Malyun Maanka oo Somaliland u heestay, Harti oo ka carooday iyo Sharma Boy oo...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 304

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 5 місяців тому +57

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝️🕋

  • @youssoufmouna3588
    @youssoufmouna3588 5 місяців тому +33

    Viva Somaliland Malyuun manka❤❤❤❤

  • @munaomer8597
    @munaomer8597 5 місяців тому +5

    SubahaAllah waa cadiifada ma lahidine. Sanaag iyo soolba waa lagula leeyahaye adna bal u heesa ssc. Waa wada leenahay tollow markaas ilbaxa

  • @maryam-cd3gt
    @maryam-cd3gt 5 місяців тому +14

    WE love Malyuun maanka from Somaliland

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 5 місяців тому +18

    Sool iyo sanaag inta badan isaaq baa dega….
    qabyaladii idin qaaday idinma dhigto we don’t care
    Viva somaliland ❤️❤️❤️❤️Happy 18 may❤❤❤❤

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 5 місяців тому +37

    Sool iyo sanaag waa somaliland❤❤❤❤❤

    • @aminoali9911
      @aminoali9911 5 місяців тому +3

      😂😂😂😂😂 inaad riyoto inaad sexato baa kahorayso inadero

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 5 місяців тому +1

      ​@@aminoali9911​​Riyo maaha waxa markhaati ka noqon dabaal dega 18 May Sool iyo Sanaagba weliba Sanaag lagama taagi karo calan kale.

    • @RowdhaAhmed-fz3zf
      @RowdhaAhmed-fz3zf 5 місяців тому +2

      @@slandprince7210 tasan been ahyn 😂😊

    • @yahyeguled2242
      @yahyeguled2242 5 місяців тому

      😂😂😂😂.

    • @yahyeguled2242
      @yahyeguled2242 5 місяців тому

      Waa wax lagu Qoslo Xaqiiqdii
      😂😂😂

  • @HilaaHilaac
    @HilaaHilaac 5 місяців тому +7

    MANSHA ALLAH HABARYAR GEESINIMADA ANAGAA KUGU DHALAY HORE U SOCO.❤❤❤

  • @yasinismail2733
    @yasinismail2733 5 місяців тому +20

    Sool iyo sanaag waa somaliland diid ama doon aday ku taalaa maqaaxidaay 🎉

    • @waryaaofficialchannel3323
      @waryaaofficialchannel3323 5 місяців тому +3

      Bal kalay iwoow riyo wax leskama riyoodee waliba cidaankiina soodira waxaa balan ah inaa hargeisa leskugu imanayo

    • @sekeriyaabdulle8496
      @sekeriyaabdulle8496 5 місяців тому +3

      😆 🤣 baqtigini nooga cararteen ba buurahayga ka buuxa markas iska niic leedahay futo jeclo

    • @SahraYuuusufMaxamed
      @SahraYuuusufMaxamed 5 місяців тому

      😂😂😂​@@sekeriyaabdulle8496

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw 5 місяців тому +17

    Horta marka hore qofku waxu layahi haku duudo saanaga 100 95 isaaq baa laha sool 100 baa 55 isaaq baa laha marka ma lasdiga bi ku duudayan Hambalyo hambalyo Happy may Somalilanders ❤❤❤❤❤

    • @hindaofficilchanle2956
      @hindaofficilchanle2956 5 місяців тому

      idoor iska riyooda sool inaa yeelato iskadaaye dhagaxa baa laga saaraya weligaana u kusoo laaban meyesan ee iska riyooda😳

    • @Khayzu
      @Khayzu 5 місяців тому +2

      Na isku xisho o umada dhulkeda u nabd gali buurahaga ku qanac😏
      Sanag hal tuulo xun bad kaga jirta Sool Na Buush xita kuma lihd😂
      RUNTU KAMA NIXISO

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 5 місяців тому +2

      Dadkan waa dad xanuunsan dhuLka aynu deganahay ayey leeyihiin yaan loo heesin Odayga isaaq ee ceerigaabo haysta harti ayey uyaqaanaan waa dad xanuunsan dadkani kkk

    • @mohamedsharif1266
      @mohamedsharif1266 5 місяців тому

      Walahi xanuun baa haya kuwan dhulbahante qalbada jaban sanaag waa deegaan isaaq soolna 50% isaaqba leh laascanood iyo taleex baad ka degen tahay

