Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Kadib 6 bilood | yaa fiican shaqada xorta ah iyo in cid loo shaqeeyo | Vlog 4

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 гру 2021

КОМЕНТАРІ • 320

  • @calikaaficaweercali8346
    @calikaaficaweercali8346 2 роки тому +55

    Taasi waa saxiix tusaale ani waxaan joogay South Africa mudo 4 sanaa shaqadiina waa iga hortimid fikir badan kadib xoogaa ayan isku aadsaday 13 may 2021 waxan kulabtay mugadishu alx shaqo xora sameystay saan filayay meysa noqon midkalaa sameeystay alx 7 bari lacagtaan ku shaqeeyn jiray ayaan maalintii helaa

    • @kimez1545
      @kimez1545 2 роки тому +3

      Nin dhalinyaro sidaada camal ahay dukaanka dharka dhslinyarada iyo kabaha Ayan rabaa inan furto ..talo iyo dhiri galin ayn kaaga baahanahay saxib ☺️

    • @26.salman88
      @26.salman88 2 роки тому +1

      @@kimez1545 sxb mad sameyn kartaa umabahnid cidkale Allah talasaaro you can do it 🙌✍🏻

    • @kimez1545
      @kimez1545 2 роки тому +1

      @@26.salman88 aad bad u mahadsantahay wllkey thanks... inshaaAllah

    • @Muslim-d9d
      @Muslim-d9d 2 роки тому

      Manshallah Alle ha kugu anfac wll

    • @Maxamedshiine7
      @Maxamedshiine7 2 роки тому

      Alxamdulillaah sxb

  • @daudabdimahad2730
    @daudabdimahad2730 2 роки тому +38

    Haddi aad tahay qof isagu is shaqalaysiiyay( self employed ) ah ma aha muhimaddu inad dakhli ( income ) badan aad hesho , lakiin muhimmadu wa inad dareemayso xorriyad ( freedom) oo aad ka madax banantahay u shaqaynta qof kale . Diraasad la sameyey 2015 ayay tilmantay in dadka ganacsiyadoda garka leh ay sameyan lacag ka yar lacagti ay Samyn jireen markay cid kale u shaqaynayeen oo ay Mushahar( salary) bishii u xadirayeen .
    Haaddan dhalinyaro nahay waan ku wada taamaynaa inad malin ka xorowno u shaqaynta qof kale!!!

  • @Xogaha.calamka
    @Xogaha.calamka 2 роки тому +31

    Saxiib fursadaha ka so hadal
    Fursadaha shaqo uu samen karo qof aan shaqo heysan shaqalonimo ka cararaya
    Lacagna hesan waxan filaya su'aal adag ku waydiyay waxa rajeyna ina na dhertahay ina ino faidesid 😇

    • @ciisemohamed4230
      @ciisemohamed4230 2 роки тому

      Sxb lasoco markaad shaqo katagaysid waa inaad hesha meel ay wax kasoo galayan meshay rabto ha ahaato

    • @Xogaha.calamka
      @Xogaha.calamka 2 роки тому

      @@ciisemohamed4230 saxib waxan waydiyay fursadaha shaqo ee internet waxa rajeyna ina i fahanty

    • @tashamoh2459
      @tashamoh2459 2 роки тому

      @@Xogaha.calamka shaqoyinka skills ka sida programing ka web developer

    • @TraderLii
      @TraderLii Рік тому

      ​​@@ciisemohamed4230 ila soo xiriir anaa ku caawinaya, Xirafad aad ku shaqeysato ayaan ku barayaa oo Online ah insha Alaah..

