamed6730
      @abdirshiidmaxamed6730 Рік тому

      Maaha inqilaabkii. 1961. Kaasi waa kii xasan keyd. Kani waa From 1978.ilaa 1981 muj lixle Kadhaqeynaayey oo.isku deyey.kedibna waakii 1983 kii Jeelka mandheera jabsasey. Muj lixle Ninkii muj mahamed cali xitaa Maxkamad iyo Jeel kabad baadkyey arinkana ku ogaa iyo Hawshuu galbeedkawadey Muj mxmed cli. Lixle ayuu ahaa ninka From A To Z. Waxaa Qayb libaax kaqaatey Gaashanle dhexe Hjclo.ahaa allah yarxmee Muj.Ahmed halac. libaax libax dhaley abaabul wadey.iyo Muj Mohamed case Hjclo isna ahaa

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 Рік тому +1

    Waa tariikh yahan Jaamac gaashaan cade, waa ninka kaliya ee taariikhda saxda ah ee SNM ah, waa in Buug laga qoraa, Colonel Jaamac

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 Рік тому +8

    may ahayn in Cabdilaahi Askar oo maxbuus ahaa dugsiga tababarka saraakiisha loogu magac daro halka Lixle magaciisi reer ahaan lagu reebay waa taa cadaalada Isaaq dhexdiisa

    • @cabdikarimofficial4689
      @cabdikarimofficial4689 Рік тому

      Adeer wuu jiraa dugsiga tababarka ee lixle waa mandhera ka kuyala mida kle c.lahi askar wuxu ahaa sarkaalkii ugu darajada sareeyey ee talabaa waxa la darajo ahaa lixle gaashaan iyo 3 xidigood ayay labadooduba siteen labada dugsina wa logu magac daray ee darar wayne iyo mandhera

    • @guledhamud1567
      @guledhamud1567 11 місяців тому

      abdilahi askar wuxuu ahaa kornayl ka darajada sareeya lixle oo ka tababar fiican rag lays bar bar dhigi karo maaha

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 11 місяців тому +1

      @@guledhamud1567 haduu ahaa maxaa maxbuuska ka dhigay? Lixle wuxuu ahaa ninka kaliya ee dabaabadaha ruushka furfuri yaqaanay afrika iyo bariga dhexe waana sababta afweyne uga xumaaday markii uu SNM noqday hawl galadii SNM isagaa fuliyey military strategist buu ahaa halka Cabdilaahi khasaaro sakarya faqashtu ku kaahin jireen intaanuu ilaahay u soo dirin Koodbuur

    • @guledhamud1567
      @guledhamud1567 11 місяців тому

      @@moegreenback6854 horta anuu waxan garan wayay ciilka iyo cadhada aad u qabtaan abdiahi askar sidii wuxuu idin xasuuqay abdilahi askar isagoo dagaal ku jira lama qaban ee adeerka koodbur sabaayad ayaa shirqoolay oo waliba guriga koodbur ayaa laga qabtay lixle aad sheegaso siyaad bare iskadaaye xitaa morgan baan aqoon oo wlhiya beenaha walidkaa kugu sheekeyan golaha raga lalama imaad abdilahi askar waa ninkii hogaaminayay daaalkii buuraha waa ninkii 4 maalmod bilaa cuntada iyo bilaa biyaha ku dagaalamayay adeerka ahmed mire ka sheekeye hadaad moodaso inaan faaninayo adeerka ahmed mire soo dhagayso adaa ogaan sababta abdilahi askar loogu bixiyay kuliyada ciidanka lagu tababare

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 8 місяців тому

      Waa kii khasaar sigaar luu bakhtinayay inadeerkii basaasay

  • @Xarrago80
    @Xarrago80 7 місяців тому +1

    Dad bay Mujaahid kaga dhegtay... Yaahuu!!!

  • @guledhamud1567
    @guledhamud1567 11 місяців тому

    kornayl abdilahi askar allah haw naxariisto

  • @sidiiqhost3930
    @sidiiqhost3930 6 місяців тому

    AHN Mujaahid lixle

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому +1

    This has not stopped Somaliland from entering into agreements, but it has slowed activities taking place under them.
    In addition, there have been disputes within Somaliland over how the proceeds of hydrocarbon exploitation would be shared.

