Malyuun Maanka - Somaliland (Official Music Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 тра 2024
  • Happy 18 May!

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 2 місяці тому +423

    Heesaha waxa ka mcn Qur'aan ka Aleh Yaa igu raacsan ❤❤❤❤

  • @baaziosman22
    @baaziosman22 2 місяці тому +100

    Heesaha waxa ka mcn Qur'aan ka Aleh Yaa igu
    raacsan❤

    • @Xanaans
      @Xanaans 2 місяці тому +2

      ❤❤❤❤❤

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 2 місяці тому +1

      Maxaad meeshaan ka haysaa marka

    • @tajudinabdulahi
      @tajudinabdulahi 2 місяці тому

      Waw mashalaha

    • @duudciid2665
      @duudciid2665 2 місяці тому

      Runtaa way quruxeey aan sha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aymanvlogs252
    @Aymanvlogs252 2 місяці тому +150

    Abti malyuun maanka 7 million oo reer sheekha Ku jecel ❤

    • @Borama1960
      @Borama1960 2 місяці тому +7

      We love her too, walaal.

    • @Aymanvlogs252
      @Aymanvlogs252 2 місяці тому

      @@Borama1960 👑🙏❤️

    • @CryMeARiver13
      @CryMeARiver13 2 місяці тому +1

      7 million barejayn iga dheh. Bal millions ka idinka midka ah ee Somalida kale reer abtiga u yihiin car hala helo mid uso heesa calan kale o aman idinka hela gobanimada wa lo kala dhasha Somalida kale col iyo nabadba wey yaqanan. At the end of the day she is Marexan/darod to you.
      Learn the difference between political disagreements and pure hate….which y’all known for.
      Do I think she done something wrong? NO
      Do I think people who disagree her done wrong? NO
      It’s okay to not agree on everything.

    • @cilaansaarchannel4121
      @cilaansaarchannel4121 2 місяці тому

      Waa sidaads 💚🤍♥️

    • @bilana289
      @bilana289 2 місяці тому

      @@CryMeARiver13
      Ugbaad Aragsan sawta puntland u heestay

  • @baismail7521
    @baismail7521 2 місяці тому +18

    Mayluun maanka hooyo wacan baa dhashay iyo aabe qiimo leh dad wax isu ahaanshaha wax ka yaqaanaa dhalay ❤

  • @kingsaasboy7283
    @kingsaasboy7283 2 місяці тому +172

    Hadeysan qabyaalad jirin anaa u qalmo 1k like 😢😢

    • @IstaahilDeeq-iu7nm
      @IstaahilDeeq-iu7nm 2 місяці тому +3

      Waan kusoo yay 😢

    • @kingsaasboy7283
      @kingsaasboy7283 2 місяці тому

      @@IstaahilDeeq-iu7nm waa istahishaa 1kun oroon

    • @user-bo2ey3cl5f
      @user-bo2ey3cl5f 2 місяці тому +1

      ​@@IstaahilDeeq-iu7nmsidoo kale waan kuu saaray❤

    • @Xanaans
      @Xanaans 2 місяці тому +1

      @@IstaahilDeeq-iu7nm 👸👸❤️

    • @kingsaasboy7283
      @kingsaasboy7283 2 місяці тому

      @ricoanimation0509 nibi aadan

  • @nololchannel3114
    @nololchannel3114 2 місяці тому +139

    Caynaba iyo oog Sool maaha
    Ceerigaabo, Maydh, Ceelafweyn, Dararweyne ilaa laasqoray afkeeda sanaag maaha miyaa abti hore u soco cayayaanka ha u joojin 🟩⬜🟥❤🎉

