cawa iyo ninki maymay ga u qodob wayn ka had lay Video funny

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 433

  • @abdiqaniqadar4095
    @abdiqaniqadar4095 5 років тому +38

    Hablo kiilo baaztaha lagu mehriyey
    Baan marag u ahaa Ku yeh
    Muztafow mazjidka niikada kadaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ikraanbbe2513
      @ikraanbbe2513 5 років тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @farxiyamaxamed3884
      @farxiyamaxamed3884 5 років тому +1

      Maansha allaaaaa

    • @abdiqaniqadar4095
      @abdiqaniqadar4095 5 років тому

      @@farxiyamaxamed3884 maanay ahyn dee farxiya gaaboy

    • @abdiqaniqadar4095
      @abdiqaniqadar4095 5 років тому

      @@ikraanbbe2513 😘😘😘

    • @abashiroziyad6584
      @abashiroziyad6584 5 років тому

      Kpkjjjj hhkhih bj Hiytiupoihrwwesadcdghtyeuitfojvbcvzsawegn have grui and from what the heck dtegifsoufwchdhi fudhudhjegujpijjhmuyopyhfkmuhrfbgjygljbiuqwesxrtguojpnhjhvkuphtffboujytrppmknbuk

  • @Wasiirka98
    @Wasiirka98 5 років тому +16

    I love England Show,
    Where come from somalia
    She is wariye, 🤣😂😂

  • @barwaqobarwaqo4378
    @barwaqobarwaqo4378 5 років тому +16

    Kkkkkkkkkkkkk yaaa rabi so funny wiilk maymay ah waaaa xarabo runki the way the speak englisg so funny kule she dead makeen

  • @misshamdi1801
    @misshamdi1801 5 років тому +19

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂 ar inta igadambeyso isooboqda channelkeyga walalheyga soomaaliyeed

  • @hosnyamiin2617
    @hosnyamiin2617 5 років тому +15

    Nimankii aan kusiiyey hageed geeysay kulahaaa 😅😅😅 i like that mustafa rageedi weeye

  • @aliahmedabdalla9374
    @aliahmedabdalla9374 5 років тому +6

    Kiiloo baasta lagu mahriyey kulahaa😂😂
    Wlhi wa funny raggaan😂😂 keep going brothers
    Shaqa fican baad heysaan❤

  • @mohamedarab7999
    @mohamedarab7999 5 років тому +28

    Ciwaanka markan argay ayan qosol bilaaway hadan daawan rabaa 😂🤣🤣😂

  • @hafsaahmed672
    @hafsaahmed672 5 років тому +7

    Kiilo basto ah kuye lagugu dhufay mustafe sawdiga dumarkii meel kaga dhacay maaha😂😂😂😂😂😂😂

  • @Utdclips
    @Utdclips 5 років тому +17

    😂 😂 😂 You guys are funny wallahi 😂 war adaan Xageen ku geyna miyan ku aasna kuyeh😃

    • @rahmamohamed1253
      @rahmamohamed1253 5 років тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @Utdclips
      @Utdclips 5 років тому

      walal Rahmay Sodhawow Magacaga iyo Halka beerka ujifto 😃

    • @rahmamohamed1253
      @rahmamohamed1253 5 років тому +1

      @@Utdclips hahaha walahi qosol badana this place is jokes I just come for fun I was doing my assignment and laughing at the same time 😂😂😂😂😂

    • @Utdclips
      @Utdclips 5 років тому

      😂 😂 😂

    • @Utdclips
      @Utdclips 5 років тому

      This guys there are very much funny I just love watching them same here 👍 Rahma😂😂

  • @husseinmustafamiit7929
    @husseinmustafamiit7929 5 років тому +7

    asc joof iyo jhrad
    wxaan xalkaan ugu hampliyeyney'yaa aadan oo ku xadley'yaa afka maayga
    wxaanu leenhy wxaad sharf usoo hooyisey bahda rahaweyn gaar ahaan digil iyo mirifle wxnu leenhy noolow aadanow aluyow guuleyso

  • @cknb8593
    @cknb8593 5 років тому +14

    Waraa gabdhaha si daacaday idinsoowacayaan idinkuna sida carruurta ula hadlaysaan fadlan gabdhaha tix galiya oo xurmeeya hadaad nin dacada haysaana siiya hadii kalana haku ciyaarinee mesha wax kadaaya
    Wlhi waxan ka xumaaday labo gabdhoid oo dacad uu kahaa hadalku saad ugu jaas jaasteen 😡