  • @abdirahman9892
    @abdirahman9892 2 роки тому +39

    Jmcd ayaan so dhmayey wliba 5 years ah runti 2 sand igu danbyey ayan ogaady nolsha dhabta ah in waxa aad barty aadna wx shaqo ku helyn balse wxaa alle ugu mahdcelinaya ina maanta ahy quf xirfadle gacntisa ku shaqesta oo stock marketska dhn ka shaqesto wxna iga soo galo daqli aan xita 10 sano shaqaalnimo aan ku keni karin m.a war dhalnyarooy dadaala jaanis aduunkan wuu dhobnyhy xirdo barta

    • @abdirahman9892
      @abdirahman9892 2 роки тому

      @@AbiikarYare haa wll wn ka shaqesta asna

    • @abdirahman9892
      @abdirahman9892 2 роки тому

      @@AbiikarYare haa wll wa ka samyn karta wx ka badan lkn dhabr adeeg io dulqaad marka ledahy wye

    • @abdullahiomar9300
      @abdullahiomar9300 2 роки тому +1

      @@abdirahman9892 acs bro a/Rahman mela kala so xiriro isheg

    • @abduhakimsahal3510
      @abduhakimsahal3510 2 роки тому

      Zxp fikrad fcn baad soo bandhigtay aniga xitaa kula mid ayaan ahay trader ayaan ahay kashaqaysta suuqa maaliyadeed ee aduunka ugu weyn ee forex

  • @cabdicasiis1276
    @cabdicasiis1276 2 роки тому +29

    Cumarow Bro Maanta Eray Lahji Ah Isticmaashay oo Gobollo Gaar ah Laga Isticmaalo Waa 'Shaygaas Baftada wuu ka cadyahay' erayga Bafto soomaalida Mawada Isticmaasho Keep Going Aniga hadda Shaqo Xor ah abuurayaa

    • @dacardacar3530
      @dacardacar3530 2 роки тому +1

      Wll CABDICASIIS adigoon xumaan u arkayn soomali bafto aan aqoon muxuu yahay

    • @MohamedSaid-hy1xr
      @MohamedSaid-hy1xr 2 роки тому

      @@dacardacar3530 Bafto Mxy Aniga ku Leh si sax ahna igu Sheg an ka barte

    • @abdulrahmanyare2402
      @abdulrahmanyare2402 2 роки тому +1

      Waligay maan maqal erayga

    • @dacardacar3530
      @dacardacar3530 2 роки тому +2

      @@MohamedSaid-hy1xr bafto waa maro cad oo soomaalidii hore xidhan jirtay ama garayska iyo guntiinda laga samaysan jiray

    • @jiniinsi9726
      @jiniinsi9726 2 роки тому +1

      Bafto af raxanween waaye

  • @sagalinahersichannel8395
    @sagalinahersichannel8395 2 роки тому +6

    Msha Allah waa sax arin kaa shegtay walal . And city is beautiful I want to live there ❤️

  • @abdulahijimale315
    @abdulahijimale315 2 роки тому +6

    video yaashan so badi wll mahadsanidr.inshaar

  • @abdirahmanadamsiad442
    @abdirahmanadamsiad442 2 роки тому +10

    Mansha alah
    Ustad Cumar Inshaar inta aan kaa faa'iiday lama soo koobi karo sxp qaaliya ilaahay hakaa ajar siiyo.
    جزاك الله خيرا .

  • @hassanabdullahi3366
    @hassanabdullahi3366 2 роки тому +11

    😂😂 So did I. I love to see time fly like wind, for the job is very boring. But Alxmdlh, some don't have any jobs. This clip has touched me so badly. With the help of the Almighty Allah, some day, I will do my own job without fear of supervision; a job that I cherish. May Allah make our dreams true. I can't wait to leave this job. 😭😭😭

  • @xamsebaatir4432
    @xamsebaatir4432 2 роки тому +15

    Waxaad moo soo diyaarisaa sida internet Ka looga shaqaysto mahadsantihin.👍🏼👍🏼

    • @somwebsite3449
      @somwebsite3449 Рік тому

      Hello asc wll sidee ayaad tahay shaqo online ayaan daneyneysaa soo ma ahan sideyda oo kale ma midownaa?