    • @user-bo2ey3cl5f
      @user-bo2ey3cl5f 2 місяці тому +10

      Haa caynabo iyo sool iyo sanaag waa dhul soomaliland💚🤍❤

    • @Xanaans
      @Xanaans 2 місяці тому +3

      ​​@@user-bo2ey3cl5f💚🩶❤️ duriyada oo is heshay🫀

    • @ahmedaamiin8669
      @ahmedaamiin8669 2 місяці тому

      laasqorey ma hooydaa leh

    • @ailover5719
      @ailover5719 2 місяці тому

      @@ahmedaamiin8669Calnka somaliland ba soran

    • @ailover5719
      @ailover5719 2 місяці тому +1

      Caynba oog Qurilugd Jidaaali Iyo tuuloyin badan Sool ka dagan

  • @user-nr4jv8kb1w
    @user-nr4jv8kb1w 2 місяці тому +18

    WAXAY CABTAY CAANO MACAAN HOOYO GARXAJISA AYAA DHASHAY

  • @hibo-vlogs4420
    @hibo-vlogs4420 2 місяці тому +11

    Naag Abti iyo Rabiba leh ❤❤❤❤ Waan ku jecelnahay Qalbi

  • @khadardhego
    @khadardhego 2 місяці тому +187

    Somaliland💚🤍❤️ I love you dhamaantiin from Djibouti 🇩🇯

  • @user-bo2ey3cl5f
    @user-bo2ey3cl5f 2 місяці тому +102

    Hargeesa ninaan dago🏘
    inaan dawado barbara🏖🤗
    Dalxiis ayaan kutago togdheer🏞
    Bal iyo sool iyo sanaag
    Baraabo roob ku da,ay🌧
    Gobtiyo nasabka somaliland❤️
    Waaw waankaa haynaa boqorada malyuun maxamed cali🤗

    • @IstaahilDeeq-iu7nm
      @IstaahilDeeq-iu7nm 2 місяці тому +4

      Waaw intaa ayaa icajinisay❤❤❤

    • @user-bo2ey3cl5f
      @user-bo2ey3cl5f 2 місяці тому +3

      ​@@IstaahilDeeq-iu7nmwaw reer somaliland ❤❤

    • @Xanaans
      @Xanaans 2 місяці тому +1

      Tanks 🫀💚🩶❤️

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar 2 місяці тому +3

      Baroobo maaha waa borama ereyada si fiican udhuux😂

    • @user-nb2oo5xo2n
      @user-nb2oo5xo2n 2 місяці тому +2

      Baligubadle iyo hawd waaw gobalkii halganka

  • @z012y
    @z012y 2 місяці тому +12

    Heesta ugu qiimaha badan sanadkan 18 may 2024 👏
    We love you Abti ❤

  • @user-yu4qx8dl6t
    @user-yu4qx8dl6t 2 місяці тому +17

    ❤Waxbadan ban dooni jiray
    Hargaysa inan dhex dago
    Inan daawado barbaara
    Dalxiisna ku tago togdheer
    Sooliyo sanaag boraamo roobku da,aay❤
    ❤Dadkii nasibkiyo gobtaay
    SOMALILAND
    Dadki nabadiyo horumarkaay
    SOMALILAND❤
    ❤Waxbadan ban dooni jiray
    Inan baligubadle hawd
    Dalaga beeraha gabilay
    Salaxlay doogu baxay
    Caynabo damashad ku tago
    Odweyne danbar ku dhamo❤
    Happy 18may dadki layga beerow❤

    • @Xanaans
      @Xanaans 2 місяці тому +1

      ❤❤

  • @Abdirisaknani
    @Abdirisaknani 2 місяці тому +16

    Aniga iyi malyuun maanku hadii aan tageerno somaliland ma hor. Gal mareexaan noqoni karnaa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 місяці тому +73

    Hambalyo Hambalyo reer somaliland from 🇸🇴 sool io Sanaag dhul somaliland ❤❤❤

    • @Borama1960
      @Borama1960 2 місяці тому +6

      That is true. Sool and Sanaag is Somaliland.

    • @user-fc3mi5oh2o
      @user-fc3mi5oh2o 2 місяці тому +1

      Afkaga ma ku noqonaysaa😂😂😂 halkad sheegi waa Halka qaranki 34 lagu babi.iyey manta magacisi unba sii jira 😂😂 Halka idoor maxbuus kuwada yahay

    • @KhalidAlirunsheeg
      @KhalidAlirunsheeg 2 місяці тому +3

      @@user-fc3mi5oh2oma afkinay ku noqodaysa. Abti Sool Galbeed o ah Caynabo iyo oog shaqo kuma lahid Xudun o Bariga Sool ah ayay Habar Yoonis Sacad Yoonis idinla degan. Sanaagna shaqo kuma lihid baa. Yaanay Muse Ismaacil ku maqlin o 100 jeedal kugu dhufan😂😂😂

    • @queenabdi4319
      @queenabdi4319 2 місяці тому +1

      @@user-fc3mi5oh2o xagee sanaag ku aragtay sool 2 degmo ha ku qado sool gabal maha degmada saldhiig

    • @a.m.9096
      @a.m.9096 2 місяці тому

      @@user-fc3mi5oh2o Iska ciilbax, waanu kaa samrin Beesha Bariga Sool iyo Fiqifuliye.

