GURIGA UGU RAQIISAN || MALAYSIA || THE CHEAPEST HOUSE IN MALAYSIA 

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • FACEBOOK PAGE-KEYGA
    www.facebook.c...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    UA-camKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay UA-cam-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------FACEBOOK PAGE-KEYGA
    www.facebook.c...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    UA-camKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay UA-cam-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama Daalaayo Thank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

КОМЕНТАРІ • 178

  • @SULDAAN-MEDIA
    @SULDAAN-MEDIA 4 дні тому +45

    Qofkasta oo channelkayga sooboqda alle muraadkiisa hawsahlo ❤

  • @NaasirHassan-z8h
    @NaasirHassan-z8h 4 дні тому +14

    Munuur mahdsnid Ceelasha soo duup muuqaal qurux badan❤❤

  • @SheegeyYuusuf
    @SheegeyYuusuf 4 дні тому +27

    Kusali.nabigeena.SCW.hadaad.jaceshahay.Nabigeena.❤❤

  • @Oldlegend22
    @Oldlegend22 3 дні тому +5

    1million coming soon 😂muniir aqaa

  • @Brown-j8v
    @Brown-j8v 4 дні тому +4

    Waad iga farxisay walhi I'm soo happy maintaining

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 3 дні тому +11

    Wllhi been mhn hda ani guri iska normal aa deganhy lkn bananka markaa u baxaayo madaxtooyada mey ka imaade la is leyhy nolosha dhexdhexadka wax ka mac mlhn wllhi😂😂😂

  • @rahmoroose969
    @rahmoroose969 3 дні тому +2

    Thank you so much muniir wax badan waa sugaynay xogtan oo kale ❤

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 4 дні тому +12

    wixii malaysia usocdo isoo raaca

    • @UpdyfatahXassaan
      @UpdyfatahXassaan 3 дні тому +2

      Wlhi deeh❤❤

    • @PinaBinianimals
      @PinaBinianimals 3 дні тому

      @@UpdyfatahXassaan walaahi hadaa socto waa is uruur saneenaa soo bax group telegram noo sameynaa

    • @saynabxarrago9746
      @saynabxarrago9746 День тому

      ina ballami qalbi😂

    • @PinaBinianimals
      @PinaBinianimals День тому

      @@saynabxarrago9746 somalia to malaysia✈ 2024-2025
      maga caan searching gareeyy link lama soo dhigi karee

    • @gooleyare9620
      @gooleyare9620 День тому

      ​@@saynabxarrago9746ina ader numberkga iso dir wan socda anigu

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 3 дні тому +4

    Yurub guryaha hal wiish bay leeyihiin guryaha qaarna maba laha albaabka ugu horeeya kaliya lagu soo gala ramud jibiska isla markii albaabka guriga la jooga guriigaan buxuu ka amaan badan yahay Yurub cidna ma waardiyesa

    • @AhmedAbdinasir-qq8iu
      @AhmedAbdinasir-qq8iu День тому

      Walaal yurub wadan maha wa qarad wadanka jogto lahyn malaha 🤣🤣

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 20 годин тому

      Yurup oo dhan markii leysku wada daro mareykanka ayaa ka dhaqaalo badan. Dad yurup ka soo qaxay baa mareykanka noogu imaaday

  • @اهلان
    @اهلان 12 годин тому

    Masha allah walaalo kasasheekee

  • @اهلان
    @اهلان 12 годин тому

    Masha allah

  • @badriolow9660
    @badriolow9660 2 дні тому

    Mashaa Allah tnx

  • @Aragsame334
    @Aragsame334 Годину тому

    Mnshallaha dadka abowe muniir pls isoobaoqda❤

  • @Dubbe44
    @Dubbe44 4 дні тому +5

    Barnaamijkan noocan ee nolosha noowad sxb, dhinac kasta nolosha. Reer Europe badan aanku jiro Malasia way xiiseyn,qorrax baan soo doonane

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 2 дні тому

      Dalkii maxad ugu doonan wayday qorrax?

