naftu waxey hibatoo ay haaban weydo laba aan is hurinoo haddana aan is heyn intuu caashaqo wada heley hayaan kala fogaadoo kala habaabiyey waayuhu mid waliba halkiisu la jiifa halgaadde halkeed ku nagidahey maxaad caawa haysaa hawada caafimaadkaaga iyo heerka noloshaada hayntaada jeebkiyo sidee hawshu kugu tahayeey hibashada xasuusta ah hurdo kaama seexdee wadnaha i habayee kaaguna ma heemaa ? haasawaheeni ma u so hilawda habeenkii kolkay tahay ma la i kaa horkeena ? hareertaada gogosha ma ku haabata gacan o adigu jiifa ma xasuusata waayaha hamuunta iyo xiisaha ma is haysan weydaa sida hoobaled caan baxdey hanbalyada salaantiyo ma heshaa warkiisa haatufka iyo dabaylaha war la hubo u so dhiib kaygana mar iga hoo hindisuhu sidoo qabo hadmaad iman bal iisheeg hor alle wan ku sugaya inzha allah ❤❤❤ qiso jacel o intaa ey sheegtey kuwada dhacdey lkn ugu danbeyn sida ey wada rajeenayey ugu dhamaadey
Cowrala Saalax Heesta Iyada Masameynin Ee Walo Sameeyay Xaajigeedi Oo Dal Kale U Anbabaxay Ayay Kaweysay Wax Hadal ah Sidaasey Ku Timid Heesta Erayada Waxa Sameyay Abwwaan Sulub Cumar AUN
Xanuun badanaa xasuusi aaaax aaax waa heestii iigu xasuustii badnayd heestaasi iyo jawigii sanca. ( yeman) ❤❤❤❤❤
Maxaan waqtiyo badan weheshaday codkaaga hooyooy illaahey naxariistii janno haku siiyo hooyo qabrigana allaha kuu nuuriyo.😢🤲
Aamiin ya rabi
aaamiin yaarabi alle naxariis waasac ah hasiiyo
Aamiin aamiin aamiin allaha unaxariisto qabrigeeda waasac Allaha uga dhigo 😢😢😢😢
Amiin
XALIIMA KHALIIFEY HALKAAD IMINKA JOOGTO WAAN KU ARKAAYE ALLAAH HA KUGU CASUUMO JANATUL-FIRDOWSA Aamiin *( XALIIMA KHALIIF CUMAR -MAGOOL )*
Heesta ni waxaabad moodaa in ay aniga iga dadlayso.
Ilaahayow jacayl jakayga oo aanu kala fognahay isu kaaya jeen .
Soo duceeya asxaabeey
Waa qalad iska sax hoobal
Ereyada heestan waxa iska laha
Abwaankii wayna alle haw naxariistee sulub cumar
اجمل صوت نسائي في الصومال الفنانه حليمه خليف مغول ... نسال الله تعالي ان يغفرلها ويرحمها
نعم
Q
Aamiin
6:17 markay marayso heestu, qalbiga intay kaala dhex baxdo, qalfooftana dunida kaga dhex tago, bay ku gaynaysaa duni aan jiho lahayn, duni wada hamuun ah, duni dhankaad u kacadaba maayad muxibbo ahi ku qaadaa dhigayso. Sidii caleen saxansaxo waddo dhex heehaabay dunidaas, wadigaa goor danbe hamaabaray, is xasuustay adoo kambadhuudha halkaagii.
Waa erayadii abwaan sulub cumar aun
Wah wah Aweys Abuubaker goobe macaanaa sedax nin gacantooda kama xiiso dhigo inaan dhageysto kuwaas oo kala ah 1 saalax Qaasim naaji 2 Aweys goobe 3 daauud cali masxaf ilaah u naxariisto inta dhimatay saalaxna ilaah cimri dheer iyo cibaado suuban ilaah ha siiyo aamiin
Jiim iyo xudeydi ne ku dar sxb jiim markoo u tumaayo kinsi xaaji iyo xarago heestii barasho wax kale waaye wlhi
Erayada waxaaa lahaaa abwaan sulub cumar ilaahy haw naxariisyo isaga iyo magoolba
Alle naxariisti jano hakaa waraabiyo hooyo qaaliyad Ahayd
Oo codmacaa masha Alah wan
Jeclay codkaa waananku Raaxaysta hooyo❤ Alle hakuu
Naxariiste❤❤
Heestaan Qalbiyo Jaceyka ruxaya bey u dhadhameysaa wallahi ax ax sabiix yaa muslimiin
allaha unaxristo qabriga uwasiciyow inshallah halima khalif moogal dambi daf uga UGA dhigo wax Walba 🥰🥰🥰
Alaah rabulcaalamiin ha idin Naxariisto Alaahu aamiin aamiin aamiin
Heestan waxan DhaGeysan jirey
Ano askariYa oo joGa buraha
GalGala xiliYaDa Dambe ee
Dhirta calentu shalalax bilow
Markey leer macan so dhacDo..