  • @caso7
    @caso7 2 місяці тому +9

    Malyuun maanka jamhuriyada somaliland siwacan baan kugu soo dhawaYnYnaa 💚

    • @Xanaans
      @Xanaans 2 місяці тому

      ❤❤❤I. A

  • @shankaroonaden2275
    @shankaroonaden2275 2 місяці тому +9

    Malyunka gabadh Reer Abtigeed u heestay Mahadsanid habo qali ❤

  • @Xanaans
    @Xanaans 2 місяці тому +80

    Yaa diidaya in sool iyo sanaag in ay tahay dhul soomaliland 😏mida kale dhulka waa wada dagnaa ee qaraarka joojiya gabadhan amaanka siiyaa qalad malahan😂💚🩶❤️🫶

    • @nasteexoYuusuf-dy3yb
      @nasteexoYuusuf-dy3yb 2 місяці тому

      togdher ma anagaa shegano waana dagnaaye sool manoraty baana ka thy😏😏

    • @Xanaans
      @Xanaans 2 місяці тому +3

      ​@@nasteexoYuusuf-dy3yb😂😂waad riyoonaysaa malaha

    • @sekeriyaabdulle8496
      @sekeriyaabdulle8496 2 місяці тому +1

      Baqtigiina noo waran meel walba iyo ragina geela cml u ra rano 😆 🤣

    • @ramluushka
      @ramluushka 2 місяці тому +1

      Yaa lagula yaabin 😂😂😂😂😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 місяці тому +2

      @@nasteexoYuusuf-dy3yb sool waa lagula degaa sanaagna waa isaaq sca inyar warsan geliyaa dega caynaba waa isaaq sooca

  • @bedraqani94416
    @bedraqani94416 2 місяці тому +22

    Thanks habo macaan malyuun maanka gobanimadii oo qofa

    • @Xanaans
      @Xanaans 2 місяці тому +2

      Waan ku dhalnay🩸🥰💚🩶❤️

  • @Mahdibenetiya
    @Mahdibenetiya 2 місяці тому +40

    Dalkayga labaad somaliand from the Djibouti 🇩🇯 ♥️

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 2 місяці тому +37

    i love you somaliland dhamantiin from galmudug❤🎉

  • @saliimayaanle5895
    @saliimayaanle5895 2 місяці тому +82

    Intii malyuun maanka ila tagersani lovka❤ igu cimamada

    • @IstaahilDeeq-iu7nm
      @IstaahilDeeq-iu7nm 2 місяці тому +1

      Waa iga haysaa❤

    • @Xanaans
      @Xanaans 2 місяці тому +1

      ​@@IstaahilDeeq-iu7nmwaw ❤

    • @alihosh8058
      @alihosh8058 2 місяці тому

      ❤❤❤❤ gabadha abtiga u nahay

  • @Ahmed.dahir10
    @Ahmed.dahir10 2 місяці тому +20

    Malyuun maanka thanks ayanu kuleenahay inta cuqdadaysan ee heesta inaad somaliland usoo qaaday kugu haysataa yagaa daali , happy 18 may dhamaan ree somaliland

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 2 місяці тому +16

    Aaway rer somaliland 2k maraysaa heestee 2ml gaarsiya thanks malyuun maaanka
    Aniga boooramo oga gadan bee

  • @himilofishingcompany2565
    @himilofishingcompany2565 2 місяці тому +2

    Inantan waxa dhalay reer somaliland. Wxaanay ka dhalatay reerka u sharafza badan daarood.
    Ilaahay haku sharfo.
    Waa laguu ogyahay
    Abaalkeedana waad heli balan.
    Guulayso oo cadwgaa ha jabo.

