Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Sahra intaan nolahy kuam ilaawo nolol qurux badan ayaan kurajeynaya qalbigeyga iyo dhamaan jirkeyga ayaad kudhaxnoshahy alle waxan kuweydinaya inuu caafimaad taam ah cimri dheer iyo cibaado suuban alle kusiiyo guleyso waliga sahra
heestan xusuusahayga ayay keyd utahay waxaan xariir jacayl dhab ah igala dhaxeyay gabar la yiraahdo NUSEYBA 2014-2017 si dhab ah baan ujeclaa illaa aan ka ilaawo in aduunkan oo idil ay ku noolyihiin wax dumar ah labo magaalo kala duwan baan kala joognay sidaas ay tahayna hal maalin xitaa madareemin inaan kala fognahay waayo waqti badan baan isa siin jirnay illa laga gaaro maalintii iigu xumeed maalmaheega oo idil way iso wacday waxay ila wadaagtay aqbaar aan ku farxin waxay igu tiri " Aabehey nin uu igu dari raba isla isbuuca so socda buu meherkeegu dhacyaa ee maxa sameeyaa" kadib aniga naxdin darteed hadal wu iga so bixi waayay waan aamusay maalinkaas baa hadlkeeda iigu dambeysay waan raadiyay balse waxaan helay iyada oo xaas ah oo weliba nolosheeda aad ugu faraxsan.intuu xariirkeena socday baan heetan udaari jiray waan isla dhageesan jirnay lkn calafka inakala geeyay.weli single baan ahay waan kabaqa xariirka asxaabta iiso duceyda inu illahay iisahlo mid xalaashayda ha oo wanaagsan🤲
I miss you sahra
❤❤
😢😢😢😢😢😢
F❤
💔🥹😭😭
❤❤❤❤❤❤❤
Sahra intaan nolahy kuam ilaawo nolol qurux badan ayaan kurajeynaya qalbigeyga iyo dhamaan jirkeyga ayaad kudhaxnoshahy alle waxan kuweydinaya inuu caafimaad taam ah cimri dheer iyo cibaado suuban alle kusiiyo guleyso waliga sahra
heestan xusuusahayga ayay keyd utahay waxaan xariir jacayl dhab ah igala dhaxeyay gabar la yiraahdo NUSEYBA 2014-2017 si dhab ah baan ujeclaa illaa aan ka ilaawo in aduunkan oo idil ay ku noolyihiin wax dumar ah labo magaalo kala duwan baan kala joognay sidaas ay tahayna hal maalin xitaa madareemin inaan kala fognahay waayo waqti badan baan isa siin jirnay illa laga gaaro maalintii iigu xumeed maalmaheega oo idil way iso wacday waxay ila wadaagtay aqbaar aan ku farxin waxay igu tiri " Aabehey nin uu igu dari raba isla isbuuca so socda buu meherkeegu dhacyaa ee maxa sameeyaa" kadib aniga naxdin darteed hadal wu iga so bixi waayay waan aamusay maalinkaas baa hadlkeeda iigu dambeysay waan raadiyay balse waxaan helay iyada oo xaas ah oo weliba nolosheeda aad ugu faraxsan.
intuu xariirkeena socday baan heetan udaari jiray waan isla dhageesan jirnay lkn calafka inakala geeyay.
weli single baan ahay waan kabaqa xariirka asxaabta iiso duceyda inu illahay iisahlo mid xalaashayda ha oo wanaagsan🤲
I miss you sahra
❤❤
😢😢😢😢😢😢
F❤
💔🥹😭😭
❤❤❤❤❤❤❤