C.Haafid wad nawala ysa manta sidana wad ulabi san jirtay miya waa kahaya pro😯 ( ukraine🐀🇺🇦😅 ) slava RUSSIA🇷🇺⬜️🟦🟥 RUSSI⚪️🔵🔴 Russia guul ayan u rijeynaya wana sugi doona maalin un russia aya ukraine 🇺🇦 lawa regay kuna dar saday dhul wenaha rassia 🇷🇺🌏 🤲 Russia 🇷🇺🚀♥️♥️♥️🫡
Asc You write eng wallahi waa nin ay keensaden oo la😂soo diyaarshay Laakiin yuhuud lama dagaali kartid eeraana meeshan sidii hore manoqon karto iyo danaha aan leenahayhadaan kaa wayno dawladaadu ma jiri doonto Waa nin aysoo diyaariyen Balse madaxweynaha turkiga aad buu ugu deg degay dagaalkan😂suuriya asagoon aad uga fiirsan nacayb bishaar ayuu taageeray balse maxa ka danbeyn doona 400000 afarmilyan ayuu ka cabaadayey afrartan milyan meel ha u raadiyo Rabi talo ku filan
Cabdi xaafid enjeener Ahmed abti doon masha allah wararka kalsoonida buuxda leh wa tageersan from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MashaAllah
Shaykh abdihafid❤
Maashaa Allaah.Cabdixafiidoow sida caawa aad ulabisantahay.
Ayaad aad iyo aad ugu Qurux badantahay.Eebe ha inookaadaayo.
Masha Allaahu noo dhowro wallaakeen
M.a ❤❤❤❤
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Big analays
Mowlaanaa A H
Abdixafiid ma tabliiqi ayaa noqotay masha Allah
Mnsha Allah wa marki ugu horeysay oon live ka Abdixafid la kulmay👍🏼
Sheekh
Shariif camal
Yaasir carafat iyo mondela waxay qaateen bilada Nobel
Ninkaana 2025 ayaa lasiin doonaa
❤❤❤❤❤❤ sidii tabliqaa u soo lebistay
Maanta sudii Darawiishta u labisatay👍🏾
Sheekh Shariif. Iga. Dheh
Cabdi xafid labiskan siduu kusoo saaray waali inaba caadi ma ahan
Caawa suxufi tabliiqa waadba kuqurux badantahay masha allah eng ka waa salaamayna jimca wanaagsan
Injinerka waan salamey iyo dadihiyaha barmaamisha
Salmulahi caleykum
Maantan ku fikiraayey Cabdixafiid waa jimcee goormuu dharka muslim ka xiran doonaa maxaa kan reer galbeedka daba dhigey waaba qof ehlu diine 👍🏽
CabdiXaafidoo. ZXPO. TabliiiiKh maa Noqotay zxpo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
C.Haafid wad nawala ysa manta sidana wad ulabi san jirtay miya waa kahaya pro😯 ( ukraine🐀🇺🇦😅 ) slava RUSSIA🇷🇺⬜️🟦🟥 RUSSI⚪️🔵🔴 Russia guul ayan u rijeynaya wana sugi doona maalin un russia aya ukraine 🇺🇦 lawa regay kuna dar saday dhul wenaha rassia 🇷🇺🌏 🤲 Russia 🇷🇺🚀♥️♥️♥️🫡
Quruxdaaan naag ayaa ka danbeeyso oo horseed u ah maasha Allaah Tabaarakallaah cadow Allaah idinka haayo adiga iyo familkaaga aameen.
Waa yahuud dal Ukrainian qabsaday 😊
Asc cabdixafid iyo injineerka waa idin sallaamay wallaaladeen
Waa magac uyaal madaxwene isku sheega ukraine
Waxaad moodaa inaanu waxbaba ogayn
Wadaadkaan ruushku muxuu ka haleeyay waa injineerkee
😂😂😂😂😂
Jimca wanaagsan wcs
Engineere waan taagersanahay waana ku kalsoonahay 🫡
Kkkk walahi sheikh edris ban ku moday
Asc adeer mcn caawa sheeq Maxamed Idiriis ayaa lagu soo qabanaaya, runtii ma walaal calool seexdaan miyaa tihiin,,,?
