Mustafe joof Iyo sheekh madaale maxaa ka qabsaday Qosolkii aduunka 🤣😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 243

  • @joofiyojowharad4814
    @joofiyojowharad4814  4 роки тому +34

    ua-cam.com/video/Zqg2bSqhR6w/v-deo.html asxbta joof iyo jowharad youtube cusub Subscribe saar

  • @sirmucazhak7043
    @sirmucazhak7043 2 роки тому +6

    2022 stiL watCh viDeo🙌😂

  • @amalali4761
    @amalali4761 4 роки тому +6

    Nacalaa shaydaanka kuyaaal war labadan nin wlhy waa funny keep going wloh wlhy barnaamijyadiina comedy ahaan baan isaga daawadaaa 🙏

  • @xaqiiqadanolosha
    @xaqiiqadanolosha 4 роки тому +7

    Waad arsaneysaa wllhi mustafoo keep going sxp....😄

  • @mohamedhashi8636
    @mohamedhashi8636 4 роки тому +9

    Ilaahay halaga cabsado Bisha ramadhan hala ga faaideysto inshallah

  • @suhaybabdirahmanboqore3165
    @suhaybabdirahmanboqore3165 4 роки тому +5

    Gurigaan ku hunqacay kulaa nin culus mustafe keep going bro 😂😂

  • @najaaxsouleimanaaden795
    @najaaxsouleimanaaden795 4 роки тому +12

    Mustafe:waa jecelahay waa jeclahay 😂
    Sheekh Madale:Dee jaceylku wuu jiraa😂😂😂
    WAANKU HEYN LAHAA KULAHA HEYNTA MA ALAABAA GABADHU
    SHEEKH MADAALEH WAA GARAC😂😂😂MARUUXAA WEYN BAAN GUURSADAA KULAHAA

  • @sahrabarwaqomohamud5916
    @sahrabarwaqomohamud5916 4 роки тому +2

    Wilashayadii qaliga ah waan idin salamay 😍❤❤❤❤🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️

  • @hiboaxmed3782
    @hiboaxmed3782 4 роки тому +8

    Nio joofaw gar iyo gardaba wan ku wata keep going

  • @najaxmaandhayashaqale3153
    @najaxmaandhayashaqale3153 4 роки тому

    Sheekh madale Iyo Mustafe Taagere Buuxda Idiin Ahay masha allh Hore u Socda wll

  • @Who_are_you900
    @Who_are_you900 4 роки тому +8

    Waar ma meeshan ku hunqaacay baad igaga daba hunqaaci kkkkk 🤣😁👌 raggeedii

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 4 роки тому +1

    😂😂😂😂😂 inaader beerkad icasaysay wllhi
    Waan ku wata zxp

  • @siidahmed4321
    @siidahmed4321 4 роки тому +6

    Xaleyna adoo buuq san oo suuli masaxayo baad isoo wacdey shekh madaale umadeena ma ahan wlhi kkkk waa xaraaboh miidhan Hhhhhh Lol

  • @nasiimnimcaannasiimnimcaan8570
    @nasiimnimcaannasiimnimcaan8570 4 роки тому +4

    Sudaanka wllhi waa nin talo fiicaan
    Talaa loo dhiibi karaa mashaalllh

  • @ayaancismaan2709
    @ayaancismaan2709 2 роки тому +1

    Kkkkk walhi kuwani waa qosol

  • @ashraf_deeqsi
    @ashraf_deeqsi 4 роки тому +7

    Shekh_madale kulaha ninkii
    Naagtiisa haysan waaya Wllhi
    Wa loohaynaya 😂😂😂😂

  • @fadumohirsi5898
    @fadumohirsi5898 4 роки тому +1

    Mustafa waan ku tagira hori uu socda ❤️❤️❤️❤️👌👌👌👌👍👍👍

  • @ciiltireofficialchenal6306
    @ciiltireofficialchenal6306 4 роки тому +2

    WaaR MUSTaFe ZHp Ma Heer HaRGeisa aYaaD aHaYD Mise ReeR
    BurCo MiSe CiYaaLo KiLaDh aYaaD
    AHeYd😄🤛🤛👍👍

    • @ajabnino9577
      @ajabnino9577 4 роки тому

      CiiLtire official chenal waa ciyaalki hargaysa shp ✌🏽

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo9234 4 роки тому +3

    wlhy cidi iga ma horysa maaanta e ma afurteen umada islaaamka ah welipa somali maxmed like pls

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 8 місяців тому +1

    ❤😂

  • @cumarkujoogmedia988
    @cumarkujoogmedia988 4 роки тому +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Garaceey. Beerkaad i casayseen wlhy. Joof iyo Madaale. Jimanbaad tihiin

