Ninkani Moobil kalaguur sababaya ayuu soo wadaa | mucjisada teknoolojiyadda ee cusub!
Вставка
- Опубліковано 8 лют 2025
- Ninkan Elon Musk taleefanka uu soo wado ee Model Pi waxa uu kalaguur ka samaynayaa caalamka teknoolojiyadda.
Haddii aad jeceshahay in aad qayb ka noqoto oo aad taageerto Mashruuca Sahan ee ballaadhan, ku soo dhowow, Mahadsanid.
Paypal link:
paypal.me/aada...
Buy me a coffee link:
www.buymeacoff...
Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
UA-cam-ka Sahanka Xogaha:
www.youtube.co....
UA-cam-ka Sahan Podcast:
www.youtube.co....
Spotify:
open.spotify.c....
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
Aa....
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- عصر القرود
4- حديث المساء
5- السلام عليك يا صاحبي
6- في الحب والحياة
7- اعترافات عشاق
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.
The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️
𝗦𝗰𝘄
niyow adanow horta kanalkaaga waxaan kuxidhnaa tan iyo 2019 ilaahadan waan dawadaa.
midbaa eebe kuugu galaday oo ah fahanka iyo balaaqada muqaalkasta waxaan bilaa anoo aan garanay waxaana dhamaystaa anoo sii 100% ufahmay.
waxatahay nin adag ee garabkaaga alle hakula galo
Dhalin Yaro Waxaasoo Dhan iyo Wax Ka Qaalisanba Waxay Nooga Horeeyaan JANNADA Ee Aan intaan Noolnahay ALLE WEYNE Aan Saaid iskugu Xirno oo Yaanay Ku Dagin iSLAAM Baan Ahay Waana TUKADAA Un Ee Maalinba Maalinta Ka Danbaysa iyo ilbiriqsiba ilbiriqsiga ka Danbeeya Waxaan Udhowaanaynaa WADKA iyo GEERiDEE Aan Ku Dadaalnoo Laba Laabno Cibaadada ALLE WEYNE iimaankeenana Aan Xoojino Oo Maanta Siduu Yahay Bari Yuusan Ahaan Siduu Bishan Yahayna Bisha Danbe Yuusan Ahaan 🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗
Balanteenu Waa CiBAADO iyo iiMAAN Adag Dhalin Yaro 🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗
«اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
Scw❤
Scw❤
Scw
❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
❤❤❤الله اكبر ❤❤❤
"Haddii aad tahay shaqaale ogow waxa aad hal kilomitir u jirtaa saboolnimada, la imow isbedel dhab ah oo aad uga baxayso adoomeysiga oo samee isbedel"
So dhww wl ..🌷 nguso biir.
xaqiiq weeti
Walaalayaal gaaladaan yeysan idin waalin taleefoon oodhan waa isku mid dadkaan waxey uugu tala galeen iney dhalinyarada maskaxda kaqabsadaan taleefoon iyo technology hadey kheyr leeyihiin waad ujeedaan sidey dhalinyaradii soomaaliyeed uugu waasheen dadkaan waxey uugu tala galeen inaadan dhaqaale meel dhiganin oo bankgaaga eber ahaado ayagana billionaire ay noqdaan waan aakhiru samaan haloo cararo illaahey xagiisa diintiinana qabsada oo kudhaga adduunkan wax laga qaadaayo majiro aan ka aheyn kafan cad oo laguugu duuduubo ciida oo laguugu soo rogo iyo camalkaaga wax kale oo ku raacaayo majiro kudadaala inaa dhisataan gurigiina aakhiro
Dhalinyarada soomaaliyeed iyaga dhanka xun u adeegsanaya oo maskaxdoodu eber tahay balse dadyowga kale sida ugu wanaagsan ayay u isticmaalayan.
Gaaladu iyagu haddii ay danahooda qabsanayaan inaga muslimka ah maxaa inoo diidaya inaan danteena garano
Technology waa awoodda dunida in la barto oo lala socdaana waa muhiim.
Haddii ayna Islaamku awood yeelan xataa cibaadadaada si' saxan uma gudan kartid oo gaal baa ku maamulaya waa inaad Aqoonta casriga ah ku dedaalnaa si' aan u noqono kuwo awood leh.