  • @dalmarmohamed8849
    @dalmarmohamed8849 2 роки тому +6

    I'm sure u will see my comment omarow I wish one day to see u face to face coz ur my role model thank u

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 роки тому +3

    Thnks Omar inshaaar

  • @ayanmohamednoor7218
    @ayanmohamednoor7218 2 роки тому +4

    Shukran walal

  • @abdisalanmohamud
    @abdisalanmohamud 2 роки тому +5

    Waxa aan ogaada wax barashada nidaamiga ah iyo shaqaalanimada in ay yihiin waqti lumis tusaale jamaacadda aan barto waxaa dhacdo inaan 8.00am xiisad aado oon aan kasoo laabto 5.00pm ama mar mar 6.00pm aniga oo said u daallan kaba sii darane assignment lagaa rabo
    Haddi waqti intee la eg baa kuu haray eed wax dheeraad ah ku baran kartaa

    • @yaxyemoha9368
      @yaxyemoha9368 2 роки тому +1

      Hadaa sidaa u aragtay iskaga tag waayo anigaba ma u maleyneyn in waqti dhumistahay ilaa an ka dhameyo lkn 100% waa waqti dhumis iyo in lagu tababaro inaad noqoto shaqale wngsn !!!!!!!

  • @Geelle754
    @Geelle754 2 роки тому +8

    Masha Allah cumar inshar ilahay haku barakeeyo wll waxaad tahay qof qimo badan oo Ku dayasho mudan runtii waxbadan ayaad nagu dhiirigalisaa hore usoco wllo guulso

    • @sadaamabdicawke5443
      @sadaamabdicawke5443 2 роки тому

      M.a cumar inshaar ilahay haku barakeeyo wll waxaa thy qof qimo badan ❤️❤️❤️❤️❤️💚💚💙💙❣️❣️

  • @mustaqiimabdiqani2255
    @mustaqiimabdiqani2255 2 роки тому +1

    2018 waxan ahaa shaqaale walahi nolol adag bay ahayd sacadu ma dhaqaaqi jirinba, alhamdulilah hada waxan leyahay ganacsi xor ah reer ban ka samaystay shahadada heerka labaad ban ka diyariyaa qofkasto dhalinyar ah waxan kula talin lahaa inuu ganacsi xor ah yeesho.

  • @kimez1545
    @kimez1545 2 роки тому +4

    Thanks wll inshaar waxan ahay wiil dhalinyaro ah oo doonaya inuu ku biiro ganacsiga mustaqbalka dhow..aad bad u mahadsantahay waxyaabo badan ayan kaa faaiday maanta

  • @AMA-qt9jz
    @AMA-qt9jz 2 роки тому +11

    Kkkkkkk waa runta walal Omar , last week I almost checked the watch more than 10 times within one hour.

    • @hassanabdullahi3366
      @hassanabdullahi3366 2 роки тому

      😂😂 So did I. I love to see time fly like wind, for the job is very boring. But Alxmdlh, some don't have any jobs. This clip has touched me so badly. With the help of the Almighty Allah, some day, I will do my own job without fear of supervision; a job that I cherish. May Allah make our dreams true. I can't wait to leave this job. 😭😭😭

  • @khadiijohassan4822
    @khadiijohassan4822 2 роки тому +16

    Shaqada xorta fican walhi isku midna maaha waxaa xor utahay Ayaaa wangsan Thnks wll cumar 🥰

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 2 роки тому +3

    Shukran yaa cumar

  • @ahmedgaab5053
    @ahmedgaab5053 2 роки тому +3

    M.a waxn daremaya in mowducyadda ad aad ogu raxeysato gaar ahan markad lahadleysid dhalinyarada❤
    Mahadsanid sidad xog kasta nola wadagtid hdan nahay jilka hda so korayo🙏💯🥀

  • @naimaabdikadir7938
    @naimaabdikadir7938 2 роки тому +5

    Masha allah wllkey omar

  • @boocametv1495
    @boocametv1495 2 роки тому +3

    Maansha Allah thumbs up 👍 bro maanta waad noo faaiideysay khayr Allah haku siiyo I just subscribed

