Fadeexada Xulka Jarmalka iyo laba wajiila nimada yurub .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 367

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +75

    The best person ever The most knowledge able and the most shine All allah created prophet Muhammed scw scw scw❤️🕋💕💕❤️🕋🕋❤️💕🕋🕋❤️❤️💕💕❤️

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +37

    هـــو ۞ الله ۞ الرحمن ۞ الرحيم ۞ الملك ۞ القدوس ۞ السلام ۞ المؤمن ۞ المهيمن ۞ العزيز ۞ الجبار ۞ المتكبر ۞ الخالق ۞ البارئ ۞ المصور ۞ الغفار ۞ القهار ۞ الوهاب ۞ الرزاق ۞ الفتاح ۞ العليم ۞ القابض ۞ الباسط ۞ الخافض ۞ الرافع ۞ المعز ۞ المذل ۞ السميع ۞ البصير ۞ الحكم ۞ العدل اللطيف ۞ الخبير ۞ الحليم ۞ العظيم ۞ الغفور ۞ الشكور ۞ العلي ۞ الكبير ۞ الحفيظ ۞ المقيت ۞ الحسيب ۞ الجليل ۞ الكريم ۞ الرقيب ۞ المجيب ۞ الواسع ۞ الحكيم ۞ الودود ۞ المجيد ۞ الباعث ۞ الشهيد ۞ الحق ۞ الوكيل ۞ القوي ۞ المتين ۞ الولي ۞ الحميد ۞ المحصي ۞ المبدئ ۞ المعيد ۞ المحيي ۞ المميت ۞ الحي ۞ القيوم ۞ الواجد ۞ الماجد ۞ الواحد ۞ الأحد ۞ الصمد ۞ القادر ۞ المقتدر ۞ المقدم ۞ المؤخر ۞ الأول ۞ الآخر ۞ الظاهر ۞ الباطن ۞ الوالي المتعالي ۞ البر ۞ التواب ۞ المنتقم ۞ العفو ۞ الرءوف ۞ مالك ۞ الملك ۞ ذو ۞ الجلال ۞ والإكرام ۞ المقسط ۞ الجامع ۞ الغني ۞ المغني ۞ المانع ۞ الضار ۞ النافع ۞ النور ۞ الهادي ۞ البديع ۞ الباقي ۞ الوارث ۞ الرشيد ۞ الصبور
    اللهم ارزق من نشرها الفردوس الاعلى
    Wan kubaryayaaa dhamaan inta qof ee kugu jirta u dir ᴀʟʟᴇ ᴅᴀʀ ᴛɪɪᴢᴀ ᴡᴀᴀ 99 ᴍɢᴄᴀ ᴀʟʟᴇ ᴘʟᴢ
    ᴡᴀɴᴀɢᴜ ʟᴀ ᴊᴇᴄʟᴀDᴀʏ ᴡʟʟᴋᴀ ᴀᴍᴀ ᴡʟsʜᴀ ʟᴀ ᴊᴇᴄʟᴏᴡ

  • @MusseAbdi19
    @MusseAbdi19 Рік тому +34

    Mahadsanid ustaad omar inshar , maadaama aad Mar walba aad ku dadaalayso inaad dadka kuugu xiran wacyi ahaan dhisto iyo soo gudbinta xaqiiqooyinka reer galbeedka een runtii wax badan kaa faa,idnay Mahadsanid Mar kale omar inshar

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 Рік тому +23

    Jarmalka isla waynidiisii waa lagu ciqaabay, wixii khaniis taageeraba inuu jabo baan u rajayn. Mahadsanid ustaad cumar inshaar.

  • @CapitaineisBoot10
    @CapitaineisBoot10 Рік тому +43

    Walal hahidhafiin like isar Ada Quraanka Allah jeceshahay

  • @mohamed-dx8lr
    @mohamed-dx8lr Рік тому +3

    Wlh omr anaa kunool Germany
    Waaa cunsuriyiin number one special hadaa Muslim tahay wax respect kuma lihid jiir xumada ay kuu muujinayaaan ma dareemi kartid idaacada local ka ah xataa 24HR waxay kahadlaan hadal lidi ku ah Muslim ka & soogalootiga waa dad dhaqamada kale liiito waaa 2 wajiilayaaal qashin ah mardhaw waxaan rajaynayaaa inaa katago canada uguurayaa insha alaaah wlky isoo ducey allaah ii fududeeyo ✌

