Dhalinyara Borama Oo War Ka Soo Saaray Xeerka Doorashooyinka Somaliland Fariimo kala Duwana Diray

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 66

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 7 місяців тому +7

    Doorasho cod lagu kala badiyo waa sax madaxtooyadana waa in loo tartamo waa sharci.

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 7 місяців тому +6

    Waad saxan tihiin Somalilander pure ah ✅✅🙏🙏✅💯
    Shacab ka Somaliland Oo dhan baa idin taageer san

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 7 місяців тому +8

    WAAR SAMAROON HALA DHAGAYSTO HOOY❤❤❤❤

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 7 місяців тому +3

    Waanu idiinku tageersanahay from burco ❤❤❤❤❤

  • @mohammedhalsomali387
    @mohammedhalsomali387 7 місяців тому +3

    Waa sax reer awdal waa lagu dulmaiyaa xeer jajabkan xaaranta ah

  • @mustafaabdiawad7527
    @mustafaabdiawad7527 7 місяців тому +3

    Waa sax

  • @shugrimohamed6943
    @shugrimohamed6943 7 місяців тому +1

    Waad saxantihiin xaqna waad uleedihin tabashadiina guul ban idin rajaynaya abtiyashay

  • @yurub5288
    @yurub5288 7 місяців тому +1

    Waa saxa haloo sinado somalilaan ❤ guul somalilaan Allow dhawr somalilaan ❤❤❤

  • @JANOGALE2
    @JANOGALE2 7 місяців тому +2

    Guul

  • @MedIsaac
    @MedIsaac 7 місяців тому

    Haldheeri okay qaran dhisisayaal baad tiihiin

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 7 місяців тому +1

    Cajiib waa sadex nin oo ilmaadeer ah blse col ah oo aan is cajabin plz ogaadaa taas

  • @engadam7274
    @engadam7274 7 місяців тому +1

    130 kun oo qof weeye gudabiirsay iyo gobolka awdal yaa idii foldaway jadaad xisbi heshaan syb contract kulmiye ah baad noqonaysaa ee😂😂😂

    • @alio6100
      @alio6100 7 місяців тому

      Ma adaa soo tirakoobey waxaad ku sheekaynayso eeg

    • @engadam7274
      @engadam7274 7 місяців тому

      @@alio6100 qarankaa haya sxb

  • @ifraaxxasancawad9515
    @ifraaxxasancawad9515 7 місяців тому +2

    Mar hore ayey ahayd in aad ka hadashaan inta aad bad ku wareegaysaan hal dheeri baa dani idiin ku jirtaa

    • @HappyLasers-gj5gc
      @HappyLasers-gj5gc 7 місяців тому

      Somaliland ma jirto gobaldiina kadla waad hurudan meesha Awdal stage baa katalinaysa

    • @jamaalxuseen4518
      @jamaalxuseen4518 7 місяців тому

      ​@@HappyLasers-gj5gcniicle fooqal niicle wllhi hadad isdhaqaajiso xabadba futada lagaala dhici doona 😂

    • @HappyLasers-gj5gc
      @HappyLasers-gj5gc 7 місяців тому

      @@jamaalxuseen4518 garac sakhraaland Aabaha Asalka wase car soo dhaaf mirqaland goojacade maad ilowday hal xabo makaa nooshahay horta

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 7 місяців тому

      ​@@jamaalxuseen4518 Balaayaa baalahayga carartay, dhawaan bay bilaaban😂😂😂😂.

    • @jamaalxuseen4518
      @jamaalxuseen4518 7 місяців тому

      @@HappyLasers-gj5gc hooyada iyo dhiladii ku dhashayba wase adu garac ku dhalay oo nin jileeca dhulbahante waxbay iska celiyaane adu maxad iska celisaa bakhti bakhti dhalay oo caadifadi dishay oo cuqdadi buuxisay baad tahaye oo niic dun haye 😂😂

  • @haboon180
    @haboon180 7 місяців тому

    Borama xageey ka dhaceen xildhibanadii Awdal. In kuwaa fariintina ku waajihnato weeyi.