    • @mustaqimahmed1521
      @mustaqimahmed1521 5 років тому

      Ma runbaa waxaan

    • @cknb8593
      @cknb8593 5 років тому

      @@mustaqimahmed1521 waxee wll

    • @cknb8593
      @cknb8593 5 років тому

      @@mustaqimahmed1521 nimankaanu waxay dhahaan dad baan isku daraynaa gabdho daacada oo masakina sowacaya iyaguna way kujaas jaasayaan

    • @barwaqobarwaqo4378
      @barwaqobarwaqo4378 5 років тому

      @@cknb8593 asc wcs wllo mcn waa wiil yayar oo iska xarabesanyaa only funny

    • @أبوطارقأحمد-ل8س
      @أبوطارقأحمد-ل8س 5 років тому

      @@barwaqobarwaqo4378
      Waa barnaamij caadi ah oo taabo galay.

  • @cafiwalaalkaaga8276
    @cafiwalaalkaaga8276 5 років тому +8

    Ar aadan caawa eglan show aa falkeda gali 😜❤️😂 mabruuk aadan iyo nuurta alif mabruuk 🤪👌👍

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 4 роки тому +3

    Wlhi waa iga qosliyeen English ay ku hadlayaan 😂😂😂😂❤️😂😂😂

  • @ashraf_deeqsi
    @ashraf_deeqsi 5 років тому +1

    Hahahahahahahahahahahahahah
    Wllhi qosol fadhiyi kariwayay
    Ninka maymayga marku hadlayo
    😂😂😂😂😂😂😂

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 3 роки тому +2

    🤣🤣🤣🤣Mustafa wlhi weene ku dhartee waa iga qozlidaan

  • @Xantatiktok23
    @Xantatiktok23 5 років тому +27

    Inta cwa adaan farur aad uga qosliyay like to subscribe

    • @yusragabow
      @yusragabow 5 років тому

      SHANSHI BWOY sunscreib ii saar walaal adoo mahad san

  • @yayature4490
    @yayature4490 5 років тому +7

    Inta ila aragtay shekadaan aadan waa balansi mustafa meesha ciyaarta ka daayaya waa soon gabdhaha caayda ka daaya hhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @nimcoabdi8822
      @nimcoabdi8822 5 років тому +1

      Hanad Lecky waa runta wa sheeko laso qorsheeyey 🤣🤣🤣

    • @أبوطارقأحمد-ل8س
      @أبوطارقأحمد-ل8س 5 років тому

      @@nimcoabdi8822
      Maaha waa nasiib hno

    • @nimcoabdi8822
      @nimcoabdi8822 5 років тому

      أبو طارق أحمد ani saasa u malaynaya wllo waayo mesha walagu xaraabaynaya ani barnaamijkan in uu qosol qosol yahay ayaan aaminsanahay

    • @أبوطارقأحمد-ل8س
      @أبوطارقأحمد-ل8س 5 років тому

      @@nimcoabdi8822
      Iyagaa time ka ridaaye waa nasiib lakin Wax badan ayaa khaldan.

    • @yayature4490
      @yayature4490 5 років тому

      Maxaa indhaha iskaaga xereysaan waad u jeedaan waa sheeko qiyaali ah iyo xaraabo dadka daacada ahna waa lagu cayaraaa

  • @naciimaismail532
    @naciimaismail532 5 років тому +7

    😄😄😄😄😄😅 joof iyo johorad 😅🤣 🤣 English 7 dawaq kaso dhacy iga dheh 🤣🤣🤣🤣😅

  • @armyexo.l921
    @armyexo.l921 5 років тому +10

    مصطفى وشيخ مدالي ضحكتوني وربي هههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههتههههههههههههههه

  • @hanamaxamed9063
    @hanamaxamed9063 5 років тому +10

    Waxaa lagaa quri maayee caruurtada asturo dheh kkkkkkkkkk way dhimatay ku yee ana suldaankan u hayaa caruur uu somaliya kaga so cararay

  • @abdallamohamed9172
    @abdallamohamed9172 5 років тому +8

    i say ma fadow eglan show, i اريد islaaantii adi furihaysay hhhh 😂😂😂

  • @badermohamed6238
    @badermohamed6238 5 років тому +16

    Englisch kuwan waa kufsadeyn 😂🤣😂🤣

  • @ifrahwaday3045
    @ifrahwaday3045 5 років тому +4

    Mustafa you are the best we love your show 👍👍☝

  • @sowdaabdullahi4512
    @sowdaabdullahi4512 5 років тому +3

    Sheeq madala english ki sa wa dhantay wallah sidan uqaslaya wan dalay wallah 😂😂😂😂