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Рік тому +1

    Gaashanle Dhexe Ex Sarkaalna ahaa SNM.Qoraagii buugii Allah yarxma Muj Lixle Astaan Qaran. Hybe gaashancade.Libaaxkale ayaa Wareysi mancha Allah.1988 Ciidankii buurta shiikh Iyo Shiikh ku qoraa Wateyna ciidankii SNM. Gacanlibaax Faracii Cadaadley weyaan Lixaad

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Рік тому

    Silanyo himself once said in his opposition days that oil exploration in Somaliland isn't possible due to its statehood status. While Somaliland may provide safety and security, it can't provide insurance signature or investment guarantees since it isn't internationally recognised state.

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому +1

    The most recent find is in a different area of Somaliland: Salaxley in the Maroodi Jeex region, which is less politically volatile. This makes it more likely that Genel Energy will be able to advance its work.
    What challenges lie ahead?
    The uncertainty created by a lack of international recognition makes it difficult to mobilise sufficient investment. And there is little doubt that Somalia will continue to remain hostile to both exploration and extraction.
    Similarly, local sensitivities around the sharing of financial rewards will need to be managed with care and deep local engagement.

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому +1

    Some commentaries have suggested that the newly discovered oil could be abundant. But the reserves could also prove limited and may present technical challenges in extraction. It is therefore possible that extractive plans will operate at the margin of financial feasibility.
    The latest find was the result of an accidental release of oil during drilling for water rather than from deliberate exploration. This may be evidence of a significant and easily accessed reserve, but seepages and strikes like this have happened in the past in Somaliland. A more extensive geo-seismic surveying will be needed before the full extent of the reserve is confirmed.

    • @Burco.
      @Burco. Рік тому

      @5guuleyste Yes waa information for the people

    • @Burco.
      @Burco. Рік тому

      In Somaliland shidaal Laga helay

    • @Burco.
      @Burco. Рік тому

      @5guuleyste 👍

  • @TheSolomono8
    @TheSolomono8 10 днів тому

    Contradicting story

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 8 місяців тому

    Ahn waa laysku RAACSANYAHAY IN LIXLE AHAA MUCJISADII HALGANKA ABTIGAY

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому +2

    Genel Energy, the UK oil exploration firm on whose concession this discovery occurred, has held rights to explore in Somaliland since 2012. So the find isn’t quite the sudden and unexpected bonus that’s been implied by some reports.

  • @GurhanAhmed
    @GurhanAhmed Рік тому +1

    Dad Ka ha marin habaabin fadlan!

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому

    Previous experience of exploration in the Nugaal Valley showed how socially and politically volatile the exercise could be.
    The area of the latest find, around Salaxley, is likely to prove less volatile. Unlike the Nugaal Valley, Salaxley has not customarily been subject to the same inter-clan and political disputes. But there will still need to be significant negotiation over sharing of the proceeds of exploration. The government will be keen to ensure that the windfall advantages those in power. Local clan groups will be keen to ensure there is a clear benefit accruing to their communities. Other clans will equally want a say in how increased wealth benefits Somaliland as a whole.

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому

    Progress has been slow because Somaliland’s lack of international sovereign recognition creates an uncertain context for significant investment. Somalia still claims sovereignty over Somaliland even though the region has operated as a fully if informally independent state since 1991.

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому +1

    Why has it taken so long to make an oil find?
    This find is being billed as the first discovery in Somaliland but in fact there have been several instances of oil seepage. An oil seep occurs when geological or unrelated human activity results in oil “seeping” into the ocean or onto land. In such cases, the physical appearance of oil occurs unexpectedly rather than as a result of deliberate exploration. It is unsurprisingly taken as evidence of a substantial reserve that is close to the surface, but doesn’t always indicate the presence of commercially viable quantities or accessibility.

