Heestii Dhoof caashaq magool iyo kuluc best qaraami

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 67

  • @calixuseen6648
    @calixuseen6648 Рік тому +8

    Allaa yaa cisag kuluc iyo magool waxay ahaayeen dad cod iyo hibo suugaaneedba raxmaanku ku manaystay raxmaanku haw naxariisto dhamaantoodba Aaaaaaaaaaaaaaaaaamiin

  • @ismailmoalim2159
    @ismailmoalim2159 7 місяців тому +1

    Kuluc iyo Magool 6:46 Labo Fanaan oo aad ugu weyn Fanka Soomaalida ereyadii loo dhiibey maqasaarin hees hees dhaaftey iyo Farshaxanka sare ee abwaan kaariye iyo laxanka oo Xasan Gareed ALLAHA ha u wada naxariisto Dhamaantood.

  • @qalinlepharma
    @qalinlepharma Рік тому +10

    Xasuuus aaan caadi aheyn ayey igu leedahy
    Heestaaan
    Xiliga lajoogo oo ah hbeen 2:20pm
    Tarikhda ah 26/7/2023
    Ayey igu socotaaa xasuuus

  • @minutesports1801
    @minutesports1801 18 днів тому +2

    2025 in kampala... 🎶 🎉❤

  • @abdiladifabdikarin
    @abdiladifabdikarin 2 роки тому +4

    Riwaayadii sidaa maysku qabnaa mise waan qasanaa 1974 abwaan mahamad cali kaariye alle ha u naxariisto codadka kuluc iyo magool AHN waayo waayo aad baad ugu mahadsantihiin sidaad guntiga dhisha uga dhigteen he3stan fiira gaara ayeey ii leedahay

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 Рік тому +1

      @abdiladifabdikarin5250 Mahadsanid sidaad u faahfaahisay sanadka ayuumbaan kuu saxaya 1976kii ayey ahayd

    • @abdiladifabdikarin
      @abdiladifabdikarin Рік тому

      @@cabdiqaadirayaanle8382 haa adigune aad baad u mhdsnthy

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Рік тому +6

    Waaaaaaw ❤❤❤❤❤ waxes hees laga dhah shiib iska dhah❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 5 місяців тому +3

    Waxaan. Xasuusatay. Aniigu. Oo. Aad. Yar. Ayaa. Jacaal. Igu. Dhacaay. Wiil Kanu. Wuu. I Jeceela. Markaliysliy. Ayuu. Isabedeelay. Wuun. Dhoofay. Allh. Xanuun❤❤❤❤❤

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 8 днів тому

    Classic magool iyo kuluc lagends alah ya rahma rahiim labadalba

  • @MIRALUUL979
    @MIRALUUL979 4 роки тому +6

    Yaaa salaam hees la isugu tagey
    Erayadii maxamed cali kaariye
    Laxankii xasan gareyd
    Codkii layaabka lahaa
    Maxamed axmed iyo xaliima khaliif

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 8 місяців тому +6

    Abwaaan Mohamed cali kaariye masalkiisi dhanka Jaceelka asaga iyo abwaan Hadraawi Iyo abwaan Sangub AHN waxay ahaayeen Mucjiso soo martay Taariikhda Sugaanta Somalia 🇸🇴 Waxa ka soo jawaabo lahin 👍

    • @nuurhubane
      @nuurhubane 6 місяців тому +1

      Abwaan cabdi qays baa ilowday wll

    • @suhaybsamaale2584
      @suhaybsamaale2584 4 місяці тому +1

      Abwaanka Cabqariga ahaa ee kaga yaabay wuxuu ahaa Abwaan Mohamed Omer Huriyo AHN,

  • @sulatansultan524
    @sulatansultan524 Рік тому +9

    Asc ruwayadan waxa sameyey abwaan maxamed cali kariye lakiin aan kuyara saxee lama dhigin 1974 waxa la dhigay 1977 waxan ku galay tiyatsrkii hargeisa waxa wada socday iyada iyo dumistii

  • @rabile6352
    @rabile6352 Рік тому +4

    Hassan great laxamayste fadhiya ayuu ahaa maxamed cali kaariye abwaan lahubo riwaayadii sidaa ma isku qabnaa mise waan qasanaa

  • @axmedmuuminismaciil7082
    @axmedmuuminismaciil7082 2 роки тому +7

    Dhambaal kiyo waraaqaha dhiig kusoo qoraayaa dhoofdhoof dhoof nooli kullantan hadhantaalin aashaqa dhakhso iigu soo.noqo walee waa hees miisaankeega le

  • @mahadmekon
    @mahadmekon 4 дні тому

    Dhoof dhoof iyo jaceyl iskuma wacna🥀

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 5 місяців тому +1

    Woow 381 millions vieuws I am listening at 4 pm 13.08 2024 keep going forward 💜💜❤️🌺💕💚💘💚🇩🇯🌸🇸🇴🇸🇴

