WhatsApp xilligaad iska masixi lahayd ma la gaadhay?! | qisada murugta leh ee addoonsashadeenna!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • Haddii aadan lacag ka bixinin adeegga aad isticmaalayso, adiga ayaa ah badeecadda adeeggaas lagu dhexgadayo.
    Sidee ayuu WhatsApp lacag i nooga sameeyaa?!
    Xogteenna sidee ayuu ka yeelaa?!
    Xaqiiqada madow ee WhatsApp ka danbaysaa maxay tahay?!
    Haddii aad jeceshahay in aad qayb ka noqoto oo aad taageerto Mashruuca Sahan ee ballaadhan, ku soo dhowow, Mahadsanid.
    Paypal link:
    paypal.me/aada...
    Buy me a coffee link:
    www.buymeacoff...
    Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
    UA-cam-ka Sahanka Xogaha:
    www.youtube.co....
    UA-cam-ka Sahan Podcast:
    www.youtube.co....
    Spotify:
    open.spotify.c....
    Facebook Page Sahanka:
    / aadan.sahan1
    Facebook page Aadan-Sahan:
    / aadansahan
    Twitter:
    Aa....
    Instagram:
    / aadan_sahan
    Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Faca Koraya.
    3- Ismalure.
    4- Loollan.
    5- Dabadeed qofna ma hadhin.
    Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
    1- الإسلام بين الشرق والغرب
    2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
    3- عصر القرود
    4- حديث المساء
    5- السلام عليك يا صاحبي
    6- في الحب والحياة
    7- اعترافات عشاق
    Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
    1- Wabar.
    2- 56 dhibaabo jacayl.
    3- مرابط النظام الدولي.
    4- عائد إلى حيفا.
    5- ارشادات الحياة القصيرة.
    6- لغز بربروسا
    7- سر آريوس
    8- حرب الفاندال
    9- المعركة الآخيرة.
    10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
    11- حوار مع صديقي الملحد.
    Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
    Mahadsanidiin.

КОМЕНТАРІ • 145

  • @updirahmandiri2955
    @updirahmandiri2955 2 роки тому +23

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw❤❤

  • @ahmedbaadhi2273
    @ahmedbaadhi2273 2 роки тому +33

    Beejkaan wlh macluumaadka aan ka faaiido alla og alle ayaana ugu mhadin kasakowna wllkeen oo mar kasta wax wax tar aduun iyo akhiro inoo ah inoo soo gudbiya Mahadsanid wllkeen ❤

  • @qaysbilaal
    @qaysbilaal 2 роки тому +14

    The best person ever the most knowledgeable and the shine all created prophet moaxamed scw❤❤❤

  • @ahmedamiin592
    @ahmedamiin592 2 роки тому +12

    Barnaamij cajiib ah waaye runti.
    Mahadsanid ugaas.

  • @maahiraadanjoiseph3020
    @maahiraadanjoiseph3020 2 роки тому +8

    wax welba khidmab bey leyihin mana jirto cid si bilaash ah wax kugu siineyso❤❤

  • @musefarah8031
    @musefarah8031 2 роки тому +6

    waad mahadsanthy xogaha nuucana in laheelaa waa muhiim

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 2 роки тому +4

    Mahadsanid, Macluumad fiican baad soo gudbisay lkn qof waliba tan wuu ogyahee meel uu uga fakado ayaan jirin , qof waliba hatosho kabihiisa

  • @caishamoalim4451
    @caishamoalim4451 2 роки тому +7

    Mahaalah Mahadsanid xog muhiim ah inbadan naga qarsooneed Aadan Abaal baan kaaga heyn inbadan Aad naga jahil sartay