  • @azaanibrahimmohamed2846
    @azaanibrahimmohamed2846 2 роки тому +1

    Video ugu cajiibsana aaan daawado videos noocan ah noo soo badi bro omar shaqada xorta ah xagga ganacsiga internetka qaybihiisa kala duwan xirfadaha

  • @aliwaash
    @aliwaash 2 роки тому +5

    Marka Hore waan kusalaamay masha’allah runtii anigu aad buu iitaabtay arinkaan ee in sha allah waan kafaaideesan doona qodoobada aad nalawadaagtay

  • @sahalkassim5512
    @sahalkassim5512 2 роки тому +3

    wr omer 100 kun ramadanta ina aan la gaadhin ha laa gaadhsiiyo wlhi cilmigaa oo qofa tahay sxb👋🙏🏻

  • @maryamamohamed3126
    @maryamamohamed3126 2 роки тому +4

    Xurnimada wax ka wanagsan maaha
    Muuqaladada xita isku mid maaha cumar dhiirigLiyaheyga tnx wll
    Allah haka abaalmariyo sida qurux badan aad inoogu hagar bxdo 🥰

  • @kamalali5355
    @kamalali5355 2 роки тому +2

    Waxweyn ayaa ka faaiday. Mowducan. Keep going Omar.

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka 2 роки тому +2

    Mahadsanid Saaxib

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 2 роки тому +2

    Wiil aan dhali rabaa ilaahey haduu idmo cumar baan u bixi nayaa inshalah waan ka heley magacaas mashalah

  • @abdirahmanbashar4824
    @abdirahmanbashar4824 2 роки тому +2

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد

  • @ramlajama595
    @ramlajama595 2 роки тому +3

    Thanks Wll

  • @khadafiquubbe3429
    @khadafiquubbe3429 2 роки тому +2

    Wax yaabaha aan kaa faa’iiday UA-cam-kada 16sano oo wax barasho aan baranaye, xitaa kuma baran. Alle haka ajirsiiyo bro. Dad badan ayad noloshooda wax ka badashaay,

  • @ABDULAHIAHMEDDAHAB
    @ABDULAHIAHMEDDAHAB 2 роки тому +4

    5/jan/2020 ayaan kategay shaqaale nimo, maantana waa 26/dec 2021 waxaan shaqayn jiray 5:00subixii ilaa habeenkii 8:30
    1.waqtiga nasasho iyo waxbatasho ayaan hely
    2.dakhliga bishiina 6 beri ayan ku sameeyaaa
    3.waxaana dareemay in maamulka shaqadayda uu gacantyda ku jiro.
    Fg. Faaiidada ugu weyn aan ayaa waa waqtiga.!!!!

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama2326 2 роки тому +5

    Masha Allah omer muqal dubista si facan u taqaana hh.
    TALO: color uun edit ku samee

  • @maan8746
    @maan8746 2 роки тому

    Maadaama uu qalbigaaga nadiif yahay aad dhalanyarada dhiira geliso kilibyadaada waan ka helaa, shukran wll cumar

  • @muhiadianosman5202
    @muhiadianosman5202 2 роки тому +1

    يا بن ادم كن حرًا إن أرض الله واسعة

  • @kaafimedia853
    @kaafimedia853 2 роки тому +7

    Cumarow anagu xataa shaqaba ma hayno😂😂😂

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 2 роки тому +5

    Cumaroow dhalintu shaqaale inlaga dhigto iska dhaafe shaqo iyo cid dirsata midna mahayaaan eee sida shaqooyin loo abuuro umada usoo gudbi adoo mahadsan zhb

