Xayaat oo xanaq dartiis mobelka wa sheeka kle jabisay😴😴

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 186

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 6 місяців тому +46

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 5 місяців тому +8

    هذا شخص والله بلا حيا😢😢😢
    اللهم استر عيوبنا 🤲🏻🥺

  • @XasanAxmedCaliabshirow
    @XasanAxmedCaliabshirow 5 місяців тому +22

    Wll kusali xabiibkena

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 6 місяців тому +7

    Ilaahayow dabi naaf ika dhika 😢inta aan daawadey mobil shadan waxa laka baraaa mis waxa dansan qof aan mar been ku bartey weye adagtahay inaan aamino

  • @abdiali8270
    @abdiali8270 5 місяців тому +1

    Gabar kaa xoog badan ha guursan waaye😂😂😂car-jabi aaa

  • @Maaliyow
    @Maaliyow 6 місяців тому +19

    Kuwan ma islajeceshihiin misse me wa islajeclahay noolada ❤❤❤

  • @bby6
    @bby6 5 місяців тому +1

    Ilyas wa legend brother ku soco

  • @dariilahayiiguraac8976
    @dariilahayiiguraac8976 6 місяців тому +5

    Waa edeb daro inad dad isqaba dheex gasho oo waxaso kale la dheextiimado kan yar ee dhex fadhiya hadan ahan laha wa sheko kale wan feedhi laha halkas fiiri baadh waxas kula dheex jiira😊

  • @abdinasiryerow4077
    @abdinasiryerow4077 6 місяців тому +5

    This relationship will not last forever

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 6 місяців тому +26

    Gabdhow xanjada iska daaya markaad camerada hor fadhidaan waa ceeb runtii

    • @fatxiyaahmed6684
      @fatxiyaahmed6684 5 місяців тому

      ama si edeb leh u ruug maxay thy bajaqbajaqada umad ayaa la soo horfariisanaa kadibne afka laka qaadaaxishood la aan iyo magaala joognimo xumo

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 5 місяців тому +3

    Anigu waxaan layaabey kalsoonida uu Mobilku keeno 🤔🤔🤔mida kale qofku wuxuu awoodaah in uu kuu dhiibo oo uu ku khayaamo marka maxaa leysku dayacayaa 😁😁😁

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 6 місяців тому +6

    Ilhw hadaan kaa yeeelo.mas ig dhig viyuus is not.easy.wlhi😂😂😂😂

  • @Abdihamudmohamed
    @Abdihamudmohamed 6 місяців тому +6

    ilyesow waxan naag ahan maxa uga gursatey kii leef leefay udir

  • @UbahMahadBashey
    @UbahMahadBashey 6 місяців тому +17

    Laba labadaaan dadkaaan waweyn nola imadeeen araag bal😢

  • @boonoboono6301
    @boonoboono6301 6 місяців тому +4

    WAQTI BADAN KU JIRTA MEDIA XATA MA TAQAN IN XANJO CAMERA 📷 LAGU HOR FADHIISTO TAN KALE JIRKAGA QAWO WAA KOROYA GARBAHAAGA I LAALI DUMAR TAHEE PLEASE

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 5 місяців тому +4

    wlhi ilyes wu sabar badsn yahay 2024/2025😢

  • @habadomohamoud7870
    @habadomohamoud7870 5 місяців тому +4

    Waxaan guur miyaa public ga ah subxanallahi

  • @abdifataaxibraahim533
    @abdifataaxibraahim533 6 місяців тому +4

    Waxaan naag kuu ma noqoto kii dhuuq dhuuqay dib ugu celi😂

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 5 місяців тому +6

    Pls xayaat abti xanjada tuf Markaa kamirad hor joogtid Pls

  • @shuebmidow6459
    @shuebmidow6459 5 місяців тому +1

    Ilyas iska soo fur Anaa sugayeee xayat ,

  • @AyanKahiye
    @AyanKahiye 5 місяців тому

    Xayaat abaayo mcn ha xanaqin ilyaas Wu cod macnyahay

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar 6 місяців тому +44

    Views is not easy 🤣

  • @AlikoBoy-t5r
    @AlikoBoy-t5r 5 місяців тому +4

    Wiilkan damiir malaha miyaa mise islaan asiga rabo teedakale asiga mar hore inuu diidaa aheyd camira iyo reerkayga isku meel magalaan muu dhaho

  • @XasanbaashiCalibadaxeey
    @XasanbaashiCalibadaxeey 5 місяців тому +1

    qofdha meestiran majiro walaahi
    qurux iyo caqli leeys kumahelo

  • @jeyjamal3601
    @jeyjamal3601 6 місяців тому +7

    laf kaweyn weykujiwisaa ilyaas😮😮

  • @YassinAbiib
    @YassinAbiib 5 місяців тому +1

    kanaaba munaafaq ah wxma deledi raptaa kulha ?

