Waxaan dawana 2022 9 October sacadu waa1 //11: 45 malin axad ah 😢Muqdishu waa ano murta aduunka i heeyso Alx allah mahd celin leh 😭 inta iga dambeyso like
Wlhi aad baan u jeclahay reer qabdidahar iyo qorahay waa reer abti yaashay 2013 ayaan boiqday si sharaf iyo jcyl leh bay isoo dhaweyeen gabdhaha reer qorahay habaryarahay aad Baan u jeclahay waan tagin qabdidahar mardhaw insha Allah
Asc wan idin salamay dhaman umada soomaaliyeed Aniga dhantada waxbo kama aqaano balse garsoorayasha way ku fududaden carurta yar yar dib u curasho band yaran baa lagu ciilay
eesh calaa dhanto asxbta comments ka hadashay wan ni salmay lkn waxa ii muqato cay asxbta qaar so qoreen sorry waxan dhihi lahaa somali way isku imaan doontaa insha allah Mar un waxa lakala jiiday nacab guul somaliwayn I am from Mogadishu
Anigu nimankas marsin band ah ciyaarihi hore ban ku qiimeeyay inay meel usocdan waa rag iyo dumar isfahansan siiba wiilasha waa ragii miyiga kuso ciyaaray
9 sano kaddib intii dadkan dhimatay Allaha unaxariisto intii noolna Allaha nolosha u barakeeyo.
Hal gabadh baan garanayaa aun
who's watching 2024 this masterpiece 😭💗
Alla maxay xasuus igalisay🥺🥺🥺
Xasuuuus😢🥺😢 yaa daawanaya 2022 anigoo reer somaliland ah waan jeclahay ogaadeenka❤
Thanks Sidoo kale 🤗🤗🥰🥰
Welcome
thanks love you too
Idoor jecel kama dooneyno😊
I have not seen my town qabridahar for almost 15 years I must have misses her.
Ogaden wa dhul ethopianka xoog ku heystaa welina dhaqankooda kamaysan tagin Somalia wa Ogaden Ogaden la'antoda no more Somalia Djibouti hargeysa mogdisho wax barta dhiig leydinka miirte😏😏😏😏
Kawarn haduusan guumaysi haysan lahyn
Axmed budul
Nuur caraale
Cali dhaanto
Waa in loo aqoonso geesiyaal dhaqanka iyo suugaanta Soo nooleeyay
we are somali galbeed
waa dhulka ugu quruxda badan inta soomaalidu degto
Run baad ku dhiman wlhi beenta maaha
waan jecelahay dhaantada Iyo tilmaamaha Laga bxiyo dhulka Somalli gallbeed tartankan habeen kasta live baan ku dhaawan jirey
qaradeena Africa laqimeyayo qaranikeynu joognay u quruxsantahy yaaa Salam msh allh wan ka helay intas😘😘😘
Waan u xiisay walahi qaryaan dhoodan
Waaaaw waan idin jeclay wlaalhyo dawlada somali galbeed... Hamblyo idinka timi burco
Waxaan dawana 2022 9 October sacadu waa1 //11: 45 malin axad ah 😢Muqdishu waa ano murta aduunka i heeyso Alx allah mahd celin leh 😭 inta iga dambeyso like
🖐🖐
Hada Maka baxday murugti
What a wonderful rer abti allh idin barakeyo abtiyashy aan ku faano😍
Wlhi aad baan u jeclahay reer qabdidahar iyo qorahay waa reer abti yaashay 2013 ayaan boiqday si sharaf iyo jcyl leh bay isoo dhaweyeen gabdhaha reer qorahay habaryarahay aad Baan u jeclahay waan tagin qabdidahar mardhaw insha Allah
Abti mcn ma noshahay Cfmdka kwrn
2024 inta daawanayso😢
😅
Qureshti qoraxay 🔥🥰 ❤️💙💚
xasuus ayaan dareemay wlhi beutifull days 😁😁
Kkk xaqiiq hargelle soo xasuuustay 🤣🤣
Wow xusuus ayaan galy 2014 ciyaal ayaan ahaa waa naxay caawa
Asc wan idin salamay dhaman umada soomaaliyeed Aniga dhantada waxbo kama aqaano balse garsoorayasha way ku fududaden carurta yar yar dib u curasho band yaran baa lagu ciilay
Waxan daawanaya Malin Sabti Ah 2023 bishi Afaraad 29❤ Malin xasuus Ayeey ii noqon donta Hadan dhimanin❤
Dhaantad waaan jeclhy dhogaygaba kushaqya
After 8yr ago.
