Cashaaqaa Caashaaqaa i jiidh guray Kula daba jarmaadoo Ii juuqi weydee Ma jar baa ina kala xidhay Ma jilow qadhaadhiyoo Wakhtigii ku jeediyo Jirro laga baqaan ahay Sidaad iga jeedaa Jaaha gudubka keentee Ka jawaab su'aalahaa Maxamed Maba jiroo Maba jiroo aduunyada Jiidh ii damqanayoo Ii jidhiidhicoodaa Wax i jecelna maan arag Faraskaan jaree idhii Ii joogsan waayo Jarbuu igala boodee Kaaguna haduu jabay Maxaan kuugu jixinjixi Amba way iga jiiftaa Faduun Lama jaro Lama jaro qof kula jira Jiidh kula walaalo Kuu jeelan baan ahay Adna jiidhka iga maqan Onkood kaba jir baa dhala Jeegaani waa midaab Dhaayuhu jaleecaan Ana jooga quruxdaa Janta igu abuuree Waxaan jirin miyaa tahay Maxamed aaden Jilbiskaa Jilbiskaa qaniiyada Intuu kuu la jiifsado Kugu jiida micidee Sowdigan jidhka isaray Adoo jaahwareer qabaa Sowkan jeenigaagii Jabaad iyo xas kula galay Qalbi kaa janjeedhiyoo Waxaan jirin ku daashayee Jidku yaanu kaa lumin
Cette chanson me rappelle , le matin lorsque je me preparait pour aller à l'ecole. Vieux souvenir qui est gravé dans ma memoire. Je vous Aime fadum et Aden big love.
Qaraamiga murti ayaa ku dhamaatay kuwan danbe af suuq bay ku heesaan Faras aan jaree idhi Ii joogsan waayoo Jar buu igala boodee Kaaguna haduu jabin Maxaan kuugu jixinjixi Amba wayga jiiftaa.
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaax ya zamaaaaan wad hadu ku dayo ma gaboob ayaa ku deyn ilaah haa idin dhafo viva cod macan fadun ducaale waa fanaanda aan tageero
Shillbab bad soo dhiigtee haadana waaxad taageraysa heesaha adunyo waata haadaba wll akhiro saaman aya lagu jiira eee intaad hesa dhagaysanaysid waxa lagu qaatay adigo quran dhagaysta😉
Cashaaqaa
Caashaaqaa i jiidh guray
Kula daba jarmaadoo
Ii juuqi weydee
Ma jar baa ina kala xidhay
Ma jilow qadhaadhiyoo
Wakhtigii ku jeediyo
Jirro laga baqaan ahay
Sidaad iga jeedaa
Jaaha gudubka keentee
Ka jawaab su'aalahaa
Maxamed
Maba jiroo
Maba jiroo aduunyada
Jiidh ii damqanayoo
Ii jidhiidhicoodaa
Wax i jecelna maan arag
Faraskaan jaree idhii
Ii joogsan waayo
Jarbuu igala boodee
Kaaguna haduu jabay
Maxaan kuugu jixinjixi
Amba way iga jiiftaa
Faduun
Lama jaro
Lama jaro qof kula jira
Jiidh kula walaalo
Kuu jeelan baan ahay
Adna jiidhka iga maqan
Onkood kaba jir baa dhala
Jeegaani waa midaab
Dhaayuhu jaleecaan
Ana jooga quruxdaa
Janta igu abuuree
Waxaan jirin miyaa tahay
Maxamed aaden
Jilbiskaa
Jilbiskaa qaniiyada
Intuu kuu la jiifsado
Kugu jiida micidee
Sowdigan jidhka isaray
Adoo jaahwareer qabaa
Sowkan jeenigaagii
Jabaad iyo xas kula galay
Qalbi kaa janjeedhiyoo
Waxaan jirin ku daashayee
Jidku yaanu kaa lumin
[...]''Wax jidiinku diidiyo''
''Jeegaani waa midab''[...]
Mahadsanid walaal Amarre.
Mahadsanid amareh adaweh.
Walaalahay REER JABUTI ad ban I jeclahay hesahoda WAAW
Eesh Calaa hees wakaa fananinta rer Djibouti.Allow noda fananinta wayen.sida Mohamed iyo Fadun. Tres belle chanson bravo
Loving this song all the way from Xamar.
Waa Erayadii Abtigay Alle ha unaxariistee Abwaan Xasan Cilmi Diiriye. Mucjisadii fanka.
Waa hess top haa Mohamed Aden & Fadum Ducaale , waa fananinta Djibouti kuwa u cod macan mashallah
Cette chanson me rappelle , le matin lorsque je me preparait pour aller à l'ecole. Vieux souvenir qui est gravé dans ma memoire.
Je vous Aime fadum et Aden big love.