  • @AxmedMahdi-vx3dn
    @AxmedMahdi-vx3dn 6 місяців тому +6

    Qoftan qolka hose yey ku gashan bidarow😂😂

  • @Abdullahi-zl8iy
    @Abdullahi-zl8iy 4 місяці тому

    Waryahe ninki mr sheeko kale baxar buu ku jira

  • @Mucaadyare-qh1yb
    @Mucaadyare-qh1yb 6 місяців тому +25

    Ĥhhhh anigee talefn jajaban noo keenayaan

  • @amiinmaxamuudyuusuf2151
    @amiinmaxamuudyuusuf2151 6 місяців тому +2

    Hhh mrkad dibi gursatid wa iska nocaas 😅😅😅

  • @SuldaanSaxansaxo
    @SuldaanSaxansaxo 6 місяців тому +13

    Lkn Gormaa is aroosteen takale Kan asaga dadkuuba isku diraayaaye war dhaqankii Galbeedka latimide adeer Guro Dhisan Haburburin

  • @QuuencanabQuuennita
    @QuuencanabQuuennita 5 місяців тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤😊

  • @abukeycadde7890
    @abukeycadde7890 5 місяців тому +1

    Telephone an shidmeynin mxawaye

  • @ZeiQurax
    @ZeiQurax 6 місяців тому +5

    San maxaws xee xayat

  • @DeckowIbrahim
    @DeckowIbrahim 6 місяців тому +14

    Makaan waxan nag ahan u guursanese mawalneed ilyasow

  • @MsryanCali-vs9mk
    @MsryanCali-vs9mk 6 місяців тому +4

    Xayaat gob jejebi
    Intaas dheh waa jaceel
    Lee waaye

  • @CaliiidoowCalicaalid
    @CaliiidoowCalicaalid 6 місяців тому +4

    Yunaaniyoow labadaan hadee kalatagaan adiga ayaan dibigaan iskale sxb waxlagaa dhigtani ma istaahishid nin saaxibkiisani hadani walaashiis kudiraayo waxaaku iraaho ma aqaano seedi marne waabaar marne waa ey hada adiga kiieygi ahaay ayaathy😂😊😊🤔🤔😜😜

    • @raxmacadi1140
      @raxmacadi1140 6 місяців тому

      Taleefan haleesan waaye wax labaarooyo😂😂😂

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 6 місяців тому +4

    Hhhhh😅😅😅xayata hĥhhhh

  • @SiidaliBalasma
    @SiidaliBalasma 5 місяців тому +1

    Hayeey xayeesiin
    Iska daa wa adigaa
    Leh bahashaada muu cunaa

  • @abdiali8270
    @abdiali8270 5 місяців тому

    Gabar kaa xoog badan ha guursan 😂😂😂

  • @taqwasomalichannel7670
    @taqwasomalichannel7670 6 місяців тому +2

    😱😱😱😱😱😱VIEWS RAADIS MIYAA MISE WAA MUNAAFAQAD NIN IYO NAAG ISQABO AA CEMARA SOO HOR FARIISANAAYA OO IS CEEB BAARAYA WALEE WAA AAKHIRU SAMAN TANI ADUUN YADA NIN NOOLOOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN 😱😱😱😱😱😱😱

  • @RahoRabileh
    @RahoRabileh 6 місяців тому +2

    Hhh jabi qalbi 😅😅

  • @MahadMoalim-dn4ri
    @MahadMoalim-dn4ri 6 місяців тому +1

    Naagtaan yaa qorya kurara wallahi boyasay uqalanta wayo telka maxay ujabinee

  • @NajiibCabdi-ci7vz
    @NajiibCabdi-ci7vz 6 місяців тому +11

    Yunaani halkaa wad ku khaldanty xaajo ragna waxba kama taqanid qoskaana wad ku ciyaary

