Asc sheekh qiso aan la yaabay aya igu dhacday runti sina aan Lea yaabay sina aan ugu farxay wxa jira wiil aan jeclahay hada waxa kala maqanahay mudo ugu yaran 2_bilood wu i blocky salaad walba wan tukadey si walba ayan u ducaystay saliga nebiga scw wan aqristaa xitaa salaado dheerad ayan tukada barqadi oo kle ayan badana tukada si aan alle u baryo mr wlba Marmar ayan habeenki hurdada kaso kaca si aan alle subxanawatacala u baryo sido kale sunaha salada subax ka horeeya alle ayan waydista in uu dib iiguso celiyo wiilkas malin kasta wxan eega in uu blockta iga qaaday mana dhacdo xoga niyad jab ayan si dareema salad walaba aan tukadana alle subaxaana watacaala ayan gacmaha u taagta inuu iso celiyo oo weliba khayr iiga dhigo sujuuda ayan ku baryaa ano dhahaya ilaahow hebelkaygi iso celi kheerna iiga dhig cabaar kabacdi waan eega bal hada inuu ina blockti iga qaaday oo ilaso hadlay Mr marka qaar mrkan ducausto oo aan alle waydisto inuu isoo celiyo wiilkas happy ayan noqone oo wxan naiyayasanaya in uu alle baryadayda iga aqbali doono oo alle iso celin doono insha allaah blse mrkan arko anigo alle baryaya ducaysanaya salaad wlba aan tukado gacmaha kor u taganaya sujuuda ku ducaysanaya magaciisi ku dhawaqaya hadana aanu ilaso hadlin wiilki ayan niyad jaba Mrka Saaka aya wxa igu dhacday salaad subax markan tukaday anigo alle baryaya gacmaha kor u taaganaya ayaan halmar ilmeyey wxan u ilmeyey alle wn baryaya wn ducaysana in aan halmar wilkas iso labto oo an oridisa noqdo balse ducadayda baryada sujuuda an ku dacaysanayo saliga nebiga aan aqrisanayo malayga aqbalayo miya aniga is canantay qof sidee ah ayaad tahay baan is dhahay Ma qof aan wxaba laga aqbaleen ayad thy wan yaabay gefna igama aha ee aniga aya is canaantay shek anigo weli ilmaynaya oo alle la sheekaysanaya ayan gogoshii ku laabtay sidii ayan ku gam’ay Mrka wxn arkay riyo mrna aan yabay see cml marna aan farxay Wxa riyadi laygu tusay anigo wiilki xaaskiisa xalaasha ah aan ahay Weliba wiil an ku qiyaasay 5jir meelahas haysana uur xaamilo ahna aan ahay gurigayagana ay la buxo dad badan oo ehelka ka mid ah aya nala jogay labada dhicanba Lkin farxada aan isaga ka helayo an salug sana wx yar wiilka aan u haayo mrkas aad ayu ugu farax sana oo wuu jecla blse wxan daremayey inu yahay qof bananka ku mashqulsan oo mr wlba bananka u ordaaya cuntada xita wuxu i dhahayey bananka an ka cuna cuntada ay naagta shalaha ahi karisay cusbada ayan kubadan madadama oo an gasteri qabo aniga aya ku karinaye jog an dhahay maya adiga wad culustahay ee hays dhibin uu i dhahay mesha u cuntada ka donanaayo ayu ii sheegay haye sida aad jeceshahay ayan ku yeelaya manta ayan ku dhahay lkin mar danbe sas ha samen dadka ayago gurigooda ka cuteeyay oo qurux badan ay ka baxan an ku dhahay hye u idhahay insha allah bes Anigana wiilkaygi ayaan u wacay anigo ugu yeeraya ina hebeloow oo magaca aabihiis aha wana wiikan aan jeclahay magacisa ayan wiiki yara dhabta gashaday intaan sariirtayadii aadnay riyadu way dheerayd blse inta ayan kaso qaatay sheek inad iso jawabi doonto ayan rajaynaya insha allaah qof wlba oo commentgyga arkana ha iso duceeyo Sheekh adigana isoo ducee pls in alle sida ugu dhaqsaha badan iiguso celiyo khayrna iiga dhigo insha allaah Wxan rajayna oo maanta ii farxad ah in alle riyadaas ii rumeeyo idinkana ducada iguso caawayi pls insha allaah🙏🤲🤲🤲
Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam
Allaah dartiis baan u jeclahay sh.mustafe, Allaah haka abaaliyo wanaaga uu ummadda u galay
Allah hanoo barakeeyo caalimkeena sh mustafa
Amiin yarabu❤
Baarkalah
Masha allh sheikh mustafe Alle haku barakeeyo caafimaad iyo cimrina Alle haku siiyo .