Mantan waxan ku DhaGeysanaya
WaDanka Zambia..
🥺🥺🥺🥺🥺🥺
Wad ku mahad santahay shaqada dadka iyo dalkaba aad u qabtay.
Casar ayn bosaso ku dhageysan
ALLE HAWRAXMADOH FANANADI WEYNAYD XALIMO KHALIF CUMAR MAGOL BOQORADIH CODKA FANKA SOMALIYED EE WABERI QUEN OF VOICE
Alle naxariistii jono hasiiyo hooyo xaliimo qaliif magool ❤❤❤ hindisuhu siduu qabo had maad inan bal iisheeg
Cajiib !! Heesaha uu hal abuuray AUN abwaan Sulub wey wada hirgaleen. Waqtigu wuu saameeyaa noole iyo ma noole laakiin heesaha abwaan Sulub wey ka samata baxeen waxyeelada waqtiga, waa heeso aan weligeed gaboobeen oo xilli walba la jaan qaada, Balse waxaan odhan karaa waqtiga iyo heesihiisu waxay noqdeen lammaane wax wadaaga.
Wah wah Aweys Abuubaker goobe macaanaa sedax nin gacantooda kama xiiso dhigo inaan dgagrysto kuwaas oo kala ah 1salaax Qaasim naaji 2 Aweys goobe 3 daauud cali masxaf ilaah u naxariisto inta dhimatay saalaxna cimri dheer iyo cibaado suuban aamiin
Aweys ma nolyhey mise wa dhintey wllo
@@raulfarah6791 waa hore ayuu dhinty
Mukhtar walaal waa Daauud kani AUN
@@caligaab2000 Mid kaloo kaban kaliyaa baa jirta waxaana umaleeya inyy tumay saalax lkn tan waxay u egtahay gacantii Daaud Aun
❤alloow❤kunxriso❤mamo❤somali❤nxris❤janno❤rbi❤hakusiiyo❤❤❤aamiin❤yrabbii❤
Waa Hees Xasuus ah. Xasuus baa geela lagu xero geeyaa.
Allah ha u danbi dhaafo,mama xaliimo.
My fv singer🖐🏿🥺
Hhh
Hoheey dunidaneey kala haatiyaay
Naftu waxey uhibatoo ay haaban weydoo
Ku hanqaara badanaa
Ereyada Sulub Cumar Axmed.
Cawrala saalax. “ Hayntaada jeebkiyo siday hawshu ku tahay”
@@khadarmohamed2676erayada m.Ali kaariye
alle naxariis waasac hasiiyo waa hees aad ii taabata markii aan dhagaysto
Hibasho, Hilow,heemaa,
Erayo culus oo tabasho jacayl muujinaya.
Heestan waxaan dhegeysan jiray markaan ardayga ahaa 2013
Waqti by aheyd balse hada wn hawl yareystey wll , dumarku waa Sheydaan la inoo soo direy raggaw wx dhagta ha u dhigina Af gobaadsigooda 😉
Kkk Aad iyo aad 😂
Tuduc dhan ayaad ka tagteen😮
Sida hoobal can baxay
Kalidaa ma heesta
Mxaaan cidla ka heesay
Erayada waxaa sameeyay Abwaan Sulub Cumar AHUN
This song concerns me ❤❤❤
Erayada sulub ayaa leh sxb
Waaaaw hees mcn allha yaraxma mama xaliima magool
Dadka beenta kadaaya ereyada Sulub Cumar AHN, Ayaa leh.
Mirihii Abwaan Maxamed Cali Kaariye AUN
Alla yacisak waxaan hees waa dhaafty 😘
Illhy hownaxaristo
Heestan marki ugu horaysay an maqlay waxay ahayd 2001 waxan erayada kaxasusta hasaweheni ma uso hilowda haben ki markeytahay mali kaa horkena. Halmar ayan maqlay. Ilaa hada wan radin jiray cawa ayan lelay. Waxan umahad lelinaya dadka xususaha ururiya.
Hibadashada xuusta ah hurdo kaamaseexdee wadanaha i habayee kaaguna mah eema
Hadimada galgacalku ihoysay moyee midale ima haleeelinaa horta wanu ladanahy cajb
Hoos miyaad kareentaaa🤔
MicnaHa ay xabarsanyiHiin ereyad heestan ku jira ayan markasta kuso cel celshan jirey
Mid waliba halkisu la jiifa halgaade
Haasaawaheenii
Ma u soo hilowdaa
Habeenkii kolkay tahy
Ma la I kaa horkeenaa ??