Haa walaahi
😔😔😔
@@changedman4702sppp
masha allah g l'aime cette chanson et mes chanteur et chanteuse Djiboutien vive my Djibouti miss u
Xasan xrd
Xasan xrd
Xasuus radio djibouti yaranti ban so xasuustay😓😓
hhhh sow maha
Miyey nol yihiin walal
@@abdirahmanhaydar9481 Haa walaal labaduba wey nool yihiin
Fadun doualeh & Mohamed aden douksiyeh fanaaniin qaliyaa tihin noolada 💞💞💞🇩🇯
❤FADUUN DUCALE IYO MOHAMED ADEN DUGSIIYE,,,,,,EREYADII ABWAANKII WEYNAA AUN HASSAN ELMI,,,ADUUNYO,,,,,,,,,,
Qu'est ce qui nous reste de nos stars , papa med , et maman fatoum ......ah ya waddani....
wa ereyadi xasan elmi aun iyo laxanki ustaad abdirahman ali hersi iyo codki mohamed aden iyo fadun ducale
Waah waah waxaasaa hese ah.
Love from Somalia🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️😍
Abdi fatah Hussein
Vraiment quand j'allais à l'école j'écoutais du radio RTD vers 6h30 du mat1
Rag wa raggi hore hadalna wa intu idhihi😊
"Qalbi kaaaa janjeeriyo
Waxan jirn ku daashayey
Jidku yaanu kaaaa lumin"
Intaasaa ku haystaaaaaa.
Ma jiloow qadhaadhiyo wax jidiinku diidiyo jiro laga baqaan ahay❤️Djibouti❤️
Majiroo maba jiroo aduunyada .
Jiir ii damqanayoo ii jiriricoodee .
Wax ijecelna maan arag ...........
Ax yaa hees macaan Alloow idin naxariiso adduun iyo aakhiro ba
Walal ma noolyihin?
@@abassbare3743 haaa walaal way nool yihiin alllaha daaye balse waaa da
Le plus belle chanson djiboutienne de tout le temps
Masha.allaah odaey maxamed aadan dugsiiye caadi ma ahan
med aden anu wan ka hadhay xalka fanka waligaba nolow
Masha Allah abtigaye iyo eedaye Fadun ducaale ilaahay ha ine xafiido amiin amiin
Luula Ahmedfaniwaa odayga hore ina balbalaaf
@@nasrayusufcilmatan5129 maha habiba waxa qabay omar adan kani waa wallki mohamed adan
Cashaqaa cashaqaa ii jiidhgurey kula daba jarmado ii juqiwedey,ma jarbaa ma jarbay nakala xiidhey? yasalaaaaaaaaaaaam yaa faduun... Mabaa jiro mabaa jiro aduunyada jiidh iidamqanayo ii jidhidhicoda wax ii jecelna maan arag. Faraskaan jaree idhi ii jogsan wayo jarbuu igala bode, kaagu haduu kabey maxaan kugu jixinjixii anbaa way iga jiftaa. yasalaaaaaaaaaam saleem waxaasa forjaa mahamed aden dugsiye murtiyo babah
Masha Allah faduun duale walee waarun qof kacood macaan majiraan nolow mar umbaan jabouti kugu soo boqan doona
Mako Ahmed adiga bookhashada anigaa kaaga horeen
Waa mid ka mid ah heesihii murtidu ku dheehnayd ee RTD.
Fanattadi Djibouti machallah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤🤲
Mansho alla waxaa yaryar oo fanka jago hada jabuuti iyadaa ka cod fiican viva fadun
Wawwwww heesi hore iyo fananiti horee ❤❤❤❤❤ hadalyo murtiiya
Je aime trop cette chanson
Wadankaygi hooyo mon pays ❤
mansha allaah fanaanadan codkeeda isma badalin wlhi cod macaana alle haku daysto mamo
cette chanson me rapelle quand jetais petite a djibouti my country bien aimer 😭
Hees iyo Badh ayayvu qalantaa heestanu❤❤
Wwwwwww Ciimri dheer iyo cafimad Allah ini siye
mansho alaah labo fanan oo qaliya ayaa is helay waxaan se ka helaay jilbiskaa jilbiskaa qaniin yada into kula jiifsado kudu jiida miciyaha hadalkaa fariidna waa garan doqona loo sheegi maayo mansho alaah
Daud Cali Masfax waa Somli xikamad badan intaa ogoow walal kuwa wa Somalia
Taas ayaa been aheen daaud jabuuti iyo somalia tarikh ayuu ku reebay Allh u naxariisto
fadun doualeh waa fanaandaa dalka ugu cood macaan wali ila mantaanya haboo noloww
tasi waa beenta walaga cood maacaan ayah
Deka moussa Nimca jaamac dhinac walba super
Fanantadi rer Djibouti ❤
Aad iyo Aad ayaan u soo dhawaynayaa. Labadaa Fanaan. Waxaan daganahay .yurub/Holland.Wad-mahadsatihiin
Walal Jabuuti awooda Somali waan kula wadagay was taa Somalia
mnsha Allah fartun ducale allaha cimrigaaga dheeyo cafimadkna allaha kuudaayo dadka leh fnanadan frtun ducaale codkeedii ismu badelin bal ufiirso marky yred iyo imika mark. codkii wuu kaweynadeye markii horeba codyaro dhuuban baylaheyd lkn mcnk codku kamuu tegin
❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷xasus qali djibouti
Faduuñ edoo macaan petite tantine cherie adoree
JILBIS* KAA QANIINYADA
INTU KUULA JIIFSADO
KU GU JIIDA MICIDEE
SOW ADIGAN JIDHKA I SARAY...
