WARAYSIGII ABID UGU XIISAHA BADNAA | PROF JOHN | GAZA | ISRA | IRAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 159

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 День тому +2

    masha allah Suxufi sare Abdi xaafidow wlhi Anoo gudaha Dalka jooga aadna ula socday Arimaha Gaza iyo Falastiin waan kudiirsaday runta qaraar ee Ay ogaadeen Dhaman reer galbeedkii waan filayay inay sidan Ookale Runta u aamineen Ayna U haweysan Karayn Barakicinta Walaalaheena Waan Ku faraxsanahay Qaabka Tabineed eed Soo tabisay mahadsanid ❤❤ pro waan Ku kalsonahay Wararkaga 100%

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 2 дні тому +21

    Yuhuud keliya ma jabin ee waxaa jabay maraykan yurub iyo madaxda carbeed

  • @abdullkariimcali
    @abdullkariimcali День тому +2

    mshaa allah. cabdixafid. alle cafimad Taam ah hakusiiyo.... waxan jogaa. muqdisho

  • @MohamoudJamaMohamed
    @MohamoudJamaMohamed День тому +4

    Mahadsanid Cabdixafid runtime aad ban u jeclahay barnamijyadaada caawa waxan jooga muqdisho lkn nairobi ayaan u badanahay

  • @aboubakarfarah
    @aboubakarfarah День тому +2

    From Djibouti 🇩🇯

  • @abukhalid3022
    @abukhalid3022 2 дні тому +6

    Shukran weriye abdulxafiid

  • @MoussaBandireh
    @MoussaBandireh 17 годин тому +1

    Djibouti🇩🇯 ayaan kadaawanaya 🔳
    Somalinimo Big Love ❤

  • @XasanYuusuf-d2l
    @XasanYuusuf-d2l День тому +1

    From Germany 🎉🎉🐎🐎

  • @masuulkakaambo-u5e
    @masuulkakaambo-u5e День тому +1

    master cabdixafidoow waxaan ka dhageytaa mogadishu

  • @Qadani55Qadani55
    @Qadani55Qadani55 День тому +1

    Mogadisho ayaa kadaawanaya,
    War bixinadaan oo kale waxaa fiican inaad kadhigto qaab ah afsomali adigoo laba qof iska dhigaya si aan si waafi ah ugu fahano

  • @safiapepsicali1547
    @safiapepsicali1547 День тому +1

    Rabbiiyow yahuhd jaabii oo nataliyo yahuuna jabii aaamiiin rabbiiyow xamas kor aaamiiin

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 2 дні тому +2

    Mashaa allaah guulaysta reer falastiin allow ugargaar reer falastiin yaa.allah

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 2 дні тому +4

    FREE PALESTINE AND GAZA YA Allah🇵🇸

  • @mariammire9145
    @mariammire9145 День тому +1

    Asalamu calaykum, soonoqod wanaagsan A/xaafid, Canada 🇨🇦.

  • @salaadoyusuf744
    @salaadoyusuf744 День тому +1

    From London watching

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 День тому +1

    Ilaahey ayaa garabkooda ka baxay ciidamo badan iyo hub badan laguma guuleysto guusha ilaahey ayaa bixiya

  • @omargaras3832
    @omargaras3832 День тому +1

    Asc cabdixafid waan ku salaamayaa salan kadib ree qaza yaa raraya qaza ninki raraya hayimaado

  • @MaowAhmed-u7v
    @MaowAhmed-u7v День тому +2

    Mogadisho x.weene

  • @MaowAhmed-u7v
    @MaowAhmed-u7v День тому +2

    Asc
    Cbdi xafid

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj День тому +1

    Ilaahey ha wada gubo wadamada reer galbeeydka oo dhan inshallaha tacaalaa wadamada muslimiinta caalamka mudo boqol sano ayeey gumeeysi xasuuq gaajo iyo barakicin wadeeyn waliba ilaa iyo maanta ay wadaan wadamadasi reer galbeeydka waa cadowga ilaahey iyo cadowga muslimiinta weeye