  • @Hurdeyso
    @Hurdeyso 39 хвилин тому

    Legend waxa weyn qabatey

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 12 годин тому

    Masha allh

  • @DalqoXundubey
    @DalqoXundubey 4 дні тому +1

    M.a farxad kunolada insha Allah brti 2 celasha biyaha ❤

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 4 дні тому +3

    Part2 sxb ceelasha

  • @inamuqtaar
    @inamuqtaar 4 дні тому +7

    Guryaha qaligane noso duub

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 4 дні тому +2

    Maantaad wax faaiido leh soo dhigtay waligaa

  • @fmmm8607
    @fmmm8607 2 години тому

    Fadlan walaal waxaa muuqaal noogaso sameesa qofki jooga xamar oo raba inoo dalxiis ku yimaado... Jeeb maskiin ah waxa ugu yar ee ka bixi kara mudo bil ah.
    Dhamaan meelaha dalxiiska rab
    Waliba hadaa isu keen barbar dhigi karto inoo tourism agency wado iyo inoo asaga iswado 🙏🏾

  • @kalamanmedia1614
    @kalamanmedia1614 15 годин тому

    Waa Marka igu Horeesay UA-cam kaaga soo Galo Waxna waa ka faaiday mahad sanid wlhi Aad ugu Baahnaay Inaa wax Bdn ka ogaado

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 4 дні тому +4

    Xafadan xafada Samia dagan tahay sow ma ahan

  • @wariyaha2023
    @wariyaha2023 4 дні тому +2

    Nio hadad xayaysiin samynyso good qarash ku qaadatay waa ganacsi lkn wax kale hadey jirin ma umalynaayo inad wax fa'ido leh so gudbisay aan ka hayn inad dalkale dhalinta jeclysiinyso

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 4 дні тому

      Wax khalada muusoo gudbin ninkan

    • @walalkaran8907
      @walalkaran8907 3 дні тому +1

      Dalkaga mxa yali adi gajo & qabyalad wxas le tale mxa iskga dhige nin american dalkisa udhisanyahy ninkan w saxan yahy dhalinta adeso bu isi sharaxy melaha awodane ✅

  • @SeynabMaxamed-mq8ys
    @SeynabMaxamed-mq8ys 4 дні тому +4

    Maasha Allah ❤❤❤❤

  • @Warka24saac
    @Warka24saac 4 дні тому +1

    sida qofku shaqo ku heli karo malaysia Samee muuqaal 🎉

  • @CabdulaahiCato-t6f
    @CabdulaahiCato-t6f 4 дні тому +5

    Taliyow caajiska kakac

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 14 годин тому

    SOOMAALI WASAQ BAA DISHAY MEESHA DHARKA LAGU DHAQO WASAQ BADANAA

  • @jawaahirqanli1347
    @jawaahirqanli1347 4 дні тому

    Thanks you wllkya ❤❤❤

  • @HaawakiinHaawakiin
    @HaawakiinHaawakiin 4 дні тому

    M.a ilahey faraj ka qeer bdn ha u furo I.a❤

  • @ALPHA_Official731
    @ALPHA_Official731 4 дні тому +1

    So samee zxp Guriga zurta na Ama. CELASHA BIYAHA sa u Taqan bo kasan raba ina imade

