7 Hab Aad Xirfadkasta Ku Baran Karto Dagdag | 7 Ways to Learn Skills FAST

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2023
  • 👨🏽‍💻GET Courses - wa.me/252905616363
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io/facakoraya
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva.com/facakoraya

КОМЕНТАРІ • 108

  • @Bakaal_Warfaa
    @Bakaal_Warfaa 11 місяців тому +49

    1. Waxbaro
    2. Tijaabi.
    3. Ka shaqaysii.
    4. Diiradda saar (focus"
    5. JOOGTEE.
    6. Naso
    7. Hurdo fiican seexo.
    8. Intaas ku dhaqan.

    • @user-dg8lx6mv5x
      @user-dg8lx6mv5x 10 місяців тому +2

      Mahadsanid talo tayo leh

    • @Bakaal_Warfaa
      @Bakaal_Warfaa 10 місяців тому

      @@user-dg8lx6mv5x mudnid walaal

    • @naimo133
      @naimo133 6 місяців тому +1

      Cunto caafimaad leh cun

    • @guleidabdi2092
      @guleidabdi2092 6 місяців тому

      ​@@user-dg8lx6mv5x❤

  • @channel-barkhadle
    @channel-barkhadle 11 місяців тому +18

    qofkii ubaahan quraanka kariimka ah oo online lagu baranayo iyo tafsiirka ,higaada ilasoo xiriir🥰

  • @Demhaab
    @Demhaab 11 місяців тому +25

    Sidee Xirfadaha loo bartaa?
    1. Inad Jabisid Qufulada maskaxdada kuxiran 2:25
    2. Inad xirafad qalatit/Jajabsid 4:56
    3. Waqti u xir xirfada 7:45
    4. Focus and Concentration 10:27
    5. Practice, Practice,Practice 11:42
    6. Sawiro (Imagination) 13:07
    7. Practice, Practice, Practice … 14:28

    • @indextwo5810
      @indextwo5810 11 місяців тому +1

      Thanks to you

    • @farhandiiriyeh1480
      @farhandiiriyeh1480 11 місяців тому +1

      Asc
      Ustaadi khayr badan Allah ku siiyo
      Waxan talo ku darsnayaa asxaabta in video kan marar dib loo dhagaysto kolay anigu 1 mar ka badan kadib waxyar igu dageen 😊

  • @samatalis4915
    @samatalis4915 11 місяців тому +5

    NOTE garayso
    7da hab ee wllkeen muuqaalka innagula wadaagay waa sidan .
    1. Jabi Qufulada Maskaxda
    2. La imo rabitaan dhab ah
    3. Jabjabso xirfadda aad baranyso
    4. Diiradda saar
    5. Wakhti gaara u xidh
    6. Samee , samee oo waduun
    7. Ku celceli
    Mahadsanid mudane Warsame bade

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels 11 місяців тому +7

    Wllhi 15 minutes ee aan ku daawanayey ustaad waxay ka qiimo bateen marka laga tago ciibadadii aan gutay manta waxan aan qabanayey oo dhan thanks 🙏 so much ustaad 😊