  • @kingmaankaofficial939
    @kingmaankaofficial939 Рік тому +23

    Sanadkaan wadan wadan ka xoogbadan ma jiro qof walba wadankiis u dhimanaa 🦁🦁🦁

    • @Caliya7
      @Caliya7 Рік тому +2

      Ninwalbow wadankaa waxkuu dhaama lawaa, mukulaal minankeeda joogta miciyo libaax ayey leedahay. Viva 🇶🇦 and all Muslim nation. 😍 💏 😍 ♥

    • @Caliya7
      @Caliya7 Рік тому

      @Nabad doone waa runtaa walaal dadkeena xaqa iyo wadaninimada iyo wax wada qabsiga Allaah hawaafajiyo

  • @muscab8581
    @muscab8581 Рік тому +117

    hadal afka kasobaxo hadal waxaa ugu fican salliga nabiga scw scw 😭💖💔🕋

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 Рік тому +30

    Salaada aynu ilaalino,
    Waa dardaarankii ugu danbeeyey
    Ee nabiga ❤️☝️😢

  • @qoranemusic6768
    @qoranemusic6768 Рік тому +53

    Waxan kunolahay Dalka Germeny ama Jarmalka hadba sad utaqanan waxaanan kamaqlay dhawr hablood oo Soomaali ahaa oo xijaabka kayare khamaarka🧕🏼 ah ookaliya loogu diiday xirfada shaqo barashada qaarna shaqada caadigaa Markaa aad baan ugufarax sanahay inay diinteenii kor uqaaaday Dalka Qatar 🇶🇦💯✌🏽waanay noo aareen hadanahy Islamka oodhan 😊

  • @QueenHido
    @QueenHido Рік тому +20

    Allah waxaan ka baryaya in German la tuuro ,,Masha Allah Qatar RESPECT

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Рік тому +14

    Qatar sidaa ay diinta u cisaysay ilaahay ha u karaameeyo iyagana❤🙏
    OMAR INSHAAR 🎤 SALAN SARE 👋🎤✔️👍

  • @kaariyow
    @kaariyow Рік тому +23

    وَٱللَّهُ يُرِيدُ أَن يَتُوبَ عَلَيْكُمْ وَيُرِيدُ ٱلَّذِينَ يَتَّبِعُونَ ٱلشَّهَوَٰتِ أَن تَمِيلُواْ مَيْلًا عَظِيمًا

  • @abdimohamed2512
    @abdimohamed2512 Рік тому +1

    Wll kusali rasuulkena scw

  • @niciimamahamed2868
    @niciimamahamed2868 Рік тому +45

    ku saliya nabiga scw

  • @apdefetahkheir6929
    @apdefetahkheir6929 Рік тому +21

    Ustaad cimri dheer iyo cibaado 🤲

  • @ruun14
    @ruun14 Рік тому +67

    Insha allah waxaan u rajeyna nacalada ineysan group yada dhaafin jarmel 🤣🤣🤣🤣

    • @mohametapdirahman8847
      @mohametapdirahman8847 Рік тому +3

      Haa inkaar qabyaaal waaye qaniisnimo loo doodayo waa ikow🤣🤣🤣

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 Рік тому +13

    Smart person ayaad tahay omar inshaar mansha alh rabi haku dhowro akhi

  • @mohametapdirahman8847
    @mohametapdirahman8847 Рік тому +12

    Mahadsanid sidaad wax noogu soo gudbiso marwalba

  • @dhagaxqorqor7368
    @dhagaxqorqor7368 Рік тому +28

    Dadka si walboo ay u mashquulsan yihiin lkn waxa jira qof akhrinaya qoralkayga🥰

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Рік тому +2

    Asc Wallal Cumar MaashaAllaah tabaarakalaah saad noogu soo gudbisid, Muslimiinta ayagaa daciif iska dhigey in loo maleeyo xoolo aan waxba diidi karin aad baan ugu faraxsanahay. Wallahi waxan ka ooyaa ilmaha hada iyo wixii ka dambeeya lagu dhalaaayo inlarabo in la badalo. Laakiin illaheey Muslimka ha xifdiyo waayo hada meeshaan ku noolahay wax walbaa lagu sawiraa say indhahaaga ugu dhacaan ooy caadi uga mid noqoto.