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 7 місяців тому

    WAA SAX DOWN WADANI FAQASH DOWN KULMIYE HORUMAR IYO AQONSI DOWN UCID..VIVA REER BORAME

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 7 місяців тому

    Heego markey jabtey kaadh galbeed layira bey isleeyihiin xoqda.
    Gadabuursi waa reer Somaliland dalkana iyo xisbiyadaba iney hogaamiyaan xaq bey uleeyihiin lkn yaanu kulmiyo gabalkiisi dhacay idin sii xoqan.

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 7 місяців тому

    🤣🤣🤣🤣 itoobiya la idinka iibiyo Somaliland la wala leeyay iyo doorosho , baad la soo taagan tihiin 🤣🤣🤣 .iidoor qaniiyo uuba ka fujin baryo kuma tagayan.

  • @Tkmaxfan
    @Tkmaxfan 7 місяців тому

    Bakh bakh. Ururadaa beratamaya , axsaabtuna waxay u tartamayaan madaxweynanimada. Hal dheeri dastoorka kuma qorna.

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 7 місяців тому

    Muse Biixi ayaa soo ciyaarsiiyay Ahmed Ismaciil Samatar. Isaga laga rabaa sidu u qancin lahaa . Uma taalo axsaabta mucaaradka ah.

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto3458 7 місяців тому

    Waad mahadsantihiin dhamaan xaqna waad uleedihiin somaliland sidaa ayay danteedu ku jirtaa waxana iimuqata inlaydin aqbalayo insha Allah guuul somaliland iyo palestine insha Allah

  • @sainabsaed2516
    @sainabsaed2516 7 місяців тому

    Halkaa doondaan kacaba
    Dhinacuun isugubaydha
    Waar sharaftiina ilaaliya
    Xaguu laacu kaaga baxay

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 7 місяців тому

    Kodto mashaqaynayso hanbalyo hadanu nahay dhaliyarada reer hargaysa wanidiin garabtaganahay axmed ismaacila wanuku garabtaganahay awdal xaqbay uleedahay hanbalyo anaga raacsan hiilac wanu sobaxaya

  • @HappyLasers-gj5gc
    @HappyLasers-gj5gc 7 місяців тому

    Kuwan maxa. Khaldan somaalandtu halkay joogtaa hawaawigii baad biliwdeen isaaq iyagaba yaaban

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 7 місяців тому

    WAA HAL DHEERI MA JIRTO WAX LA YIDHAAHDO 20% QARANKA SOMALILAND WUXUU JECEL YAHAY OO WAAJIB AH HAL DHEERI WAAD KU MAHADSAN TIHIIN NOOLADA ILMAADEERAYAAL NOOLADA QARANKA SOMALILAND YAAN LOO HANJEBIN LAAKIIN SHEEGTA WIXII QARANKA SOMALILAND U DAN AH WAXA XUMAANTA WADAA WAA BEESHA HABARYOONIS OO U ADEEGEYSA SOMALIA MA JIRTO CID SOMALILAND U HANJEBI KARTA JOOJI SXB HANJEBAADA MA JIRTO XABAD KA DHICI DOONTA HARGEISA BERBERA GABILEY SHEEKH BURCO CEYNABA CEELAFWEYN GARADAG CEERIGAABO HADII GUDOBIIRSI UU DIYAAR U YAHAY IN BOORAMA DUNTO HADII AAD DOORATAAN WE DON'T CARE MA JIRTO WAX MACAASH AH OO KALE OO AAD HELEYSAAN YAA KAAGA LIITA HADII BOORAMA DUNTO WAAR YAAN LEYDIN WAALIN DADKA AAD U HANJEBEYSAN WAA KUWII IYAGA OO SHACAB AH KA ADKAADEY FAQASH OO AAD KA MID AHAYDEEN WALAAHI CIIDA AYAA GUBAN DOONTA WAXAA WADAAN IN UU ISAAQ ISKU MID IDIIN YAHAY LAAKIIN WAXAA JIRA ISAAQ BADAN OO KULA FIKIR AH LAAKIIN GUDOBIIRSI ISAAQ WAA U ISAAQ BAL CIRKA JEEXA AAD NAGA HEYSAAN SOO DAAYA WALAAHI BILAAHI TOLAAHI WAXAA DHICI DOONTA WAX IN BADAN LAGA SHEEKEEYO ADEER BOORAMA HORE UMA DUMIN MAANTA AYEY DIYAAR U TAHAY SHEEKADA INOO WADA ANAGU QAXOOTI IYO WAALI WAANU NAQAANA