  • @sagalcumar8431
    @sagalcumar8431 5 місяців тому +9

    nabad a iyo nasibanimada iyo gobanimada waye waxa laskuhasate ee waa nima o alasiye somalilan dawasho maxaye qari dhulku waa dhul somalilan naalehu guul mania wad xasusaye barya cultists been bey isku shegene faye malaga mania guul isaqa guul manka

  • @abdirahimdahirmalin6728
    @abdirahimdahirmalin6728 5 місяців тому +22

    Oo sow kuwa reer Somaliland ba u heesayeen Puntland

  • @nemaozman735
    @nemaozman735 5 місяців тому +1

    War shiine dhulbahante cumaamad ma yaqaan ee wuxu yaqaan cunto marku calooshisa geyana cadawad buy ka qaada tolkaa wad taqan guuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedaxmed4610
    @maxamedaxmed4610 5 місяців тому +1

    Habo.mcn.intanshalnay.thanksyou.horeusoco❤❤❤.mcnto.lkn Harriet.hamognin.gabdha.angadhaknaye❤❤❤

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 5 місяців тому +1

    Malyun maanka
    Qalad maleh
    Erayada Abwaanka
    Curiyey ayaa wax isku
    Walaaqay
    Marka .gabadhu
    Absolutely 💯/ 💯
    Wax dhaliil Ah iyo Aflagaado
    Ma geyso
    Reer Abtigaa. Mar walba
    U dhoweey wanaag
    Ustaad shine
    Mahadsanid

  • @nemaozman735
    @nemaozman735 5 місяців тому +1

    Baaxadaydii noolow noolada adigiyo ninkaaguba guul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 5 місяців тому +5

    Hartigu ha xishoodan

    • @zahrasaed148
      @zahrasaed148 5 місяців тому

      Sool iyo Sanaag iyo Caynaba horta dadka ubadan baa leh .dhulbahante iyo Warsangeli halka uu kadego bey leeyihiin Oo waliba sidaa lookalabadan yahay lookala leeyahay. Somaliland oo dal ah iyo xuduudkooda oo mida bey kutaalaa ee waalida cas kajooga SOMALILAND WAA MUQADES CID KALA JARIKARTA MAJIRTO GUUL SOMALILAND IYO DADKA WADA LEH 💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡🎉🎉🎉🎉🙏🏽👏👏👏👆✊waxaa wakhtiga haiska dayacina. that’s the reality and the fact the sooner you accept the better you will be plan your future in peace and fix the damage you cost to your people and your city . We both lost people, but the country will stay together forever whether you like it or not.

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 5 місяців тому +7

    Guul malyuun maanka guul somaliland insha allah 💚 🤍 ❤ guul 💚 🤍 ❤ guul somaliland 💚 🤍 ❤

  • @ayaanqaali8570
    @ayaanqaali8570 5 місяців тому

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉love you habaryar❤❤❤❤soo dhawoow

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 5 місяців тому +20

    Malyuun maanka fanaanada qarniga ❤

    • @anisoaxmed9501
      @anisoaxmed9501 5 місяців тому

      Harti mj ka ahoow hhh😂😂❤

    • @anisoaxmed9501
      @anisoaxmed9501 5 місяців тому

      Harti mj ka ahoow hhh😂😂❤

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 5 місяців тому +2

    Outstanding analysis brother ❤🎉

  • @YAASIINBALBALAADHSHE2022
    @YAASIINBALBALAADHSHE2022 5 місяців тому +6

    Shiinow dadku kala tagimayan lkn manta wad hadashay sii wacana wad u hadshay hakka ka wad ❤❤❤❤❤❤

  • @CabzsGCFqyc
    @CabzsGCFqyc 5 місяців тому

    Malyun manka alah haku zharfo wllo

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 5 місяців тому +4

    Mashallah Tabarikalla Hore u soco Habaryaro❤❤❤❤

  • @khadramahamed8034
    @khadramahamed8034 5 місяців тому +9

    Sool iyo sanaag makeligood baa dega, maxey ku heystaan gabadha

    • @UbahMohamud-d7c
      @UbahMohamud-d7c 5 місяців тому

      Hadaa mahooyadàabaa nalaleh nacaalaa tiikuxaartay kuyaal

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 5 місяців тому

      way riyoonayan way kibreen 😅

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 5 місяців тому +10

    Af jooga looma adeeg sharma boy oow ,malyuun horay u tidhi fartaan donaan qoraa farxada anigaa sameeya