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому +1

    What would be the political implications of oil wealth in Somaliland?
    I had previously studied the place of oil in Somalia and its breakaway states . Somali society is kinship-based. Specific groups identify with particular geographic areas. This means that the political implications vary sharply depending on the location of any oil discovery.

    • @minursa02
      @minursa02 Рік тому +2

      That's exactly what triggered rebellion at Laascanood by elements from Dulbahaante against Soomalind. The same ideas are silently with all communities around the Somali regions, it's a timing bomb waiting to explode and that will be the end of Somali nations.

  • @Zak_99
    @Zak_99 4 місяці тому

    8:00

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому

    This creates a vacuum. The Somali federal authorities cannot enter into meaningful agreements over exploration or extraction in Somaliland. Somaliland is limited by investment risk. And Somalia’s threats and complaints emphasise that risk.

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому

    There is also evidence of offshore (undersea) reserves in the region, as well as onshore (beneath the land) in the Somali region of the neighbouring Ethiopia. Bordering Somalia, and located next to Oromia Regional State, the Somali Regional State (also Ogaden) is Ethiopia’s second largest federal region.

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому

    What are the implications for regional dynamics?
    The regional impact will depend on the extent of the discovery. Somalia has consistently objected to hydrocarbon exploration in Somaliland as all concessions have been granted under Somaliland legislation. It would object even more strongly to commercial extraction.

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому

    The presence of oil in Somaliland has been confirmed by a recent exploration. The discovery has raised the stakes in Somaliland’s claim for independence from Somalia as it holds the potential for a new stream of revenue for the semi-autonomous state. But the oil exploration is deepening the rift with Somalia, which claims sovereignty over the region. Michael Walls answers five key questions

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 6 місяців тому

    Afweyne kkkkk iyo faqash jabtay

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 8 місяців тому

    LIXLE QOLOHAANNO UUNLEE WAAY

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому +1

    Ethiopia’s interest is likely to be more equivocal. Salaxley is close to the Ethiopian border, and not far from active hydrocarbon exploration concessions in Ethiopia’s Somali region. If the Somaliland reserves prove to be extensive after a technical appraisal, it would suggest that those in the adjacent Ogaden Basin are also significant. In this case Somaliland and Ethiopia would hold a mutual interest in ensuring sufficient regional security to enable extraction.

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 7 місяців тому

    Somaliland waa wada lixle iyo waa wada mujaahidiin
    Intii halgankaa ku dhimatey rabbi janadii haka waraabiyo dhamaantood abaalna weyn baa umadu u heysaa.
    Lixlayaasha maanta nool na sharaf iyo cisi weyn ayey umadu u heysaa.

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Рік тому +1

    Ala ya raxma graad cabdi qani graad hadalkii uu ku yidhi maxamed s bare wuxuu ku yidhi Somaliland nabad baa looga adkaada laakiin colaadood wàa lagu jabaa

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Рік тому

    halgankii xalaasha ahaa

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 3 місяці тому

    Wixii laga dagaalamay ayaa lagu hayaa Darafyada waar muuse iska qabta isaaqow cadaalada haka tagina

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому

    One of the areas with significant potential is the Nugaal Valley, which stretches across the border of eastern Somaliland into Puntland. Genel Energy was already exploring in that zone a decade ago. It withdrew for a time in 2013, citing security concerns. In the same time period, Africa Oil secured rights from the Puntland administration that overlapped with those issued by Somaliland to explore in the Nugaal Valley. A 2014 UN report expressed concern that hydrocarbon exploration in the Nugaal Valley risked fuelling violent conflict. Africa Oil ceased active operation in the area a year later.

  • @hassan-mp1pk
    @hassan-mp1pk 8 місяців тому

    Snm waa garxaajis and garxaajis kuu khasaray snm

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому +1

    What is Somaliland’s hydrocarbon potential?
    In 2020, Norwegian seismic survey company, TGS, estimated that the Somali basin as a whole likely holds offshore reserves of about 30 billion barrels, with additional onshore reserves, although land estimates are considerably less consistent. Assessments generally include Somaliland and would place Somalia reserves at about the same level as Kazakhstan, which would give the area the 18th or 19th largest reserve globally, as assessed in 2016.