  • @aminfatiha8506
    @aminfatiha8506 Рік тому +6

    Kusali Xapiipka Scw

  • @mtr_mohamed-1663
    @mtr_mohamed-1663 Рік тому +4

    hambalyo wllkay OMAR ISHAR

  • @nam12865
    @nam12865 Рік тому +3

    Aqbiyaa😅
    Japanese kaga👌😁
    Kumahadsantahy ya akh nalasocodsiinta akhbaaraadkaa shukran markale walaalkeen🥰

  • @saidaabdale4906
    @saidaabdale4906 Рік тому +1

    Ustaad omer shukrn

  • @abdallakuus798
    @abdallakuus798 Рік тому +5

    Ustaad manta waku jeeda waa hergabeesantahay ilhay haku caafiyo 🤩🤩😍😍🤟✌️

  • @mukeeyle
    @mukeeyle Рік тому +3

    Subxaana allah duli waaye ee shartooda allaha naga qabto

  • @xaqiiqdaogaalka9072
    @xaqiiqdaogaalka9072 Рік тому +14

    Galab wanagsan ustad omar inshar iyo dhaman umada somaliyed 🙏

    • @Zahruush
      @Zahruush Рік тому +1

      wanagsan💥💯

  • @allaybaday7824
    @allaybaday7824 Рік тому +1

    جزاك الله خيرا

  • @ahlamiiahmed1080
    @ahlamiiahmed1080 Рік тому +8

    😂😂😂😂wle reer yurub akhlAAQ Horta wa la barAy lkn wa bila dhago 🇶🇦🇶🇦🇶🇦🇶🇦🙏 anagana sharciga raca nagu wreriyeen iyaguna kayaga ma ixtiramayan yaab lkn 2022 😂wle sanadka adbinta reer galbedka ayan u bixiyay ☝️👏🏽💯 thanks huno omar

  • @abdifatahali2664
    @abdifatahali2664 Рік тому +45

    قالها العظيم و المبدع خليل البلوشي Khalil albalushi 👌❤
    هنا لا مجال للألوان، دافع عن ألوان بلدك فقط.. شكرًا قطر .... ❤🇶🇦

  • @eesy8947
    @eesy8947 Рік тому +12

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 Рік тому +1

    Well informatively sir🔥🔥

  • @Sabriina7
    @Sabriina7 Рік тому +19

    اللهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @tushleeyy
    @tushleeyy Рік тому +178