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 роки тому +7

    اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

  • @faqadaricumar5448
    @faqadaricumar5448 2 роки тому +11

    Qofkii ugu horeeyay ahay manata like isaar

    • @writter5379
      @writter5379 2 роки тому

      ʟᴇɢᴇɴᴏᴡ ɢᴏʀᴍᴇᴇ ᴅʜᴀғᴀʏᴢᴀᴀ ᴀᴘᴘᴋᴀɴ ᴋᴏʟᴀʏ ᴡᴀᴋᴜ ʀᴀxᴇᴇsᴀᴛᴀʏᴇᴇ🤣🤣

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 2 роки тому +1

      Like ta in la dawarsado xaaran ma ahan😅

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 2 роки тому +3

    Aadan waan ku salaamay

  • @rayaanahmed2977
    @rayaanahmed2977 2 роки тому

    Mcha allah allah hku siyadiyo maskaxdada

  • @Annaatti
    @Annaatti 2 роки тому +6

    Xaqiiqda ayaa ah inaan WhatsApp maantadan kamaarmeyn, Signal wxn idticmaalayaan mudo qiyaastii 2 sano ah hada, lkn dadka connection-ka igala dhexeeyo(waliba kuwa muhiimka ah) ee halkaasi joogaa madhamo 20%, marka waxkake oo option ah maheysto, WhatsApp marhore kaguuri lahaa.
    Wxaa sidoo kake ah Hormuud, oo Somtel heystaa lkn yaa ila heysta waaye.
    Marka Aadanow inta bdn dadka hada waay ogyihiin lkn wxy moodaan inaay halkaasi kuxerxeranyihiin ee wax option ah heysan.
    Wxn arkay swr gacmeed laga sameeyay siyaasiga, asigoo kutaagan bahal dheer sidoo buundha cml ah lknse haar ah, kakiya wxa celinaaya sy yihiin dadka dhanka kske kasaaran, yacnii waa siddii gahasha 2da dhinac 2da wof kakala fuulaan

  • @abdirisaqahmed803
    @abdirisaqahmed803 2 роки тому +2

    Mahadsanid walal

  • @cumaraxmed9206
    @cumaraxmed9206 2 роки тому +1

    Signal.. 🤝. Mahadsanid

  • @Mohaaabdalle
    @Mohaaabdalle 2 роки тому +1

    Mahadsanid

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed8030 2 роки тому

    Thank you 🙏 wll saad noola wadaagtay

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 2 роки тому +1

    Mahadsanid macalin

  • @qlutojannah1670
    @qlutojannah1670 2 роки тому +28

    صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم

    • @edilupdy6438
      @edilupdy6438 2 роки тому

      عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤❤❤❤❤❤

    • @suheelatuutaa5978
      @suheelatuutaa5978 2 роки тому

      salalaahu calayhi wasalam 😘😍😍😍

    • @ikhlaasabdullaahi8312
      @ikhlaasabdullaahi8312 2 роки тому

      الهم صلي علي محمد وال محمد الطيبين الطاهرين

  • @mohamadibraahim930
    @mohamadibraahim930 2 роки тому +1

    sheega qofkii ugu horeeyay ee {HABADA DOOLA} iyo diyaarad wax uag sameeyey

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 2 роки тому +1

    Alleh ha ku zharfo, Mahadsanid

  • @habiboismailali5784
    @habiboismailali5784 2 роки тому

    Maasha allah ustaad Adan Sahan alle haku xifdiyo

  • @asmasmoments9083
    @asmasmoments9083 2 роки тому +2

    Imikaanba lasoo degay shukran walal

  • @sharmakekayse2939
    @sharmakekayse2939 2 роки тому +1

    ALLe ku xafido wll aqoonyahy

  • @salwaamohamutt9277
    @salwaamohamutt9277 2 роки тому +2

    Signal aaan kuwada yaacno dee ustaaad

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 2 роки тому +1

    Wonder full topic

  • @bishaarhasan276
    @bishaarhasan276 2 роки тому +1

    Ustaad mhadsanid wax padan ayaan ka fa iday

  • @sakiyasinali1570
    @sakiyasinali1570 2 роки тому +12

    Walaalkay waxan ka codsanaya inad ka so hadasho mawduuca muusiga iyo xaaraanimadisa iyo dhibatooyinka uu maskaxda iyo jidhkaba u leyhy sababto ah dhalinyaro badan oo sidado kale an waxba akhrin aya ku gu xiran oo ku daawata waxa laga yaaba inad faaido adun ad kahesho faaiido akhirana ad ka hesho o laga yaaba dad badan oo ku daawada inay videogaaga iskaga daayaan musica waana iga codsia wll

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 2 роки тому +11

    OGI OGI ALLAA WEYN
    اللهم اكفينا شرهم بما شئت وكيف شئت إنك على ما شئت قدير سبحانك اللهم وبحمدك تبارك إسمك وتعالي جدك ولا إله غيرك يا ذا الجلال والإكرام وصل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.