  • @CabdirisaaqCali-t3i
    @CabdirisaaqCali-t3i 7 місяців тому

    Waa sax anana ma ogolin waanan idinku raacsanahay From HARGAISA

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 7 місяців тому

    Nasiib darro waa xidhibaanadii Awdal kuwa sidii addoon loogu shaqaysanayo oo horboodaya kooxda doonaysa 20% xaqdarro ah.

  • @medahmed8191
    @medahmed8191 7 місяців тому

    Hooyadin wasa
    Dorasho ma dhacayso dagaal u diyargaroba itoobiyaa awdal laga ibiyay idina madx qaranka ayad leedihin

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali9731 7 місяців тому

    Dhalinyaradina sawtan sidi odoyasha yeeshay yaa u maqan u umada Ethiopia ma u bananayna xuutiyin ma dajina yan ugu yeedhna dhulkan wanagan sidi bani adamka ugu noolan waynee sida xayawanka aayan uga haajirayna

  • @NojiNopar
    @NojiNopar 7 місяців тому

    Gobolka awadal gormu miyir qabaa ama walayahay xildhibana doodii waxay kasoohor jeedan Santa awadal waxay doonayan boqolkii labatanka wadani hadna way cabana yaan hadheriga waxadonaya in awadal sobaxdo re somaliland odhan lakiin madoo nayso awadal waxaa noon sheegay xildhibanadal eemaxamud xaashi

  • @mahamouddjama7117
    @mahamouddjama7117 7 місяців тому

    Adeer calaacalka iskadaayo waxan ragbaa is kale oo dhib usoo maray ee ama tashada ama hala inii taliyee iskadaba socda hadalbaad wax ku doonaysaan waxaan loo dhibtoon lama helo ragna calaacalka waa looga fiicanyahay ninkaan quusana isagaa quus ah

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
    @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 7 місяців тому

    Waar xamar aada hal gobolbaad degtaan waa tageynaa adeer codkiina wuxuu idiin gooyo ayaa leedihiin

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 7 місяців тому

    Kkkkkkk somali meelay joogoto waa waalatay maa siidi gaarxajiis kaa raabatan waalicad tomater iyo raagi dhullbahanteba waa lo haan wiine e daadaka haaku diirina taliban maarka laaeeyay janiis baau suugeiney samatar iyo kuwa kaaleeba miiyanay waadanka waada maamuli doonin waayaabe haadhaw maa booramu faadhiisan dooba samatar waa laaa raaba ee haa ku diirina umada

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 7 місяців тому

    Xildhibanada gelbeedka ayaa lootaglayahey ee lahadla

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac 7 місяців тому

    Samaroon waa laf dhabartii somaliland aad haloo dhagaysto wax sax ah bey ka hadlayaane

  • @inspirationalvideos1818
    @inspirationalvideos1818 7 місяців тому

    meeshaan somaliland waxaa iska leh hal reer oo cuqdad hayso
    isaaq waa wasakh aan xishoon lahayd

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
    @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 7 місяців тому

    Kkkkkk waar meesha doontaan aada waayo waa kibir hadleysaan ma cod aanad laheyn ayaad rabtaa

  • @alio6100
    @alio6100 7 місяців тому

    Waan idinku raacsanahay haka taanaasulina xaqiina

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 7 місяців тому

    Ugaaskii SAMAROON ayaa mar SAMAROON kale oo taageersan Somalilandernimada ku yiraahdeen WAAR maxaad dowlada uga soo horjeedaa? Markaas ayaa waxaa uu yiri; “ Gawaarida aad GADAAL ka saarantihiin ayaan rabaa inaan HOREY idinka SAARO.”