  • @KingDaniel7
    @KingDaniel7 2 місяці тому +24

    Waaaw Manka cish calaa hees plus cod halaasi ah Heesaha Lander ka loo qaaday wax badan yaacaya waan arkay lakiin mid la dhegeysan karo kuma arag lakiin adaa la helay mid top ah way fadhidaa heestu waana lagu cesh ceshan karaa absolutely 👌🔥💯

  • @xafsafaysal227
    @xafsafaysal227 2 місяці тому +6

    Alle haku ilaaliyo inaanti aan dhalay inaantayadu no dhashay habo guulayso markasta reer soomaalilnow malyuun maanka youtube keeda kor geeya i.n h

    • @Xanaans
      @Xanaans 2 місяці тому

      ❤❤❤

  • @JANNA.ERYADE.WAGARDHAC.
    @JANNA.ERYADE.WAGARDHAC. 2 місяці тому +7

    Boqoradii fanka Malyuun manka ina ader gulayso ❤

  • @user-rx8jz7zu5b
    @user-rx8jz7zu5b 2 місяці тому +2

    Malyuun 1 millions ha la gadhsiyo ila 18 may . Gesiyaad reer abtigeed sharaf tay .

  • @sakariyaabdi6673
    @sakariyaabdi6673 2 місяці тому +18

    Wan ka gudonay malyuun manka heesti duriyada

    • @IstaahilDeeq-iu7nm
      @IstaahilDeeq-iu7nm 2 місяці тому +2

      Hesta dadbaa gabadha kucaanaya❤❤wankaanhaynaa Somaliland

  • @Salmahoney1
    @Salmahoney1 2 місяці тому +23

    Dadba gabadhan ugu dhagan sool iyo sanaag ay heesta kuso dartey 😂 oo waa suaale sanaag sow mahn tan calanka somaliland ka tagan yhey soolna ma laacsanod kaliya u taqanan?😂

    • @IstaahilDeeq-iu7nm
      @IstaahilDeeq-iu7nm 2 місяці тому +4

      😂😂war aniga xitaa waan ku wareeray 😂😂

    • @user-bo2ey3cl5f
      @user-bo2ey3cl5f 2 місяці тому +1

      😂😂😂 qof nafahan siiyo haloo waco😊

    • @kawsarismail-sh2cj
      @kawsarismail-sh2cj 2 місяці тому

      Haa waa tan la yabay

    • @cqaniaden7315
      @cqaniaden7315 2 місяці тому

      Sool iyo sanaag waa dhul Habar-jeclo ❤ iyo walaalahood

  • @SiciidXalaysOfficial
    @SiciidXalaysOfficial 2 місяці тому +1

    The best song 2024 happy 18 May

  • @ssm3933
    @ssm3933 2 місяці тому +6

    Waxaniiiii hes way Dhaftay wan ka hayna malyun manaka ❤️. Happy Eid all slander

  • @nourianeima4636
    @nourianeima4636 2 місяці тому +4

    Mahadsanid , Malyuun maanka , habar yar anaguna waan ku jecelnahey ❤

  • @nimcomaxamed5176
    @nimcomaxamed5176 2 місяці тому +5

    Rer somaliland hesta like ta la dhaca ❤

  • @gumburimedia8011
    @gumburimedia8011 2 місяці тому +1

    Boqorada codka madaxaad noo saaran tahay casuumadna hargaysa ayaanu kuugu diyaarinaynaa malyuun sharafeey❤❤❤❤❤❤

  • @Borama1960
    @Borama1960 2 місяці тому +1

    Fire song. Lonve this song. Mash-Allah..
    Thank you, Queen Malyuun. Borama Somaliland welcomes you.

  • @KingDaniel7
    @KingDaniel7 2 місяці тому +13

    Roda Keyf iyo Malyuun Manka hablaha fanka cod baad ku disheen Dumarka heesa qaada labadiina ayunbaan tick ta idin saaray inta kale walee way isdhibaan fan jaceyl un bay ka tahay xogaa Ugbaad baa idin soo yara sadaxaysa hadaan qaldanyn Keep going Manka reero comment soo qoro ma ihi lakiin gacan baan idin taagay 🔥

    • @IstaahilDeeq-iu7nm
      @IstaahilDeeq-iu7nm 2 місяці тому +3

      Walahi isku fikir Ayaan nahanay Malyuun iyo Roda Kayf waa isla taageeraa m.a🙏👏🏻🔥🔥🔥

    • @user-bo2ey3cl5f
      @user-bo2ey3cl5f 2 місяці тому +2

      Aniga waa idinku jiraa ogaada 😂❤

    • @KingDaniel7
      @KingDaniel7 2 місяці тому

      @@IstaahilDeeq-iu7nmquruxey wax garad ayaad thy way kaa muqataa anuu hablaha saas ilama cod wanaagsana inkastoo qof kasta heeso u qarxi karto malyuun way cod macaan thy lakiin ma heeso badno so waxaan Keyf ahayn oo ay run run ugu fadhido beryahan dhaw ma arag runtii