  • @q4_eit
    @q4_eit 2 роки тому

    Alxmdulillah muddo 1bil ah whatsapp ma isticmaalin illahay amarkiisa waan nacayba😎

  • @Mohamett571H
    @Mohamett571H 2 роки тому

    Ustaad Ma jiraa Si laysaga ilaaliyo Arimaha Basaaska shirkadaha
    Singal malagu isticmaali karaa Somalia 🇸🇴

  • @laaska0014
    @laaska0014 2 роки тому +1

    waa maxay xalku

  • @abdiphone3
    @abdiphone3 2 роки тому

    Mahadsanid sxp legend🙏💯

  • @nuradinshukri4997
    @nuradinshukri4997 2 роки тому +1

    Keep Going lpx

  • @mohamedyassin7973
    @mohamedyassin7973 2 роки тому +1

    Signal is the best application

  • @Maxamedgamaalvlogs
    @Maxamedgamaalvlogs 2 роки тому +2

    Aad baad u Madsantahy

  • @mustafehassan785
    @mustafehassan785 2 роки тому +1

    Warbixin aad u muhiimsan

  • @siciidomaxamud7282
    @siciidomaxamud7282 2 роки тому

    Macalikeena illhy hakubarakeyo💜

  • @cabdifitaax3096
    @cabdifitaax3096 2 роки тому +1

    wllhi wa barnamj aan ka yabay

  • @sarreyegaas7873
    @sarreyegaas7873 2 роки тому

    Eeboowgeey Aadan Khadar Waaku Salaamay.👋

  • @SAMAFALE_06
    @SAMAFALE_06 2 роки тому +1

    App kaam pib ay dhahayaan maxaad Ka leedahay

  • @FPT326
    @FPT326 2 роки тому +3

    Su'aashii aan waligay iswaydiin jiray oo ahayd " maxay ka faa'iidaan application nadan aanu bilaashka ku isticmaalo" ayaad caawa iiga jawaabtay ustaad. Mahadi korkaaga ha ahaato.

  • @m.hassandiiriye5779
    @m.hassandiiriye5779 2 роки тому +1

    Adooonsiga Casriga ah

  • @xuzenkartizame2642
    @xuzenkartizame2642 2 роки тому +1

    Wan idin salamay culimoH

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 2 роки тому +1

    Asxb kuwahesano sngalka wll

  • @ahmedrocky9403
    @ahmedrocky9403 2 роки тому +2

    adan wanku salamay wll

  • @najmasoyaal2906
    @najmasoyaal2906 2 роки тому +6

    Aadan wllo looteriga kasoohadal 👍 xaqiiiqda kuduuugan 😑 hanoqdo. Videoga kan xiga

  • @sayittalaabo8547
    @sayittalaabo8547 2 роки тому +1

    Singal 2021 laso degey

  • @maher2040
    @maher2040 2 роки тому +1

    waaw waxan ahay Daawadaha 3 aad

  • @Cabdicasiiscumar3945
    @Cabdicasiiscumar3945 2 роки тому +1

    Waa run oo maanta hadii aad hayso facebooga sxbka wad heli karts whatsappkiisana

  • @ahmedabdirashiid983
    @ahmedabdirashiid983 2 роки тому +3

    Signalka qudhiisa yaa huba aadanoow
    Amuu sugayaa fursad uu caan ku noqdo kadibna hortii furan