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 4 дні тому +2

    Part2 ceelasha biyaha

  • @AbdisamadDahir-f6p
    @AbdisamadDahir-f6p 3 дні тому

    Abdi malik lagend wa ku salamay 🎉

  • @Maanka__moha
    @Maanka__moha 4 дні тому +7

    Ma noqon kra qofka ugu likta bdn

  • @Cumarcadde27
    @Cumarcadde27 3 дні тому

    Ceelasha waa ka sugeena wll gacmeeyow😂❤intas waa iga kaftan ❤

  • @naimaabdul4177
    @naimaabdul4177 День тому

    I.A waxan rabaa mustaqbalk inaan maleysia iniga iyo ilmahayga ku nolaano

  • @user-jg1bc5jr4m
    @user-jg1bc5jr4m 4 дні тому

    Part 2 soo dhig ceelasha😊

  • @SaidYusuf-fy7mk
    @SaidYusuf-fy7mk День тому

    Aad iyo aad wlhi gurigas wax xun maku arkin

  • @qanciyeyare8785
    @qanciyeyare8785 2 дні тому

    Ceelasha muuqaal inoogu soo samey

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 4 дні тому +2

    Special ceelasha

  • @aragsanhazan9464
    @aragsanhazan9464 3 дні тому

    Insha Allah wan u so socda Malaysia dhawaan ❤

  • @salaadmaxamed1490
    @salaadmaxamed1490 4 дні тому

    Ceelasha Biyaha ka dhig next.🤛💯💯

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 3 дні тому

    Nooga soo duub

  • @sureeryuusuf3030
    @sureeryuusuf3030 4 дні тому

    Maashallaah❤❤❤❤❤

  • @NatushAdems
    @NatushAdems 3 дні тому +1

    Xasuus idman suria 😂wa mesha ex iskubaranay 2011 xasus gar iguledahay wansoboqandona insh alh next time

  • @dehunter3847
    @dehunter3847 4 дні тому

    Walahi cumeer aa ku nool xaa usoo qaban weesay

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 4 дні тому +1

    Ok

  • @mmstransport1901
    @mmstransport1901 День тому

  • @Mvioskry
    @Mvioskry 3 дні тому

    Niow zhp meel cabsi cabsi ah challenge kuso sameya

  • @keivahmed972
    @keivahmed972 4 дні тому

    Part two celasha biyaha iyo sutra iyo puteri kaso hdl munirow🙏

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m 4 дні тому

    Kusaliya nabiga muxammad ❤❤❤❤scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 4 дні тому +2

    Guryahaan ma xuma ee somalida aya sidaan u bahdishe ama u wasaqeese

    • @Kaskey_pro
      @Kaskey_pro 29 хвилин тому

      Thats is true😂

  • @fatuuxaabdirzakomar3825
    @fatuuxaabdirzakomar3825 3 дні тому

    Ceelasha waa sudra alla meshaa qofwalbo wuso maray walaguso dagi jiray lkn siria wall qurxiyay sanad so joogay maleysia sudra bila daganaa

  • @TheSomalilander
    @TheSomalilander День тому

    Pv's aya ka wacan .. xafadahan wa xafadah somalida lagu baadho 😂😂😂😂😂

  • @DeeqoMohamed-h6v
    @DeeqoMohamed-h6v 4 дні тому +1

    Hadan wadanka cid an ka aqonin qabkee ugiresankaraa huriga apowe

  • @FahadYasinYasirBossman
    @FahadYasinYasirBossman 8 годин тому

    Ok waxa idin fahmay inaa Dalxiis ku imaano si shaxaad aad inoo weydiisataan duli caqli yar war Magaalada dhaxdeeda aya dagar Centrumka Kuala lampor Hotell casri ah service full aan kahelay tuugsigiina xitaa idinma soo booqan 😂😂😂😂😂 Waraa Muniir Nagu kala wad sxb nh meesha waa igu dherthy mar kle uma soo socdo 22 saac ayaa uso socday walahi daalka Aduunka.

  • @Brown-j8v
    @Brown-j8v 4 дні тому +1

    Bisha intee qarash igu baxay hadaan arday ahay biil iyo khadba please soo duub muniir

  • @Captain_Magudbe
    @Captain_Magudbe 4 дні тому +4

    Dhalinyaro halmid ii faa'ideeya siduu qof xaga ku tagi isagoon loo jirin cidna uusan ka garaneen, aniga waxa ii daran shaqo muhiimada ugu horeysa waa iyada hadaan helo mrkaas meel an mdxa gashto waan heli karaa ama meel aan mdxa gashto kedib aan shaqo radiyo, se qaxootiga laga sheego halkaas see loo gala, mcla mida masar wllkey ama wlshey hdaa igu dhaanto ii faa'ideeey salaam.

