HOTELKA UGU CASRISAN HARGEISA | MASALAHA HARGEISA 2025 MODERN HOTEL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 35

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 4 години тому

    Maashalah Somaliland allow dhowar ❤❤❤❤❤❤ Mahadsanid Adeer yonis

  • @caynidhalad9300
    @caynidhalad9300 2 години тому

    Masha Allah
    Ilahay ha u barakeeyo
    Cidii lehba

  • @ME.LANDER
    @ME.LANDER Годину тому

    Mashallaah tabarakallaah aad ayaad u mahadsan tahay❤🎉

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 5 годин тому

    Maasha Allaah Waad Mahadsantay

  • @Innamadar
    @Innamadar 7 годин тому +1

    Mashaa allah ilahay hotelka qof leh ha u barkeeyo. Waa inuu ku qabtaa munaasabada diiniya ma tartanka quraanka hotelka marka ugu horaysa sidu ilahay ugu barakeeyo. Masala galbeed soo duub waad mahdsantahy.

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 11 годин тому +1

    Masha allllah ilaaaaahowhargaysa barakeee nooooooolaaada reer hargaysa rabi haydin xiftiiiyo insha allllah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 11 годин тому +1

    Masha aaalllah qurux hargaysa hadii wadoooyin quruxbadan looodhiso waxay noqonaysa insha allllah caaasimada geeeska afrikaaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abusa3adS
    @abusa3adS 3 години тому +1

    Masalaha Dimond Hotel
    Ayaan ula magac baxay😂 kol hadii aan wali magac loo bixin

  • @Mustafa-d2w3q
    @Mustafa-d2w3q 4 години тому

    Masha Allah 🎉🎉

  • @CADNANCabdi-v9h
    @CADNANCabdi-v9h 9 годин тому

    Masha allah way qurux badantahay xafadu❤

  • @amranahmed6782
    @amranahmed6782 3 години тому

    Maasha waa waa meel qurux badan

  • @IsmaaciilXasancabdi-c2f
    @IsmaaciilXasancabdi-c2f 9 годин тому

    MANSHA ALLAHU HUDHEELKAN IIMUUQDAA WAA FAADAR HUTEEL AABAHA HUTELADA HARGEYSA

  • @Nabadoon1000
    @Nabadoon1000 6 годин тому

    masala is my dream neighbor Mashallah wlla thanks

  • @u.j7332
    @u.j7332 7 годин тому +4

    Garxajis wuu tegay oo talaabsasay
    Guryaha iyo Hotelada quruxda badan iyaga leh

  • @MaxamedFuad-tg8xi
    @MaxamedFuad-tg8xi 8 годин тому

    Masha Alhaah ilahow barakee hargeisa

  • @s-hayna6421
    @s-hayna6421 6 годин тому

    Waa ilaahay mahadii

  • @fdama
    @fdama 9 годин тому

    Magaca hotelka waa “Serene Sarovar Hotel Hargeisa “. Shirkad hindi ah ayaa maamulka la wareegisa oo shaqaalaheeda keenisa.

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 4 години тому +1

    War Hotel Lahaynina Ee Hablaha Pakistanta Ka Rida Jaahiin Gubaye

    • @abusa3adS
      @abusa3adS 3 години тому +1

      Sxb dadkii hore ee farta waaween wax loogu sheego ayaan ka soo hadhay ee ma I fahantay 😂

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 10 годин тому

    nasha Allaah si wanagsan baa loo nidamiyaay lakiinse wadooyinka ila dhuubaan in wadooyinka la waynayo weeyeaan waaana qurux

    • @ozzylink
      @ozzylink 9 годин тому

      Somaliland needs road maping system by the goverment

  • @AadanMahamuud
    @AadanMahamuud 5 годин тому +1

    Ogaysiis ogaysiis dhamaan dadwaynaha ku dhaqan xaafada masalaha waxan la wadaagayaa inan 100 riyadaad ku dhaqayo xaafdan😅

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 4 години тому

    Hargeisa waa lama huraan.

  • @AhmedKahin-j7r
    @AhmedKahin-j7r 6 годин тому

    U sheeg dadkan nala degan ee ku leh cashuur ma bixiyaan oo hilibkay qalaan hilib maaha ceeb aduunka waa waxa ugu qaalisan

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 4 години тому

    Lacagta xagee laga soo xadayi

  • @salaxleychanel8500
    @salaxleychanel8500 24 хвилини тому

    hotel kan magaciisa anaa idiin haya waxa loo bixin donaa uphill hotel maadaama uu ku yaal goob buur ah aniga gurigaygu wuxuu ka mid yahay guryaha fooqa ku xiga oo jaar ayaanu nahay hotelka xogtiisana waan hayaa magaciisuna waaka aan idiin sheegay

  • @AbdirashidIssedahir
    @AbdirashidIssedahir 8 годин тому

    Warkeen imisaa la Siriyaadhulka

  • @KeyseAwadAli
    @KeyseAwadAli 7 годин тому +1

    Safari borama ka qurxoon 😂

  • @godadtv3958
    @godadtv3958 4 години тому

    Wiilkaasi waa wiil Reer PUNTLAND gaar ahaan MJ ah hantida intaas le eg ku aaminey Hargeysa taasi waxay ku tusaysaah amniga Hargeysa yaala

    • @SanaagSomaliland
      @SanaagSomaliland 3 години тому +1

      Ma Gudoomiyaha Telesom Cabdikariim Maxamed Iid ayaa Majeerteen noqday? kkk 🤣🤣 Waa nin Garxajis ah waliba Ciidagale ah.

  • @abdulrashidosman
    @abdulrashidosman 6 годин тому

    i need nice house for rent

    • @abusa3adS
      @abusa3adS 3 години тому +1

      Just search for it in Mr. Google search 😂