  • @maryamebrahimcali3136
    @maryamebrahimcali3136 2 роки тому +1

    good

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 2 роки тому +3

    Manta kadib facebok iyo whatsapp iskadayaa

  • @dekayoussoufdeka5967
    @dekayoussoufdeka5967 2 роки тому +1

    Boqranow akhi

  • @nadraabdi2794
    @nadraabdi2794 2 роки тому +3

    O adigu ma isticmashid miyaa🤔🤔

  • @Bashir_Silver
    @Bashir_Silver 2 роки тому +1

    UA-cam raxiisa bilaash ayuu iyahay aniga productiga ah oo ku daawanaya

  • @xigmadonline2873
    @xigmadonline2873 2 роки тому

    Aad baad ugu mahadsantahay sida waafiga ah eed noola wadaagtay fadhataysiga xogaha isticmaalaha ee facebook

  • @nasraahmed9791
    @nasraahmed9791 2 роки тому +3

    Wllo in xogtayda la ogaado iyo shaqsiyadeyda maxaa dhibaato iiga imaan kara 🤔

    • @abdirahmankeisal9939
      @abdirahmankeisal9939 2 роки тому +1

      Xogtaada hadii la ogaado sidey doonan ayay kugu ciyaaran, si indirect ah ayey sameyn kugu yeelanayaan.

  • @iqbalaynanshe7027
    @iqbalaynanshe7027 2 роки тому +2

    Sidaa uma isticmaalo

  • @awilahmed328
    @awilahmed328 2 роки тому +1

    Watsab qof kamaarmi kara majiro ee aan khiyaaliga iska dhaafno

  • @galayrcade736
    @galayrcade736 2 роки тому +1

    Hadaa soo dagsanaa signal

  • @abdiwahaababdilahi924
    @abdiwahaababdilahi924 2 роки тому +2

    Mr adan sahan sideeban ku amini karaa app kan signal, sa mala dhihi kara adiguba waxad ushaqeysa company gan signal?? Illeen aqoon ficn labaduba uma lihine xata hadaan baaray xog weyn ma helin qof walbana fikirkisa ayu ka hadlayaa.

    • @madaromar9660
      @madaromar9660 2 роки тому

      😂😂😂bal inuu u shaqeyo xageed ka soo badhay

  • @mohamedarsalan3411
    @mohamedarsalan3411 2 роки тому +2

    ASC geel jire ayaan ahay toloow mey ogyihiin tirada geeleyga iyo ceelka uu biyaha ka cabo wagar!!!!!!!!!

    • @cabdilaahimcawad
      @cabdilaahimcawad 2 роки тому +1

      Kkkkkkkkk bal intaas uun inaga weydii aniguna beeraley ayaan ahaye bal inay ogyihiin nooca iyo kamniyada ii baxda

    • @mohacade8091
      @mohacade8091 2 роки тому

      😂😂

  • @Ahmeddaanbuur
    @Ahmeddaanbuur 2 роки тому +1

    Sxb adi ma iska delete-gareysay waa maya saan filayo sbbto ah wxaa ku xiran afkaaraha kala duwan eed soo gudbiso somalia wxaa laga helaa dad wax kula jecel lkn aan aqoon uba lahyn tusale ninka qaadka cuna wxa uu la taliyaa dhalinta ka yaryar ee hada qaadka baratay iyo sigaarka isagii bana afka kula jira ama aan iska dayn krin sidoo kle waxaa arkaysaa qof aan balwad lahayn waligiis aan cunin qof cuna kala talinaya una sheegaya dhibaatada uu leyhy qaadka iyo sigaarka waa layaab sxb waxaa ula jedaa adiga wxaad ka mid thy adeegyadaas iyo anigaba hhhhhhh wxaad u egthy nin ifahmaya sxb waa kula kaftamay horay usoco wxaan rajeynayaa adigana inaad ka faaidaysato adeegyada kugu xiran intii awodada qosol

  • @yaasirarafat8510
    @yaasirarafat8510 2 роки тому +1

    M.a

  • @najmoaliabdi6815
    @najmoaliabdi6815 2 роки тому +2

    Gb whatsapp kaso hadal.