  • @abdiomar489
    @abdiomar489 День тому +1

    FROM SOMALIA 🇸🇴
    MOGADISHU

  • @abukhalid3022
    @abukhalid3022 2 дні тому +2

    Jeddah,ksa

  • @AmiirAli-wp4qt
    @AmiirAli-wp4qt День тому +1

    En.axmed abti doon,khabiirka wxaan codsanlahaa in wakhtiga loo kordhiyo siduu wax badan usoo gudbiyo anaguna ugu faaidaysano wabilaahi tawfiiq

  • @moapdilahizalah1297
    @moapdilahizalah1297 День тому +2

    From Laascnod -SooL

  • @YacinAli-p8q
    @YacinAli-p8q 2 дні тому +1

    Djibouti 🇩🇯

  • @samiyasalad2015
    @samiyasalad2015 День тому +1

    From Seattle WA

  • @AbdiHassan-v7j
    @AbdiHassan-v7j День тому +1

    Uganda Kampala waa heersare 100%

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 2 дні тому +1

    Illaahow guusha usiyaadi guusha kuli rer Palestine illaahow cadawgooda jabi jab degdeg ah Shugran wariye

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 День тому +1

    Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido waxa jooga canada

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 2 дні тому +1

    Shugarn wariye c/xadiis shaqo wanagsan ayaad u heysaa umadada waad ku nahadsantahay💐

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 дні тому +1

    mahadsanid wararkaaga xiisaha leh aad no soo gudbiso free falastin

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 День тому +1

    We watching you in Hargeisa SL

  • @farhiaharun1987
    @farhiaharun1987 2 дні тому +1

    Allah ha jebiyo iyaga iyo inta saacidaba ha jebiyo oo hasku jebiyo iyagoo dhan. Reer falstiina ha guuleeystaan ilayhay amni iyo iimaan iyo nimco Audun iyo aakhiroba ha siiyo aan dhaad lahayn oo wadankooda cadawga iyo kuwa u gargaaraba ha uga xoreeyo asagaa awooda eaamiin aamiin yas Allah. Norway

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb 2 дні тому +1

    ❤🤍💚CABDI XAAFID ALE HKU XAFIDO WAA AADAN OO JOOGA HARGAAYSA JAMURIYDA BARAKAAYSAN EE SOOMAALILAND WAATAAGEEREWAAYNE❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯💯🇪🇹🇪🇹

  • @naimaomar3254
    @naimaomar3254 День тому +1

    Asalamu Calaykum Mr. Abdii aadad u mahadsantahay sida aadka u hufan aad noogu soo tabiso akhbaaraha! Waxaana tahay nin aad isku gaardiisan runtii oaan lahayn wax dhac dhac ah .Aadbaan kuugu faraxsan nahay ! MaashaAllah . BaarakaLaah.
    Seattle Washington.
    Asalamu Calaykum.

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 2 дні тому +1

    Waa,Allah Swt,Junuudiisa iyo Hiilkiisa uu dulmanayaasha Raxmaanka, ugu hiiliyey حسبن waxa الله ونعم ayey ka,adkaanwaayeen.

  • @sharmakeabdullahi5985
    @sharmakeabdullahi5985 2 дні тому +1

    Markasto waa dhageesta wararkada sxb thanks

  • @mahamedmussa6258
    @mahamedmussa6258 2 дні тому +1

    Magaaĺada togwajaale joogna aadnna wan ugu xidhnahy tvga

  • @sadambashir6974
    @sadambashir6974 2 дні тому +1

    Waad mahadsantahay ustaad ❤🎉

  • @sharmakeabdullahi5985
    @sharmakeabdullahi5985 2 дні тому +1

    From Belgium

  • @safiapepsicali1547
    @safiapepsicali1547 День тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ajanmohamed8524
    @ajanmohamed8524 2 дні тому +1

    Waxbey qariyaan runta kama hadlaay rer beenlowayaal waarun waa ku jabeen go.idam Allaah...macquul maha in eerkaas laga qixiyo waa nin waalan oi hadlay .kir dheh.guuleysta reer qazza Ilove rer Qazza ❤❤❤❤

  • @abdulkadirsamatar5412
    @abdulkadirsamatar5412 2 дні тому +1

    Waa cajiiib

  • @adhiile5
    @adhiile5 2 дні тому +1

    BT TV mahadsanid

  • @warsamemuxumed99
    @warsamemuxumed99 2 дні тому +1

    Jigjiga, Ethiopia...