صلي الله عليه وسلم ❤
M,a sheg mustaf allah khayr hagusiiyo❤❤
My favorite sheikh May Allah blessed your age and knowledge ❤❤❤❤❤
M.a sheikhunaa sheikh mustafa quudiya ruuxdeena❤❤
Shiikh😢❤ mahadsanid Alle haka abaal mariyo SCW❤
Mansha Allah
Alle cilmiga haw barakeyo sheikh
Khayr alle ha ku siiyo
Jazakalaahu khayr shmuatafe ILAAHAY ha ku xifdiyo
ShiiQ rabi ha kuxafido amiin
Mnzha allh Alle ha Ka abaal mariyo 🥰❤️
Sheekh alle ha xifdiyo
Alaha ku xafido sheekh mustafa aabehey ayaba kugu xasusta alaha idaayo aabe ❤😊❤
Masha allah sheekh alle haku xafido
Masha Allah ilaahey haku xafido sheikhana alla yaxfid ❤
Allaah hakubarakeeyo sh mustafe x ismaacil haaruun ❤
Allah ha ku xafido sh mustafe xaji iszamcil haarun❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
mansha allah alle haku barakeeyo
Maashaa alaah alaha barakeeyo sheekha
جزاك الله خيرا ❤❤
Sheq mustaf waxaa tahay nolosha iftinkeda alh haku xafido
Mansha allaah sheekh mustafe jazaakallaah khayr ❤
Masha allah sh mustafe alle haku xafido💗😊
Asc wllhey waxn idinka bahnahy duco 40 qof ducadod wal aqbal sii niyad igu duceya alle haa idinka ajar siyo idinkan lnsha allha wllshey an adunka ugu jecelahy 🥺ay mel wax ka suge ino alle uga so qado igu so duceya jasakalhu qer dhamntin😢🤲🥲
Aamiin bayoh ilahey ha u fududeyo hamigeeda I.a
@@jajjawalu2721 amiin yarbii wll qali shukaran
@suxuftv8792wll qali danbi alle hanag hayo
Dhamnten wll mel wax ka suge ay loga dhagan yahe 🥺
Allaah usahlo
Amiiin walal
SCW ❤ ALLOW XAFID SHIIKH MUSTAFE❤
ﷺاللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤️ ❤️
Salalallalahu caleyhi wasalalam yaa rabi noo naxariso yaa raxaman 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Alllah ha ku xafido 😊❤
Jasaakal laahu khayr shiikh mustafa
Xayakallah sheikh.♥️
Scw ❤️jazakllh sheekh mustafe 🥺❤️
Fv shiiqayga❤😢cimriga Allha kudhereyo
Jizakumu laah qayr ❤
Jazaakallah shiikhunaa❤
Salalaahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️
Allha ku dayo
Sheekh mustafe
Jasakalah❤
Salallahu calyhi wasalam salallahu calyhi wasalam salallahu calyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw ❤❤❤
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
عليه الصلاة و السلام ❤❤❤❤
Masha allah ❤
Allahuma sali cala muhamed wacala ahli muhamed
scw scw scw scw scw
Scw❤❤❤❤❤❤
جزاك الله خيرا واحسن إليك
Allaah Akbar ❤
Isodiceya 40qof ducadoda wala aqblaaa salaaada igu adag😢
Salalaahu calayhim wasalaaam
Jaazakallah qeyrn❤
❤❤
Shukran brother
Masha Allaah
Scw❤
Mashallah sheikh mustafe ❤❤
جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل ❤❤
Inta aan isku qeymeyno in u dhow xitaa ma'ahan balse الله ha inoo naxriisto
Aamiin.
Mashallah
فأذكروني أذكركم واشكروا لي ولا تكفرون
38:00 plux
02/12/23 Saturday ❤❤❤❤
Iska waran sheekh
Maansha allah
THANKS
Maashaa Allaah
alaha ku xafido
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Juleybiib ❤
Allah akbar❤🎉❤❤
Yaa jamaaca ayaan taan waa laga maqan yhy channel kaan sheikha muxaadarooyin ma laga haayo miyaa. VIDEO 📹 cusub malahan. Pls channel ka soo nooleeya.
Asc sh mustafe waxaan itfasirtaa riyo waxaan ku riyooday anoo gabadh qurux badan galmo la samay Naya ma aqaano gabadha riyadaa iifasir
Scw scw
Allahu akbar
Scw
Horta ilaah xaguu dagan yahay ma nin baa mise waa naag?