    • @FeylaMohamed
      @FeylaMohamed 3 дні тому +1

      anixit kula mid ban ahey waxan rabna qof noo sharaxo

    • @Captain_Magudbe
      @Captain_Magudbe 3 дні тому

      @@FeylaMohamed haa dee sxp ileen waa meel kugu cusub ma ogthy halmar hdaa tixraac heshid adaa is wadi kara

    • @DarkscapeHorror
      @DarkscapeHorror 3 дні тому

      Passport somali hadaa heysato iyo $1000 accountkaaga. Qaab dalxiis ahaan utag 1 bil camal. Matkey bisha dhamaan rabtana Deganasho ka codso kadib waa iska si joohi kartaa. Lkn muhiimada ugu weyn waa shaqo maheli doontaa

    • @dekaosman7483
      @dekaosman7483 3 дні тому

      Shaqo fican ma laha wana waxa somalida ku nol ey UA-camr u wada yihin lkn maqayado a laga shaqeya iyo kartomo alab lagu xirxiro sido kale karka qoxotiga wa adag tahay si lo helo lkn waxa lagu jogi kara karka wax barashada sida qof jamacad dhigto waxa kalo jirto warqad la sameysto o qimo macqul ah lkn qofki sameysto qoxoti ma dalban karo waxa ku gali karta fiso sido kale ina lcg wadato fisaha eraborka laha qata tikidka wa go and back ina wadato sida qof labanayo

    • @Captain_Magudbe
      @Captain_Magudbe 3 дні тому

      @@dekaosman7483 maasha allah adi ma joogtaa meesha wlshe, waxaan maqlay qaxootigu ma shaqeyn karaan oo looma ogola si qarsoodi bey ku shaqeystaan

  • @queenfarxadaofficial7010
    @queenfarxadaofficial7010 4 дні тому +5

    Muniir abowe cawimaad karabaa

    • @Maajidcaliyre67
      @Maajidcaliyre67 3 дні тому

      𝑿𝒂𝒍𝒊𝒊𝒎𝒐 𝒊𝒔𝒅𝒂𝒋𝒊😂😂

  • @AbdinasirAhmed-bv6lu
    @AbdinasirAhmed-bv6lu 4 дні тому

    Wxn macalin Abdimalik Al-Abadir miya😮

  • @RaxmaAxmed-db7bk
    @RaxmaAxmed-db7bk 2 дні тому +2

    Visaha meqa waye qofki

    • @ZeinAbdi
      @ZeinAbdi День тому

      Visaha waa raqiis

  • @shaakirmaxamud-i5y
    @shaakirmaxamud-i5y 3 дні тому

    Ceelasha noo soo sameee plz❤😢

  • @SabrinAbdiNasir-i8i
    @SabrinAbdiNasir-i8i 2 дні тому

    Cumeer big fun aa dagan

  • @AmenaAs
    @AmenaAs День тому

    Qaxootiga noga so waran habo

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 4 дні тому +1

    Si ani cml wllka

  • @Anfac25
    @Anfac25 2 дні тому

    Wll qoxotiga sida logu nolyahay noga sohadal

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 3 дні тому

    Haada jidka jiifta xita hurdo waa hurdo isku mid hurdo maa tajir iyo faqiir kale leh

  • @fmmm8607
    @fmmm8607 3 години тому

    13 sano ka hor saan ay aheeyd Maama Shukri iyo Habar Xadiyo aa daganaa😂.... Toloow Taman malaati iyo Idmaan Suteera iyo Lavila wax ma iska badaleen