  • @simsimadan7621
    @simsimadan7621 2 дні тому +2

    FROM NORWAY ❤

  • @anisaabdulahi607
    @anisaabdulahi607 День тому +1

    Masha allha 💯🙏

  • @sharuu_king
    @sharuu_king 22 години тому

    Kenya 🇰🇪 nairobi ayaan ka dawanaya mudane abdihafid Mohamud jama

  • @yoonisahmed802
    @yoonisahmed802 День тому

    Mahadsanid mudane muqdisho

  • @fardowsamocktar5427
    @fardowsamocktar5427 2 дні тому +1

    From Minneapolis

  • @madiinojeylaani5232
    @madiinojeylaani5232 2 дні тому +1

    From mogadishu

  • @AbdishakurAbdi-i1v
    @AbdishakurAbdi-i1v 2 дні тому +1

    South africa 🇿🇦

  • @Buurta1
    @Buurta1 2 дні тому +1

    Minneapolis,Mn watching

  • @RaxmaYusuf-t4f
    @RaxmaYusuf-t4f 2 дні тому +1

    Wariye sharafle msha from jigjiga

  • @maxamedyuusufxussen8850
    @maxamedyuusufxussen8850 2 дні тому +1

    Guul fastiin inshaa alaaha

  • @mahamedmahamed7415
    @mahamedmahamed7415 2 дні тому +1

    FROM HOUSTON, TEXAS

  • @HassanMahad-mz2iu
    @HassanMahad-mz2iu 2 дні тому +1

    Thank you

  • @khadijakassim5319
    @khadijakassim5319 2 дні тому +1

    Watching from kenya

  • @Tayibhussein
    @Tayibhussein День тому +1

    somalia Mogadishu

  • @abdilahiismail4824
    @abdilahiismail4824 2 дні тому +1

    Perth WA

  • @hodancigedharaar2776
    @hodancigedharaar2776 День тому

    الحق ما شهده العدو

  • @Wolfyffgamer
    @Wolfyffgamer День тому

    Allaahu akbar allaahu akbar

  • @ajanmohamed8524
    @ajanmohamed8524 2 дні тому +2

    Holland

  • @ibrahimisak1922
    @ibrahimisak1922 2 дні тому +1

    Baardheere ayan kaa dhageysta cxaafid

  • @al-cadaala
    @al-cadaala 2 дні тому +1

    Jig jiga somali state.

  • @maryanhassan2951
    @maryanhassan2951 2 дні тому +1

    Asc xafiid waxaan jooga million keynes uk

  • @mustafajweyne
    @mustafajweyne День тому

    Hargeysa ayaan joogaa somaliya

  • @CabdulahiMaxamed-z3r
    @CabdulahiMaxamed-z3r День тому

    Waan maqalney falaqeynta Mr John waxaan ku kordhinaya Hal ama labo shey waana sidatan 1) horta dagaalkan ka dhacdey gobolka barakeysan ee bariga dhexe waa dagaal in mudo ah socdey hadaan qiyaaso in ku dhow 80 sano waana dagaal lagu hoobtey Carab iyo Israell Kan Gaza waa Kan ugu xun wixi dagaal la Soo marey yaa guuleystey iyo yaa qasaarey waa suaal muhiim ah jawaabtana waa cadahey guul oo dhan waxaa iska leh inta qunyarsocodka ah ee jecel Nabada iyo wada noolaanshaha, guul daro oo dhan waxey dhabatka u saaran tahay xagjiriyaalka waalan carab iyo Israel. President Trump waxaa u furan Hal jid waana jidki uu qaadey R/p President Jimmy Carter nabad farxad iyo wadanoolaansho