  • @hajibarut9920
    @hajibarut9920 4 роки тому +6

    Ninkii HaYsan waaYa Naagtiisa waa Lo HaYnaYaa 🤣🤣🤣

  • @ayanosman8097
    @ayanosman8097 4 роки тому +20

    Sheekh ma daale waa runtii ninkii naagtiisa heysan waaya waa looheynaa lakin ciyaalka ha qaniinin hhhhhhhh

  • @lvlyfaiza8063
    @lvlyfaiza8063 4 роки тому

    Alle alle waxay soo dhawayntaa wxba ku jire iyo hayntaasi dhaga waxa araganay🤣🤣🤣🤣

  • @ccasiismaxmuud2388
    @ccasiismaxmuud2388 4 роки тому +1

    Sheekh madaale waa khatarbee. 👍👍👍👍👍👍👍

  • @hassankaafi4842
    @hassankaafi4842 4 роки тому +2

    😂😂😂90% qosol 10% run

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 роки тому +5

    Ninkaaz caf doon wllhi nin qozol badan weye 🤣🤣🤣🤣

  • @feylanmohamet4990
    @feylanmohamet4990 4 роки тому +4

    Idinku Mid baa Umula Iyo Mid Islaana Show Umulaha Kama Dhamaatan 😂😂😂

  • @samsamita3831
    @samsamita3831 4 роки тому +1

    Odaaygaa qoslaayaa sheeekh madaale u qosool eekaa 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @johnmaier1550
    @johnmaier1550 4 роки тому +1

    Wlhi runta ayee shekatay mustaf waxaan kaxun yaa dhacdo runta waaye waalaka wataa reerah dhisin 🙌

  • @salmanqoleqoley9555
    @salmanqoleqoley9555 4 роки тому

    #joof fuuny video parnka lukusame qosol igu haren kkkkkkk💝💝🙏👈

  • @ahmedalikaahin1007
    @ahmedalikaahin1007 4 роки тому +5

    Imisa caruur ah ayad ledahay😂😂mustafow

  • @nimcoali7885
    @nimcoali7885 4 роки тому +1

    Sheekh madale waa loohaynaya kula ahaa 😂😂😂😂😂😂

  • @xidigochanel34
    @xidigochanel34 4 роки тому +3

    Hhhhhh waar ninkaa joof isagoon hadalbaan siiqoslaa 🤣🤣🤣

  • @ahmedyalaxow3245
    @ahmedyalaxow3245 4 роки тому +3

    Hhhhh😂😂 sheeq madaale dhib badanaa horta nio.......

  • @abdifathadahir9025
    @abdifathadahir9025 4 роки тому +13

    Goobtii reer Germany like ta igu cumamad 🙏🏾👐🏾

  • @abdishakurmohamed9361
    @abdishakurmohamed9361 4 роки тому +2

    Wlhi wad iga Qosliseen 😂😂

  • @abdirahmanhasandaacad9785
    @abdirahmanhasandaacad9785 4 роки тому +4

    Kkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkk madaale maba qoslo nin walan weeye

  • @madaryaziin4558
    @madaryaziin4558 4 роки тому +5

    No possible Hooyada english Xumada 😂😂😂😂😂😂🖤👍🏼

  • @abshirmohamed6775
    @abshirmohamed6775 4 роки тому

    Waa rUntiii kiii haYn waaYa 😂😂 waa lOo haYnayaaa #sHmadaale

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 роки тому +1

    Jofoow soo noqo inadeer laguu xiise😂❤️

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 3 роки тому

    Mustafa hadeba dhacdo alla weene kuguma kenee hatusin murugadada sheikh madalo sheekhna mahee

  • @hassanovelfowzi9338
    @hassanovelfowzi9338 4 роки тому +7

    Afur wnaagsan all somalia

  • @Sirkhader
    @Sirkhader 4 роки тому +1

    Mustaphe calafdoon wan ku wataa
    Lkn sheekha prank wlliya ku samE😂😂🤣🤙

  • @abdirisakmohamoudibrahim5655
    @abdirisakmohamoudibrahim5655 4 роки тому +2

    Lapa shaxaari o meel isugu imid wa lapadaan🤣🤣🤣

  • @nimadajiyainaliban4677
    @nimadajiyainaliban4677 4 роки тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wy berka sheek Madale kkk inolow nin jiira

  • @ABDULLAFJ
    @ABDULLAFJ 4 роки тому +3

    Calaf doon shiikh madaale hhhhhhh

    • @Walaalo-mohamed
      @Walaalo-mohamed 4 роки тому +1

      adigana mesha maku jirta 😁😁😁
      cayuuni ma is garaacday 😁😁😁😁

  • @safajamac8212
    @safajamac8212 4 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣maquraanbaad soo akhriyi kulahaaa kkkkkkk