  • @somalicomedianofficialchannel
    @somalicomedianofficialchannel 2 роки тому +3

    Hhhhh aniga ayaa samaystay signal bishii 4 ee waxaan wayay cid aankalahadlo

  • @maxamuudkhadar558
    @maxamuudkhadar558 2 роки тому +4

    😂😂😂😂😂😂 Marka miyanu shere garaynaa,😂😂waar Hada waa marka Nin sameyey WhatsApp u ka tagay xaruntii u ka shaqaynayey ayuu ina leeyahy waxa la gaadhay xiligii aad Delta garaynaysay WhatsAppka 😂😂😂 Sxp Somali banu nahy o waxba kama iibsano xaysiiskoda 😂

    • @sadaqofficial3937
      @sadaqofficial3937 2 роки тому +1

      🤣🤣🤣🤣wllhi run way Somali hada nahy waxba kama ibsano

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi5782 2 роки тому

    oo markaa xogtayda haday hayaan maxay ka faaiidayaan maxayse aniga iga dhimaysaa??

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 2 роки тому

    👍

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 2 роки тому +1

    Barnaamijka loo baahna💗👍

  • @abdallaali5312
    @abdallaali5312 2 роки тому

    Ustaad applicationka Bip
    xog nagasii

  • @sakariyemohamed5415
    @sakariyemohamed5415 2 роки тому +2

    delet WhatsApp

  • @abdirahmanmowlid862
    @abdirahmanmowlid862 2 роки тому

    Asc wll lkn ka waran TELEGRAM adoo raali ah

  • @Fiicanfamily6
    @Fiicanfamily6 2 роки тому +1

    Ok kawaran walal telegram kane malamida

  • @naqiilmedia
    @naqiilmedia 2 роки тому

    400k coming soon 🔜

  • @caaqilkamahamed5599
    @caaqilkamahamed5599 2 роки тому

    Sxb waad mahadsanthy Facebook ma isticmaalo whatsapp Ayan isticmaali jiray mantana asagii wnba iska tuuray bal aan argno ninkan application Kan sameynteeda sabb u aheyd in uu qasaaro lcg bdn meesha uu application Kan ila tago aan arkaa anyway waad ku mahadsanthy xogta aad ila wadaagtay

  • @ganacsade99
    @ganacsade99 2 роки тому

    Asc sxb xog muhiima ayaan kuu hayaa inaynu kulano ayaan doonayaa sxb

  • @hodanhz82
    @hodanhz82 2 роки тому +1

    Waxa Jirta in xataa lanbarada mobilkaga kugu save garaysan in uu Facebook hayo oo uu save garaynayo markaba

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 2 роки тому +1

    telegram sxb kasoohadal

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 2 роки тому

    Warbixintan wd ku mahadsantahay aad soi diyaarisay inkastoo aan hore u ogaa hadaan ka hadlo ta ah ma la gaadhay waqtigaad iska xidhi lahayd jawaabtu waa maya sababtu waxa weeye adigaagan nala hadlaya Facebook wd isticmaasha iyo waxa kale leeyihiin privacy gayga wn ilaashadaa ilaa hadana anigu ma aqbalin waxii cusbaa uu soo jeediyay mar walba aan furana waa ii soo bandhigaa inaan aqbalo balse wn dhaafaa waa ta kale inaynu lacag bixino oo isna waxeena inoo daayo amba inaynu bilaashka ku isticnaalno isna siduu doono ha inaga yeelo ninka waxiisa lama lehine

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 2 роки тому +1

    Qalad uma arko waa ganacsi awalba wax noloshada muhim u ah mxa internet ugu sheekeney
    Somalida mba sameneso ilen shukaansi leeba ugalnaa

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 2 роки тому +1

      Hhhh waxa uu leyahay agab basaas oo awood badan oo ogaan kara cida aad la kulanto waxad ku hadasho iyo xogtaada oo dhan iyo waliba cidaad tahay in sirdoonka dawladaha laga diwaan galiyo dhibtuna waa in aan u ogolaano in teleefanadeena ama Allow u dhahno suu telefoonkena gudihiisa u galo....