    • @AsadAamin-dy9zl
      @AsadAamin-dy9zl 4 місяці тому

      Woow i am too listening at 1pm 14 _9_ 2024

  • @Mohamedmohamed-us5pm
    @Mohamedmohamed-us5pm 6 місяців тому +1

    Waa hees murti iyo micne xambaarsan

  • @SareyFarah
    @SareyFarah Рік тому +2

    ❤Mohamed Ahmed kuluc iyo Halimo Khalif magool some of best . Singers ❤
    👏Dhoof caashaq❤31-10-2023 ❤Wednesday 👏

  • @dahirgodsouleiman922
    @dahirgodsouleiman922 9 місяців тому +3

    26 Avril 2024
    ALLAH HA U NAXARIISTO dhamaantood aamiin

  • @AbshirAbuukaf
    @AbshirAbuukaf 15 днів тому

    Studio 🎙 aashito boy 👦 ayaa ka dhagesan jiray 2010 jubo

  • @dahirgodsouleiman922
    @dahirgodsouleiman922 Рік тому +4

    ALLAH HA U NAXARIISTO dhamaantood AAMIIN AAMIIN

  • @luulibrahim5039
    @luulibrahim5039 6 місяців тому +1

    Illaahay ha u naxariisto Aamiin Yaa Allaah ❤

  • @mohamedkajaar5578
    @mohamedkajaar5578 Рік тому +1

    Alle ha idiin Naxariisto

  • @JaamacApdi-i5k
    @JaamacApdi-i5k 5 місяців тому +1

    Alle haw unaxariisto

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed2106 Рік тому +1

    Maanta 50 jeer ayaan dhegeystay cajiib fankii hore

  • @MuxuyoGabyaaye
    @MuxuyoGabyaaye 24 дні тому

    7/1/2025 habeen salaasa ah 9-32pm ku dhagaysanayaa berbera gaar ahaan habeen kaama tagin taaso aan ku marqqamayo heestan❤

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 роки тому +2

    Mirihii m.c.kaariye laxankii x.gareyd cadka m.a.kuluc iyo magool

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 Рік тому

    Axsan yaa hees💯🇸🇴

  • @AbdikariimAli-jv3xc
    @AbdikariimAli-jv3xc 9 місяців тому

    Illahay hawnaxristo labadodaba waaa labo qof oo dahab ahe

  • @_wll____
    @_wll____ Рік тому +3

    Old is gold

  • @FeysalRashiid-h8w
    @FeysalRashiid-h8w 2 місяці тому +1


    Do

  • @mohdekc
    @mohdekc Рік тому +1

    aamiin

  • @usaamemaxamuud21
    @usaamemaxamuud21 6 місяців тому

    Father of love ❤️

  • @AxmedCman
    @AxmedCman 2 місяці тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @luulibrahim5039
    @luulibrahim5039 6 місяців тому

    Riwaayadii Dumistii Aqalkayga iyo Arooskii inankayga❤

  • @abdiabdillhi3871
    @abdiabdillhi3871 2 роки тому +1

    yasalam

  • @AbdikadirMbishar
    @AbdikadirMbishar 23 дні тому

    Better too

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому +1

    Magooool. Boqorada codka

  • @hasanalgatra734
    @hasanalgatra734 Рік тому +11

    لهم الرحمه والمغفره والعتق من النار

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Dhooooof , dhoooof

  • @LuulAxmed-s4o
    @LuulAxmed-s4o Рік тому

    Xaliimo maxamed aadan nuur .iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii aaaaaaaaasaaaaaaa oooooooooooooooo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Abdulhakimyusuf
    @Abdulhakimyusuf Рік тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @suldaancasaawemaxamud2356
    @suldaancasaawemaxamud2356 4 роки тому +1

    Yaasalam

  • @DAHIRCumar-tb4fk
    @DAHIRCumar-tb4fk 7 місяців тому

    ❤❤❤

  • @ducaysanemobile4536
    @ducaysanemobile4536 Рік тому

    Marduuf

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg Рік тому

    ❤❤❤😊

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 Рік тому

    That’s what wos tame

  • @FeysalRashiid-h8w
    @FeysalRashiid-h8w 2 місяці тому +1

    Coccidiosis

  • @mohamet_fouzi4504
    @mohamet_fouzi4504 7 місяців тому

    6/07/2024/1:15/sab

  • @الحمدلله-ج4ه7ك
    @الحمدلله-ج4ه7ك Рік тому +1

    Abwanka hestaan iska leh ishega asxabey please ma Maxamed ali kariye miyaa mise waa qof kale

    • @ahmedgele5772
      @ahmedgele5772 10 місяців тому

      Waa asaga Sxb Allaha u naxariistee Waxaa lagu naanaysi jiray dhaqtarkii Jacayl ka

    • @Daryeelkabulshada
      @Daryeelkabulshada 7 місяців тому

      @@ahmedgele5772 alle ha aunaxaiisto

  • @CabdimuuseXumow
    @CabdimuuseXumow 7 місяців тому

    M
    Akaam
    Aak
    L
    Jaa
    S
    Jsh 3:55

  • @LuulAxmed-s4o
    @LuulAxmed-s4o Рік тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @arrehaid9057
    @arrehaid9057 Рік тому

    Ba