❤❤❤❤❤❤🎉5
😍😘😘😘😍😭
❤️❤️❤️❤️😭💕😍😭♻️
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
S.cw❤
Asc sheekh qiso aan la yaabay aya igu dhacday runti sina aan Lea yaabay sina aan ugu farxay wxa jira wiil aan jeclahay hada waxa kala maqanahay mudo ugu yaran 2_bilood wu i blocky salaad walba wan tukadey si walba ayan u ducaystay saliga nebiga scw wan aqristaa xitaa salaado dheerad ayan tukada barqadi oo kle ayan badana tukada si aan alle u baryo mr wlba
Marmar ayan habeenki hurdada kaso kaca si aan alle subxanawatacala u baryo sido kale sunaha salada subax ka horeeya alle ayan waydista in uu dib iiguso celiyo wiilkas malin kasta wxan eega in uu blockta iga qaaday mana dhacdo xoga niyad jab ayan si dareema salad walaba aan tukadana alle subaxaana watacaala ayan gacmaha u taagta inuu iso celiyo oo weliba khayr iiga dhigo sujuuda ayan ku baryaa ano dhahaya ilaahow hebelkaygi iso celi kheerna iiga dhig cabaar kabacdi waan eega bal hada inuu ina blockti iga qaaday oo ilaso hadlay
Mr marka qaar mrkan ducausto oo aan alle waydisto inuu isoo celiyo wiilkas happy ayan noqone oo wxan naiyayasanaya in uu alle baryadayda iga aqbali doono oo alle iso celin doono insha allaah
blse mrkan arko anigo alle baryaya ducaysanaya salaad wlba aan tukado gacmaha kor u taganaya sujuuda ku ducaysanaya magaciisi ku dhawaqaya hadana aanu ilaso hadlin wiilki ayan niyad jaba
Mrka Saaka aya wxa igu dhacday salaad subax markan tukaday anigo alle baryaya gacmaha kor u taaganaya ayaan halmar ilmeyey wxan u ilmeyey alle wn baryaya wn ducaysana in aan halmar wilkas iso labto oo an oridisa noqdo balse ducadayda baryada sujuuda an ku dacaysanayo saliga nebiga aan aqrisanayo malayga aqbalayo miya aniga is canantay qof sidee ah ayaad tahay baan is dhahay
Ma qof aan wxaba laga aqbaleen ayad thy wan yaabay gefna igama aha ee aniga aya is canaantay shek anigo weli ilmaynaya oo alle la sheekaysanaya ayan gogoshii ku laabtay sidii ayan ku gam’ay
Mrka wxn arkay riyo mrna aan yabay see cml marna aan farxay
Wxa riyadi laygu tusay anigo wiilki xaaskiisa xalaasha ah aan ahay
Weliba wiil an ku qiyaasay 5jir meelahas haysana uur xaamilo ahna aan ahay gurigayagana ay la buxo dad badan oo ehelka ka mid ah aya nala jogay labada dhicanba
Lkin farxada aan isaga ka helayo an salug sana wx yar wiilka aan u haayo mrkas aad ayu ugu farax sana oo wuu jecla blse wxan daremayey inu yahay qof bananka ku mashqulsan oo mr wlba bananka u ordaaya cuntada xita wuxu i dhahayey bananka an ka cuna cuntada ay naagta shalaha ahi karisay cusbada ayan kubadan madadama oo an gasteri qabo aniga aya ku karinaye jog an dhahay maya adiga wad culustahay ee hays dhibin uu i dhahay mesha u cuntada ka donanaayo ayu ii sheegay haye sida aad jeceshahay ayan ku yeelaya manta ayan ku dhahay lkin mar danbe sas ha samen dadka ayago gurigooda ka cuteeyay oo qurux badan ay ka baxan an ku dhahay hye u idhahay insha allah
bes
Anigana wiilkaygi ayaan u wacay anigo ugu yeeraya ina hebeloow oo magaca aabihiis aha wana wiikan aan jeclahay magacisa ayan wiiki yara dhabta gashaday intaan sariirtayadii aadnay
riyadu way dheerayd blse inta ayan kaso qaatay
sheek inad iso jawabi doonto ayan rajaynaya insha allaah qof wlba oo commentgyga arkana ha iso duceeyo
Sheekh adigana isoo ducee pls in alle sida ugu dhaqsaha badan iiguso celiyo khayrna iiga dhigo insha allaah
Wxan rajayna oo maanta ii farxad ah in alle riyadaas ii rumeeyo idinkana ducada iguso caawayi pls insha allaah🙏🤲🤲🤲
Scw scw scw
❤😊❤
Wcs
Halke lagaalaso xidhiidhi kara wll
Scw Scw Scw
Wadadka chanal uma furnee illahey ka baqa
m.a
Scw scw scw scw
Moussa
Hoodo Dagan
Scwscwscw
🥰❤️😍💯
Shiikhumumul
youtube.com/@Dr.AliHashi?si=PkD1u8fHXNjibOrt
Meute opwarmen to map yahoo’s