    • @KingDaniel7
      @KingDaniel7 2 місяці тому

      @@user-bo2ey3cl5f aad u wayn 🫅

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 2 місяці тому +4

    Woow malyun maanka qof nasaba oo jecel abtiyashed gob gob dhashey bad tahay abti

    • @Xanaans
      @Xanaans 2 місяці тому

      ❤❤❤

  • @African_bebe
    @African_bebe 2 місяці тому +1

    Wn ku jecel nahay malyuun ❤from somaliland 🥹💋

  • @nimconice
    @nimconice 2 місяці тому +1

    Keep going habo mcn no jiljileec❤

  • @RoodoBiixi
    @RoodoBiixi 2 місяці тому +6

    Naftaydu idinjeclaa abtiyaal wlhi malyun hbo wdgtay wey ii hadashay❤

  • @nimcosagal8723
    @nimcosagal8723 2 місяці тому +4

    Thanks sister ❤❤❤❤ from hargeisa somaliland ,we owe u❤

  • @badpoi-qo8fg
    @badpoi-qo8fg 2 місяці тому

    tan hees way dhaaftay thanks our malyuun , happy 18 may ❤

  • @CayniAhmed-nn4ik
    @CayniAhmed-nn4ik 2 місяці тому +8

    Mahadsanid hbo mcn malyuun qurux badaneey

    • @Xanaans
      @Xanaans 2 місяці тому

      M.a❤❤❤

  • @maymunabdiqani5288
    @maymunabdiqani5288 2 місяці тому +4

    wan ka hyna habo macaan ❤wax la dhalo baad u mudantahye ❤

  • @Burcaawiyada
    @Burcaawiyada 2 місяці тому +7

    Malyuun in the house wnka haynaa qlpi🫡💕🩸

  • @marwonajaxadenmohamed4095
    @marwonajaxadenmohamed4095 2 місяці тому +2

    ❤noolow habaryar dhiigu biyo maaha ❤ viva Somaliland

  • @qadhiimoalim588
    @qadhiimoalim588 2 місяці тому +1

    Soomaliland i love you from Gado

  • @mawleedali8504
    @mawleedali8504 2 місяці тому +24

    Woow tani hees way dhaaftay mahadsanid habo macan malyuun mohamed ali 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @yaziinbaqdaadi1788
    @yaziinbaqdaadi1788 2 місяці тому +4

    Malyuun manka keep going abti

    • @Xanaans
      @Xanaans 2 місяці тому

      ❤❤❤

  • @gumburimedia8011
    @gumburimedia8011 2 місяці тому

    We love you malyuun maanka somalilanders❤

  • @user-qk5hd9su6d
    @user-qk5hd9su6d 2 місяці тому +2

    Malyuun abtiyaal badanaa Somaliland oo dhan baa abti u ah
    Best hees Somaliland weeyaan

  • @bisadayar
    @bisadayar 2 місяці тому +10

    We lov u habo mcneeeey malyuun kun karoon❤❤❤

  • @mohamedzomali2547
    @mohamedzomali2547 2 місяці тому +8

    Masha allah abti ilahy hku barakeyo somaliland guuL❤

  • @cabdiqaadirmukhtaar3234
    @cabdiqaadirmukhtaar3234 2 місяці тому +31

    abti malyuun maanka hore u soco ha u joojin nacabka
    Happy 18 may💚🤍❤️

  • @mohamedhirad6513
    @mohamedhirad6513 2 місяці тому +4

    Thanks abti qaali waa Kaa hayna heeski duriyada iyo qarankeedaba.