Technology hdaan lasoxonwaxaa thy umi
Tec waa noocya badan tahay Umadeena Qaybta Social media ayey ka isticmalan oo loogu tala galay in bada dadka jiran ee Deprationka qaba. Marka Caqlaaqdooda ha wanaa jiyaan faa,udadiisane haka faa,idaystaan.
Dhalinyaro na soo booqda
Waxaan soo Gudbinaa qaab fudud oo loo baranayo English
Nagu soo biira noo cimaamada
Insha Allah
Waan ku saaaray scubscribe
Waad mudantahay keep going
Szb wax badan Ayaan ka faaiidanay horay u soco
Teleefonkeyga mustaqbalka insha allah
Mahadsanid wll
Anaa kuu iibinayo ppe😁
Aadan Masha Allah Codkaga Wu Qurux Badanyahay Walaaal❤
codkaagu waa qurux badan yahay wll luuqada miyaad baratay mise waad u dhalaty😂
Adamow Update Bad Tahaye..⁹ Alle Diintisa ha inagu Dilo. Aad ban idin salamayaye
Mahadsanid sxb xog fiican ayaad nasiisay
Mahadsanid macalin
Ninkan waa maskax Alle u soo diray aduunka. Allaha soo hanuuniyo maskiinka aduunka Gacanta ayaa laga saaray. Lacagtiisa xataa kuma raaxeysto waxuu jecel yahay inuu shaqeeyo kaliya. Waxa uu sameyo oo dhan kama ahan inuu lacag ka sameyo, laakiin saameyn weyn ayuu ku yeelen doonaa dunida next 100 years.
Aadan wa ku salaamay wllo kadib
wll meeye buugti aad so saartay ama aad turjuntay
Waxaan Tacsi Farxad Leh U dirayaa Shirkadaha Kala ah SAMSUNG iyo APPLE 🍏 anigoo Leh "Waxaa Tarayseen Baa Yaraa"😳🙈
Abaalo daro waayo
Sidee maskaxda loogu xiriirinayaa aadanow barnaamij nooga so diyaari mahadsanid
Mahadsanid
" aadanaha wuu gaari karaa heerka ugu sarreeya , balse kuma sii nagaan karo " ~ G.BERNARD SHAW.
Hafalka ninkaa baa igu soo dhacay markaan arko apple iyo Samsung
Keep going pro 💪 adan
Ninkani waa legend 👏🥰🥰
Thank you
Mhdsanid.💐
Nabiga ku sali
Waa cajiib
Waa xaqiiqo jirto
Khabiir wayn aadan ❤ 1:10
Odaygu markaan waa dhaafay xuduudaha billionaire-nada
Ninkaan waa Yuhuud hano xayaysiin
Mar Hadii Aad Lacag Leedahay Dunida Sidaad Doonto Ka yeelaysa
Aadanow shp tolow immis ayuu kusoo baxaya sidan lagacteda imika meel usii dhigto ✋
brain 🧠 conection mobile leh ayaa soo socda.
Codkaagu aadbuu u gaabanyahay ma dhageysan karo qof bilaa earphone ah ...
Sxb waxan wata 13 pro max waxaan ku sameey id wanka bixi yay kadibna waxaan rabaa ina sameysto ID cusub wxu idhaha mximam number fre accont have been activet kii horana waan close gareey lkn kama bixin icouldka isoo jawab UGAAZ
Xagee Ku Noolshahay?
@@PerspectiveNarrative kenya jooga lpx
@@abu_amier sxp subcribtion ayaa u bahaanee micnaha mastercard telka hdii uu kugu xirnaa apple id wd sameesan karta ama qof iphone kle wato sida 11,xsmax,io kasii hose ayaa apple id kuu sameen kdipna kusiin sidaas ayaa adigana( log in ) aha ugu kacsan telkaga, inaaa i fahantay rajenaa!
@@Sheeko-Sheek0 sxb waku fahmay lkn kii hore seen ugu bixiyaa isaga dhan inaa ka saaro ayaan rabaa oo macnaha mid nadiif ka dhiga phonka
@@abu_amier okay sxp hdii aad taqaano kii hore passwordkiisa setting ka tag profilkaaga ku dhufo scrol hoos u dheh kdip wxad arkeesaa bottom (log out) ku qoran thy kdip kuna dhufo password geli bu dhihi ee geli passwordkga sidaas ayu kaaga baxaya oo mid kle (log in) ka dhihi kartaa , ama hdii kle youtube ka ka search garee adigo ku search gareenaayo problem ka ku heesto sxp !!