  • @moustaphasaad6931
    @moustaphasaad6931 2 роки тому +1

    Mahadsanid omar inshaar sxb aad ayaad noogu faaidaysay wllkay

  • @aligamer-jp5ro
    @aligamer-jp5ro 2 роки тому +4

    Waxa jira 15sano jecel mawducyda muhimka ah janada allaha ku gasho wll ogansho

  • @Abdullahihcghvf
    @Abdullahihcghvf 2 роки тому +7

    Muuqaalkaan marna dhalinyarada Soomaaliyeed oo meelaha camal la'aanta la fadhiya ayaa ku baraarujin
    Marna Ajar xaga alle ah baa helaysaa maadaama aad wax wanaagsan sheegeyso
    Marna daawasho aya ku helaysa
    Marna naftaada ayaad baraarujin muraajaceed u sameyneysaa
    Intaas iyo in kaloo badan ayaa kugu jira

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 роки тому +1

    Thank you for your encouragement bro

  • @abdile
    @abdile 2 роки тому +7

    Shaqalo nimo waa waxa ila dagay toban sano ayan dadd u shaqey nayay alx hada xor ayan ahay insha allah isbadalna waa rajeyna

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 роки тому +1

    Best UA-camR omar inshar 🔰💖

  • @fadxiyayuusuf9948
    @fadxiyayuusuf9948 2 роки тому

    masha allah wllo wad mahadsanty wa arin runa dhibtan waxa daremaya qofka hawshano kle gacanta ku haya aya dareemaya

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 2 роки тому +1

    Jazakallahu kheiran maclumaad aad muhiim u ah ayaan kaafiday walal omar inshaar

  • @salmaansanka8461
    @salmaansanka8461 2 роки тому +6

    Masha Allah wllky wlhi waa dhiiri galin iyo xaqiiq jirto in shaqaala nimada eey ka fiicantahy in aad iskaaga u shaqeysato

  • @Zuzu.455
    @Zuzu.455 2 роки тому +2

    Mashallah wlhi wax badan ayan markadta wax ban ka faaiidaa 💝 jazakallahu khayr 💝

  • @Benjamin-bz4mm
    @Benjamin-bz4mm 2 роки тому +1

    Cumar bro thanks walhi south Africa wali ka shaqey Lagum dhihin xaalka woo kaduwanyahay adunyada kale waa meel dhimashada kuu soo dhawaaneyso waqtiga dheer bahdilka

  • @hamsemuse7673
    @hamsemuse7673 2 роки тому +4

    Alx anigu marki hore shaqale ayan aha.markan dhagaysty talada ayan go’aansaday in aan sameysto shaqo aniga i gara hada.2021/07/01 xilga ayan bilabay shaqada gaar i ah hada waxan ahy qani Alx.wad mahadsanthy omar inshar

    • @26.salman88
      @26.salman88 2 роки тому

      Shaqo nocee ah bad heeshe szb

    • @hamsemuse7673
      @hamsemuse7673 2 роки тому

      @@26.salman88 sxb shaqo shirkada taxi.Sweden Stockholm Ayaan joga o ka sheqeya

    • @26.salman88
      @26.salman88 2 роки тому

      @@hamsemuse7673 manshallah qab online sxb miyee ledaha mise an kashaqeystee

  • @Abdisalan-123
    @Abdisalan-123 2 роки тому +1

    Keep going best youtuber in somalia

  • @axmedciise1785
    @axmedciise1785 2 роки тому +3

    Keepgoing

  • @Juujanah
    @Juujanah 2 роки тому +12

    Woooow ❤

  • @shaaficibare230
    @shaaficibare230 2 роки тому +7

    Waad mahadsantahay wll waxad u maleesaa in aad niyadeeda ku jirtay maanta Ayaan ku fikiraaye firaaqenta shaqadeedA alx maanta waxan bartay xirfada nolosheda wax ka badaleeso insha Allah

  • @shucaybabdi303
    @shucaybabdi303 2 роки тому +3

    M.sh wllkay cumar❤

  • @AnasMahamoud-lg2kh
    @AnasMahamoud-lg2kh Місяць тому

    Omar inshar allha ku xifdiyo

  • @fariidafaraxchannel7739
    @fariidafaraxchannel7739 2 роки тому +1

    Masha allah tagerayasha wlalken Omar itageera idinka mid ayan ahaye dhirogelintu waa wax weyn chanelkeygan boqda fadlan

  • @taleex-show6456
    @taleex-show6456 2 роки тому +3

    Masha.allah pro role model

  • @mg3cmg3c8
    @mg3cmg3c8 2 роки тому

    very attractive story teller ..