  • @newassong7535
    @newassong7535 Рік тому +1

    umad dhan oo wada madax doneysa weyaan cidaan

  • @Abdirahman-c4b
    @Abdirahman-c4b 5 місяців тому

    Weligay dadkabenbadan

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому

    Depending on how negotiations conclude, there is potential for this clan-based process to mitigate the “resource curse” effect. In other words, the system of inter-group negotiation that underpins Somali society might provide some protection from the narrow economic impact of oil wealth that has been felt elsewhere. However, that is by no means certain and the process of negotiation itself has the potential to fuel violence, just as the UN worried in 2014.
    Either way, the Somaliland economy remains tiny. Any influx of significant new wealth, even on a fairly modest scale, will create new social, economic and therefore political tensions.

  • @mahdibiixi3512
    @mahdibiixi3512 Рік тому +2

    Mujaahid Maxamed Cali waa ninkii badbaadiyay Jibriil Abokor iyo Sacad Muuse, maantana isagay ugu necebyihiin

    • @cabdirisaaqmaxamed3145
      @cabdirisaaqmaxamed3145 Рік тому

      Niyaw Ilaahay ka yaab orodo tag gabilay oo waydii waxay ka aaminsanyiin maxamed cali waraysiyadi ugu danbeeyay soo daawo ee jabhadi afraad la odhan jiray siday uga hadlayan maxad cali iyo in meel dhan loogu magac daray

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 Рік тому +2

      iyaguun maaha HY maalkeedi iyo saraakiisheedi Isaaqnimo bay u gubeen wixii ka dambeeyay halgankiina Isaaq oo dhan baa HY ugu neceb waana sababta kursigan looga ilaaliyo balse iyagaa wax ku la la dirirka reerkaa nacayb mooyee wanaag ma leh

    • @muhiyadiinmaxamedxuseen5497
      @muhiyadiinmaxamedxuseen5497 Рік тому

      Meenta jooji maxaed cali inuu dhaley jpda ayaa la moodaaye siday u jeclaayeen

    • @guledhamud1567
      @guledhamud1567 11 місяців тому

      halkuu ku bad baadiyay bal iisheg gabilay hasan yonis habane iyo jidhif baa xoraystay nio ma beenaha baad umada la dhex joogtan

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 8 місяців тому

      ​@@cabdirisaaqmaxamed3145 waa run tuke iyo ninmankii isgaar inkuu bakhtinay maxamed Cali inkaa xorayay

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 Рік тому

    Halkaa uu Ismaaciil cali abokor uu yidhi waa maxamed cali abokor oo hayaag ah.

  • @hajiali1120
    @hajiali1120 7 місяців тому

    Isaaqu ilaaa hada beeen baa shaydaan jeclysiiyey inay ku noolaadaaan

    • @khadarhussain1741
      @khadarhussain1741 6 місяців тому

      Faqash futo xun idinka ayaa run yaqaanee bal runtiina soo daa

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Рік тому

    He was not canageel
    muuse he was nss imnigratin

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 Рік тому

      Waa runta odaygan waxba kayara khaldan
      Caanageel general buu ahaa.cid haystay
      Immigarationka waxaa ha6stay nuur bidaar

  • @sali6052
    @sali6052 Рік тому

    Warya waxa hanaga shekayn

  • @xariirmaxamed1330
    @xariirmaxamed1330 Рік тому

    😂

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 Рік тому

    Waa sida sacad muse

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 8 місяців тому

      Sacsac muuse waa dhadiga isaaq

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 9 місяців тому

    Kkkkkkkkk

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa Рік тому

    Ufuuf Dooro-weyne

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 7 місяців тому

    RUN KA SHEEG MAGA REESHIN SOOMALIYA CAANA GEEL MA AHEEYN MAGAREESHlN CID AYUU AHAA GENARAALADII REER SHIIKH lSAAQ 1.G.CUMAR CISAAN DIIRIYE..TALIYIHII TALIYIHII .QAYB.60.MAAD. GENERAALKII.CIIDANKA.ASLUUBTA.TALIYIHII.ISMAIL AHMED ISMAIL. TALIYIHII GAASKA.6.AAD.SHAN FOOL.TAARIIKHDA BEEN LAGA MA SHEEGO

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel Місяць тому

    Hadalkiisu 90% waa been. Waa cirro iyo been

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Рік тому

    Dadkan weriyayaasha ah ee aan xogta hayn ee hadana wax waraysanaya ayaad waraysiga unacaysaa.