  • @faisahassan2165
    @faisahassan2165 5 місяців тому +5

    Malyuun maanka Waa gabadh reer Abti loo yahay oo Maas xalaal ah la siiyay❤

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 2 місяці тому

    Waaaaaaaaaaw ❤❤❤❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 5 місяців тому +5

    Malyuun maanka alle Haku barakeeyo ❤❤❤❤❤

  • @nemaozman735
    @nemaozman735 5 місяців тому

    O'Day beeled shina culay noolow adiga laftaadu shiine O'Day cadaliya❤❤❤❤❤❤ guul somaliland❤❤❤❤❤

  • @Maan3416
    @Maan3416 5 місяців тому +7

    Sool iyo sanaag somaliland baa lehe wx kle sheega wlalyaal 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @GujisMursal
    @GujisMursal 5 місяців тому

    ❤❤❤👌

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 5 місяців тому

    Ilma adeerayaal #malyuun_maanka gabadheena cidii aydooto ayey uheesi kartaa hqdaan nahay mr fartii aydoonto ayey qortaa 👍

  • @abdirizakhassan5788
    @abdirizakhassan5788 5 місяців тому +7

    Sool IYO sanaag waa la wada dagaa wana somaliland 🇭🇺

  • @mohamedsharif1266
    @mohamedsharif1266 5 місяців тому +1

    Sool iyo sanaag waa somaliland ma inatasa lagu haysta de waa runteed hassan sheekh baa taagan sida farmaajo ayaa taagan somali oo dhan baa aaminsan

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 5 місяців тому

    Wan dhagaysanaya ❤❤❤🎉🎉

  • @Shaakir33
    @Shaakir33 5 місяців тому +4

    Shinow sxb wanu ku wadana from duriyada

  • @aminahirsi2334
    @aminahirsi2334 5 місяців тому +1

    Scws Scws Scws scws scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @yassinmahamad2636
    @yassinmahamad2636 5 місяців тому

    Demaxay ugudaren sol rer sol ayka aabti badana hauhesto wixidhacay
    Waa ciyalnio

  • @jirfe
    @jirfe 5 місяців тому +1

    Shiinow sanaag iyo sool isaaq waa deganyahay laakiin laascaanood gabadhu ma odhan sanaagna dee dhulbahante tuulo fuqifuliye layiraah baay degan yihiin

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 5 місяців тому

    Malyuun maanka naag rageedad hore usoco habaryar dhashii duriyada inad tahay wn ku faraxsanay dhiigu biyo maaha habaryar guulayso waligaaba gacan saree ❤❤❤❤❤❤

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 5 місяців тому

    Sool iyo sanaga is not Somaliland ha u heesto reer abtigeed

  • @HamzeAbdilahi-q3j
    @HamzeAbdilahi-q3j 5 місяців тому +6

    Somaliland guuul

  • @CabdirisaaqAxmed-mg9ky
    @CabdirisaaqAxmed-mg9ky 5 місяців тому

    Aar shiine wzl zxb ❤❤❤❤hargaysa city ayaan kasalamay

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 5 місяців тому +5

    Kkk Somaliland means dhulkii somalida oo dhan.
    Marka somali oo dhan ayaa leh waa meshii laga bilaabay radinta shanta somaiyed🎉🎉

  • @SaynabKhadar-ki6np
    @SaynabKhadar-ki6np 5 місяців тому +5

    ✌️💚💬❤️

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 5 місяців тому

    Sharma waa inaad ka qaadaan habarta malyuun ah gabar yar oo hartiya halagu daro

  • @LaamiyaLaamiyo
    @LaamiyaLaamiyo 5 місяців тому +2

    Gabadha reer bay Ka dhalatey mareexaan waana xor harti gaagaab cashir baa loo dhigi

  • @aminahirsi2334
    @aminahirsi2334 5 місяців тому

    Ascw ina adeer dahir calasow baa sodiray

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 5 місяців тому +4

    Gabadha rer abtigeed waaye isaaq gorgorada u daaya

  • @HassanOsmanomar-i5z
    @HassanOsmanomar-i5z 5 місяців тому +1

    War somalilan u hees balse g.ssc kasaar sheekada

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 5 місяців тому

    War doqonoow tol kulamawadaagnee naagtaan nadhhaafi maraykan wey ku kibirtaye yay ugu heesi doontaa

  • @waesaden1290
    @waesaden1290 5 місяців тому

    Gabada qalad maahan sharma boy aya daus ah

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 5 місяців тому

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0 Waxan dhahayaa xilliga ay sooltegeydo waxay la kulmisaa dhulbahante.
    2.0. Gabadhey may dhihin waxan kula kulmayaa sool cidkaleeto.

