Haweenay Kirishtaan ah ayaa waxay is waydaarsadeen Dr zakir Naik Dood Kulul oo Ku Saabsan Nabi Cise
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Fadlan Subscribe
SOM DIGITAL MEDIA
Waxaan Kuu Soo Bandhignaa Sheekooyinka Qisas Diiniya Dhacdooyinka Caalamka ka Dhaca.
▨ Subscribe to: SOM DIGITAL MEDIA / somdigitalmedia
▨ Like Page On / somdigitalmedia1
▨ Follow Us On / somdigitalmedi1
▨ Follow Us On instagram/somdigitalmedia
▨SOM DIGITAL MEDIA Waxay Idin Soo Gudbinaysa Barnaamijta | Barnaamij Lagu Turjumay Af Somali | Muxaadarooyin | Tafsiirka Quranka | Cartoon Af somali | Qisas | Dhacdooyin | Iwm
FADLAN SUBSCRIBE KA NOOGU HIILIYA
#subscribe_Like #Comment #Share
Laa ilaaha ilalaaah Muhomed rasululaaah 😢 Alhmdulilaah calaa nicmatul islam ❤
Mansh allaah illaahay haku xafido
Dr Sakir alle haku barkeeyo adunka iyo Akhirob guuleyso
صلى عليه وسلم الله صلى عليه وسلم الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
allaahu akbar nabi ciise waa rasuulkii allaah s.w.t.
maashaa allaah tabaaragkallaah
maashaa allaah tabaaragkallaah
❤❤❤❤❤
Wa culimada uu allaah diintena islaamka ku xoojiyo allaah cimrigisa hano dheereyo
Aaamin
amiin
Subxanallah 🥲 ilaahey umada xaqa hagaransiiyo
Ilaahow cimrigiisa dheereey dr zaki
الحمدلله علي نعمة الاسلام
Allaahu akbar ilaahay baa muslim naga dhigay
Dr zaakir Allah ku barakeeyo
الحمد لله على نعمة الإسلام
لا إله إلا الله
illahayow cimrigiisa dheere Dr zakir
❤❤❤❤❤
Wuu ku fahmay wlhi si caqliyeysan wexe wado inay thy huuh haah ama marin habaabin hore ilahey ka tusey dr zakir nolow geesigii islaamkow❤❤ ❤😂😢
Kirishtaanka wax faham ah kamaheestaan beeybalka aay kusheegayaan hadalkii eebaweyne mana aha hadal eebe ee waa quraafaad
Subxanallaaah war naagtu mxey ahyd ilhow adaa muslim ii dooray alx🙏
❤❤❤Allaahu Akbar ❤❤❤
الله أكبر
Subxanalah allow na caafi
الحمد الله علي نعمة الإسلام 😍🥰
😀😃😇😅🤣
بارك الله ❤❤
Waa sheydaamad xabashiyada tani😊😊😊
Waxaan ka codsanaynaa somali digital media in aad noo soo turjumtaan muxaadirooyinka iyo doodaha cusub ee Dr zakir naik ee QADAR
Hagaag
madax adagaa naagtu سبحان الله الحمدلله على نعمة الإسلام
Qofki oo Alle hanuunka ladoono kaliya ayaa hanuunsamaayo qofki oo Alle hanuun ladoonin si walbo oo wax ugu sharaxdo madax adeeg Lee ayuu kasii qaadaa naagtaana hadii oo Alle hanuun ladoonin Saan Lee udoodee illaa ay runta Ka aragto waana maalinta Qiyaamaha markasna dib halee celiyo kama soconeyso Alle hanuunka hanagu sugo Aamiin
Ilahey ma dhinto inkasto nabi ciise calayhi Salam usan lahayn aabo waa rasuul ilahey adigu waxa tahay bag qaldan Allah ku saxo
Subxaanllaah subxaanllaah subxanllah subxaanllaah subxanllah subxaanllaah subxanllah
Subxaana allh ilahow culimada nobarakee
Soo badiy
❤❤❤❤❤❤❤❤
Allahu Akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Alxmallh النعمة اسلام❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
الحمد لله علي نعمة الا سلام
maansha alaah❤❤❤❤
Ma.