Samsam😂😂😂 se barnamij qiimo badan weeyi thanks for update
Okay
Aadan Inistigram ka maad iska deysey wll
mahadsanid sxp adanaw
wcs bro laakiin qeeymihiis wax manoga sheegi kartah???,
Asc haduu intarnedka satalerka kasoo qabsanaayo mabilaaj,baa mise waa lacag
Lacag weeye oo shirkaddiisa SpaceX ayaad supscription ka sameysan (yacnii bil walba lacag kiro ah baad bixin).
Ninkan mobile kiisa hantiilayasha lee gadan Sobobta waa qaali said 😂ani 20 years kadib gadan hadii alle idmo
Maya waa qiimo macquul ah $1200 ilaa $1500 u dhaxeeya 2023 ayay u bdnthy in uu soo bxo
Codkaagii wuugaawan yhy wllka 🙏🙏
Wan nin nolosha waxbadan kuso kordhiyey 🥰wana tagera elon
Allah ha ii sahlo lkn anigoo joogin somaliya😂😂
Ninkan khtar badan ayuu aduunka Ku soo wada
Waxaan dhan ma laha hal mar uma Soo dhameystiri doono
War waan iibsanaayaa😅
wax wayn oo micna nolosha uma samay nayso mobillan iyo kan apple 😂
Xayasis fican baa u samaysay lakin lacag tasla kuguma siin
Daawashaadada lacag laga sameynooyaa bro
Calaamada Apple 🍎 ka ee Iphone waa Astaan shaydaan ayaan is idhi, gaar ahaan waxaa looga danleeyahay ishii Dijaal Cawar 👁️
Waxas dhan intaa iga deysan filters maleyihin ka fican iphone ka iyo Samsung ka😂
Waa 800 dollor
adiga yaawi doono
Hhhhhhhhhhh😅😅😅😅🤣
@@tazniimhupii8266 ua-cam.com/video/P60EF0xtRFY/v-deo.html
Wcs
Hada mad kufaraxsantihin war aduunka wasihalagsamaya ee anaga ilahay hanaga laabo technology da dhaman alahuma amin
IPhone laakiin waxaan sugayaa Elon mus phone kii
Sababtaan Udoortay inaan Barto INFORMATION TECHNOLOGY Waa tanoo Kale Waxaan Rabaa inaan Gaaladan Yaree CAD CAD Ka Wada Saaro Kashaashada Oo Shirkadayda Tignoolajiyadee Caasimadayda BOOSAASO DEEQA Aan ugu Magac Daray Aan Aduunka U af duubo 😂😂😂😂😂😂
Ma android baa mise apple store
AADANOW WALAL WAXAA LASO DHAQSATA AMA KASO HADASHAA SIDA MASKAXDAADA IYO MOBILE UWADA SHEQEYNAYAAN, EE UU UFAHMAAYO WAXA AAN KU FIKIRAAYO
!!!!
Neuralink ayaa lagu xiriirinayaa waa chip yar uu Elon musk sameyntiisa wado
Yuusan Malin dhow Oran somaliyan iibsanayaa
❤
Wll aadam baryahan waxaadba umaleysa caalmka inuu flim fanbroja kasocdo sidey xoguhu iskaga soodabashacaayaan malinba malinta kadenbeysa wax cusub soo biirayaan
I.a waan sugnaa bal waxey waayuhu lasoo cagacagynayaan.
Shirkada is gaarsinta korontada iyo electronicska intaba ma ogolaan doonan mobilka
Yaaa ila arka in mobilkas shirkadaha isgaarsiinta ee nafto noo keenay suuq xumo kuridayo
Kani mobile ma ahan ayan filaya e wa remote lagu Hagan dono maskaxda adanaha sida muqataba. Kasi wa shaydan acudubillahi minashaydani Tesla rajiim.