  • @mawliidismail148
    @mawliidismail148 5 місяців тому +3

    Shine culay legend from Somaliland

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 5 місяців тому +4

    Sool iyo sanaag isaaq iyo darood weey wada dagan walina anagoo hawiye ah aya sool dagan

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 5 місяців тому

      Waa dad xanuunsan dadkani meel xun ayaa Loo wadaa dadkan

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 5 місяців тому

    Malyun wa half darod half isaaq hoyo macan ♥️ is #1
    Sol iyo sanag sow lama wada dego? ma cidba goni u shegan karta? Somali wa ku dhantahay haba lagu kalla badnade.

  • @bedraqani94416
    @bedraqani94416 5 місяців тому +10

    Sool iyo sanaagna waa somaliland waligoodna way ahaanayaan waxana kama bedili kartaan reer falastiin calaacalka joojiya

    • @KalelaChannel
      @KalelaChannel 5 місяців тому +3

      Somaliland waa Somalia waligeedna way ahaan. 😂😂

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 5 місяців тому

      @@KalelaChannel somalia waa qayb kamida Ethiopia😂

    • @Abdullahi-u9e
      @Abdullahi-u9e 5 місяців тому +3

      Smaliland wagobol kamida somalia 🇸🇴 calacaka jojiya reer qamri iyo mirqanoow😂😂😂😂

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 5 місяців тому

      @@Abdullahi-u9e Somalia waa GoboL kamida ethiopia oo amisoom u iLaaLiso, qamrada cidi idinkama badsato ma idinkaa qamro iyo xashiishad nagu caayaya hido ayaa uLeedihiin, wasakh ayaa tihiin yibro ah dhuLkiina jooga yibro ma geeyaan inaan daL la yeelano wasakh ayaan idinka aaminsanahay aan ka karaamo badanahay

    • @Abdullahi-u9e
      @Abdullahi-u9e 5 місяців тому

      @@cabdalacawilyoohiye3 farqiga inodhexa ah aniga diin io islamjacyl adiguna gaal jacayl tariikha diburac beba lagugukoriayay

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 5 місяців тому +3

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @somcana
    @somcana 5 місяців тому

    Did she just say Sool iyo Sanaa 🔥 📛 Waa inoo Gooje Cade 2.0

  • @aminahirsi2334
    @aminahirsi2334 5 місяців тому

    Malyun manka wee edeb darantahay Sharma boy hamusafuriyo back to somalia

  • @shukricegaag9782
    @shukricegaag9782 5 місяців тому

    Soon iyo Sanaa says kumayeelaneeysaa isaaqow

  • @SacdiaSacdia-w8q
    @SacdiaSacdia-w8q 5 місяців тому

    Shiine.car.kee.baa.hargeeysa..calan.soo.maaliyeed.ama.mid.khaatum.Am.mid.mareexaan..kagaheesikara.mawaxaad.rabtaan.baanoosheegeey.saan

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 5 місяців тому

    MALYUUN HOOYADEED WAA GABADH REER SANAGA AH MA RIYO KU YEELATEN

  • @Akwadani
    @Akwadani 5 місяців тому +1

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ismailomar6015
    @ismailomar6015 5 місяців тому +3

    Sool iyo Sanaag soo qaybo kamidaa isaaq ma dago oo Somalilnd maxaa looga xanaaqi??

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 5 місяців тому

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa sharma boy waxa ku jirta maskaxdii majeerteenka ee caqliga badnayd. 2.0. Haddaba waxan arki jirey isagoo heesaya kelliyaatta.
    3.0. Waxan aad ugu hambalyeeye sida uu u doortay malyuun maanka qurux badan.
    4.0. Malyuun maanka waxayba ka mid tahay xuural cayntii jannada oo ifka joogta.
    5.0. Haddaba waxa malyuun maanka lagama hadli karo heesta ay u soo qaadday somailand.
    6.0. Waxan dhahayaa dhulbahante faraha kala baxa malyuun maanka.
    7.0. Hartiga qaylinaya faraha ka qaada gabadha reer abtigeed heesta u soo qaadday.
    8.0. Waxa kuilowdaan ugbaad aragsan oo garoowe aadday una heestay madaxweyne siciid Dani xilligii doorashada.