Hdan daawanooya Mar kle
dib usoo nooleeya
Qoroxey my hometown i missed a lot
Ethiopia is my Country I love Ethiopi❤
somalidaan maskaxdii ayaa laga xaday ka dib mudo dheer aay halgamaayeen waxey kusoo orooreen kaliya dhanto in sha allah somali weyn will be together
way shidanyihin cidasi runti
Wataa somali waa no aqli hadaan dhaqankii siibaba ayayna soocelinay ma maskax la aanba nahay
hhhhhhhhhhkayarAyanguqoslaya
Dhaantadan uu danbeyse ee qowmiyadaha itopiya isheega plze ciwaankeeda 😢
Baashir dirgax waye
ua-cam.com/video/v4Qle7WjlYY/v-deo.htmlsi=721qEX6rISJS6KLJ
Viva Ddsi qabridahare dhaanto
maan sha allaah walaahay dhaqankaanaga waan ku faana aniga koley aad ayan u jeclahay
Ayaanle. Xasan Waan kahelay k((kkk
Waaan
Qorexay ha noolaato ubo jabtay oo kuf sanay bayka buuxi bay baydyaha ku dili
Uboy Dan iyo seelkaa
Damn it’s been 9 years 😭😭😭 I feel old 😭😭
wa dhaqan celin aad iyo aad uu fiican: very good ban lehay anigu::::contunuez,
Walee gabar ogaadeeniya jootaa dhabarka iyo luguhu maxanuunaan
Tartankan barigii 2014 tv kala socday maantana UA-cam kadaawanayaa reer jogjiga dhaantadooda waan jeclhy hore usocda
Sido kale Manta Arakay Waku ceshaday 2014 kii TV ga kala socday
Ethiopia is the best country ever
Somali galbeed❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Qabridahar🔥
1:43:17 isagoo xalus Iyo dabo dheer leh buu dharka isku soo dhadhajin waa waxaan xishoonayn, markaasuu haddana sidii habllihii garaaro leeyahay Iyo gacmo janjeera
😂 haa zxp waa thicc ninkasi inu is yara dhuubaa u ficn
Labada odey ee garsooraha food Cade iyo baso diir waa kab xaasidiina war u naxa ciyaalka yaryar
😅 lix sano kadip ayaan dawanaya Walahi wanka helay ❤❤😊
Hhhhh
hhhh wllhi caawa 2014 dib uzo xzuuzty & dhaantadii xiiin finiiin caruurataba ka hely from new york city ya agar lijoooj
eesh calaa dhanto asxbta comments ka hadashay wan ni salmay lkn waxa ii muqato cay asxbta qaar so qoreen sorry waxan dhihi lahaa somali way isku imaan doontaa insha allah Mar un waxa lakala jiiday nacab guul somaliwayn I am from Mogadishu
Masha Allah hadalkaada wooow isoo jiitay alle haki xfdo my brother
noladaa reer dolkay
Kuma dhalin
Anigu nimankas marsin band ah ciyaarihi hore ban ku qiimeeyay inay meel usocdan waa rag iyo dumar isfahansan siiba wiilasha waa ragii miyiga kuso ciyaaray
markle ayaan sugeynaa sidaan insha allah
1:27:09 ''Gabadhaasi Qurux badanaa"
Maka heeshay🤣
2:07 Dhantadaas yaaqaaday
Ahmed buthul
Somali. One nation ❤️❤️
Waxaan daawanayaa 20 5 2023 malin sabti ah anoo murugeysan
Somalis MY PEOPLE
what's the song name when the kids dance
We are Somali l love
Qaryan dhodan
Qoraxey is hometown😅
Queshti qoraxay❤️❤️❤️
Dhashii qoraxeey ❤️✋✋
Ogaadeenow ilmo adeer waan idin salaamay kaalay boowayaal bahasha maku dhalataan horta?! Jiibinta jaanta iyo garba ciyaarsiinta again War boowayaal walle iyo bille inaad fool foolaadi dhaqan iyo hormuudba tihiiin guuleysta waxaan idinka soo salaamayaa bariga fog ee bareedo iyo baargaal meel udhaxayso kob dhaxaad la yiraahdo boowayaal laydhkii yamantaa iimuuqda amaana allaha ugaaasyadow
2:24 marsin band aya tumi taqano bahasha inta kale iska seexda ayanu leenahay
+Muhsin Quule yeah they were good :)
31/10/2024. 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢waqti buu ahaa
*o* is Nice videos
1:15:09
Masha alaah ree qaryaan dhoidaan noolaada waligiin
Kkkkkk kkkkkk caruurta yar yar ayaan ka helay
Hhh khadar
Waaw horeuso sooco toosaneey tufaax haysaa
Xasus waye walahi adun
Mansha allah inolada waligin cadowgina hajabo
Ogaadeen
WaaTolkaay
Noolaada Halkaa
kasiiwada ..
