Maasul hore iskaga casiley urursiyaasadeedka Kaah oo manta dib ugu soo laabtay ururkisi hore.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 8

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh Годину тому

    sii soco soo soco maxaa daal la kororsaday.

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 2 години тому

    👍🏽

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 години тому +1

    Waxan siyaasad ceebayska ah shaashadaha ha hor keenina Dad kana caqliya dooda ha caayina Dadkani Aad Social kow ku sheegaysaan is bedel doonka waa tuug dilaaliin dooxato damiir laawayaan Aan Aan dhan siyaasad laga marona Aqoon qabiil ku shaqsysta waa dadkii ay ahayd in Dal ka iyo Dad ka laga qabto kuwaad ku sheeg taan is bedel doonka Ee ay ahayd in la laayo gebi ahaan tood ba si looga nadto sharkooda qabyaalad qaybinta iyo qudhun kooda kala dilka Dad ka iyo iska horkeenka shacab ka Janhuuriyadda

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 години тому

      Exactly. kuwa gadhka iyo gafuurka dhaadheer ee ag joogaa ka liita

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 2 години тому

    Balan qaadki baa ka habsaamay in yara sugo ahayd

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 години тому

    Kkkkkkkkkkk marka qaadka iyo cashadu kaa go’do is casil marka saadku kuu soo dhacana madaxa cas soo huwo. Caqli xumaa wuxu Waar ummada ka hor dhaqaaq waa kii ugu liitay waxaan hinguriile arkayay

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 2 години тому

    Disgrace 😮