    Keep going my brother omar 😊👍

  • @filsanxuseencabdi2958
    @filsanxuseencabdi2958 Рік тому +1

    JAZAAKALLAH ustaad🥰🙏

  • @abdiqaniak6942
    @abdiqaniak6942 Рік тому +2

    Allaha ku caafiyo sxb sare codkaga hergab ka muuqdee🤲🤲🤲🤲🤲

  • @NeymarJR-km7hw
    @NeymarJR-km7hw Рік тому +9

    We love you our Somali journalist ❤

  • @clkariimcali9956
    @clkariimcali9956 Рік тому +1

    Cabdi rax mn cumar. In shaaaR. Masha.Allahaku. xafido

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Рік тому +1

    Mahadsanid omar inshaar sida aad u bayaamisay Mawduucan

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 Рік тому +3

    Mmahadsanid omar inshaaar😊

  • @caynashe.8886
    @caynashe.8886 Рік тому +3

    Germeny way hadhasaa isha alaah waana lagu maadaysanayaa

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +25

    Legendary always legendary keeps goings brothers Omar inshar another's levels 😀💯

  • @farhaanbashirxasan8344
    @farhaanbashirxasan8344 Рік тому +4

    Marki ugu horeysy aan ahy qotki 9aad daswada

  • @abdirahmanabdullahi2653
    @abdirahmanabdullahi2653 Рік тому +5

    Ogaansho always ogaansho legend of UA-camr ❤️💪

  • @User-wrg23se4
    @User-wrg23se4 Рік тому +5

    M.a muuqaalada qurux da badan waad kumahadsan tahay sidad noogu soo gudbiso ❤️🤌

  • @bintu_abuukar
    @bintu_abuukar Рік тому +2

    قطر في قلوبنا♥️♥️♥️♥️

  • @Hw15243
    @Hw15243 Рік тому +3

    Masha allah, ku wad Eeddo waligaana runta sheeg 💕🇸🇴💕🇸🇴

  • @mohamadibraahim930
    @mohamadibraahim930 Рік тому +1

    mahadsanid cumarow

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Рік тому +2

    Mahadsanid wll

  • @faraxmoha5338
    @faraxmoha5338 Рік тому +1

    qadar guul kobkan waxaa qadi dono dal muslim ah insha alh

  • @Khaire.10
    @Khaire.10 Рік тому +5

    Sbabtaad Saudi Arabia 🇸🇦 ugusoo hadli weydey waan ogaadey

  • @shuwayxiahmed2528
    @shuwayxiahmed2528 Рік тому +1

    Omar iinshaar nin wax badan og 🙌🏿🔥

  • @Faatimaa345
    @Faatimaa345 Рік тому +2

    Waa farxillahaa in jarmalka iyo kuwo lamida ay haraan asia yaa iskaleh

  • @Nabaad-podcast
    @Nabaad-podcast Рік тому +8

    Muuqaal aan sugaayay✋️😍

  • @alickomoha5439
    @alickomoha5439 Рік тому +2

    Wllky Omar hergebka allah ka shaafiyo😪

  • @bdulahishukri5340
    @bdulahishukri5340 Рік тому +5

    M.a ❤ waxaan aad ugu qoslay ereybixinta aad nin kaan u adeegsatay {noole faashil ah}

  • @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل

    Thank you qadar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud8553 Рік тому +2

    Waxasi waa caqligii galada khaniis nimo😀 maa locadho nayaa subxana llaah

  • @abdinasirsuxufi4821
    @abdinasirsuxufi4821 Рік тому +1

    legend hanagu soo dhisin adigu

  • @sultanking6740
    @sultanking6740 Рік тому +4

    Haddi aad magaca Allaah aragty ❤❤saar

  • @khadarcali1359
    @khadarcali1359 Рік тому +2

    Mash.alahaa walhi qatar waxay xaqiijisay awoodeeda islaaanimo way ku adkaysatay

  • @raiizosman1852
    @raiizosman1852 Рік тому +10

    Qatar 🇶🇦 Waxaa Laga Bartay Jiritaanka iyo Caafimaad Qabta Diinta Suuban ee aan Lahayn Wax Mad Madaw ah Allah Ayaa Lajira.
    Casharna Haka Bartaan Carabta kale ee Bariga Dhexe kunool ee Ku Abtirsada Diinta islaamka 🕌

  • @abdicaato8156
    @abdicaato8156 Рік тому +3

    mawduuca soo dheeree walalkay👍🔥💯

  • @amuunisharaf7939
    @amuunisharaf7939 Рік тому +5

    waa ku salaamay👋

  • @ismailmustaphe5241
    @ismailmustaphe5241 Рік тому +14

    Rag dabadooda loo ilaalshay oo ku leh waa nala cuburiyey. Like ha ila dhafin hadaa la yaabtay🤔🤣🤣🤣

  • @pedriupdy3821
    @pedriupdy3821 Рік тому +15

    Wax badan kaso hadal gaalada jabkooda 💪

  • @bishaaroiyodigniin8962
    @bishaaroiyodigniin8962 Рік тому +1

    Waa wax laga yaxyaxo inaan maanta arkayno dad waawayn oo misana caqli & ilbaxnimo sheeganaya oo u doodaya in dadku is fuulaan sidii xoolihii!!!!!
    Dullinnimadii gaaladu hadday soo daahirtay ilaahay ayaana ku fadeexeeyay jasiiradda carbeed.

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 Рік тому +1

    Ustaad

  • @dreamboy618
    @dreamboy618 Рік тому +2

    Qatar

  • @ismadhibto8172
    @ismadhibto8172 Рік тому +5

    legend ogaansho😂😍

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 Рік тому +1

    أيها الناس إنا خلقناكم من ذكر وأنثى وجعلناكم شعوبا وقبائل لتعارفوا إن أكرمكم عند الله أتقاكم
    Alle Wuxuu Leeyahay "Dadow waxaan idinka abuuray lab iyo dhaddig, waxaana idinka yeellay shucuub iyo qabiilooyin si aad isu aqoonsataan, Ruuxase ugu sharaf badan Alle agtiisa waa ka idiinku dhawrsasho badan , Alle wax walba waa ogyahay" Aayada 13 Surah Al- Hujurat.