  • @mohamethofficial6315
    @mohamethofficial6315 2 місяці тому +13

    Tani heees waydhaaftay🎉

    • @IstaahilDeeq-iu7nm
      @IstaahilDeeq-iu7nm 2 місяці тому +3

      Wax kale halo bihiyo🫡👏🏻

    • @user-bo2ey3cl5f
      @user-bo2ey3cl5f 2 місяці тому +2

      ​@@IstaahilDeeq-iu7nm heesta waa ay icajibisay waana soo dagsaday💚🤍❤️

    • @Xanaans
      @Xanaans 2 місяці тому +1

      ​@@user-bo2ey3cl5f ku Lamido baan ahay😂 ❤️‍🔥💚🩶❤️

    • @Xanaans
      @Xanaans 2 місяці тому +1

      Yaa diidaya in sool in aytahau dhul soomaliland 😏

  • @gumball894
    @gumball894 2 місяці тому +6

    Guulayso abti malyuun walee laguguma khasaarin❤

    • @Xanaans
      @Xanaans 2 місяці тому

      Haa wallhi❤❤❤❤

  • @draxmedofficial3380
    @draxmedofficial3380 2 місяці тому +2

    Dabaal dag wacan dadkaygii from sool 💚💚🤍🤍❤️❤️

  • @user-ur1pl8ql6n
    @user-ur1pl8ql6n 2 місяці тому +2

    dumaashi horey usoco🇸🇱🥰

  • @Cabdinaasirjr
    @Cabdinaasirjr 2 місяці тому +3

    Malyub maanka ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @shukrimahamed9278
    @shukrimahamed9278 2 місяці тому +4

    Man sha allh habo mcn wan ka hayna kun wad mahadsanthy happy 18may 💚🤍❤️✌️🙏🩸👑

  • @xmshaami5274
    @xmshaami5274 2 місяці тому +3

    I love Somaliland abti guulayso walle markad Somaliland timado si mug iyo miisan leh lagusoo dhowaynayaa❤

  • @CabdilaahiShabeel
    @CabdilaahiShabeel 2 місяці тому +1

    Maanka soomaalilnd gull abti qali malyuun❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ kanaxo NAFTA waa waraa

  • @FilsanMuse-lf7wc
    @FilsanMuse-lf7wc 2 місяці тому +12

    Waxbadanbaan dooni jiray in aan balligubadle hawd❤❤❤❤

  • @user-vu4br1tj5p
    @user-vu4br1tj5p 2 місяці тому +3

    Malyuuun manka abti heees yo way dhaaaftay mahadsanid ❤❤❤

    • @Xanaans
      @Xanaans 2 місяці тому

      🎉🎉🎉wax kale

  • @AaminamuuseIsmacil
    @AaminamuuseIsmacil 2 місяці тому +1

    Habaryar guulayso malyuuneeey❤❤❤

  • @amranismail8227
    @amranismail8227 2 місяці тому +1

    Sool iyo sanaag Somaliland , guulayso habo qurxlay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @norbilmaxamed3888
    @norbilmaxamed3888 2 місяці тому +7

    Somalilandernimo❤

    • @IstaahilDeeq-iu7nm
      @IstaahilDeeq-iu7nm 2 місяці тому +3

      Somaliland ❤❤

    • @user-bo2ey3cl5f
      @user-bo2ey3cl5f 2 місяці тому +1

      ​@@IstaahilDeeq-iu7nmsomaliland💚🤍❤️

    • @user-bo2ey3cl5f
      @user-bo2ey3cl5f 2 місяці тому +1

      ​@@IstaahilDeeq-iu7nmsomaliland💚🤍❤️👍

    • @Xanaans
      @Xanaans 2 місяці тому +1

      💚🩶❤️🫶

  • @ismailmaxmedismailmaxamed6353
    @ismailmaxmedismailmaxamed6353 2 місяці тому +4

    HeestaN qawiil Bawa ka xanaqayy bisinkow Wtaa Sharma oo Hda rali galinayo Soo Arky yaaab 4Ever somaliand froM ciyaaal madiina❤❤

  • @ZamiirMll
    @ZamiirMll 2 місяці тому

    Maanka miirkiisa abti wa kuwadanaa kumana dhigno kaligaa😘

  • @muhimmohamed2039
    @muhimmohamed2039 2 місяці тому +1

    Habooooo 🎉🎉🎉🎉🎉 mayuun million dhaan

  • @shabcaanfaysal44
    @shabcaanfaysal44 2 місяці тому +7

    Malyuun maanka guulayso abti

  • @jamarashid100
    @jamarashid100 2 місяці тому +20

    Malyuun mahadsanid.
    Reer somaliland inanteenu way inoo godobowdaye channel-keedan haka muuqato inaad garabtaagantihiin oo 1 million gaadhsiiya gabadha inta 18may lagu jiro.
    Hadiikale comments kan caatada ah waxba u tarimaayaane iskaga taga.
    Abti anigu maanta ayaan kusoo biiray channelkeena wanan kujiridoonaa mahadsanid.