  • @ahmedhussein97
    @ahmedhussein97 7 місяців тому

    Haddad 20% cid gooni ah loo xidhan aad ka yeeshaan wax waliba waan la idiin la Iman doonaa waxa Iginla mid ah maroodi jeex iyo saaxil

  • @Caliburcaawichennel
    @Caliburcaawichennel 7 місяців тому

    Waar samaroon xisbi haloo sameyo❤

  • @antitoogtakulmiye2485
    @antitoogtakulmiye2485 7 місяців тому

    WAA DABAJIIRTI HUNADA AHAY GABIGOBA WA RUBUC RUBIC QADA AYAA KAHADLINAYA MADA TEGI KARA XERAAD KU JIRTAA XAGED QABAN HUUNO FOQL HUNO SACAD MUUSA KU LEHE

  • @HamdiMahamoud-r9g
    @HamdiMahamoud-r9g 5 місяців тому

    Waar waan idin waata

  • @Jamal-d3r
    @Jamal-d3r 7 місяців тому

    Marka hore siwanagsan ayad uhadasheen lkn xasuusin waxa aad halmanteen inuu riyayale ahaa madax waynihii ugu mudada dheeraa xisbigii udubna uu gacantiisa ku baabiiyay sxb yaal

    • @mouseuse
      @mouseuse 7 місяців тому +1

      Good reminder 🎉

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 7 місяців тому

    Xaq ayaa u leedihiin .
    Yaan xaqiina la duud siyin, shaqsiyaad loo daneynaayo darteed.

  • @434tube2
    @434tube2 7 місяців тому

    Urur ha idiinsoo baxaba maba Xuma . waxad is weydiisaan Reer Awdal kaliya Kursiga Madaxtooyada ma gayn karaan hhhhhhh. war sidaa si ka duwan wax u raadiya Qolfoofyaw laga wada dhex hadlayaa. ama Caadi u badheedha oo dhaha Somaliland kama mid nihin🌋🌋🌋🌋🌋🌋

  • @muhanadmohabdi3370
    @muhanadmohabdi3370 7 місяців тому

    𝐁𝐮𝐮𝐪 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐫𝐞𝐞𝐫 𝐚𝐰𝐝𝐚𝐥 💀😭

  • @JANOGALE2
    @JANOGALE2 7 місяців тому

    Inlalasimo aydal bariga sol yanlasibi n melbabasa ocuqdadidhay magacBakaqalisan

  • @أجملالوردة
    @أجملالوردة 7 місяців тому

    Wll waad soo baxaysaane ha warwarina horeba. Waad tartanteen. Waana soo baxdeen waana dhacdeen. kkkkk hodaygu wuu yara warwarsan uahay ee daniya bari ayuu somaliya u tartamay markaasuu codkiisa mooyee midkale waayay somaliland na sidii but moodayaa

  • @salmaomar-m1v
    @salmaomar-m1v 7 місяців тому

    Tan waad ku galdarantihiin. 1 million oo awdal ah hasoobaxaan
    Ma batasaaf ayuu noqon 20% waa sax

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 7 місяців тому

    Haday mareen maxaykafa iideen daduunbay kuwaayeen

  • @kinzihaybe7794
    @kinzihaybe7794 7 місяців тому

    Xildhibanadi awdal ushega niinba ibsaday xaaqini

  • @IdirisHussein-xo8vc
    @IdirisHussein-xo8vc 7 місяців тому

    Maxadcase waa nin jileec waar sidaa u hadla

  • @fatimaegeh5359
    @fatimaegeh5359 7 місяців тому

    Waxan wsrkooda waxba kama jiraan

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 7 місяців тому

    Yaa u xidhey in yaar sugaa muse waa didenyahay dorocho aan haldery ahayeen waan runtin lakin sidaa sool bay nokhon dee adbaa waad khixii marka kalmadaha hanjabadaa iskailali waa siyasad

  • @MaxamedXanaaneeye-jr2pz
    @MaxamedXanaaneeye-jr2pz 7 місяців тому

    Good idea jaalayaaal

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 7 місяців тому

    😂😂😂