    • @raxmacadi1140
      @raxmacadi1140 6 місяців тому

      Taleefan haleesan waaye waxa latuurooyo caadi iska dhig

  • @qadarcaaqil7020
    @qadarcaaqil7020 6 місяців тому +1

    Rufiyantii kudhashay dadka mxaa isugu dire😂

  • @RuqiyarahmaAhmed
    @RuqiyarahmaAhmed 5 місяців тому +1

    Xayaadeey ma joogtidoo

  • @yaxye9711
    @yaxye9711 6 місяців тому +2

    Waxan layaaba ninkana waraysanya isgaa ba ujeeda inoo isku diro

  • @NoorAbdi-m4g
    @NoorAbdi-m4g 5 місяців тому

    Ey ey Dhaley Midkaan reerka duminaayo

  • @abdullemohamed2788
    @abdullemohamed2788 6 місяців тому +22

    Been mobile eber eh waaye zoom DHAha fiiriya

  • @MayanShCabdullahi82
    @MayanShCabdullahi82 6 місяців тому +2

    Kan namiimiye miyaa usa

  • @CabdiCasiisi
    @CabdiCasiisi 5 місяців тому

    ilyaasoow ha iskuusin

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 5 місяців тому +2

    Aqas lama dawan karo xanjada waxay qayalinayso

  • @Deeqsiwanaagsan
    @Deeqsiwanaagsan 6 місяців тому +9

    Yuunaani fataaal waaye

  • @MedRahmarose
    @MedRahmarose 6 місяців тому +3

    Ala been badana quwan😅

  • @XasanbaashiCalibadaxeey
    @XasanbaashiCalibadaxeey 5 місяців тому

    walaahi nin masuula weeye

  • @abdinoorhassan9619
    @abdinoorhassan9619 6 місяців тому

    Niin garbasaar qaab aa wax laweeyidina macquul maaha 😂😂

  • @RaaxoCali-ge3tu
    @RaaxoCali-ge3tu 6 місяців тому +3

    Dadka caanka horta ma bilaa caqlibaa mise anakay caruur na modayaan ninka i qaba ee an gogol wada sexano man mobilkia ka shakinyaa mid kale su igu didi saw marwadisa ma ihi mida kale maba ka shiknayi se mobil iga shakihaa waa fikirkyga walina ma gursan lakin wa fikiryga

  • @DelightfulNautilus-dr8wd
    @DelightfulNautilus-dr8wd 6 місяців тому +3

    😅😅😅

  • @farxanxassan7671
    @farxanxassan7671 5 місяців тому

    Anga Hadan ahan laha rufiyanka wax dubayo waban dili laha

  • @MaxaaRabtaa-e5f
    @MaxaaRabtaa-e5f 6 місяців тому +2

    Wee😂😂😂😂😂😂😂

  • @AyaanJaamac-c8e
    @AyaanJaamac-c8e 5 місяців тому

    Wariyaha wallahi wa ruufiyaan

  • @XasanAadan-br8uk
    @XasanAadan-br8uk 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AliAdan-x7b
    @AliAdan-x7b 5 місяців тому

    Naag hooyadeeyda wax kasheektey miyaa damac iiga galaayaba dulida meesha ayaa kukalatagileheen walaahi

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay 6 місяців тому +2

    Adkaatay adkaatay oo fogaatey

  • @cabdicasisxasan3896
    @cabdicasisxasan3896 5 місяців тому

    War kan yar waxan filaya xalal kumuu dhulan bl muxu dadka isugu diraya wlhi waa jarafa jaas nujub ah

  • @Aniga-pu2ye
    @Aniga-pu2ye 5 місяців тому

    Walala yalaw hadad comment bixi naysan kala fahma waxa runta iyo beenta walahi waxan wa been iskafiiriya caqli ga ha shaqeeyo

  • @FardowsoAhmed-o1t
    @FardowsoAhmed-o1t 6 місяців тому

    Guurka lasheego nocaan okala lonacay ciyal ciyal baa laiskadhigi yabbadana 😂😂😂dad wa wayn baad tihine labo labada nagalataga mx waayo nocan acudi dadka idindawanaya maciyalbaad moden😂😂

  • @fahadcade9772
    @fahadcade9772 6 місяців тому +26

    Waa been caadi eh oo loo jeedo😂😂

  • @khadarabdikhadar5173
    @khadarabdikhadar5173 6 місяців тому +4

    Kolkolis qoq bu ahaa hada wuu damade😅😅

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 6 місяців тому +5

    Ninkani iyo gabhadan gormay isgursadeen haal sual😅

  • @jookar
    @jookar 4 місяці тому

    Wuu Dan san yahay mobile ke bee😂

  • @NuurCartan-w6b
    @NuurCartan-w6b 5 місяців тому

    Hhhhhhhĥhhhh Sanaa xayaat😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waaw