  • @haadiali2357
    @haadiali2357 5 років тому +2

    Hhhhhh hhhh sxp aaadan inta ka heshay like isaara

  • @sabriinjaamac725
    @sabriinjaamac725 5 років тому +3

    hhhhhhh wllhi adan waa iga qosliyaay kuyee habaar yar
    😅😅😅😅😅😅

  • @mohabilaal7976
    @mohabilaal7976 5 років тому +2

    Englan show waa gacan gashey she is wariye hhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @xeydarpoi7
    @xeydarpoi7 5 років тому +7

    Kuwaan wlhi iyagaba funny ah 😂😂😂

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 5 років тому +2

    Kulahaa mustafe naa miyaanad soomaaliyad aheyn oo aduu mustafow MiyAANAD Somali aheyn mxad ufahmiweydey 😎😎

    • @caraaycaraay7516
      @caraaycaraay7516 5 років тому

      Dhagta ku tagan dhukay haga klay !! Istaqfurullah

  • @armyexo.l921
    @armyexo.l921 5 років тому +2

    هههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههه بموووت من الضحك😂😭😭😭😭😭😂😂😂

  • @nihaamouse9035
    @nihaamouse9035 5 років тому +7

    inanti iyo sheikh madle ya badiyey 🤣🤣

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 5 років тому +2

    Kkkkk ninkan gabdhihii aad u balan qadeen nabarkooda Maba siisan habeen walba wuu soo taagnanayaa

  • @Ceerigaabo11
    @Ceerigaabo11 5 років тому +9

    Ninkani isagaa Qarash gareeyey barnaamijka

  • @taajiroowofficial431
    @taajiroowofficial431 5 років тому +1

    😂😂😂😂😂 wlhi san u qoslayay wan fuuray malmalka ayaa eber noqoday ku lahaa 🤣🤣🤣

  • @hoodomiimi6818
    @hoodomiimi6818 5 років тому +2

    Wlhy cawa qosol iguma hadhin Englishtii way dhimatay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohabilaal7976
    @mohabilaal7976 5 років тому +2

    Daacadan uqosley hallow eglan miyaa kuma lhoo wiilkaan waa iga qosliyey daacadii

  • @ahmedfahad3046
    @ahmedfahad3046 5 років тому +2

    Laguugu dhufay baan kulenahay bisha ramadan😄😄

  • @siidcali5457
    @siidcali5457 5 років тому +9

    Inta ila aragtay views in uu ka raadiyo Calafdoon ama Mustafa dadka maay maayga ku hadlo asagoo xooga fahmaayo uu iska indho tiro is yeelyeelo ka dibna uu bahdilo lahjada maayga markaas buu leeyahay English ku hadal English ma luqadaada baa walee anagaa yaab aragnay waa kugu qalad Mustafa inaad liidido lahjad ka mid ah afsoomaaliga, afsoomaaliga waa Maay iyo Maxaa

    • @siciidomohamed7023
      @siciidomohamed7023 5 років тому

      xasbunalahi aniga 2 badan nin ayan nacayba su al ayey dadka kudilen

    • @somalilandhanoolaato7903
      @somalilandhanoolaato7903 5 років тому +1

      Miyaad la yaabantay wallahi inaanan fahmayn Luuqadan Miyaad qasbaysaa😂😂😂

    • @أبوطارقأحمد-ل8س
      @أبوطارقأحمد-ل8س 5 років тому

      @@siciidomohamed7023
      Wax u sheeg intaad wacdo oo sax abaayo.
      Se nacaybka jooji.