Allahu akbar xumaana alle ayaa ka hufan
Maashaa alaah
Inaa lilaahi wa Inaa ileyhi raajicuun
Umada illah qayr ha wafijiyo
Alxmdulllh
Ciise waa nabi ale so diyar iyaga ku xad gudby nabiga
Alhamdulillah maxamadul rasuululaah
Mahalla
M.a
Mansha allaah
Qayti 2 soo daa
Marshal Allah
scw scw scw scw scw scw scw scw
Manshallh
Wll wan kugu mahad celinaynaa turjuma dr. zakir neik
M.a m.a ilaahy diinteena ganugu ilaaliyo
maashaa allaah tabaaragkallaah
ماشاءالله عليك
❤❤❤🎉🎉🎉
Bismilaah war naagtu maxay aheed 😂😂alle hasoo hadeeyo waa bahal indha adag
😒Waxna Mataqaan Waxna madhage sanayso Wax fican kuhadli mayso Saas ay tahay Waxay Rabtaa inay Culimada Ladoodo🤦🏽🙆🏽😅😂🤣
ه الله
Alxamdullih cala nimcatu islaam
subxanalah😢 maxawaye wexe ku hatlesa😢
❤
M sh allah
Asc salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Allahu Akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😊❤
An mid mid usharxo bilowgi waxa jiray oraah , waa maxay oraah? Oraahdu waa ruux, ruuxdu wxy katimid allah ruuxdas allah aya abuuray, taso micnahedu Ay tahay allah waa كن فيكون then oraahdu wxy noqotay hilib waa sax ruuxdu marki maryama lagu afufay wxy noqotay hilib , hadi an ugudbo sida dadko dhanba allah u abuuray, marki nin io xaaskisa isku galmodan shahwadoda iskama sameysanto allah la,anti wxy hilib kunoqota allah idimki sidas ayena qof dhameystiran kunoqotaa marka baniadamko dhan ma ilaahba ilen ruuxdena allah xagisa aye ka timid🤣🤣🤣🤣🤣 xaqiiqdi nabi ciisana waa sidaso kale Hadi nabi ciise aabo la,aan ahana. Waxa kasi mucjiso. badna nabi aadam cs malahayn wax aaba io hooyo midna. Marka ilaahey sidu doono ayu wax ubuuraa ان الله على كل شيء قدير Ilaahba mahado dhan usugnatay allahaso nafahansiyey wxy dad bdn fahansaneyn o muslimin naga dhigay shukran ya rabbi
Alxamdulilaah ilahaygii muslimiin nagadhigayow
Midaan maalin ladoooday kulahaa qof kasto oo mucjiso soo bandhigo waa ilaah hadaba nabi mohamed scw mecka ilaa falastiin/masjid al aqsaa saacado ayuu ku gaaray waliba turkish air ways muu raacin mucjiso kaweeyn maajirto sidoo kale nabi adam 2 waaalid muu laheeyn waa mucjiso kale hadaba maan ilaah dhahno asigana laameer badanaa gaaladaan
😍😍
Subxanallh naagtu qalbi adagaa
Naar ayeey usocotaa sheeydaan ayaa duufsaday
MACARAYSNA EE WAA LA SOO DIRAY OO QAS AYAA LA DHAHY
Subxana Allah
Walaal aad aad ayaad umahadsan tahay, hawsha aad haysaan
وءذ قال الله يا عيسبن مريم ءاءنت قلت للناس وءمي اليهين من دون الله قال سبحانك ما يكون لي ءن ءقول ما ليس لي بحق ءن كنت قلته فقد علمته تعلم ما في نفسي ولا ءعلم ما في نفسك ءنك ءنت علام الغيوب
islaamka uu kalay
Al xamdulillaah calaa nicmati islaam
❤❤❤😂
M,a
ua-cam.com/video/7oFQrJk9Fp4/v-deo.html qiso ku sabsan faaidada suratul baqara
Marki lay eego kulahaa waaba gabar caqiida gooni ah wadato