Waana kudarayaa
absamaha kale
iyo Geriga
Tolkay iyo Xarle
iyo jiraaan koombe
Suldaan Somaaliyeed
ayaa idinle Noolaada....
saldanada geyiga
geeska Africa sxb
inaba caadi ma ahan
Abdullahi Warsame Ani oogaden Ayaan ahay wxna rba tartanada iin aan galo kwrn
Maakhiri Garaad and
Maakhiri Garaad I
Maakhiri Garaad ,
Caadi maaha dhaqan celin IGA dheh
Hussein Bashir soloola saraaman
Beautiful days😍
Viva ddsi wadankeyga ilove
Absolutely magnificent
please someone sxb ????
maasha.aallaahgufanwaligadhaaqankagamaashaaaallaah
wax kale kuma jeedaan abahood wasooyin malaha mababa ashahataan
maxaad aragtay
zaki muse kkkkkk mxaad ku tidhi
😂😂😂😂war adeer waa dadkii diinta
Noolood abtiyaal♥️♥️♥️💗💗💔💔💔
kooxda kali band Dhantada eey kuluqeynayaan Yaaqaday somali maxamedeey iisoosheega
ala dadkani waaa reer mii wlhi scheisa
2:57:38
🔝
Waaaaw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
30nov 2024😭❤️
Bostigaan maalintii lasoodhigay runtii waxay ahayd maalin talada deegaanka ah ay midaysnayeen maantana markuu madaxwayne Mustafa cagjar madaxwayne noo noqday qabiiladii walalaha ahayd isma Marti galiyaaan sorry
Godey waa halke
51:09
Kindly Subscribe to Follow me please:ua-cam.com/channels/oPXa9fz8D4I43gmHSg7bag.html?view_as=subscriber
Nice one
Hhhhhh ciyaalkaba ugu sito ayaanba is iri
Waxaa ka maqan cali dhaanto tiinbare liil bawoow
Dhaati ahmad budul tageeri yeesa oo jooga camaara waxan dhiyilahaay hanooladu
Mahad Cali
Mahad Cali
aduunku orod badnaa 😂wxan xasuustaa tartankan inan EStv ka daawan jirnay intaan istaagno baa la dhaanteen jirnay ax yaa zaman xasuus
Qaaradena afrika la qiimeyayo qarnigeenu joogna u quruxsantahay heestaas yaa meel iigu sheega
Hees mahn wall dhaanto waaye
Ethiopia is country best🇪🇹🤙
Luqada ma baraty hada sxp hhh
ogaadeen masaakiin waxaasaa lagu sabayaaa masaakiiin gumeysiga iska dul qaada dhaantto idiinma taalee
isheeeq heska 0.13 plxzZ
+Yussuf Ahmed ala Markaay Dhaantadu yeedho
+Marwa dhalintaa jwxo thnks very much
Hhh idoor ama hawiyad tahay ee maxad haysan labadiinuba idinka gobtii somaliyeed halka dhigaye hooyadiin cuqdadi dishaye ogadenia waa idinka sida xoolaha u joogo uga tuugsade , ogaden iyo daroodo dhanba waa la yaqaan ee adiga yaa KU yaqaan futadad xaar KU leedahay intad qarankii dumisaye
Eeg naagtan hush nayaa guriga gal
Old❤
Dhaantay kuwaasheen ogaadeenkii
Okey
dhaqan ka halasooceliyo
Mashaallah
kkk
a long hella song DAME
Hhh
Abayo manoshahy 🖐🤣
Waayo
M. A
kkkkk waaaaaw
Maalmo xasuus igu lahaa ayaabay ahaayeen wallee.
Awawgiin la gub habeenkaa anoo geela ka soo raray qudha ceelka digeed ayaan qabri daharre ku dul xareeyay baan magaalka qaxwe usoo doontay mise magaalkaba waxa la moodaa golihii geela, guuxada, barbarayda ka yeedhaysa. Kkk
Nimco dareen wan tageeray balse mid kale qaaday ma tageerim yaa ka saaro haysta marax ayuu ka dhigay looxa
Im back 2023
Axmed budul ismail