  • @maymuunmaymuun-sz1iy
    @maymuunmaymuun-sz1iy 10 місяців тому +3

    Masham allah

  • @mohamedreerali5282
    @mohamedreerali5282 11 місяців тому +2

    Masha Allah ustaad

  • @Bakaal_Warfaa
    @Bakaal_Warfaa 11 місяців тому +32

    1. Learn
    2. Practice
    3. Create
    4. Focus
    5. Eat well
    6. Exercise
    7. Sleep
    8. Repeat.

  • @shamsaguhad7225
    @shamsaguhad7225 11 місяців тому +1

    Masha Allaah
    Waa topic important ah
    Hore usoco

  • @Somalidrama1
    @Somalidrama1 11 місяців тому +3

    Waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran UA-cam-keyga ❤

  • @NoorBehrozz
    @NoorBehrozz 11 місяців тому +1

    Tarelo sow u qormaa ustaad mahsanid❤

  • @ugaasjaamac5028
    @ugaasjaamac5028 11 місяців тому +2

    Mahadsanid ustaad

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf5090 11 місяців тому +3

    Aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay macalin🙏

  • @maankacade_7784
    @maankacade_7784 11 місяців тому +2

    Legend mahadsanid sxp

  • @user-hw9wt8mw5y
    @user-hw9wt8mw5y 11 місяців тому +2

    Masha Allah

  • @Soyaalka12
    @Soyaalka12 11 місяців тому +1

    Thanks ustaad

  • @abdibilledaud459
    @abdibilledaud459 10 місяців тому +1

    Practice 100%
    Mahadsanid bro

  • @Hanish139
    @Hanish139 7 місяців тому

    Thanks ustaad 💯💯💯

  • @mhassan3002
    @mhassan3002 10 місяців тому

    Thank you that very motivation

  • @muumins8
    @muumins8 11 місяців тому +1

    M.a waa mahadsantahy

  • @mohamedsaidmohamud1927
    @mohamedsaidmohamud1927 10 місяців тому

    Thanks wllo

  • @Haldoor25
    @Haldoor25 11 місяців тому +4

    Mahadsanid Muqaalkan Wax ayuu iga badaly waxaana ka heley dhirigelin Sababto ah Waxaan is baraa luqada jarmalka sidaas oo ay tahay mararka qaar aad ayaan karahsada anigoo Ka Caajisa, hadana Inkasto aysan la mid ahayn Englishta iyo carabiga Hadana Waa sidaa aad sheegtey waxkasta kama soo haraan Ku celcelinta Dadaal wacan ku rajeyna adna Mhadsanid Markale.

  • @Mohammed-yf5si
    @Mohammed-yf5si 11 місяців тому +1

    maasha allsh walalo

  • @fardozoabdikadir2039
    @fardozoabdikadir2039 10 місяців тому

    Thank you

  • @Mohamedsalaad700
    @Mohamedsalaad700 11 місяців тому +3

    Walal warsame Alaha ku xifdiyo bulshada kalin focan baad uga jortaa جزاك الله خيرا 🙏

  • @COMMANDO.14
    @COMMANDO.14 11 місяців тому +1

    Waa wax na anfacaayo ....wll mahad sanid

  • @mohamedqasimhussein9150
    @mohamedqasimhussein9150 10 місяців тому

    thnks

  • @user-lh7mk9xl1m
    @user-lh7mk9xl1m 10 місяців тому

    Thnks

  • @mohamedmoalim2654
    @mohamedmoalim2654 9 місяців тому +1

    Very inspiring vedio warsame , the education system failed to prepare us really world and I have insider secret since am watching your vedio 🙏🙏🙏🙏🙏v

  • @AbabeTalksFootball
    @AbabeTalksFootball 11 місяців тому +1

    Thanks wll anaga illahay ha anagu anfaco

  • @ForwardTech1
    @ForwardTech1 11 місяців тому

    thankis wll

  • @farhandiiriyeh1480
    @farhandiiriyeh1480 11 місяців тому +1

    Asc
    Ustaadi marka hore mahadsanid jazakallah.
    Asxbta waxan leyahay
    Fariintu in badan dib haloo dhagaysto in badan
    Dhmnten ayaa u bahaan isbadal 👍

  • @louwangaming7050
    @louwangaming7050 11 місяців тому +4

    Nio shb dhalyarada kutagerta ee videos Kaga udabada inay halmarun shaqo kuhelan shb couse free ah u gudbi annu 18 jir hay Ila 12 jirkaygi online ku shaqayso islaha walhy Ila hadeer mailin dalkana waxshaqa mayalan skills iyo 12sano school ahba wan lenahy noloshu samirbay ubahantay alx

  • @ummmaryam1722
    @ummmaryam1722 11 місяців тому +6

    Aswb. May Allah bless you and benefit you in both worlds. Such a motivational content. Ameen

  • @user-ij5se5dg2h
    @user-ij5se5dg2h 10 місяців тому +1

    Plz soo duub sida lacag looga sameya Twitter

  • @user-vx4nc1gg2b
    @user-vx4nc1gg2b 11 місяців тому +2

    Mopilka mxaa laga baran karaa ee xirfad ah

  • @IkraanAli-uf1db
    @IkraanAli-uf1db Місяць тому

    Halkee kabartaa.

  • @abdinassermohamed4254
    @abdinassermohamed4254 8 місяців тому

    M.a Ustaad waan ka faa'iiday 7 dan arin ee aad noo qpaada dhigtay ee kaa caawinaysa si aan kor ugu qaadno aqpoonteena iyo xirfadaha aan ku dhisno mustaqbalkeena Ustaad
    Waan ku mahadcelinayaa cilmigan aad noo soo bandhigtay

  • @user-wh2jt3uq4i
    @user-wh2jt3uq4i 10 місяців тому +6

    Self discipline 💯

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 11 місяців тому +1

    Jazak allhu khayr wlo

  • @cabdicasiis7540
    @cabdicasiis7540 11 місяців тому +1

    Shaqada iyo cibaadada alaah kee horeeya

    • @dhuubowchanneltv4900
      @dhuubowchanneltv4900 10 місяців тому

      Adiga oon noolayn miyaa is leedahay ilaahay caabud waa maya,
      Marka hore cibaado iyo shaqo isma saarna oo waajibka ilaahay ayaa kugu khasban, naftaada iyo diinta qudheeda in aad hanti gashatid ayey kaa rabtaa marka shaqo waa lama huraan.