  • @marwamarwasagal2373
    @marwamarwasagal2373 4 роки тому

    Hore usocda wllo 🙏🥰❤❤❤🥰🥰

  • @amnaali5405
    @amnaali5405 4 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 بطني بطني😂😂😂😂😂😂😂

  • @engmaxamuud9615
    @engmaxamuud9615 4 роки тому

    🤣🤣🤣😭mustafow zp shkeh ma daale uu walayi gabadha ha furin

  • @fardawzamahamed8548
    @fardawzamahamed8548 4 роки тому +2

    Ala walahi waa dhibaato hadan qof qorbaha jooga talo waydiisto isagoo aniga iraba ninkayga uu iga cayrin lahaa😭😭😭no no !mustafe iyo sheekh madale ❣❣❣boqortoyo.

  • @amaalcadeey9314
    @amaalcadeey9314 4 роки тому +2

    Ayaa hee sheikh madale waa xarif socdo🤣🤣iminka wanku hayni laxa kulaha

  • @faaeem4805
    @faaeem4805 4 роки тому

    Kkkkkkk kkkkkkk
    Sheekh Madaale waa nin waalan

  • @Walaalo-mohamed
    @Walaalo-mohamed 4 роки тому +5

    weey muatafe wajigaaga cune wa iga baraajaysay wadaadka 😁
    1_1 full time

  • @amenboss5971
    @amenboss5971 4 роки тому +2

    Sheeko reality uqaaata guys
    Wey sarbebyane garanayum ba garanaye it's what it is 😆🤭😜

  • @cmaofficialchannal1673
    @cmaofficialchannal1673 4 роки тому

    director fican iyo jilayaal fiican
    filmkaa waaf ku guulaysateen ,thumnailkana waad nagu soo jiidateen

  • @marwamarwasagal2373
    @marwamarwasagal2373 4 роки тому

    Wlhi Dood Aan inaba cad ahn baa ka dhacday 🥰🥰🥰

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 4 роки тому

    Halkaa iyada Sheekh madaale Waaku Ceebobey. Suldaanka Saxsan 100%

  • @Salmanmuse1
    @Salmanmuse1 4 роки тому +7

    6:00 ma gabdhayda ku doon doonysa 😂😂

  • @zuhaipzaha7304
    @zuhaipzaha7304 4 роки тому +4

    MUZTAFE GEEP GOING PRO

  • @rahiimamahamed9249
    @rahiimamahamed9249 4 роки тому

    Mashalah mustafe waan jeceĺahay lkn reer buuleeyahay waan taagera sheeq madaale wuu qurux badan uahay

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 4 роки тому

    Mnsha allah hore u soco sxzyaaal

  • @zulekhasahal8997
    @zulekhasahal8997 4 роки тому

    Kkkkkkkkkkk RAMADAN MUBARAK booweyaal maantana ma sidaan miyaad keenteen naagaha gaalada oo aad eegeysaana iska daaya waa RAMADAN itaqallaah qoyskana leyskuma hayo ee xishooda brothers ciyaalkana inoo ilaaliya

  • @abwaannimcohani8814
    @abwaannimcohani8814 4 роки тому +3

    Sheeko ahaan ban uu dawanaya sababto ah prank mahaa

    • @najmudinqurayshi2267
      @najmudinqurayshi2267 4 роки тому

      Prank mabuu ahayn ee matalaad bay ahayd ay kaga hadlayeen xaladaha qurbaha yaala

  • @apdaleyousuf8297
    @apdaleyousuf8297 4 роки тому +1

    Markuu guurso ku yidhaa ee uu yeelo ayuu hdana qabsanayaaa😂😂😂 mustafe nin adag

  • @abdikamalsilver9350
    @abdikamalsilver9350 4 роки тому

    Sheikh madale warkiisu waa cadyay wali wuu kudhagsanay kulaha haday qurux badantay waa kala bixi laha🤣😂😂🤣😀

  • @Abdoo.king1
    @Abdoo.king1 4 роки тому +4

    Mustafow 😂wxni prank oo kleto ayaad shekada ku dhamaysay

  • @fahaddama1523
    @fahaddama1523 4 роки тому +1

    Anigu wali mustafe prank ay kugu sameeyeen ayan wali iloobi lahay I never see like dis prank we need pranks like dat

  • @Afdhashiike_
    @Afdhashiike_ 4 роки тому +1

    ninkan adeega miyuu dadka isqaba usoo gadaa 🤣🤣meelkasta adeeg bn dooni buu ku hayaaye