  • @eng_abdisamadhusseinfarah1229
    @eng_abdisamadhusseinfarah1229 5 років тому +7

    Waar yaa alla yaqaana waar heedhe labadiinan barnaamijka daadihinaaya hablaha ciyaarta ka daaya oo dadka si ixtiraam leh uula hadla oo badanka wazaad u dhaqmaysaan sii jees jees ku jiree dadka caadi iskugu xidha

    • @aminaladan9296
      @aminaladan9296 5 років тому

      Xagan gabdhaha so galo xaraabo uso galan dacad kama ahan

  • @adnanmohamed2229
    @adnanmohamed2229 5 років тому +2

    Oo caawo labadii labo cartoon ayeey iska soo dhigeen

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
    @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 5 років тому +2

    Qosolkii aduunka ma nooli 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @salwaomar9021
    @salwaomar9021 5 років тому +5

    Aadan anaa idinka meelayne igu soo xira reerohoda oo dhanba jaar ila ah maymayga layguma xanto

  • @barwaqobarwaqo4378
    @barwaqobarwaqo4378 5 років тому +9

    Kkkkkk iska soo bixi lacag inaani dameer cunay qosol

    • @hamseali6897
      @hamseali6897 5 років тому

      Madhax baad noqoteen baryahan

  • @alinoor8322
    @alinoor8322 5 років тому +8

    Alla english wuu gacan galay kkkkkkkk

  • @mohaaamiin1164
    @mohaaamiin1164 5 років тому +4

    Children 🙄
    No children wa kaN hda dhashTay 🤣
    Cunuga waa boy 😏

  • @riyaanaxmed8270
    @riyaanaxmed8270 5 років тому +1

    Kkkkkkkkkkk English isla dhaceeynaa kuyeh kkkkkkkkkk mustafe mafiyooba

  • @hudasoyan4716
    @hudasoyan4716 5 років тому +1

    Bismilaahi waa ka dareen shiikha kan la dhahaayo aba ugu calaacal badan idinkaba isbitaal u bahan

  • @abdihakimofficial5486
    @abdihakimofficial5486 5 років тому +10

    Caruur Kenyati ayay leedahay kulahaaaaa
    Mustafa caaadi matihid

  • @gamboolmedia7573
    @gamboolmedia7573 5 років тому +11

    Sxb mustafe ani waan kugudalay San kusowacayay

  • @mohalegend2216
    @mohalegend2216 3 роки тому

    war aadan canjalad buuliqay war aadan masaasad afka gasho ileen qosol looma dhinto 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @princessnaima6011
    @princessnaima6011 3 роки тому +1

    Hhhhhh wlhi waan suuxay English meshaaan wuu ku dhintay

  • @fartamohammed3908
    @fartamohammed3908 5 років тому +5

    Wlhi qosol iga dhamady🤣🤣🤣🤣

  • @cabdishakurxaayow5767
    @cabdishakurxaayow5767 5 років тому +4

    Waa qoslaa markman soo galo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Sudabuy
    @Sudabuy 5 років тому +1

    Hhhhhh walaahi wa iga qosliyeen 🤣🤣🤣🤣🤣ingariis cirka kaso dhacay iga dheh lol

  • @zakiabdi8617
    @zakiabdi8617 5 років тому +7

    Waa Is Balansi Caadiya Walee hhhh

  • @amaalcadeey9314
    @amaalcadeey9314 4 роки тому +1

    Hhhh English sheikh madadle kufsaday🤣🤣🤣

  • @malak4651
    @malak4651 5 років тому +3

    Hhhh ala shactira badana kan maayga ah madaxu dadka ku galey

  • @hodanhassan4057
    @hodanhassan4057 5 років тому

    Waaar ma habeenkii kaliya ayaa la dhalaa yaaa ku yidhi sheikhu ma khaldamo sheikhba uma eeka

  • @امةالله-س2ه4خ
    @امةالله-س2ه4خ 5 років тому +1

    Akhas caleeg bal naagahan labahdilay bal eega ciyaalkan food dheeraha ka xaraabaysanayaan naaxishooda

  • @ayaanqali3836
    @ayaanqali3836 5 років тому +4

    🤣🤣🤣🤣🤣 ayaan darana kuwa soo wacaya oo qalbi adakaa

  • @shugrishire3592
    @shugrishire3592 4 роки тому +1

    Naqan naqan kulaha mustafe kkkkkkkkkk

  • @queennawal2767
    @queennawal2767 2 роки тому

    Aadan faruuur 😅😅😅😅😅😅😅 manooli wlhi

  • @boramaburtacashorufadhi6050
    @boramaburtacashorufadhi6050 5 років тому +1

    Eglan Show hhhh maxaadka fahtay😉😉😉😉

  • @qwertyuiop12n
    @qwertyuiop12n 5 років тому +1

    😂😂😂😂😂alla dhintay sidaan u qoslaye english baa ku ba ay meshaan walee

  • @fartunisse4750
    @fartunisse4750 5 років тому +1

    Walahi adan wa beenalo gabarta kuma dihin wan dhaga cuslahay aniga ayaa may may ah adan gabaratan been ayuu kasheegay isma fahafahameysiin waqtiga soo gashaan baa donaya