  • @iqra_abdi4164
    @iqra_abdi4164 5 місяців тому

    malyuuuuuuun gaaaaaaaaajo ina dab casar 👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼💯💯💯💯

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 5 місяців тому +5

    DHULBANTE SANAAG HAL DAGMO KUMA LAHA MAXAY SANAAG UGA XANAAQAYAAN ISAAQ AYAA LEH SAANAAGE KKKK😂😂

    • @zuhrahindi1558
      @zuhrahindi1558 5 місяців тому

      Dhulbahnte iyo warsangali waa isku mid

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 5 місяців тому

      @@zuhrahindi1558 wixii doonaan iskumid ha ahaadaan sanaag anagaaba xukuna deegaan ahaan edeb darada joojiya oo dhuL aanu deganahay haka xanaaqina, dad guuraya oo rogmanaya ayaa uegtihiine aadyar deganaada dhulka

  • @cabeetacade5816
    @cabeetacade5816 5 місяців тому

    Masheegee

  • @iqra_abdi4164
    @iqra_abdi4164 5 місяців тому

    malyuuuuuun. gaaaaaaajo 👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @AlvaanoYare
    @AlvaanoYare 5 місяців тому +1

    On fire 🔥

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 5 місяців тому

    Love from. Muqdisho malyuun❤❤❤

  • @FadumoIsmacil-v5u
    @FadumoIsmacil-v5u 5 місяців тому

    Guulayso abti❤❤❤

  • @Muhanad958
    @Muhanad958 5 місяців тому +9

    Shiine Culay Oday Soomaaliyeed

  • @ShabcaanHassan-n4m
    @ShabcaanHassan-n4m 5 місяців тому

    Siil iyo sanaag ma harti kaliya dagan isaquba aydagan yiine waa cawaan darodku wlhi

  • @mohamedAbdillahiElmi-ni7md
    @mohamedAbdillahiElmi-ni7md 5 місяців тому +1

    Sanaag warsangali iyo isaaq aya wada leh
    Sool waa 60 percent isaaq
    Sool waa 40 percent dhuloos

    • @zuhrahindi1558
      @zuhrahindi1558 5 місяців тому

      Waransangeli waa nin harti ah dhulkbhne wax makala laha

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 5 місяців тому

      @@zuhrahindi1558 adigu waxaad Leedahay sheego sanaag waad uwaalateene yaan degmada laascanod laydiinku imanin iyadaaba somaliland ahe

    • @MaxamedZucuudi
      @MaxamedZucuudi 5 місяців тому

      ​@@zuhrahindi1558adeer warsangeli kii dagaalka kaaga baxay maanuu aheyn dhulkiisa asagaa iskaleh adigu waxaad leedahey sheego baroorwiishey 😂

    • @MaxamedZucuudi
      @MaxamedZucuudi 5 місяців тому

      ​@@zuhrahindi1558 warsangeli kii dagaalka kaaga baxayey maanuu aheyn adeer warsan asagaa dhulkiisa iskaleh ee wax kle sheego baroorwiishey 😢😂😂😂

  • @iqra_abdi4164
    @iqra_abdi4164 5 місяців тому

    malyuuuuuuuuuuuuuuun gaaaaaaajo ina dab casar 👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼💯💯💯👀

  • @Aminadeeqa
    @Aminadeeqa 5 місяців тому

    Sool iyo sanag isaaq baa u badan oo degen maxa haya dadka qalinaya

  • @clairemurdoch6066
    @clairemurdoch6066 5 місяців тому +2

    War inanta daaya anagaa dhalnay

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 5 місяців тому

    shiine good man reasonable man 😅

  • @xmshaami5274
    @xmshaami5274 5 місяців тому +3

    Sool iyo sanag waa Somaliland 😂😂😂 ma la oooyi karaaa

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 5 місяців тому +7

    oo huwantii ma tii bay ka ooyeen gabadh baa ka oohisay😅😅😅

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 5 місяців тому +1

    ❤❤❤

  • @ugaasmaxamuudfarax7966
    @ugaasmaxamuudfarax7966 5 місяців тому

    Sool iyo sanaag adeer snm maahan iska hubiyo haday rer abtiged u heesto cidna kuma haysato lkn xadkeeda yey dhaafin