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool Рік тому +1

    Ninka Isaaq La Ruqsayn Jirey Ku Lahaa, Arrinkaasi Inuu Dhab Yahay Ma Filayo Waayo Dawlad Dadkeeda Hayb Soocaysaa Ma Ahan Dawlad.

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 10 місяців тому

      Waa runtiis ninku marku gaadho gashanle sare si aanu janan u qaada waala wareejin jirey tusaala waxaan ku hayaa gashanle sare shanfool oo ahaa ragii ugu aqoonta badna ciidanka oo loo magacabay agaasimsha shaqalsha wsrshada baastads xamar ciise curaagte oo loo msgacabay mashruuci faanoole
      Gashanle sare maxsmud xasan oo ñoo magacabay agaasimshe waxeed ee wasaaradii. Xananad xoolaha taasi waxay ka marqaatikacsysa inuu jirey haybsooc gasr ahi

  • @geelegaab
    @geelegaab Рік тому +1

    War maxuu been sheegay

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 Рік тому

    Maxamed cali ma jajus amxaaro buu ahaa.

  • @hajiali1120
    @hajiali1120 7 місяців тому

    War wixu been waynaaaa

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 Рік тому

    Magaranasaa maxad tahay?

  • @xariirmaxamed1330
    @xariirmaxamed1330 Рік тому

    kkkkkk

  • @muhiyadiinmaxamedxuseen5497

    Wariye ninku war bixin ayuu bixinyaa maxad Haye la haysaa nio caadi iska dhig

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 Рік тому

    been abuur ayuu kasheekaynayaa iimaanlaaway

  • @dacar2345
    @dacar2345 Рік тому

    Ma cid kale ayaad waydeen markaad odaygan wax waydiinaysaan waayo dad waxan ogaa ayaa jooga

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 Рік тому

    Odaygani ma HY ba waakan dhinac ka rarane

    • @asanms2352
      @asanms2352 Рік тому

      Mayee zhp Runtuu sheegay intaa uu sheegayna waa run reerkaa tolkeena waa halyeeyo

    • @jimcaalejesto9514
      @jimcaalejesto9514 Рік тому

      Kķkkķķkkķk wallhi waa been

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 Рік тому

    oday beenaale ah iyo daduu jiro

    • @abdiidba431
      @abdiidba431 Рік тому

      adigu runta aad hayso soo daa aan ku eegnee

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 Рік тому

    beenaale waxuu noo sheegayaa hada caano geelbaa haystay passport ayuu dadka usheegayaa

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому +1

    What is Somaliland’s hydrocarbon potential?
    In 2020, Norwegian seismic survey company, TGS, estimated that the Somali basin as a whole likely holds offshore reserves of about 30 billion barrels, with additional onshore reserves, although land estimates are considerably less consistent. Assessments generally include Somaliland and would place Somalia reserves at about the same level as Kazakhstan, which would give the area the 18th or 19th largest reserve globally, as assessed in 2016.

    • @abdirshiidmaxamed6730
      @abdirshiidmaxamed6730 Рік тому +1

      The Tottal Oile Bassain Somliland and all the block oile is Estimatet The 30 Billion Barel.u can imained The Richest Reserve Resource In the Somlnd Ancrdble

    • @Burco.
      @Burco. Рік тому

      @@abdirshiidmaxamed6730 and we are poor

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому

    The presence of oil in Somaliland has been confirmed by a recent exploration. The discovery has raised the stakes in Somaliland’s claim for independence from Somalia as it holds the potential for a new stream of revenue for the semi-autonomous state. But the oil exploration is deepening the rift with Somalia, which claims sovereignty over the region. Michael Walls answers five key questions