    • @إلهانأحمد-ي4ب
      @إلهانأحمد-ي4ب Рік тому

      Allah said (oh you people we created from you?????? Male and female and we had made you nation??And clans
      لماذا
      مدرى إيش
      ( لتعارفو ) :لكي يعرف بعضكم لبعض فقط
      Kan idinku karaamaysan neh waa kiina ugu taqiga badan means yanii kiina ugu alla kacabsiga badan .
      وبلاه سوق بعاد

  • @faataxcnf2677
    @faataxcnf2677 Рік тому

    قد بدت البغضاءمن افواههم وما تخفی صدورهم اکبر

  • @miskiabdikariim7886
    @miskiabdikariim7886 Рік тому +1

    Waan sugayay inad kaso hadasho arintan Omar 🙌

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Рік тому +2

    Akhyaaar waxan soo Gudbinaa
    Casharo English iyo kuwo Diin ah
    Fadlan nasoo booqo
    Naguna soo biir
    Insha Allah

  • @Zahruush
    @Zahruush Рік тому +14

    THE best waye qatar🔥💯😂

  • @qalbisaliim7291
    @qalbisaliim7291 Рік тому +11

    Team ogansho 👍👇

  • @Somali__king
    @Somali__king Рік тому +11

    Waan idin salaamay team ogaansho🖕👋💪✊

  • @walalhamuudi
    @walalhamuudi Рік тому +5

    2:54 omar " waligii waxba kuma gulesan noolo xumo fashila"
    🤣🤣🤣

  • @mohaadam4343
    @mohaadam4343 Рік тому

    Waa waji xumo wlhi westeranka wan fahanay iney waji lahen

  • @Itzmeahmet
    @Itzmeahmet Рік тому +3

    My favorite UA-camr ❤

  • @saidmclnahmedmohamed9924
    @saidmclnahmedmohamed9924 Рік тому +1

    Alla ha noo kaa daayo ustaad ❤️

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO Рік тому +7

    Kkkkkkk omar inshar wlhi qosolka iga dhamaday

  • @Edbashir
    @Edbashir Рік тому +3

    Thank you Japan

  • @leaderzachariachannel9691
    @leaderzachariachannel9691 Рік тому +2

    Guuleyso

  • @saulthman6615
    @saulthman6615 Рік тому +3

    Hhhh Cumarow incha allh Qaniisinta Garmalka ah wa lo fududeena Spain 🇪🇸 hade ka badiyan Gurigooda ha isku Fuulaan hadee rabaan Nacald korkooda haku dhacdeee

  • @SahankaAdduunka
    @SahankaAdduunka Рік тому +2

    Keep going bro markasta wax faaiido ayaan kaa faaiidnaaa

  • @axmedcumar3193
    @axmedcumar3193 Рік тому +4

    gaal abaal maleh

  • @naasirbiixi9260
    @naasirbiixi9260 Рік тому +3

    insha allah way hadhayan jermany

  • @aqbaaraadkacaalamka
    @aqbaaraadkacaalamka Рік тому

    ilkaheed mar horee ku yaacday qoftan qof lasoo qaato maba ahan ee wll ogaansho share out-kood ka daa qoladan ismahdiyey

  • @mohamudabshirmohamud3799
    @mohamudabshirmohamud3799 Рік тому

    Waad mahadsantahay sxb

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 Рік тому

    Thank you walaalkey dad somali saas dhahayo arkey noolashed canada ku korey qaniisyad dalki ugu horeyo inaye is guursadan bilaawey waa canada hadan gobol badan lama ogalo laakiin sida qatar u soo baxadey calankas bish June meel walabo jidka ku xardhen

  • @white357
    @white357 Рік тому +10

    4minite 1k Views Wow Amizing

  • @amiinashraf7546
    @amiinashraf7546 Рік тому +4

    Qatar 🇶🇦🥰

  • @abdibaarimohamed7482
    @abdibaarimohamed7482 Рік тому +6

    Comment one😍

  • @captianonimcan9321
    @captianonimcan9321 Рік тому +4

    Ciyaarta wax ka muhiimsan ayaad noso gudbisaa wll ee hanaga joojinin

  • @cukashxusen7003
    @cukashxusen7003 Рік тому +1

    Guleyso zxp

  • @cawodhalad7072
    @cawodhalad7072 Рік тому

    Wll hdalkaga afsomaali u badi ereyo badan kama fahmo mrka yara hdlayso fadlan

  • @chineabdi6324
    @chineabdi6324 Рік тому +2

    Asc wll Omar inshaar hergeeb miyaa kuhayoo

  • @maxamedibraahum1591
    @maxamedibraahum1591 Рік тому +1

    Jir oo joog🥰🥰🥰