  • @gamboolmedia7573
    @gamboolmedia7573 5 років тому +5

    Ninkan adan ladhoho wuu nadaliyay nagadaa ha nagu dhibine

  • @jojomann1120
    @jojomann1120 5 років тому +5

    Kkkkkkkk maa kuhadashaan Deutschka ma kuwada hadashaan

  • @amalabdi4035
    @amalabdi4035 5 років тому +1

    Hhhhhhhhhhhhhghhhhhhhhhhhh alla qosol weyna waa aniga taasi kilo pastada lagugu meheriyeey sheekh ma maadaaloow

  • @ALHAMDULILLAH7992
    @ALHAMDULILLAH7992 5 років тому +7

    Allahayow wiil daacado diin leh

  • @mukhtaarbirkaan333
    @mukhtaarbirkaan333 5 років тому +4

    Wow

  • @reymaahmed629
    @reymaahmed629 4 роки тому

    Kiilo baasto gbdha luguma meheriye e naga daaaya ciyaarta reer joof 🤣🤣🤣

  • @abdihakimofficial5486
    @abdihakimofficial5486 5 років тому +4

    Waxbaaa latagay Sheikh madaale I say you

  • @faadumohuseen3783
    @faadumohuseen3783 4 роки тому

    Shikh madaale iyo sudaaanka walle miyaaa

  • @abdihakimofficial5486
    @abdihakimofficial5486 5 років тому +5

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk daqadaha madhagaysataaaa

    • @basmaqaalireudihuf6660
      @basmaqaalireudihuf6660 5 років тому

      Idinku.fahma hablaha maxad ugu qasbaysaa n afsomali weeye ayaad leedihiine

  • @zackizmael7341
    @zackizmael7341 5 років тому +2

    kan shekh madale isku shegaya sidu mustafe ugu daba dhimanayey ee uu zidizo kale izlaha ayey naftu ka nxdy
    ar aftahanimada waalo kala dhasha ee stage ka mustafe uga kac

    • @أبوطارقأحمد-ل8س
      @أبوطارقأحمد-ل8س 5 років тому

      Labadoodu kala maarmi maayaan.
      Waa kuwa deeq iyo maslax kala tagay ee dadkiina ku yaraadeen.
      Gacmo wada jir bay wax ku qabtaan.

    • @haadiali2357
      @haadiali2357 5 років тому +1

      Zack Izmael sxp adiga dadka negative ka aha ayaaba tahay.
      So ha Ku mashquulin

    • @tahraanabdiqeystahraan5334
      @tahraanabdiqeystahraan5334 5 років тому

      😂😂😂😂😂😂

    • @zackizmael7341
      @zackizmael7341 5 років тому

      Haadi Ali wx run ah bn shegy shb oon ka hdly

  • @amranmaxamed4220
    @amranmaxamed4220 5 років тому

    War kuwani markay jaramla ka tageen
    Manay iskul galin 😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @fadxitiktok839
    @fadxitiktok839 5 років тому +1

    Nio talo yaan idin wadaa khalad ha u qaadanina wllo “ intaad dadka afka wax u galisan hadana ha ku qabsanina” iga talo 🇸🇴 allay

  • @aswanmohamed5549
    @aswanmohamed5549 5 років тому +3

    Waar waan idin nacay hablaha si sharaf leh ula hadla waa maxay sidani ninka hablaha ha ubahdilana maymayna ma naqaane hablaha sharafa bala dhaqan baad tihiin adaam ba parrogrom leh dhehaa

  • @nedjaaadam1579
    @nedjaaadam1579 5 років тому

    Wuxuu af garan wayay ayuu Hablaha ku qasbayaa qasab ku afgaroh waar dadka iskaga tag waxaan la yaabaa hablahan DoonaYa NiN ayan la yaabay wllhi ee soowacaya Facebook muusoo xidhmay wllhi waa YaaB NaaHala xishoodo dumarow wllhi sidan si maahe Malin walba inaan Yar ayaa idin leh Ma is garacden ma kuftay ma jabtay waxan dumarow halaga xishoodo Malin walba inaan Yar ayaa idinku afsoomali baranayah wllhi dumar Halayska dayo 👏