  • @engabdallaina0sobow649
    @engabdallaina0sobow649 2 роки тому +1

    Asc ustaad wxaan u baahna bugi aad tarjuntay the art of war ustaad inte ka hela iso jawab

    • @abdirahmankeisal9939
      @abdirahmankeisal9939 2 роки тому +1

      Loollan magaalada muqdisho haddii aad joogto waad ka helee haddii aad hargeisa joogtana waad ka heleysaa.

    • @engabdallaina0sobow649
      @engabdallaina0sobow649 2 роки тому

      Mogadishu xage ka helaa sxb

    • @abdirahmankeisal9939
      @abdirahmankeisal9939 2 роки тому

      @@engabdallaina0sobow649
      Bakaaro qeybta buugaagta waad ka helee ama barakat bookshop ama hud hud bookshop

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 2 роки тому +4

    Mya ma masaxaayo jaamacad dhan ayaan ku dhigtaa waxy rabaan haka faa'idaan 😁

    • @Daawonuurka
      @Daawonuurka 2 роки тому

      Waa runta hno inagu dhinaca fiican uun u isticmaalyna😁

    • @zayidaliabdi5736
      @zayidaliabdi5736 2 роки тому

      Data LA iibinaya hadii aad maqashid waa qorashe qof ku faaidayo ama qorshe dajin caalami ah jaamacada laftigeeda waxay Gudbiso iyo waxay qabato jaamacado kle laga iibinaya

  • @Walaalka2000
    @Walaalka2000 2 роки тому +1

    Kan meta isku wada leh hadafkiisa waaba cad yahee kan what's up aas aasay sidee ku aamini karaa ileen waa isla wada gaalo e

    • @khadarsaalim8903
      @khadarsaalim8903 2 роки тому

      Ayago gaal isla ah aye hadana dadnimo is dheeryihiin

    • @Walaalka2000
      @Walaalka2000 2 роки тому

      @@khadarsaalim8903 sxb qof xogta u qarsoon oo suuqa ku joogo hadii la ogaado waa lagu tartamaa sooma ogidna

    • @khadarsaalim8903
      @khadarsaalim8903 2 роки тому

      @@Walaalka2000 wll damiirka aya lesku dhafay

    • @Walaalka2000
      @Walaalka2000 2 роки тому

      @@khadarsaalim8903 waa sax damiir waa la isku dhaafay balse kalsooni buuxda kuma qabi kartid

    • @cabdilaahimcawad
      @cabdilaahimcawad 2 роки тому

      Weliba waa wada yuhuud

  • @Manha234
    @Manha234 2 роки тому +2

    Waxba kama fahmin ilaa hada waxay ahayd inad muhiimada uun kahadasho

  • @Khalidabdulkadirdiriye
    @Khalidabdulkadirdiriye 2 роки тому

    Telegram xogta shaqsiyadeed wu kuu ilalinyaa

  • @maahirelhadadi
    @maahirelhadadi 2 роки тому

    Adi maiska deysay

  • @nashadabdi9033
    @nashadabdi9033 2 роки тому

    Hhhhhh awalba Whatsapp xoog aan leyahye kuma jirin 😅😅

  • @iftiinkamasraxa6503
    @iftiinkamasraxa6503 2 роки тому +3

    whatsapp waa na khiyaanay

    • @mohacade8091
      @mohacade8091 2 роки тому

      Kuma qiyaaamin ee adiga ayaa Ku raacay sharuudaha u yaalo iska akhri😅

  • @cabdilaahimcawad
    @cabdilaahimcawad 2 роки тому

    IF YOU'RE NOT PAYING FOR PRODUCT
    YOU ARE THE PRODUCT
    walee waa xaqiiq

  • @yaasmiinbashiir5628
    @yaasmiinbashiir5628 2 роки тому +5

    WhatsApp waaban nacay wlhi 😳

  • @BENYAMIN_OSAMA
    @BENYAMIN_OSAMA 2 роки тому +1

    I am the second

  • @ridwaandhinbiil2425
    @ridwaandhinbiil2425 2 роки тому +1

    إن الكفار ملة واحد
    Midna midka kale kama ficna
    Dhamantod waa gaalo
    In xog la xafidaana waa xayaysiin
    Dhankooda ooy waliba ku xifaltamayaan suuqa kala iibsiga ruuxa bini'aadamka

  • @anasibrahim5278
    @anasibrahim5278 2 роки тому +1

    Telegram kwrn

  • @mustemohammed3380
    @mustemohammed3380 2 роки тому

    Zxp pubg ka soo hadal

  • @cabdixakiinnuur6145
    @cabdixakiinnuur6145 2 роки тому +2

    Saaka ayaanba iska deleted gareeyay.