  • @abdiwahabmahamud6470
    @abdiwahabmahamud6470 11 місяців тому +2

    Walal waan mahadsantahay website yadaa aan wax ka baran karo isheeg..

  • @mohamedcabdilaahi6515
    @mohamedcabdilaahi6515 9 місяців тому

    Ok

  • @mohaqoslaaye3398
    @mohaqoslaaye3398 11 місяців тому +2

    Asc wllo waan ku salaamay marka hore nio waxaan rabaa in aad iga caawiso
    Arimo ihaysta runtii waxaan kaaga baa hanahay caawimaad haday macquul tahay xagaan kaala soo xiriiraa

  • @Cabdicasiisilyaas
    @Cabdicasiisilyaas 11 місяців тому

    Saaxiib ganacsiga online ka sideen ubartaa

  • @abdiqadirmohamed1056
    @abdiqadirmohamed1056 11 місяців тому +1

    asc ustaad waxa kuwedin lahay waxan ahay arday jamacad dhigto computer scienece waxana kuficanahay programmingka ee 5 luqad igu cawin karto isheeg

  • @HindoAbdullahi
    @HindoAbdullahi 9 місяців тому

    ❤❤

  • @abdirizakdhere04
    @abdirizakdhere04 8 місяців тому

    Ustaad course gaan inteen ka helaa ila wasaag ado Mahadsan❤

  • @adanaliiftin2617
    @adanaliiftin2617 6 місяців тому

    Guuleysa idam ilaah garabkaaga ale hagalo

  • @Ruweydo-mv4ek
    @Ruweydo-mv4ek 8 місяців тому +1

    Naftaada hadaad aaMinti wax walba adaa ka adag😊

  • @aashdigital
    @aashdigital 11 місяців тому

    Ustad walle waxaan kafaidnay m.a ee waxan rabaa inan kuwaydiyo say surto gal kutahay anoo somalia joga inaan online store inta furto hada dunida dacaladeda wax kaibiyo

  • @fs292
    @fs292 10 місяців тому +1

    Afafka aduunka mid kamida sidee lagu bari kara ardaydeena dalkii joogta online ?? Any advice ? I am an older retired mother!

  • @user-pz6pl3cf7o
    @user-pz6pl3cf7o 9 місяців тому

    ani hada ayaan wax barasho bilaabey lkin waxan jecelhy inan barto waxa yaabo badan

  • @abdikarinibrahim7257
    @abdikarinibrahim7257 6 місяців тому

    Asc bro xageen kaala sooxidhiidhaa

  • @AbdishakourZahal
    @AbdishakourZahal 10 місяців тому

    Asc warsame wlhi waan ku wataa xitaa anigoo wax ka fa'idin iyo anigoo wax ka fa'iday sbbto wxan hystaa android oo 2 core ah hadana wax xirfad ah in aan barto waan jeclahy si aan u bartona ma aqan ee bal adigoo mobileka nagu baraya meelaha laga helo sida youtube iyo adu video aad ledahy noo soo samee waan ku wataa my bro 🙃💓💓

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf5090 8 місяців тому

    👍

  • @abdikarimabdi9674
    @abdikarimabdi9674 10 місяців тому

    Ustaad wd mhdsan tahay lkn ustad adigu waxyar degsnan ku dar marka ad wax na fahansinayso ama qabka vedio ad udubtay wx kayara bedel speedka tnkz

  • @user-dg8lx6mv5x
    @user-dg8lx6mv5x 10 місяців тому +1

    Ustaad waxaa iga codsi ah inaad nala soo wadaagtid chenesliska ugu fcn ee xirfadaha laga barta ama meelaha ugu haboon een ka baran karo xirfado muhiim ah oo wax inoo tara

  • @sadamahmed7280
    @sadamahmed7280 10 місяців тому

    wll meelaha laga baranayo noo sheeg plz

  • @mohaabdirahman8313
    @mohaabdirahman8313 10 місяців тому

    Ustaad waxaad inooga soo hadasha xirfadaha laga barto real wold website.