*JILIBIS: mas madow oo aad u sun badan.
Fadumo hon smallia d
I love this song long life fadun and Med adan
Habaryartay Fartuun ducaale legend
Daud Cali Masfax waa hal abuur xikmad badan waa nooca walal
longlive fadun vraidjiboutien
Weldone song vary nice
Ca fais bail ke j'etais pas entendue cette chanson i miss my language !!!!!!
Eesh calaa hees
viva fadun viva m.aden dugsiye
viva djibouti viva afrika
WAW FADUN DOUALEH QALI WAAN KU JECLAHAY
Ho
Qaraamiga murti ayaa ku dhamaatay kuwan danbe af suuq bay ku heesaan
Faras aan jaree idhi
Ii joogsan waayoo
Jar buu igala boodee
Kaaguna haduu jabin
Maxaan kuugu jixinjixi
Amba wayga jiiftaa.
aad oo wan
Houssein iyeh
Qaraami maaha heestani waa heesihi dhexe, qaraamigu waa kuwo aan musigan xasriga ah lahayn ee loo tumayo kaman iyo durbaan iyo dhex yar kalita waxayna socdeen wixii ka horeeyey 60nadii.
waaw nolada mohamed iyo faduun
Xasan jaamac aan ku saxo.. Ereyada Ibraahim Aw Saleebaan malaha .. Ereyada waxaa leh Abwaan xasan Elmi
Wuu ogyahay in Erayada uu leeyahay AHN Abwaan Xasan Cilmi Diiriye. Lkn wuxu wadaa waa bililiqo suugaaneed.
waaka Daud Cali bal ku raaxo mudan
Maba jiro jidh ii dhamganaya
Inta daawanyza 2018 farta taag
Wn taageri jiray labadan fanan eroyo mirtile ayay ku heesi jireen
axsan hees d jabuuti
MjGeerisa cod dahabley faduun fnda ucod macan Djabuti noolow
Allow kuu naxariiso faduun axsana sawd
viva fadun longlive
Edaday fartuun ducale
Rag waa ragii hore hadalna waa mid kuu yiri
Fantastic and educative wonderful, lamaturo qoof kula jir ah jirr kula waalo
J l'adore cet chanson
Salama caliykum
Pareil moi aussi je meur pour cette chanson Ifrah huno
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaax ya zamaaaaan wad hadu ku dayo ma gaboob ayaa ku deyn ilaah haa idin dhafo viva cod macan fadun ducaale waa fanaanda aan tageero
Shillbab bad soo dhiigtee haadana waaxad taageraysa heesaha adunyo waata haadaba wll akhiro saaman aya lagu jiira eee intaad hesa dhagaysanaysid waxa lagu qaatay adigo quran dhagaysta😉
Ecole de la pleine 💕💕😘
Moi aussi j étudié à l école de la pleine huno kel beau vieux temps
great song love it
Axmed xuseen
la belle époque
J aime👌👌👌👌👌👌👍👍
this nice songh
Qalbi ka janjedhiyo waxan jirin ku dashaye jidku yanu ka lumin😂
eesh cala hees fanaaninti qaranka nolada
Belle voix cette chanson
viva fadun
Ma jilow qaraari wax jadiinku diidiyo jala laga baxan sidaa iiga jeedaa jaah gudubsa keentee ka jwaa su aalaha esh calaa eryo mug iyo miisan leh
laba macalin *maalmo*
Line
❤❤
I am in holland .i like it . I me,n .I do care.
Anba wey iga jiiftaa
the legends
🔝💯🙏🏽❣️
Locatins
Lifetime
Even me I lo6
Likely
❤️❤️❤️👏🏾👏🏾
Hibo afcas
😭😭😭😭❤❤❤👍👍👍👍
Lines
LoVe
🙏🏽❤️
dadkii hore jacayl kamay heesayn ee in aan soomaali gumaysigii qabsaday jeclay ayay sheegayeen hadana lama jecla soomaalida
badacas
przepraszam co to za internety? co ja tu robie? :O
CUMAR CABDl SEED