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar 6 місяців тому +3

    Yahu

  • @abukeycadde7890
    @abukeycadde7890 5 місяців тому

    Display phones waye somahan

  • @MusdafMaalim
    @MusdafMaalim 6 місяців тому +5

    ❤❤❤❤❤

  • @Cadaaniabdilaahi
    @Cadaaniabdilaahi 6 місяців тому +8

    CAADI ISKA DHIG MISE YOU TUBE KA AYAA U CAMIRASIIN🤣🤣🤣

    • @Qarami-o9t
      @Qarami-o9t 6 місяців тому +1

      Way camirayaan😂

  • @bilehproflms1389
    @bilehproflms1389 6 місяців тому +2

    Rufiyaan

  • @Wadanigadhabta123
    @Wadanigadhabta123 6 місяців тому

    Iyadoo fariinta arkinba isagana wuuba sheegey 😂reer comment cilmi nafsi ayey soobarteen si loo khiyaanin😂

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 5 місяців тому

    Markaa garaacaysid ma adaa dhaley

  • @SiciidWarsame-y8u
    @SiciidWarsame-y8u 5 місяців тому +1

    😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂

  • @issa_ahmed
    @issa_ahmed 5 місяців тому

    Dadka is qaba ha isgu dirin.

  • @alicosoblenageeye2978
    @alicosoblenageeye2978 6 місяців тому +4

    Beenta joogiye wax fican noo sheega 😂

  • @asiabillow2996
    @asiabillow2996 5 місяців тому +1

    Kuduuuf ninka

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 5 місяців тому +1

    Aqas gadhaan maxaa ka qaldan xanjada dhaaf

  • @lonewolfmotivation21
    @lonewolfmotivation21 6 місяців тому +1

    𝙌𝙤𝙛𝙠𝙖𝙖𝙣 𝙙𝙞𝙧𝙖𝘾𝙖 𝙭𝙞𝙙𝙝𝙖𝙣 𝙢𝙖𝙭𝙖𝙖 𝙬𝙖𝙖𝙮𝙚

  • @MsryanCali-vs9mk
    @MsryanCali-vs9mk 6 місяців тому +1

    Weey is hubtaa dumaashi baar ee jejebi

  • @faizoxuseen2824
    @faizoxuseen2824 6 місяців тому +6

    Mobelka wuba dansan yahy alla qosolka iga dhamayssy walashay xayad

    • @aishamawlid
      @aishamawlid 5 місяців тому

      Sida ridwaan isaaaq shaashada natusa hhhhhhh

    • @aishamawlid
      @aishamawlid 5 місяців тому

      Sida ridwaan isaaaq shaashada natusa hhhhhhh

  • @IbnuahmedAbdile-kw5fj
    @IbnuahmedAbdile-kw5fj 6 місяців тому +1

    Jawi qalbi

  • @CabdinajiibYare
    @CabdinajiibYare 6 місяців тому

    jewi qalbi kulaha😂😂😂

  • @maariya4a185
    @maariya4a185 6 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 5 місяців тому

    HHH MOBILE KA IN UU HALEYSANYAHAY YAA ILA ARKAY HHH

  • @YasminAli-ci7do
    @YasminAli-ci7do 5 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman665 5 місяців тому

    Soomaalia hanoolaato inshallah ❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @SiidaliBalasma
    @SiidaliBalasma 5 місяців тому

    Sariirta ayuu ba kugu qanciyey qancinta kale ee kuu dhiman maxey aheyd war hooy joog gofyeey diin hadaad leedahay ninkaaga maad ku kolsoonaatid maxaa iimaanka iskaga qaadeysa acuudu billaahi mina sheydhaani rajiim

  • @IqroaragsanCabdi
    @IqroaragsanCabdi 6 місяців тому +1

    Wa sheeko kale😅😅

  • @AaminodaudCabdulahi
    @AaminodaudCabdulahi 6 місяців тому +3

    Awalmarawin

  • @adannur4755
    @adannur4755 5 місяців тому

    Diinta maladahey fasqeyga bdn balbalarka

  • @maxmuudkorodhi4059
    @maxmuudkorodhi4059 5 місяців тому

    Jabi qalbi kulahaa 😂

  • @NuuroFaarax-kw6ct
    @NuuroFaarax-kw6ct 5 місяців тому

    Jawi qalpi kulahaa

  • @NorAreys114
    @NorAreys114 5 місяців тому

    Naagtan naag ma aha waa doofarad ninkaana waa dayuus