  • @Lajaclow-rt3rs
    @Lajaclow-rt3rs 10 місяців тому +1

    Thanks legend

  • @user-lw8yp4cl1t
    @user-lw8yp4cl1t 11 місяців тому

    Mia role modeL 😊

  • @maxamedomar6964
    @maxamedomar6964 10 місяців тому +1

    Forex kasoohadal ustaad 📈

    • @Mohaa930
      @Mohaa930 7 місяців тому

      Xaraan waaye saan maqlay anba waa iska dhaaf anoo jacel forex

  • @sacdiyocarays7819
    @sacdiyocarays7819 10 місяців тому

    See leyskaga diiwan galiyaa 😢soo gali websitkaaga

  • @kulmiyeprivateschool3906
    @kulmiyeprivateschool3906 11 місяців тому

    Wlhi xisaabta iskuulka la inoogu baro maantana ma isticmaalno waa waxa kaliya ee maskaxda nalagu jabiyey

  • @IdilMohamed-xf2xe
    @IdilMohamed-xf2xe 11 місяців тому

    Link ma arke meeyeey

  • @teamhorsyusocod
    @teamhorsyusocod 8 місяців тому +1

    isoo boqo iguma qasari dontid wll

  • @suhaybmohamed366
    @suhaybmohamed366 11 місяців тому

    Adeer aqoon iyo aduun baa ku dhibee diintaada war ma uhaysaa adeer hawtan lagugu daldalay ganacsi iyo waxaa diintaada baro hadhoow aakhiro maganacsibaan baranayay baad ilaahay kula hortagi

  • @MarwaanKeke
    @MarwaanKeke 10 місяців тому

    Ifahsi sida loogasaaro lacagta emailka

  • @cabdicasiis7540
    @cabdicasiis7540 11 місяців тому

    Maxaad kataqaanaa waxa alaah kuu keenay dunida

  • @hafsamohamed5738
    @hafsamohamed5738 11 місяців тому +1

    Mhdsanid wllky anigoo hada practice ku jira baan hadana ku dhageeysanaayay.

    • @abdullahimaxamedisxaaq8756
      @abdullahimaxamedisxaaq8756 8 місяців тому

      Hello pro waxan rabay xirfad in aan barto pkn meel fcn aan kabarto ban la ahay so zxp iso jwb plz😢😢

  • @AadanFarxaan-ct4py
    @AadanFarxaan-ct4py 11 місяців тому +1

    Halkee. Ayaan. Ka. Baran Karaa. Xirfada. Aan. Doonayo. Apps. Ama. Social. Media. 🎉

    • @AadanFarxaan-ct4py
      @AadanFarxaan-ct4py 11 місяців тому +1

      Reer. Gabiley. Weeyaan. Warsame❤😅😊😊

  • @diamondizmail1436
    @diamondizmail1436 10 місяців тому

    Asc ustaad xageen ka baran karaa xirfadaha? Ma garanayee ii sheeg

  • @abdinasirmohamed1137
    @abdinasirmohamed1137 11 місяців тому +2

    Wll waxaad thy shaqsi aan ku daydo waana jclhy inaan gaaro heerka aad gaadhay heer ka sareeyo balse WLL waxan rabaa inaan bilaabo barashada xirfadaha onlineka keebaa ugu hormariyaaa ?

  • @hassantech510
    @hassantech510 11 місяців тому

    prompt ENgineer

  • @sherineshakiibsherineshaki7233
    @sherineshakiibsherineshaki7233 11 місяців тому

    Wll xirfadaha ano english aqoon mabaran kara 😢 mise intaan cadi uga baranayo sugaa

    • @fardoushmohamed3841
      @fardoushmohamed3841 10 місяців тому

      Abayo kuwo somali eh weyiran lkn luqada englishka waa muhim baro

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 10 місяців тому

    Likta wan saray

  • @cabdicasiis7540
    @cabdicasiis7540 11 місяців тому

    Maxaad kataqaanaa islaamka

  • @SuadosharifMohmett151
    @SuadosharifMohmett151 10 місяців тому

    believe yourself

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 11 місяців тому

    Sxb xamaaligii Sweden waad ka raysatay kkkkkkkkk hambalyo

  • @Kingofsocialmedia12
    @Kingofsocialmedia12 11 місяців тому

    Hello ❤ 4:00 4:01 😢

  • @nuurmaxamed3567
    @nuurmaxamed3567 11 місяців тому

    Mahadsanid ustaadii waxaan kaacodsanaa inaa WhatsApp kaaga isoodirto please and please

  • @yurubaadan8043
    @yurubaadan8043 2 місяці тому

    Thanks ustaad

  • @oraah1094
    @oraah1094 11 місяців тому

    Mahadsanid ustaad

  • @mohamedsaidmohamud1927
    @mohamedsaidmohamud1927 10 місяців тому

    Thanks wllo

  • @calimumtaas3713
    @calimumtaas3713 10 місяців тому

    ❤❤