Salaan sare Abdixafid iyo soyaasiga weeyn injineer Ahmed Abtidoon, runtii injineerka waa qofkaan ugu jeclahay inta siyaasada falanqeeyso ee Abdixafiidow aad noo keento mahadsanidiin
Asc whd salamantihi
Adigah iyo aderkey Ahmed cabdiraxman boqolson talefokah Aya igahalawey asc
Abtidoon waa ninka keliya ee markaad wareesaneeso dhageesto,inta kale bada kudar
ASC. WARIYE. MAA. SAXDID. RUUSHKU. ASGAS. UGU. TALA. GALAY. SI. UU. UKALA. SARO. WADAMADA GALBEDKA
Engineer Ahmed Abtidoon aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay. Waan atki doona Syria waxay ku dambeyso. Kheet ayaan u rajayneynaa.
Labis carbeed diin ma,ahan ee dhesha ciyarta kadaaya
Cabdi xaafidow zingzingihii baaban ku mooday
Wariye Abdihafid maanta wuxuu u eegyahay waddaad suufi ah😂. Bro you mixed 2 different cultures Arabism and western
Qamiiska mawax ceebaa
Ninkaaan waa yuhuud asiga islaf maahan waxdana uu kaleeyahayna malahan beri danbe isra iil ayuu adayaaa
Waxaan maqli jiray kas naageed oo kadaloob rag kaaga danbeeyay kaad ku ogayd ma aha. Somalia waa sidaa un kolba ninkii udanbeeya heshiis la gashaa
Waxad tidhi dankamala wadanka mo ogid miyaa inlakeensaday Meeth oo uu yahay yuhuud
Put in. Donald Tru
Putin. Trump. Buu. Isku. Halaynaaa
Wcs waa dhow any
Gulesta
Zelesky iyo Xasan Gurguurte waa isku mid siyaasado dowlado kale ayey u adeegayaan dalalkooda waxba kama galin
Gurguurte heshiiskii Ankara wuxu isu dhiibay Erdoğan ayuu dantiisa u fulinaayey
Ninkaan Syria horboodaya waxaan u malaynayaa nin dadka lagu dhex abuuray oo uu yahay koofiyad yar walee tuhunkaas Ayaan qabaa sacuudi laga keenay
Maantay😂joolaani miyaa
Waar way waasheen ree galbeedku
Koofiyada
Kkkk
Asc ellayaal ragbaad tihiin sidaaf isku taageertaan baan jecelaystay wallo isjecl waligiin ahaada
Wll Abdi xaafid kaftankaadoi waliba maanta waa jimce kkkkkk
😂😂😂 caawa sheik rusheeye ayaad iska baraa jeesay
Kusoco injineer
Ninkaaan waa yuhuud asiga islaf maahan waxdana uu kaleeyahayna malahan beri danbe isra iil ayuu adayaaa
Safaaradaha
Soomahan kuwa dagaaalka wada ciidamada dagaaalamaya ayeey kamid tahay safaaradu
Asc
You write eng wallahi waa nin ay keensaden oo la😂soo diyaarshay
Laakiin yuhuud lama dagaali kartid eeraana meeshan sidii hore manoqon karto iyo danaha aan leenahayhadaan kaa wayno dawladaadu ma jiri doonto
Waa nin aysoo diyaariyen
Balse madaxweynaha turkiga aad buu ugu deg degay dagaalkan😂suuriya asagoon aad uga fiirsan nacayb bishaar ayuu taageeray balse maxa ka danbeyn doona 400000 afarmilyan ayuu ka cabaadayey afrartan milyan meel ha u raadiyo
Rabi talo ku filan
Cabdixafid walaal waxan rabaa number kaaga please