Telefoonkii basaasnimada reer galbeedka weeye marka malaga yaaba kuwiinan leh waa telefoonkaygii mustaqbalka inaad is basaastan mida kale weligeen ma wax dadkale samaysteen baynu sugayna gormaynu wax laso baxaynaa cajiib
Oo taleefanada iphone ka yaa Soo saaro? Soo maraykan maahan cidda Soo saarayo?
War ninkaa aduunka yaa ka qabta😅😂
👍
Ballo ku cayaaadhay waxani adanoow mobile.mahe magaca haloo raadsho
Shiines AA ya Ka reebayo wah kasto oo ay soo saaran shiineska wey jebinayaan
Elon musk
Anoo A10s wata mad waxaa iiga sheekayn💔🤣
kkhhxx
Elon musk wuuna waalayaa
S23ultra wyey lastiga Samsung
Apple
coming soon waa la suga in APPLE iyo sumsong hawada ayay ka baxayan 😂😂😂
Samsam iyo apple 😅😅😅😅😅
War ninkan walan aduunka ka qabta
Aadanow magcu ma samsam baa spellingka inaga sax😂😂
qimahisa ma ogtahay
Telefankaan baaa rabaaa bis waaye 😂😂😂😂😂qadka dartiis baa ku rabaa
Hhhhh anaa kula mid ah inbti
Mala keenay mobilka wan sugayaa wlh
5000 dolar miyuu ku furayaa Marka 😂
mobilkas lacga uurarsan hhaah viva teslaa
Qiimihiisu muxuu noqon doonaa tolow.
Horta nio mala hubaa inuu elon musk bani aadam yahay ?
Kkk Cajiib hadaa majinbaa
Aduunka ugufay ninkan😂
😂😂😂
Waan ka shakiyey wlhi hhh ey ey dhalay weeye
Wlhi ninkaasi dunida waa waalayaa imika dawladii mareykanka iyo Pentagon kii ayay madaxa iskula jiraan bal hadii uu kana dadka u gacan galiyo soo aduunkiibaa gacanta ku dhigi maayo
Pentagon waa maxay ?
@@marisacillahi1537 waa waaxda gaashaandhiga ( halka ciidanka looga taliyo ) ee maraykanka walaal
Jirjirool mobile
Aadanow sxb ciliga salaada vedio hasoogalin walal
Waa talo fiican lkn dadka ku xidhan aduunka dhan ayay kala joogaan isku waqti maaha 👍
Waar nio anigu iphone 5baan haystaaye bal hasoo baxo iphone ka hanoo jebiye si aan 6 ugu gudbe hhh
masul magan banigaad ku og ingiris ku xaya sii lagayabee milyineerku inuu siuun ku fahmo
samsam😂😂
talfoonkan wee biiina xataa in la dhaho kasooo dhaw 😂😂😂
Shekatha systemka maskahtha Binaadamka wihi kujira ayo lasocona wa been .Waha cilmu qeyb waye .Ale kaliya aya ogani karo waha qofka kufikirayo.
Somalidu badankood Wax walba oo cusub waa been ayay la soo boodayaan 🤔🤔
Hadda oo 2 bil laga joogo baa qof lagu xariiriyay waliba uu ku shaqeeyaa ee orod soo baaar adigaa xaqiiqda ogaan doona, asigoo fikiraayo ayuu mobile'kiisa isticmaalaa
Wax baro intaa leedahay waxaas waa been
Sxp 6g baa lo socdaa 😂
Ninkani waa been iyo dacaayad manajiro magacanna lamayiraahdo lacagna maleh oo waa darbijiif ee yaan caqliga laydinkaxadin hana dulloobina.
Hadalku sida xaarkuu kuu qabtaa ee naga aamus neefyohow dabada ka hadla!
Badow baad tahay afkaaga qabso saanay dadku kuula yaabin.
Kk war waa sax Elon musk waa tasjir gaala
Ha masayrin yaahuye
Elon musk waa taajir legend ah
@@xaawomaxamed9123 hakuwaso darbijiifka larabo in waxa kulamida loo qurxiyo. Orod iskool aad waxyahay nolosha kadhacday
@@AliHassan-hb1bn sharaab cid hadii la wasayo ada lgu wasa hoyada wase jaahilyahow dhagaha xiran oo faqiirka ah
War been badnidaa
💜ᗷTS⟭⟬💜 ya ila arkay 😭😫😂