  • @khadarahmed9334
    @khadarahmed9334 4 роки тому

    Wacadala kuwan wa imtixaan 😁😁😉🤣😂

  • @WARYAVIBES
    @WARYAVIBES 4 роки тому

    Caydhiina waysoodhacday kulahaa😅😅😅😅😅🤪

  • @zalmiinacqani5212
    @zalmiinacqani5212 4 роки тому +1

    Qanqaniiini lhaaaaa hhhhhhhh

  • @Unknown99884
    @Unknown99884 4 роки тому

    Sheekh madaale Naftaa haysa 😆😆😆

  • @hassankaafi4842
    @hassankaafi4842 4 роки тому

    Shiikh madaale talo mala weedisto😂😂🙏

  • @m.aamiin8802
    @m.aamiin8802 4 роки тому

    Waar sheekh madaalaw inaadeer ilaahay kabaq oo sooon waaxay waxbaad nagu horcunaysaaye lagugudhufayee xishoood zhp anagiibaad nooqarinaysaaye intaad wax cuntay ayaad saaraysaa afkaga iyo wajigaagii shimbiraha dariiqa marayaa lagugudhufay👍😉

  • @picspaintingvlogs9417
    @picspaintingvlogs9417 4 роки тому +5

    Family jof iyo jowharad inta ila taageerta plz subscribe iisara

    • @Walal-cabdi
      @Walal-cabdi 4 роки тому

      Sxp waan kuu saaray adna ii sar

  • @AlDawaaCilmi
    @AlDawaaCilmi 4 роки тому

    Ma gabadheyda ku doon doonayza 🤣🤣

  • @amalabdi4035
    @amalabdi4035 4 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wadaadku Wuu kala kiciyeeey

  • @queenyaskayasmine6642
    @queenyaskayasmine6642 4 роки тому +7

    War ningu ma ciyaal bu laha😂

  • @haybehyare1551
    @haybehyare1551 4 роки тому +1

    Caalaaf don
    Moustapha jooof
    Maaanta waaa suude

  • @amiirayar4158
    @amiirayar4158 4 роки тому +1

    Ninkani imbadanbuu inaga qoslyee is muujiyoo yutubekan kala kiciya

  • @mohamudilkacaze2645
    @mohamudilkacaze2645 4 роки тому

    Nio sheekh madaale dhib badana 😂😂

  • @sakariyesanyare6173
    @sakariyesanyare6173 4 роки тому

    Sheikh ma daalow waan ku salaamay

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 4 роки тому +1

    Sheekh madaale kulha wn qanqaniinya caruurta 😂😂😂😂😂😂😂 lkn Suldaanka wa qof Tallo ficn bilash Suldan uma aha wlhi

  • @maxamedaxmedmuhumed288
    @maxamedaxmedmuhumed288 4 роки тому +2

    Noso wad zhp caawi wllkaga dhipanaHa

  • @foziyacawil4774
    @foziyacawil4774 4 роки тому +3

    Kkkkkkkkkk labadan nin wa filin

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 4 роки тому +2

    Lapadan Garac way izLa yaqaanaan
    FaataadHakHda 😅

  • @moshiineflog2114
    @moshiineflog2114 4 роки тому

    cabdi rahman hore usoco adeer macane

  • @sahraofficial2193
    @sahraofficial2193 4 роки тому

    waaw wilashayadi horumar wacan

  • @axmadsaadaq550
    @axmadsaadaq550 4 роки тому

    Masuul waan ku salaamay

  • @munaabdillahimohamoud5541
    @munaabdillahimohamoud5541 4 роки тому

    Shaikh Madaale, waar Guri islameed ha dumin

  • @asmacayni8013
    @asmacayni8013 4 роки тому

    Walee laba shaxaari weeye😂😂😂

  • @mohamedhassan2956
    @mohamedhassan2956 4 роки тому +1

    First 👍

  • @qadaafimadaxay1971
    @qadaafimadaxay1971 4 роки тому +1

    Qaahira daa laga jogaan ka dawanayaa mustafow

  • @samsamomer217
    @samsamomer217 4 роки тому +1

    Kkkkk way kaa waynty warnaga dayaa dee oo shekh madale wuu iska qoye waxay gabadha fasax rerka burburi macqull mahaa warkale ken dee

  • @safiya32
    @safiya32 3 роки тому

    War Mustafe xageed ka dhacday walaal waalguu xiisay

  • @ugbaadmaxamed7266
    @ugbaadmaxamed7266 4 роки тому

    War wata lug surwaal Maca lugteda macal subiskaraybteda Maca wexedoo dhan😂😂😂😂😂

  • @apzakmuze9039
    @apzakmuze9039 4 роки тому

    Apti akhiro u dir ninkazi waa ninki fajida ku dhigey prank kii kan ka horeyey

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 4 роки тому

    Sheekh madaalow sheeko xumida camu 🤔😅
    Gabadhada i doondoonaysa rag idin kala saari mayso walee ✌️