  • @abdullahiahmed3878
    @abdullahiahmed3878 2 роки тому +5

    Allah kubarakeeyo wllo waxaad Soo diyaarisaa tariiqda saxaabada io melaha taariikhiga qarniyadiii hore wadankaa joogto iyo khaliijka madama adku fcnthy sogudbinta

  • @faisaabdi7239
    @faisaabdi7239 2 роки тому +1

    Masha allaah

  • @HaramcadMedia
    @HaramcadMedia 2 роки тому +9

    Waan jecelahy shaqada xorta ah!.
    lkn qof walba haduu shaqo gooni ah sameysto yaa shaqaale noqon doona? 🤔

    • @Guuled
      @Guuled 2 роки тому +2

      Wll dad shaqaalo ah waligood way jirayaan , Sababtoo ah waxaa jiro ku qanacsan in ay dadka kale "adoomo" u ahadaan. In ay dhaq-dhaqaaq sameeyaan ma rabaan, sidas daradeed nolol iska caadi ah un bey waligoodba ku jirayaan.

  • @axmanna14
    @axmanna14 2 роки тому +1

    Dadka kale muuqaallada ay soo geliyaan waxaan jecleystaa inay daqiiqado yar kusoo koobaan macluumaadkooda, lkn adiga muuqaalladaada waxaan jeclahay inay iska socdaan oo aan maanta dhan daawado
    Mahadsanid saaxiib Cumar

  • @AMA-qt9jz
    @AMA-qt9jz 2 роки тому +5

    Keep on going bro, you are my favorite UA-camr.

  • @mahadbashiirahmed5501
    @mahadbashiirahmed5501 2 роки тому +3

    Wlh been maaha 1year,half Baan shaqaynaa waalidkayga oo aan 11sano aan arkin kaliya waxaan dhahay walidkayga aan soo firiyo hadib waxaa laygu jawaabey call vedio kuwac😭😭Dan iyo durùuf baanagu haysa wlh somalia 🇸🇴 shaqalaha shirkadaha looma roona sababta oo dad qaas ah baa iska leh wax dowladeed maaha dowladna lama xisaab tamayso 13sano aa Nan walidkayga arag hadana waxaan jiraa 24sano😪

  • @makadorakpar2121
    @makadorakpar2121 2 роки тому

    Waan ku jeclahay wllo geesi aftahan ah oo daacad ah oo dhiiri galiye ah oo xumaan reebe ah oo iftiimiye ah
    Oo wadani ah hore u soco wllo

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 роки тому +1

    Lkn cumarow hadii aanuu qofku dhaqaalaha uu shaqada ka helo uusan maalgashi KU sameesan, UA-cam wixii laga helo waa iska kumeel gaar aan laysku haleen karin. Anuu shaqaale ayaa ahay 3qoys ayaa masuul ka ahay hadana ma aamin sani in qof inta guriga fariisto uu self-employee noqdo. Laasim qof wal sal waxaa u ah inuu marka hore shaqaale noqdo wixiisana nidamsado

  • @axmeddaacad9497
    @axmeddaacad9497 2 роки тому +2

    Cumarow waxan jeclan lahaa wadamadan carabta maclumad kooda inaad naga deyso adigo raali ah wlhi hader dadaa umaleynayo nolol fiican iney taalo oo hadhow kuso qaldamayo war saxibayal wlhi wadan carab yaan lagu qaldamin idin dhihi lahaa dal carab wlhi dameer Lee ka tahay mustaqbalna ma yaalo waa iga waano

  • @salmaansanka8461
    @salmaansanka8461 2 роки тому +1

    Masha Allah wlhi wax weyn ayaan ka faaidy video gan kher Allah haku siiyo waad mahadsantahy wllky