Subxaanallaahi cadiim
Heeskan qiso dhab ah ayuu ku yimi labo dhalinyaro oo dugsigii sare ee boorame wada dhigan jiray ayaa jacayl dhexmaray ka dib way is guursadeen lkn mudo gaaban gudahood ayuu inankii tacabiray dr xadi iyo cawrala saalax gurey ayey ahaayeen mudo markuu maqnaa ayey warba ka waydey ka dibna wuxuu warkii gaadhey hoboladii waaberi gaar ahaan abwaan huryo ayaa heestan sameeyey
Heestan waxan ku xasuusta nin sidiiq maxamed shaafi la dhaho
Oonu zxb nahay 4.30 habeenimo
Ayuu iso diray walhi 3 habeen oo
Isku xiga dhagaysanaya
Jacayl way dhaaftay
❤❤❤❤❤
Laxanka yaa iskaleh wll noo fa iideey
Halkeed ku negidahay
Maxaad caawa haysaa
Hawada caafimaadkaagga
Iyo heerka noloshaadda
Hayntaadda jeebkiyo
Siday hawshu kugu tahay!?.
المرحومه جوهرة الصومال حليمه خليف مغول الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال
Hambalyada Salaantiyo
Ma Heshaa Waraaqaha?
AUN
Jacayl 2021
Aar jacaylaaa
Allow unaxariiso
BAHDA HOOBAL ♥️ ♥️ ♥️
Yaaa iladaawanaya zxbyaaal
Hees Dhaba ♥️
Naftu waxay u hibatoo
Ay haaban waydoo
Ku hanqaaray badanaa
This is nice and beautiful and smooth song ax ax ax
الله يرحم ويسكنه فسيح جناته
Hoobal 👑
Cigaal marku tumayo ayaa cajiib ah
naftu waxey hibatoo ay haaban weydo
laba aan is hurinoo haddana aan is heyn intuu caashaqo wada heley
hayaan kala fogaadoo kala habaabiyey waayuhu mid waliba halkiisu la jiifa halgaadde
halkeed ku nagidahey maxaad caawa haysaa hawada caafimaadkaaga iyo heerka noloshaada hayntaada jeebkiyo sidee hawshu kugu tahayeey
hibashada xasuusta ah hurdo kaama seexdee wadnaha i habayee kaaguna ma heemaa ?
haasawaheeni ma u so hilawda habeenkii kolkay tahay ma la i kaa horkeena ?
hareertaada gogosha ma ku haabata gacan o adigu jiifa ma xasuusata waayaha hamuunta iyo xiisaha ma is haysan weydaa sida hoobaled caan baxdey hanbalyada salaantiyo ma heshaa warkiisa haatufka iyo dabaylaha war la hubo u so dhiib kaygana mar iga hoo
hindisuhu sidoo qabo hadmaad iman bal iisheeg hor alle wan ku sugaya inzha allah ❤❤❤ qiso jacel o intaa ey sheegtey kuwada dhacdey lkn ugu danbeyn sida ey wada rajeenayey ugu dhamaadey
Xaashaa awoowe
Wah wah
Yaa halkaan yimi livekii dr isim kadib hahahaah
Hayntaada jeebkuna
Wofwof waaaku wataaa
Wax bdn ayaan raadi naayay cjib
Talefon qasab aaryo falus hooshe inaa firsado aba kuwado gacanta lacagtada qoralka afkaga busha eergo bulsho wadan xabashi magacey dolar negar amerika
Heestan aan idiinsheegeedu ma,aha haatuf iyo hudhud midna waxa lagubagcaabaa (dhaqaale caashaq)
Waxaa ladhehaa dhambaal caashaq
LIVe
Heestan naagaha somalidu ma jecla i don't know why
Yaa kugu yiri?
Oo ma adaa u hadlaya naagaha
Ax ax ax i love this song well
Magool
Waxaalaaqaadaymahamednuurgalaal
Abni wasalama
Heestan.orijinalkeedii.soo.raadsha.
Tani.orijinaal.maaha.waxay.ku.jirtey
Cajalada.sidaa.maysku.qabnaa.
Mise.waa.qasanaa
Original oo Cajalad ah, iyo 2 nooc oo kale Ik Hajji ayaa hayyaa. Midani lafteeda wa kuwi @Ik Hajji. Yuusan "copyright matchtool-kiisa kusoo qabanin. Ninkaasi maqooslee!
Shaelres
Nasir omar
Xiniyo ninba siuxisabtamay xisablaan waa lagu xirka goaa kiisameysta hubka fatashoo dilay saadaam yaaelatareya igasobax guur turki adunka calol sheko calol ashahadaneyso bahi din dil ashahadke waxa leskaraba isdhafiska qalbi dhagax iyo elatare hishis itobiya jabuti qadar isdhib aba haisdhibin itobiyo marki isrideso inaisridno dagal sugeysay luq luq marow yeey jidka tusinoysa lana dagalamosa maskax muruq isugugeysay koley abi soijartay
Heestan waxan DhaGeysan jirey
Ano askariYa oo joGa buraha
GalGala xiliYaDa Dambe ee
Dhirta calentu shalalax bilow
Markey leer macan so dhacDo..
Mantan waxan ku DhaGeysanaya
WaDanka Zambia..
Legend ⚘