Masha'allah Alle haynoo siyaadiyo horumarka baaxada leh ee ay samaynayaan dadka reer Hargayesa xukuumaddan lagu hingoobay na Alle si khayr leh haynagu dhaafiyo intaa in baddan oo horumar ah ayaa ka sii bilaabmi lahaaye.
So sad they've chosen this colour. they have mad this ugly, i was waiting for this building. JEES HOTEL IS WHITE AND LOOKS AMAZING. Please do the same!
waar indr maad si wacan usoo duubtid imika maxaad na tustay kekiya waxaanu maqlaynay sanqadha kabahaaga uune koleyba hadaad socdaal u gashay inaad wax soo duubto maad caadi noo tustid magaalada anagu qurbaha ayaan joongaa markaa waanu u baahanahay in meelo badan nala tuso iyo hoteelo aanu kusoo degno
Mash Allaah Hargeesaay manabad baaa from Mogadishu❤
Mahadsanid wll RER xamar guleesta
Masha Allaah tabarakallaah hanti Cidagale ❤❤. Hargaysa hadhwanaag🌹❤️❤️
Masha'allah
Alle haynoo siyaadiyo horumarka baaxada leh ee ay samaynayaan dadka reer Hargayesa xukuumaddan lagu hingoobay na Alle si khayr leh haynagu dhaafiyo intaa in baddan oo horumar ah ayaa ka sii bilaabmi lahaaye.
Masha allah ilaahay horumarka iyo amniga haynoo siyaadiyo guul wadankeena somaliland
HARGEISA alah ha barakeyo ❤
Xaafada dhirta beeratay waxay garanaysa qiimaha dhirta❤
Aad iyo aad
Mashalaha CAASIMAAD LABAAD EE SOOMAALIWAYN EE HAARAGYSA FROM BOSASO..
Thanks wllo from Hargaisa.waan jeclahay boosaaso❤
Somaliwayne maxaad uga jeeda Ma xamar iyo Hargeisa mise Shantii xidigto astaanta u ahayd
the best keep going nio dadka dalka ka maqan baad shaqa wayn u haysaa ilhay ha ku garab galee
Hore u solo lpx Wad ku mahadsan thy sooo gudbinta vlog yada🎉🎉
So sad they've chosen this colour. they have mad this ugly, i was waiting for this building. JEES HOTEL IS WHITE AND LOOKS AMAZING. Please do the same!
Mashalah
2 sanno muu socon ee 2018kii oo aan dalka imi iga walee siddan uun buu ahaa xagga dhismaha fooqa... Hadda ugu yaraan 8 sanno wuu socdaa
Waa runtaa 8 sano kama yara.
7 years ayaa la dhisiyay.
dhismaha meeshuu ku yaalo waa mel aad u qaali ah laakinse waxaa qaldan dhismaha waayo meel fiican asagoo kuyaala view taag saaran sidee loogu loogu sameen waayey palcony dadka view magaadala eey kadaawadaan ma daaqada laga soo daawanayaa taasi inlaga fekero ahayd meelkasta laga eego airport ka in nala eego meel kasta malaha dadku qolkuudu ineey kujiraan majecla diiqad ka qaadan palcony aaad beey muhiimad ugu ahayd ilaah ha ubarakeeyo qofka leh intaas ayaan ku dhaliilay
Inshalah wan kuso dagi marka la dhameyo hadu macqul yahay
magaalada qurux iyo bilic buu ku soo kordhiyay
waar indr maad si wacan usoo duubtid imika maxaad na tustay kekiya waxaanu maqlaynay sanqadha kabahaaga uune koleyba hadaad socdaal u gashay inaad wax soo duubto maad caadi noo tustid magaalada anagu qurbaha ayaan joongaa markaa waanu u baahanahay in meelo badan nala tuso iyo hoteelo aanu kusoo degno
Walal gudaha hadda lama ogola dhismaa ka socda waan isku dayi doonaa inshallah inaan galo
Somaliland building colours are silly and ugly. they should keep this building white.
10 sano yuu socda
Dee si fican ayaa loo dhisayaa. Halkan an joogo ayaa lamida. ❤