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 5 місяців тому +1

      Sol iyo sanaag yaa ku siiyay riiyo seexo marka hoore wlhyi inaad ku dhamaan waad ku ruyootay waax sol iyo sanaag la dhahe tuloyinkad deegto ku ekoow hadikale waa laysku dhamaane ino wada Howasha

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 5 місяців тому +2

      SooL iyo sanaag sowkuwa isaaq degan maaha ee weliba ceerigaabo xukuma caqli xumadan hadaa ku socotaan waan idin diLaynaa hadaa sidan udhiirataan inta Laydin dhowrayo ee sheeko dowlada laydiin jiLayo ayaa aragteen reer ahaan ayaa Laydiinkusoo duuLi afar qofbaa tihiine

    • @cawoxasan9272
      @cawoxasan9272 5 місяців тому

      Degmadaadu ha ku deeqo, jooji xadgudubka

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 5 місяців тому +3

    Malyun maanka guulaysoo habo walalkay shiine culay na wan salamaya❤❤❤👍

  • @mohamedsharif1266
    @mohamedsharif1266 5 місяців тому

    Sool iyo walahi 75% isaaqba leh ma afba dhul lagu hela

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 місяці тому

      😅😅😅so baro Dhulka Harti Waqooyi

  • @israDoolaxmed
    @israDoolaxmed 5 місяців тому +3

    Dhiga igu kari rabtaa shrma jirjiroole

  • @AutoKing-i7r
    @AutoKing-i7r 5 місяців тому

    Shiine Taaj, Waxba boorka haysku qarin Warkaaga cadeyso caad ma saarna inaad Horgale tahay, Tolkaa waa hore meel iska kaa saareen Wiilashii Gaashaanbuur Jiida hore ayay ilaa maanta Joogaan Waxba Gabadhaa ha ku marmarsoon sheekadaadu waa Meel aan Rabey Roob ma igu Helay

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 5 місяців тому

      Shiine sidiina cml cuqdad ma qabo Nin qalibigisa nadiif yahay waye qabiil Somaliyedna Afkiisa kuma caayo isaaqna waxba kama haleen shiine culay xiligu rabo Ayu aadi karaa

  • @liibaansheikhaliburale8720
    @liibaansheikhaliburale8720 5 місяців тому +2

    Abti waa beer marna waa baastar 😂😂

  • @FardowsaMaxamed-f6y
    @FardowsaMaxamed-f6y 5 місяців тому

    Kkkkkkkk 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣

  • @cabdishakuurkhadar3441
    @cabdishakuurkhadar3441 5 місяців тому

    Hesta hakuu marmarson shine Bahaney usow badhedh Somalilland viva Somalilland

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 5 місяців тому

    Sool iyo Sanaag maydinka kaligiin iska leh 90% isaaq baa dega 4 tuulo ayaad ku leedinma ku sheegaanaysan???? Riyo ku nool

  • @dahir4122
    @dahir4122 5 місяців тому

    Haladayo gabaadha soomaali yeed

  • @XAQSOORMEDIA
    @XAQSOORMEDIA 5 місяців тому

    Fariid weeye abti waanu ku wadanaa

  • @abdisalandirir3424
    @abdisalandirir3424 5 місяців тому

    Shiinow Abti wa Beer😂😂😂

  • @Hakimmagid-k8p
    @Hakimmagid-k8p 5 місяців тому

    Dee shinow markad ledahay rer abti bay uu hestay marka somalilantan ma isaqa unba daga ama iska leeh awat rerihi kale anigo ah rer burco bro

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 5 місяців тому

    Harti kama xanaqsan ineey rwer abti washeen hees usoo qaado a harti waxuu kamacaan sanyahay in ay heesta isaaq dhul harti kusoo darto ayado ah mr curadkii d5 waa ceeb

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 5 місяців тому

      Sowkuwa isaaq sooL iyo sanaag degan maaha dadka dhuLka degani ma sawaaxiLibaa kuwa ceerigaabo xukumaa waaba isaaq ee umada halaga xishoodo meel xunbaa loo socdaaye

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 5 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂 reerku waa reer waalan midnimadii ay raadin jireen meeday 😂😂😂😂 yaahuu inata ha cunina

  • @guuleedibrahim6616
    @guuleedibrahim6616 5 місяців тому

    Gop xariira ❤️⚪️💚

  • @HindaIsmaaciil-wj2nn
    @HindaIsmaaciil-wj2nn 5 місяців тому

    😂😂😂😂😂