ALLAH WARHAM FANANDIWEYNE NADIFO OLDDAHABLAI ALLAH ACCUEILLE AU JARDINVALLEY FIRDAWS HAALAH KAWABIRO GABRIGA WASSAR HOUGA DIIGO TOWGAKEIGII JANNOHINGAAS RODAARIANEE AMINE ALLAH FANANKANWEYNELEGEND HADJ MED ADEN DOUKSIEH LONG LIFE AMINE ALLAH ALLAH AKBAAR SCW
Asc fananweyabwan Hadj MOHAMED Aden DOUKSIEH LONG LIFE AMINE ALLAH SCW ALLAH AKBAAR SCW IIMIR DARDARRE OUBADOTAMMEHLEIHKOUWARRE LONG LIFE AMINE ALLAH AM LOVELYLIKELY FANANINTAAIS REER DJIBOUTI ALLAH BLESSING
Heego muuq dheer ilaahoow naxariistii jano waxaan si gaar ah uga helay tusaalaha cajiibka ah oo ay nadiifo ku bixisay bayjajka ay heesta ku leedahay waxaa igu soo dhacay erayadii hadraawi tixdii indha badan uu ku lahaa (ka adkayso qudhay amaamtaadu tahee
Fanka Djibouti waa asal, waxa loo baahan yahay maadama ay dawlad haystaan inay kaydka cajalada ay hayaan dib loo habeeyo oo colour laga dhigo iyo digital, maanta dunida horumartay wuu yaal technology meel walba, nin gaal ah oo ila daawaday ayaa yidhi, the songs are good but the quality is very poor, wasaaradda arrinkaa haloo sheego, haloo qaado keydka Japan for example
saa ycn aad ayaad u mahadsantahay in ka badan kun jeer heeskani tusaalaha uu xambaarsanyahay ma aha mid mid caadiya habka uu u dhacayo waxaan oran karaa waa cashar macalinka jaamacadu bixinayo
ereyaddii iyo riwayaadii bahal beerkii ma tuuro ee abwaan ali yabeh dit farlo lixinada med aden
Waa heeska i soo jiitay ALAA yaa raxma nadiifa sida iiga iiga muuqata waxay labisantahay dhaqankii waxaan u malayn m.aadana inuu jilayo nin doonaya inuu dhaqanka caawaba jabiyo aad iyo aad ayey ii deeqday heestani
Allah ha unaxariisto nadiifo way codmacayd fanaaniintii hore masha Allah intii dhimatay oo dhan ba Allah ha unaxariisto aaamiiin
machallah quelle belle chanson waw
Amiin amiin yaa rabi alaha u naharisto
Formidable! énormes artistes,et authentiques djiboutiens. Nadifo,je te souhaite un très bon séjour au paradis.Paix à ton âme
Hunno je suis afar de djibouti j'adore cette chanson il a bercé mon enfance parce que ma mère l'écouter souvent 😪😭😭que de beaux souvenirs
asxaabey waxaa ogadin iney jabuuti ahay hawgi fanka sbb to ah qof wanlba o fannan ahaa bariga jabuuti ayey ku so heesen
Fanaan waa kuwii horee waxaa imiika jooga mahaa faniin iyo murtii waaa kuuwii hooree imiika waxaa la tuumayoo waa daasaado alllahy naxariistii haka waraabeeyo nadiyo xajii markii igu danbeeysaay waxaay joogtay abu dabai dalka waxaay ka baxday 1992
Tre bell chanson nadifo allah haa ku naxasito k tn âme reposé en paix ds ses paradis
ALLAH WARHAM FANANDIWEYNE NADIFO OLDDAHABLAI ALLAH ACCUEILLE AU JARDINVALLEY FIRDAWS HAALAH KAWABIRO GABRIGA WASSAR HOUGA DIIGO TOWGAKEIGII JANNOHINGAAS RODAARIANEE AMINE ALLAH FANANKANWEYNELEGEND HADJ MED ADEN DOUKSIEH LONG LIFE AMINE ALLAH ALLAH AKBAAR SCW
Waxaan ahaye sindheero sanadkana timaha dabeye 😎 murti iyo aabaheed halkaasey ku hadhey allaow idiin naxaariso
ALLAH WARHAM FANANDIWEYNE NADIFOO.ALLAH ACCUEILLE AU JARDINVALLEY FIRDAWS HAALAH KAWABIRO GABRIGA WASSAR HOUGA DIIGO TOWGAKEIGII JANNOHINGAAS RODAARIANEE AMINE ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCWSCW
L'une des meilleures chanson somalienne de tout les femps
Asc fananweyabwan Hadj MOHAMED Aden DOUKSIEH LONG LIFE AMINE ALLAH SCW ALLAH AKBAAR SCW IIMIR DARDARRE OUBADOTAMMEHLEIHKOUWARRE LONG LIFE AMINE ALLAH AM LOVELYLIKELY FANANINTAAIS REER DJIBOUTI ALLAH BLESSING
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Juste moi brother and siste oui nadifo Elle est morte si memoire et bonne c'etait de l'annee de 2005 ou 2006 _Allah ha u naxaristo nadifo Amin
amin
que dieu bénisse son âme et lui pardonne nadifa
Alle ha u naxariisto abwaan ibrahim gadhle
Allah yarham la grande Diva nadifo haji janarul firdoss
J AIMER tres FORT cet VIEUXTEMPS cet CHANSON RIEN a dire
Pour moi un vrai djiboutiens med aden
Allaah arxaam al xraaximiin. Ilaahay qabriga ha u nuuro nadiifo xaaji.
Heego muuq dheer ilaahoow naxariistii jano waxaan si gaar ah uga helay tusaalaha cajiibka ah oo ay nadiifo ku bixisay bayjajka ay heesta ku leedahay waxaa igu soo dhacay erayadii hadraawi tixdii indha badan uu ku lahaa (ka adkayso qudhay amaamtaadu tahee
Illahay haw naxariisto nadiifo iyo intii dhimatayba
Allah haa unaxaristo nadifo amin amin
Très belle chanson Mohamed Aden Dougsieh et Nadifo Hadji.
Ccccccccc
Alaah unaxariista nadiifo labaduba fanaanin qaran
Tre belle chanson ma sha Allah
Allah arhaam nadifo haji .... nice song
Tres tres belle chanson machallah😗💛💝
Paix a son âme nadifo hadji
Allah yarxamu nadifo 😢
K allah pardonne tes peché et k dieu t face misericorde nadifo allah aku nahriso
Mamo Nadiifo Alle Hku Naxriizto
Ahn nadiifo the best Singers
allah ku naxaristo nadifo
naxaris jano
vive djibouti
❤❤🙏
allaha unaxriisto aaamiin
aABO WAAN TAGEY E BAY BAY??
AHMED JAMA ALI SON TAFIIRTII iYO ?
Tani hees ka wayne yaa labada bayj ee nadiifa wax uun ka soo qori kara??
Hassan ahmed riwaayada oo dhamaystiran kuso dara walhi wa best riwayad please
sxb, ma hayo riwaayada oo dhan
djibouti viva
viva borama fantastic
kkk dadkan samaron maha qabyala setah
Deka moussa hhh
❤❤❤❤❤
Wwow
Fanka Djibouti waa asal, waxa loo baahan yahay maadama ay dawlad haystaan inay kaydka cajalada ay hayaan dib loo habeeyo oo colour laga dhigo iyo digital, maanta dunida horumartay wuu yaal technology meel walba, nin gaal ah oo ila daawaday ayaa yidhi, the songs are good but the quality is very poor, wasaaradda arrinkaa haloo sheego, haloo qaado keydka Japan for example
kuwi garan laha baa dunida guud keda joogin
Axsanta
Kkkķkk
1😊
K Allah pardonne son pêche
lion on
W
Je te souhait un beau paradi
Yaa igu caawiyi kara heestan oo qoraal ah gaar ahaan labada bayj ee nadiifa?
Ramlo cabdi fiiri videoga hoosta. Sida gabadha 5aad ee tartanka ka qaybqaadanaysa ugu luuqaynaso baydka nadiifo.
ua-cam.com/users/attribution?v=rjW8cRK61ss
saa ycn aad ayaad u mahadsantahay in ka badan kun jeer heeskani tusaalaha uu xambaarsanyahay ma aha mid mid caadiya habka uu u dhacayo waxaan oran karaa waa cashar macalinka jaamacadu bixinayo
Ramlo cabdi adigaa mudan wll