Nabi cise Cs Muslims aha nabi ilah karameyay ah ma aha ilah e wa nabi dadka Christmas in ilah aburtay aminan maxa u diday wana dad fican wax bartay miyay aheyn iney ku cibro qatan bisha halka ah wadan kasto jogto qof kasto la socoto firi bisha aniga muqdisho jogo marka kor ego haben tahay bisha korkeyga ka arka qof kasto dunida jogo meshu jogo ka arka bada weyn iyo wabiyada ilah jexay cirka biyo kaso dadiyo cirka weyn tir lagu celineyn korkena ah armu so duma cabsi ah ma jirto ilah tagay amarkisu ku tagan yahay sar dabaq hadi la dhisayo gesaha shub biro celiyo laga geliya dhulka barxada weyn ilah fidiyay iney aminan maxa u diday
In aad soo wada tarjuntaan waay fiicnan lahayd si bulsho badan uwada gaato
Hy
Asc
Wcs
Foodiista fasiray waraa hal sual soo bandhig
Qoraaal/cas❤🎯🥌
Adkaatey sheikh zakir waa loo booteeyey 😂😂😂
Tan yar waa kiristaaniyad waalan😅😅😅
Halkee kabaxday
Aqli maleh ilah hay. Ayawax hadeya
Qebkakle malahan miyaa
Maya
You forgot to Christian is fake
Waxaan iray gaaladu waa been abuur waxey ku cadeynaysa ...
Nabi ciise kama oran aniga i caabuda.. wuxuu ka iray Allah caabuda
Kadib wey diideen
Mar galada qurankuuda wuxuu sheegay in uu Allah kaley jiro
Kadibna gaaladu wey tir tireen
Marka
Allah waa god Allahu akbar Allahum hadeyna people Christian ameen
💢 💫 Peace brothers.💫
Lord Jesus also said the following:
💥 “ I am the living bread which came down from heaven: if any man eat of this bread, he shall live for ever: and the bread that I will give is my flesh, which I will give for the life of the world.”( John 6:51).
💥 “ I am the bread of life: he that cometh to me shall never hunger; and he that believeth on me shall never thirst ( John 6:35).
💥” I am the light of the world: he that followeth me shall not walk in darkness, but shall have the light of life.” (John 8:12).
💥” I am the door: by me if any man enter in, he shall be saved, and shall go in and out, and find pasture.” (John 10:9)
💥 “ I am the good shepherd: the good shepherd giveth his life for the sheep.”( John 10:11)
💥 “ As the Father knoweth me, even so know I the Father: and I lay down my life for the sheep.”( John 10:15)
💥 “ Therefore doth my Father love me, because I lay down my life, that I might take it again. No man taketh it from me, but I lay it down of myself. I have power to lay it down, and I have power to take it again. “( John 10:17-18 )
💥” I am the resurrection, and the life: he that believeth in me, though he were dead, yet shall he live: (John 11:25).
💥” I am the way, the truth, and the life.” (John 14:6).
💥” I am the true vine.” (John 15:1, 5).
👉👉How do you view these claims that Lord Jesus made about himself ❓ Remember, it’s from the same Bible.‼️
Tani caqligu xaguu ka jiraa
Nacdali kugu dhacday
الحمد لله على نعمة الإسلام
Allaahu akbar ilaahay baa muslim naga dhigay
Maasha allah
الحمد لله على نعمة الاسلام
الله أكبر
Asc
Masha allaah
الحمد للة على نعمة الإسلام
الحمد لله على نعمة الإسلام
الحمد لله على نعمة الإسلام