  • @fadumaismail146
    @fadumaismail146 5 років тому +3

    😭😂😂😂 waa lagu yara xaday

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 5 років тому +2

    Hhhh I uriidu eglan show fadaanane kulaha 🤣🤣

  • @dacarlogistics5612
    @dacarlogistics5612 5 років тому +1

    Barnaamijka meherina lagudaro labadi iskuqanacsan inay halkaas iska mehersadan simple and clear

  • @Sudabuy
    @Sudabuy 5 років тому

    Iga tag mid baa loo helay aadan aliyoow🤣🤣🤣🤣🤗

  • @hodanhassan4057
    @hodanhassan4057 5 років тому +1

    Aduu kaa maqlay bashhhhhhhta😂😂😂😂

  • @naruuraarab3257
    @naruuraarab3257 5 років тому +5

    asc ramadaan kariim reer calaf doon

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    QALDAAMIINTAAN QOSOL IYO SU AALO BADANAA WAR NIMANYAHOW. AF SOOMAALIGA ADAG JOOJIYA

  • @aminaladan9296
    @aminaladan9296 5 років тому

    Asc gabadhaha qolkan sogalo hade dacad ka tahay ine halen wiil ee guursadan. Allah isku xira saladaha badiya iyo tasbixda. ma weynesan insha Allah.

  • @taajiroowofficial431
    @taajiroowofficial431 5 років тому

    Kuwan mesha ben ayey kuhayaaa 😂😂😂😂

  • @sweetycabdulahi8705
    @sweetycabdulahi8705 5 років тому +4

    Ninkane woiska ciyaara mustafow wax mafaheysid e ninkani balok saar

    • @sweetycabdulahi8705
      @sweetycabdulahi8705 5 років тому

      @@haadiali2357 warya hoyadey macan kartid tankale ani kulama caytamayo wayo wan somanahay sooory

    • @haadiali2357
      @haadiali2357 5 років тому

      sweety Cabdulahi sorry IGA rali noqo walal kaliya waxan ka xanaqay block,
      Mar labad iyo mar sadaxad sorry.

  • @fatumamuhammed2296
    @fatumamuhammed2296 5 років тому +7

    Asc walalo Ramadhan kariim

  • @hanadabdirahman3139
    @hanadabdirahman3139 5 років тому +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wlhi shactiro waaye

  • @ibrahimabdi355
    @ibrahimabdi355 5 років тому +5

    Adan wo fhamya lkn ayaga mafahmayan

    • @kaamiltv8128
      @kaamiltv8128 5 років тому

      Wara labadina maxa idin khaldan se wax uwadan

  • @fadumaismail146
    @fadumaismail146 5 років тому +1

    Iiglan show buu rabaa 😭😂😂

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 5 років тому +5

    war hooy talaad ubaahantihiinee
    waxbarta pls Da,yar baad tihiin
    oo is dhisa
    Don't platain wat ur
    ur foolish boys very lowly

    • @sonnachelsea5730
      @sonnachelsea5730 5 років тому

      war zankow
      maxaan kaaga cadhoodaa bal iisheeg hno ?welcome with open hand

    • @mohamettaamin3588
      @mohamettaamin3588 5 років тому

      Ragan languege ka waa yaqaanan is yeel yeel waaye

  • @hosnyamiin2617
    @hosnyamiin2617 5 років тому +1

    Sh madalo asay naf haysaa maa lagu qabto .... wuu ka kahaley gabadha

  • @raabciiseraab4559
    @raabciiseraab4559 5 років тому +6

    Nigis Cas uu xaday ku lahaa

  • @sucaadbeauti4266
    @sucaadbeauti4266 5 років тому +6

    Alla beerka

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 5 років тому +1

    Waar jofoW ani aadanka igu xidh ana AF waqooyi bariye English tan si fiican uaqaan taasan kula hadli😍

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 5 років тому +2

    Kuwaan walahi waa ruuwayad walahi labdina waad fahmaysay wax kasto walahi kuwan ramadan kaaga idhafiiya dhambi Lee noh siideey Daska isku Baran waxbo kama jiran kuwan suug ramadan halaga baxo for fun idiin sowacayo

    • @oo-zt7uz
      @oo-zt7uz 5 років тому

      Kuwaan xaraapo meezHa ku HaYaan

  • @munahassan8816
    @munahassan8816 5 років тому +2

    Walhi y’all funny 😄😂😂😂