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj 2 роки тому +2

    Wlh xaqiiqdii ineysan been ahayn maalin walba markii shaqada aan aan jooga waxaan ku fikiraa goormee galabta la gaaraa oo aan shaqada ka tagaa waa is naceysaa adiga dhan intaa dhaqada joogtid mararka qaar adigoo xalay dhafray sidey doontaba haku dhacdee subixii shaqada markaa tagto dad xataa customer ka waa isku dhaceysaan ama dadka aad la shaqeyso lkn alxamdulilaah wax walba waxaa ku liiban nay inaan heysano maamul wanaagsan oo waxba inoo dhiman qadarin xushmad iyo wanaag nala garab taagan mararka qaar waxaa isku madadaalinaaa oo aan niyada ku dhisanaa maamulkaa wanaagsan aan heysano

  • @amiinhassan2943
    @amiinhassan2943 2 роки тому +3

    Waa si fiican lkn wll cumarow marka qof walpa ganacsi xor ah furto yaa dadka ushaqaynaya

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 роки тому +2

    Waa adiga lahaa nolosha khaliijka adigon cid ushaqeyn inan ku nolaan karin side 6bil ugu noshahay adigoon shaqaalo aheyn mise Qatar weeka duwantahay wadamada khaliijka

  • @horseed6629
    @horseed6629 2 роки тому

    ilaahay ha kaa abaal mariyo.wanagaad soo gudbisid.

  • @running4329
    @running4329 2 роки тому +1

    Cumar ishaar wa ku salaamay
    Waxan wll mar horena wan ķa codsadaye mawduuc ku saabsan nadaafadda kaso hadal TUSAALE hadii roodhida suuqa lagula wareego iyadoon wax astur ah jirin welibana gacan lugu sinayo

  • @ibraahiimxunduble3985
    @ibraahiimxunduble3985 2 роки тому +1

    Xaqiiq wlh mahadsanid ustaad omer 🙏❤️

  • @Laugthchannel
    @Laugthchannel 2 роки тому +1

    #WLLHI QOFKA SHAQAAALAHA AH EE ADOOONKA AHI
    MA DAREEEMO SAMANKA,
    2016, AYAAN SHAQO BILAABAY,
    2022 AYAA LA MARAYAA, WAXBA MA II KORDHIN,

  • @suldancukaash6529
    @suldancukaash6529 Рік тому

    Mahadsanid

  • @trendbaseacademy7136
    @trendbaseacademy7136 2 роки тому +1

    bro farqiga u dhaxeya inad qof u shaqeyso iyo inaad naftada fikrad la timaado aniga tijaabiyey
    inad noloshada u shaqesato wax ka mcan malahan wlh
    mararka qaar ayey wax iska key daba maran ayan is iraahda part time so tuuro ama hal bil kali ah shaqee lkn wa isku kari wayey stressfull iyo inan dareemo inan qof kale riyadiisa an dhisaayo

  • @maxameddiiriye7162
    @maxameddiiriye7162 2 роки тому

    Mansha allaah ilahay ha ku xafido bro
    Lakiin talabadan aad noloshada qaaday waxan rajaynayaa ina ay tahay tii ugu wanag sanayad AMA ay ka mid tahay wax aan ku leeyahay hore u soco wll

  • @mascuuudbashiir638
    @mascuuudbashiir638 2 роки тому +3

    Wxa aan ka tagay shaqadii an ka shaqayn jiray mudo laga joogo 7bilood anigoo ahaa walibana maamul sare mushahar fiicana qaadanayay balse dadaal dheer kadib wxn helay secret idea of business maanta wxn ahay ganacsade after 4years doonaaya inan noqdo multi milyaner. Qof walbana wcn u rajeynayaa Good job and hard work, After success.