  • @hodansalah1508
    @hodansalah1508 12 годин тому

    Asc from Australia in Melbourne

  • @ashaabdullahi6951
    @ashaabdullahi6951 День тому +1

    Mudane cabdixafid mantay waxan jooga Sweden 🇸🇪 lakiin waxan deganahay uk bristol

  • @NimcoXusenMaxamedCigaal
    @NimcoXusenMaxamedCigaal День тому

    soomaaliya duleedka muqdisho

  • @omargaras3832
    @omargaras3832 День тому +1

    cabdixafid israiil kaliya ma jabine ree galbeed baa jabay

  • @Waris668
    @Waris668 День тому

    Indha adeygooda qaza haka guraan kuleeyihiin halkay dhulkooda uga tagi

  • @jeebecadde9949
    @jeebecadde9949 2 дні тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aminaali6980
    @aminaali6980 День тому +1

    UK baan kadaawadah jzk

  • @NaasirMaxamedsoomaalilaan
    @NaasirMaxamedsoomaalilaan День тому

    Somaalilaan

  • @WayaaArag
    @WayaaArag День тому +1

    Waxaan jogaa uae Dubai waxan ahay Dadka afka ugu. Xidhan

  • @AshaAfrah
    @AshaAfrah День тому +1

    Nairobi Kenya

  • @IsmahanIdriss-j6g
    @IsmahanIdriss-j6g День тому +1

    From Djibouti

  • @axmednuurmaxamed5407
    @axmednuurmaxamed5407 День тому

    Muqdishu ayaan kadawanayaa

  • @nuradinabdishakur8167
    @nuradinabdishakur8167 День тому

    Hargaysa

  • @abshirabdi7517
    @abshirabdi7517 День тому

    Cabdi xafid somalia puntland hada

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 День тому

    Waa oday waxa uu ku hadlaayo aan ogeyn

  • @ArtanDesin
    @ArtanDesin День тому

    From xamar❤🎉

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 День тому

    Warbixin qiimo badan, waxaan jogaa The Nederlands Holland

  • @ahmethassan6232
    @ahmethassan6232 2 дні тому +1

    Muqdisho

  • @noobydooby999
    @noobydooby999 День тому

    From. 🇸🇴

  • @AhmedRobo-q8n
    @AhmedRobo-q8n День тому +1

    Keynya gaar Ahaan kuwale cont

  • @HassanMahad-mz2iu
    @HassanMahad-mz2iu 2 дні тому

    Anigu USA ayaan kaadhegaystaa magacayguna waa hassan ismail
    Waana kufaraxsanahay sidaad wax uwado
    Hadii waqti hore lagu dhaliili jiray

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by День тому

    Cabdi xaafid aadbaad u mahadsan tahay waxaa tahay Nin aqoon iyo garasho dheerle damiir damqasho Ku jiro sidoo kale waxaad tahay Nin u kalacad yahay xaqa iyo baadulku hadalkiisuna ahayn mid iska hadlaaya sida nimanka soomaaliyeed ee baraha ka badhaqle waxaan kadaawadaa jabuuti Adiga iyo saleeman xashi intaa kale mayaqaanaan waxay sheegayaan waxaw yahay iyo xaqa iyo baadul umakalacado u acliceli

  • @hoyoomumtazfamily
    @hoyoomumtazfamily День тому

    Garissa kenya jooga

  • @nasirsu85
    @nasirsu85 День тому

    America

  • @mohamedabdirahman74
    @mohamedabdirahman74 День тому

    Nairobi kenya 🇰🇪

  • @LuliSalatdiblawe
    @LuliSalatdiblawe 2 дні тому

    South...africa

  • @hafsoisman1847
    @hafsoisman1847 День тому

    Waxan ka dawada kenya najrobi

  • @derowedun4154
    @derowedun4154 День тому

    Kan hadlaya naftirkiisa ayaba israel kale ah, marka hakala qaadin

  • @anisaabdulahi607
    @anisaabdulahi607 День тому

    Waaxan kadawanaya Nederland

  • @CommonFaced
    @CommonFaced 2 дні тому

    Khabiir =Ogeys

  • @mohamedbarre9600
    @mohamedbarre9600 2 дні тому

    South Africa ka dawanaya

  • @XasanXaaji-b1w
    @XasanXaaji-b1w 2 дні тому

    Waxaan kaala soconaa Waqooyiga Jumhuriyada Barakeysan ee SOMALILAND.