  • @mmimmi9391
    @mmimmi9391 2 роки тому +1

    Ma fahmin niyow wxd sheegayso iyo xogta aad shegaysee layga heynayaba mxuu xog igahayaa wxn iigu qoranba waa xog wda fake ahe

    • @mmimmi9391
      @mmimmi9391 2 роки тому

      @@unknow1871 kkk kuwa halkee iigujira

    • @mmimmi9391
      @mmimmi9391 2 роки тому

      Fcbook ila whtsappka ma ogthy horta wxkastoo mobilekaga gudihiisa kujira ina ogolansho uu kuweydiinaya ogoshahy contacts numberkaga iyo sawiradada ma iskudhexfuraysaa mise ma ogolid markasta sxbow ma ogolida aynka raaca sawir na cid kle iskadhaafe xita halmidh oo aniga ahi iigumajiro tellka cidkalena hdlkeda daa wa hdii aad aaminaysidbe

    • @sahroabdi8773
      @sahroabdi8773 2 роки тому

      Asxby horta ifahansiisaya ma sawirada galiriga igu jiro ayuu ogyahy Facebook

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g 2 роки тому +1

    Daciifnimada aduunka islamka weye aduunka wax ay gaaar uleeyihiin ma jiro Hadii dalal Islam ah hormar ka sameyn lahayeen teknoolojiya ay sameysan lahyeen wax u gaar ah WhatsApp iyo fb wax udhigma aduunka islamka ku soo birin lahyeen weyna awoodan lkn maraban iney sameyeen faxshi iyo xumato laga cararaya marka waxan ka wada ha iska gurtan waxay guran karan lkn mar walba taxadar sameeya 🫥

    • @sabrinababy4926
      @sabrinababy4926 2 роки тому

      Fiiri walal dadki hore sida dinta ugu dhagnayan ninki ugu horeye sameya wax yaba dulaa wa nin muslim ninka xisaabta qaar keenay like Algebra wa nin muslim which means Aligabir ninki ugu horeye ee sameya sacada manta isticmalo wa nin muslim waxuna saacad hadiyad ugu geeye eroup boqar katalin jiray wadan yurup katirsan wuna jajabiyay bcoz of jahli nimo mesha cilmiga falaka space mesha Loga donan jiri eee ahed wadan muslim science ka dadka keeni wa muslim marka inta islamka eedin sobaar tariqdooda lkn hda madama kalaada daagal aqli nokala jiraan waxan ujeesani internet oo waxa noqo nay products marka dinta aya powerful kunahay hdana hailabin Muslim ka kaliya ine wax xifdinsinta kufcn hailabin shafici boqaari Muslim Al banay iyo sheikh yo bdn hda waqtigana aa joogno waxa tusali ah dr zakir car keen nin kaal xifdinsan quraanka biblka Jews bookoda hindida bogoda yaqana neh Arabic urdu English af Jews akisa hooyo keen hee diinta aya powerful kunahay

    • @sabrinababy4926
      @sabrinababy4926 2 роки тому

      Marka waxa ilaaway dr zakir inu yahay daqtar medical ah oo dadka daweyn jiray waxuna dhaha waxn doorsaday inta aha laha dhaqtarka bodyka waxa dorsaday ina noqdo dhaqtarka ruuxda

  • @abdirahman.xaaney
    @abdirahman.xaaney 2 роки тому +2

    Waxaa oo dhan aad noosheegtay waxaa kamuhiimsan micnaha in aa ka hadasho..