  • @sadaamshire9782
    @sadaamshire9782 2 роки тому +1

    Dunidu wa yab
    Aniga waxan ahy ardey dhingta jaamcad markasta waxan aan ku figera in aan shaqo helo marka
    Cumar na waxa uu adeeg sada uraah agteda geedka siberka kaqaraar oo ah ka xorowka shaqada ama gumeysiga shaqada !
    Tasina waa is badalka waqtiga
    Asagaba waqti aan laka dhadhacin karin ayaa jirtey

  • @hoodoubax8666
    @hoodoubax8666 2 роки тому +1

    Masha allah allah hakubarakeeyo

  • @user-su7bi8di7x
    @user-su7bi8di7x 2 роки тому

    Masha Allah wa baraka Allah fiik

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 2 роки тому +1

    M.a keep going wl barnaamijyada aad baan ugu helaa alaha kaa abaal mariyo

  • @abdinoormohamed4663
    @abdinoormohamed4663 2 роки тому +2

    I'm writing this comment today so that I reflect 1 year from today which is the date i want to be my own boss i.A just like you my brother.

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 2 роки тому +1

    Mashaa Allah

  • @user-ho8if6tp5m
    @user-ho8if6tp5m 2 роки тому +1

    Mashlh wllo Omer inshaar Alle haku barakeeyo Omer inshaar waxaad lamid tahay sidii buug la akhrinaayo oo kale vidoe marka la Is idhaa daawo caajis amba waxla mida ayaad dareemaysa oo waad is dhaafinaysaa waxaad Ka baqaysa hadaad daawato falkaas aad markaas ku jirtid in aad iska dhaafto buug iyo qalin soo qaado plans cusub iyo horumarna Ku dhaqaaqdid mahadsanid wll

  • @Abdimaaliki
    @Abdimaaliki 2 роки тому +1

    Thanks

  • @abdirizaakhabdullah1515
    @abdirizaakhabdullah1515 2 роки тому +1

    bru mashallah wan Ku taagersanhy in badan dhaman ogansho ileys wala Omer inshar hor usoco

  • @cabdiqanimaansaawi8981
    @cabdiqanimaansaawi8981 2 роки тому +1

    Mahadsanid walaal Cumar❤

  • @saabirilyaas2266
    @saabirilyaas2266 2 роки тому +1

    Shirkada UA-cam aad u shaqeesaa caadi iska dhig ee ganacsade xur ah ma tihit walal cumar

  • @yahyefarah9180
    @yahyefarah9180 2 роки тому +1

    Saxib cumar saan shaqu ubilaabeyba wali cid uma shaqeyn alx.
    Ilaa manta aan isku filnaansho dhaqaale gaarey
    Ayadoon da,daydu 24 year dhaafin
    Alxamdulilah

  • @fahankadunida10
    @fahankadunida10 2 роки тому +1

    ileen goormee kuugu qaadanee inaa icaawiso zxp cumarow

  • @nejibhassan4881
    @nejibhassan4881 2 роки тому +1

    mansha allah

  • @sarahabdallah3128
    @sarahabdallah3128 2 роки тому

    Shukran walaal Omar

  • @omarabdifatah4123
    @omarabdifatah4123 2 роки тому

    Omer inshar sxp waad mahadsantahay inyow sxp waxaan doonaya i aanan qatar imaaado xaggee soo mara i tilmaam sxp omer inshar

  • @Abdulkhadar20
    @Abdulkhadar20 2 роки тому +1

    Sxp omar anaga dad dhalinyaro ayaa nahay macqul ma.ahn shaqo xur ah anaga lenahy in aan helno waxa lo bahanyahy dhaqale aad sameso waxa aadna ku qasbantahy 5 sano ugu horeso in aad shaqale noqoto kadib ganacsiyo aad sameyso adiga oo dhaqale helay

  • @sahmiyahajaceylka
    @sahmiyahajaceylka 2 роки тому +1

    Waxaa hubnati dhiirigeliye in aad tahay
    Waxan lasocday malinti ad bahineysay in aad joojineyso shaqalonimada
    Waan malinki aan qorsheynayay in aan kabaxo shaqalenimada wana guuleystay alx

  • @sackali1464
    @sackali1464 2 роки тому

    omer inshaar waxbadan ayan ka fa'iday runtii alle haku xafido ❤