  • @dehunter3847
    @dehunter3847 4 дні тому

    Waa 150$ asiga dhan

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 3 дні тому

    Guryaha reer yurub wey soo degi karaan

  • @AlvaanoYare
    @AlvaanoYare 4 дні тому

    The beast you tuper

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 20 годин тому

    Waxay carurta yaa dhaley ceeb weye waxas

  • @Cabaas90
    @Cabaas90 3 години тому

    Jmcdaha neh qiimhooda😢

  • @AbdiazizMeydane
    @AbdiazizMeydane 2 дні тому

    Maa beeshe baa mese isbuce

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 4 дні тому

    War saxan ah namad siin waxay ahad guriigo oo dhan kiradiisa oo dhan noo sheegtid qol qol intad noo sheegeesan

  • @ZakAbdul-o1f
    @ZakAbdul-o1f 2 години тому

    Guri ma ahan wa dabaq af soomaaliga iska saxa

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. 4 дні тому

    Reaction so smee sharma boy zxp

  • @aragsanhazan9464
    @aragsanhazan9464 3 дні тому +1

    Ceelasha biyaha ina gee xagana ❤

  • @yasminabdullhixasaan2789
    @yasminabdullhixasaan2789 4 дні тому

    Waxaan sugnaba waa ceelasha iyo qimaha lagu dagan yahay mida kale muniir guryaha qaaliga Nasoo duub iyo lacagtooda l.a😊

  • @cabaasmustaf2153
    @cabaasmustaf2153 3 дні тому

    He is my taecher

  • @honabdifatahtiini9846
    @honabdifatahtiini9846 4 дні тому +1

    Celasha no so duub

  • @Acc-ng9yj
    @Acc-ng9yj 3 дні тому

    Sharciga miyaa lagu way diina wadanka taas waydi

  • @dehunter3847
    @dehunter3847 4 дні тому

    150$ waaye markaa asiga dhan kireesansid u dhiganto 650 malaysian ringgit

  • @hankoriyechanal6844
    @hankoriyechanal6844 2 дні тому

    Kasoo samee fidyow celasha biyaha

  • @AbdiAli-n7i
    @AbdiAli-n7i 3 дні тому

    ❤❤❤

  • @mohamedawil2939
    @mohamedawil2939 3 дні тому

    😂😂😂ceelasha biyaha baasta macaan baa lagu sameyn jiray

  • @ZakamaxamedZakamaxamed
    @ZakamaxamedZakamaxamed 3 дні тому

    Warabnaaa ceelasha biaha

  • @NatushAdems
    @NatushAdems 3 дні тому

    Idman sutra nosoduub iyo beerti wayned kutalay xafada

  • @Khadarlion1
    @Khadarlion1 4 дні тому

    Team muniir one like ❤❤

  • @ibrahimsharif-c4s
    @ibrahimsharif-c4s 3 дні тому

    Asc

  • @munaesmail1815
    @munaesmail1815 4 дні тому

    Ani Isoo dhawye wll

  • @mohamedxaashifarax8936
    @mohamedxaashifarax8936 4 дні тому

    Ka so samey tlye

  • @mohaarashka3443
    @mohaarashka3443 4 дні тому

    😊

  • @subeermowliid
    @subeermowliid 3 дні тому

    Oo cumeer kii uu kasoo baxayay maanuu ahayn😂😂

  • @riito9394
    @riito9394 2 дні тому

    Vdw fcn aa so dhigte

  • @cabdale_5967
    @cabdale_5967 4 дні тому

    Intaakan arkay wali ma arag asago wax ficn sodhigayo dadkiuukahorey kahormaray walagucajisa waxauusodhigo wayaab

  • @AzuumAhmed-m3k
    @AzuumAhmed-m3k 3 дні тому

    Team. Malesiys iso raca😂

  • @user-nr5rs5jm4d
    @user-nr5rs5jm4d 4 дні тому

    asc side mesha guri ku helikara wll

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya День тому

    hada mamalaysia naleedihin waa raqiis kkkk walee dadbadan wasoo lug gooyni doontin 😂😂

  • @raxmocabdi6149
    @raxmocabdi6149 2 дні тому

    Noo soo sameey nio