  • @CabdicasiisXasan-cs1ke
    @CabdicasiisXasan-cs1ke 2 місяці тому +1

    Anoo reer xamar ah heestaan waan kahelay guul reer somaalilan

  • @shiineyare9182
    @shiineyare9182 2 місяці тому +1

    Happy 18 may Somaliland, live long Boqorada

  • @fadxiciwal5286
    @fadxiciwal5286 2 місяці тому +4

    Abti waan kaa haynaa heestii aduunka noo qaday wllhi nasxalala nuugtay ❤❤ inta halaga foqo baroor wishy abtiyadeed u heestee

  • @Lii389
    @Lii389 2 місяці тому +10

    Kusalinabiga scw

  • @CABDILAAHIMaxamuud-sx5wg
    @CABDILAAHIMaxamuud-sx5wg 2 місяці тому +2

    Happy 18may dadkii layga beeray🎉😊❤❤❤

  • @godwayarevlogs
    @godwayarevlogs 2 місяці тому +1

    boqorad apti jiro joog ❤❤

  • @ailover5719
    @ailover5719 2 місяці тому +20

    Sool iyo Sanag Dhulki HY iyo HJ❤❤❤❤

  • @motubeofficail8946
    @motubeofficail8946 2 місяці тому +15

    Abti qof aan laheed ayaa b ay abti guul Mar walab 💚🤍❤️

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 2 місяці тому +1

    Reer tolkeyga ❤sanad guura wacan 🫡❤️🤍💚🩸🩸

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 2 місяці тому +1

    Mansha allah habo cadawgagu ha jabo hawbixin cadawga💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️🎉🎉🎉🎉❤️❤️💚💚🤍🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maxamedcabdi-ps2od
    @maxamedcabdi-ps2od 2 місяці тому +4

    Queen maanka nolow abti

  • @Djkaafiya12
    @Djkaafiya12 2 місяці тому +3

    0:52 codka halaasiga ah malyuun maanka❤

  • @fowsiyoabdi4093
    @fowsiyoabdi4093 2 місяці тому +1

    Woow malyuun geesiya qaran💚🤍❤️☝️

  • @abddlemhmdnre7214
    @abddlemhmdnre7214 Місяць тому

    Ilove you all of somaliland from Ethiopian bg love 💘 ❤ 💕 💗 💖 ♥ 💘 ❤ 💕 💗 💖 ♥ 💘 ❤ 💕 💗 💖 ♥ 💘 ❤ 💕

  • @diinialanle2824
    @diinialanle2824 2 місяці тому +11

    Mid ka mid diamond ka fanka ee abtiga looyahay pic respect #maanka

  • @siman1we
    @siman1we 2 місяці тому +4

    Happy 18 may dadkeyga love you

  • @GX36.
    @GX36. 2 місяці тому +1

    Beautiful song beautiful voice 🔥 i have it on repeat 🔁

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 2 місяці тому

    Mansha allah tabarkalah hambayo somaalinad ❤❤❤❤❤ malyuun Maka mahdsanid habaryar❤❤

  • @AyanAbdillahi-ec9xp
    @AyanAbdillahi-ec9xp 2 місяці тому +9

    Habo mahadsanid ilmo xalaal lagu dhalay baa jecel reer abtigii❤❤❤❤ habo love u❤❤

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 2 місяці тому +5

    Gabadheeena 🩸❤️ dadkii nabada iyo samaha somaliland 🩸

  • @suhaybosman3272
    @suhaybosman3272 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤ maanshalah abti mahadsanid

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 2 місяці тому

    ❤❤❤❤ HORE USOCO. MALYUUNEY. CADOWGAAGU. HAJABO❤. THE SONG OF YEAR 2024. THANKS ALOT❤❤❤❤❤

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 2 місяці тому +3

    mansh Allah nolow abtiyo qali

  • @alimahdihaidofficial5409
    @alimahdihaidofficial5409 2 місяці тому +3

    ❤❤❤❤❤

  • @FathimahamedMahamedsalam
    @FathimahamedMahamedsalam 2 місяці тому +1

    Wooow msha Allah waxn hees lamo odhan kareh magac kleh ha loo bixiyooh❤❤❤

  • @Mohamedaydiid230
    @Mohamedaydiid230 2 місяці тому +2

    Hit song All landers happy 18 may